IIRAAN MA HAYSATAA HUBKA N@KLIYEERKA? INTEESE KU QAADAN KARTAA SAMAYSASHADA?

Поделиться
HTML-код

Комментарии •

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  Месяц назад +22

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @iidalabari3388
      @iidalabari3388 Месяц назад +6

      Waa barnaamijkaan sugayay❤❤❤❤❤❤

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Месяц назад +1

      Sadaam Hussein 48 sacadood ayuu ku samaynayaa hubka wax baabiiya

    • @AdanSalathassan
      @AdanSalathassan Месяц назад

      Niyow odigan nagabedel

    • @maxamudcabdi4547
      @maxamudcabdi4547 Месяц назад

      Kuma cusbi , bal iskaba dhaafe habeen kasta sariirta ku dhageystaa gaar ahaan wararka bariga dhexe.

    • @maxamudcabdi4547
      @maxamudcabdi4547 Месяц назад

      Kuma cusbi , bal iskaba dhaafe habeen kasta sariirta ku dhageystaa gaar ahaan wararka bariga dhexe.

  • @MandarbinuyacquubMandarbinuyac
    @MandarbinuyacquubMandarbinuyac Месяц назад +5

    Waanu dawanaaa HBN. Waxaana ku jeclaaday inta badan kalmad English ah ma adeegsadaan wariyayaasha hbn wariyayaal badan oo somaliyeed ayaa warkooda in badan oo kamida English ku kubadan yahay iyagoo dadka somaliyeed warka usoo tabinaya waxaa muhiim ah afkeena in kor loo qaado

  • @AbdirahmanMohamedshale
    @AbdirahmanMohamedshale Месяц назад

    Thnxs hbn kadib allaha guuleyo Musliminta dhaman gaar ahhan palastin iyo Iran iyo lubnan intakale ee garabka la ah guuul allaha siiyo

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid Месяц назад +4

    Ilaahoow guulee falastiin iyo xulufadeeda ilaahow guulee

    • @yahyemohamed4007
      @yahyemohamed4007 Месяц назад

      @@AnjcabdiSiciid
      Waxaan layaaabay. Hadiiba. Labur burinaayo. Maxay macnaaa uleedahay inay gelisaa qarashkaa faraha badan waayo israil hada ugoodinayso waxay kuhubaysan tahay hubaaa wax gumaaaada mida kale. Hada ayaaana loocasa casoonayaaa lagayabaaa in laