Toos Dooddii Uga Adkeyd Maanta Jigjigaa Kujirta Waan Laysku xanaaqay Qaybaha Danbe Heshiiska Asmara

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 окт 2024

Комментарии • 63

  • @MohamedAbi-x4e
    @MohamedAbi-x4e 11 часов назад +2

    Aniga waxaan qabaa in aay Ethiopia ka noqotay heshiiskaa khalad ka ah.
    Heshiiskaa 3 wadana waan soo dhaweynayaa

  • @MrSj-s1c
    @MrSj-s1c 11 часов назад +2

    All this political is like Somaliland and Ethiopia and Ethiopia and Somaliland are one nation

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 12 часов назад +3

    Asc, ninka weriyaha ah waa Basaas Ethiopia maal gashatay isaga iyo Samatar Soomaaliyeey Toosa walaahi waa laydin dhex galay !!!!! Soomaaliyeey Toos !!!!

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 13 часов назад +6

    Garaad Xirsi wuxuu ka hadlayaa dhabta jirta iyo sida uu qofka Ethiopianka aaminsan yahay oo wuxuu ku hadlayaa danaha waddankiisa iyo xukuumaddiisa. That ist

    • @MohamedHassan-iw3bc
      @MohamedHassan-iw3bc 12 часов назад

      Mr hersi sida uu u hadlayo waa fikirka aby .
      hersi waxaad waydiisaa hadma ayuu bilaabmay khilaafka soomaaliya iyo ethoipia.?
      garaad hersi waa in xaqiiq laga hadlaa .
      maamulka aby ee orromada ah inuu rabo aby DDS UU la wareego .u jeedka aby maaha bada soomaaliya u jeedkiisu.waa in dhulka soomaali galbeed uu la wareego. garaad hersi yaanu iska indha tirin

    • @cabdiosman3035
      @cabdiosman3035 12 часов назад

      @@MohamedHassan-iw3bc walaale Garaad Xirsi fikirkiisa fikir ay wada qabaan dhamaan shacab iyo xukuumadba. Middeeds kale DDS waxay qayb ka tahay xukuumadda Ethiopia weliba deegaanada ugu ixtiraamka badan Ethiopiada maanta jirta ee waxna Laga weyddiiyo masiirka Ethiopia. Therefore iska ilow sheekooyinkii hore ee DDS ee lagu khalday bictimkana ay ugu noqdeen Somaliyada Muqdisho. So sorry bro

  • @Cabdiqaadir77Suladaan10
    @Cabdiqaadir77Suladaan10 12 часов назад +2

    Meshii talada sayidka gaalku ku kaadshay.
    Kuwas xataa way hadalayaan
    Somalida xuquudioda radinayso ayay ka soo horjedaan waxayna la jiraan itopia.
    Wayo. Gumaysigu wuxuu

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 12 часов назад +1

    War hirziyow tala ma haysid waxna lama socotid Aqli meesha kuma haysid ee ka dag meesha

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 12 часов назад +1

    MAYDINKAA SL DAWLAD U AH MAYDINKAA MATALA ADERT KHIYAALI KU NOOL AYAAD TIHIIN EE XAQIIQADA WAAJAHA

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 12 часов назад +1

    HADAAD SHARCIYAD DABADEED AAD HAYSATID SHARCIYAD GUDAHA AH MA HAYSATAA MA XAASIDNIMAA SHARCIYAD AH

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 12 часов назад +1

    Waa jaajuus ninka jigjiga jooga waa nasiib daro

    • @MohamedAbi-x4e
      @MohamedAbi-x4e 11 часов назад

      Xirsi xaqiiqda wuu ka fog yahay balse soomaali galbeedna meel ayuu ooga dhacay. Shacabka s/galbeedna waay diidan yahiin dhaqanka Ethiopia aay bada soomaaliya ku boobeyso.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 11 часов назад

    Midka difaacaya PM Abie Axmad, wuxuu doonaya badd iyo biri uu qabsado ee Somalia.
    Xersi labo sharle jeclna Ethiopia.

  • @mohamouddaud6576
    @mohamouddaud6576 10 часов назад

    Wiilkaagu haduu qaan gaadho oo kaa guuro miyaanu xor u lahayn danihihisa iyo waxa gacantiisa kujira?

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 11 часов назад

    Xildhibaan Dalxa aaa muwaadin iyo siyaasi sharaf badan

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 11 часов назад

    Wadamadu waa wada hadli karan lakin itoobiya xaq uma laha in ay ka hadasho arin somalia itoobiya kama hadli karto waxay somalia ku fikirt😊

  • @MrSj-s1c
    @MrSj-s1c 11 часов назад

    Ethiopia has to make 2 dam the two Rivers juba and shabeele and control that two water too

  • @abdiali5750
    @abdiali5750 11 часов назад

    Xirsi waxay isku mabda'yiin Abi Ahmed

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 12 часов назад

    Hirzi ma tihid muwaadhin somali ah talana ma haysid ee is rajici

  • @akhalif579
    @akhalif579 10 часов назад

    Viva xildhabaan Dalxa abqari wadani dhab ah markasta.

  • @AhmednurMaxamed
    @AhmednurMaxamed 12 часов назад

    Labad wadan in wadahadlan

  • @CabdiAliyuusuf
    @CabdiAliyuusuf 11 часов назад

    Xirsi somali maaha markii uu lahaa burhaanu juula cadowkeena kowbaad waa somali ayuu dhiigu kici lahaa marka nin waa oromo

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 11 часов назад

    Way dhacday laakiin Ethiopia waxaay ku andacootay inay Somalia xoog ammà xeelad.

  • @MohamedAbi-x4e
    @MohamedAbi-x4e 11 часов назад

    Aniga waxaan qabaa in doodan xirsi neero lagaga adkaaday sababtoo ah Ethiopia iyada ayaa sharciga caalmiga ah iyo kan African unionkabo meel kaga dhacday.
    Soomaaliya badeeda xoog abiya kuma qaadan karo.
    Xirsi xaqiiqda ha ka hadlo gardarad uu abiyo ku difaacayo ha iska daayo.
    Soomaalinimada yuusan iska gadin Ethiopia iyo abiyo

  • @XaajiCabdulahi-nz4zi
    @XaajiCabdulahi-nz4zi 12 часов назад

    Maya

  • @ciidguduud526
    @ciidguduud526 10 часов назад

    Xirsi waa nin Af SOOMALI ku hadlaya laakiin Ethiopian ah

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 12 часов назад +1

    Yaa ku yidhi Neero waa Garaad.Arrintaa ka firso.

  • @AhmednurMaxamed
    @AhmednurMaxamed 12 часов назад

    Somaliya ma masar iyo eretariya labada dawladod danohoda watan dan somali Maha nin waliba ugaran

  • @ismailadan312
    @ismailadan312 11 часов назад

    MaxaySomali

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 12 часов назад

    Xirzi talo ma u hayo ninka Abbi Ahmed uu dharanayo ma uu arko

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 12 часов назад

    MA IDINKAY SL WIIL IDIIN TAHAY ADEER MAADAA SHARCI KU DHISAN

  • @cabaasjimcale6928
    @cabaasjimcale6928 12 часов назад

    War hadii nabad la waayo ma la siinaya bad iyo bari ay rabto

  • @mohamouddaud6576
    @mohamouddaud6576 10 часов назад

    Soomaalidu danaheeda iyaku maxay uga tashankari laayihiin?

  • @abdulahimuhumad3844
    @abdulahimuhumad3844 12 часов назад

    Xirsi waa orom

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 12 часов назад

    MAADAA DAWLAD SHARCI KU FADHIDA AH

  • @ismailadan312
    @ismailadan312 11 часов назад

    Maxay Somaaliyà kala hadashaa ma dalkeeda aye ķula garnaqsaataa.
    Arrinkaasi waa. Mid xaqqiida ka fog.

  • @AhmednurMaxamed
    @AhmednurMaxamed 13 часов назад

    Shirkasi wamid halistisa wata

  • @AJama-d9d
    @AJama-d9d 12 часов назад

    KAN. LAGUMEESTO. IN. WAX LA WEEDIIYABA. MAAHA. SABABTOO
    AH. QOF XOR. AH. MABA. AHA
    WAXA. UU. USUJUUDAA. GAAL
    HILIB QAYDHIN. CUNA. WAA. DOOFAAR. AAN. DAMIIR. LAHAYEEN

  • @FrhanIbrahim-jk8zp
    @FrhanIbrahim-jk8zp 11 часов назад

    Asc waxba umaragno

  • @cabdisalaan7567
    @cabdisalaan7567 11 часов назад

    War waa baqayaa kan xirsi la leeyahay ee jigjiga jooga fule

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 12 часов назад

    Ninkaan wuu riyonayaa,
    Ethiopia sharci maqabto
    Dadkeedana way leysay marka maxaa diidayo in Hangool la isaga qabto.

  • @gare12
    @gare12 12 часов назад

    ITOBIYA MAAHA EE OROMO EE SIDAAS DHAHA.

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 11 часов назад

    Ninka jigjiga jooga waxba haga weydiin somalida galbeed iyo somalia.. canjeero itoobiyaan ayuu cuney.inuu gumeysi ku jiro ama awoowashiis ayagoo gumeysiga ku jira ay dhinteen..

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 10 часов назад

      Hadii qofku run sheego waa dabadhilif miyaa.

  • @cabaasjimcale6928
    @cabaasjimcale6928 12 часов назад

    Tan somaliya ka waran

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 11 часов назад

    Meeshan qaar jaajusna kujira marka in la wareestaba qalada

  • @ismailadan312
    @ismailadan312 11 часов назад

    Waxaa dawo u ah arinkah inaan dadka qaar .

  • @SalahWarfa
    @SalahWarfa 12 часов назад

    ninka jijiga joogo waa jaguus nacal baa ku taalo nijiska.

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 11 часов назад

    Ma badiina miyaan itoobiya heshiis kula galnaa iney qaadato...War Ninkan jigjiga kasoo hadlaya Naga hubiya inuu orom yahay ayaan u maleynaya.sidee nin somali ah inuu codawga itoobiya u qiil u sameeyo.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 13 часов назад +1

    Failed soomalia italiya and masar waa shisheeye

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 11 часов назад

    Xirsi waa miskiin aan waxba lasocon

  • @AhmednurMaxamed
    @AhmednurMaxamed 12 часов назад

    Xirsi warunti

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 12 часов назад

    Iska hadle iga dhe

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 12 часов назад

    Kir

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 13 часов назад

    XASAN DHIIQO DAGAAL 4 GEESOOD BUU NADUL KEENEY. ERITREA IYO JABUUTI. MASAS IYO ITOOBIYA. ❗️❌️ HALIS WEYN WEEYE😢

    • @mohamedhassan5617
      @mohamedhassan5617 12 часов назад

      Jaahil ayaa tahay ethiopia iyada ayaa somalia 🇸🇴 soo weerartay marka adiguna qurun iyo qabyaalad ayaad la soo taagantahay.. Madaxweyne HSM ayaaa Madaxweyne kuu ah marka dalkaaga iyo dadkaaga aamin intaad oromo iyo amxaaro ka daba ordi lahayd adigoo qabyaalad iyo cuqdad shaqsi ah ku hayso..

  • @akhalif579
    @akhalif579 10 часов назад

    Waxaani waa khalad ninka Abiy ahmed difaacaya Masar waxba yaanu ku xoqane soomaalida iyada isdifaaceysa dowlad kastana kaashaneysa*. Dhulkeeyga la igu heystaaye Ethiopia barya af gaal iyo mid muslim toona. Millions hadii lagh waayo waa into dagaal baryo aduunka waxba kama tattoo.
    Dabaqoodhi loo qaban maayo.!

  • @MrSj-s1c
    @MrSj-s1c 11 часов назад

    All this political is like Somaliland and Ethiopia and Ethiopia and Somaliland are one nation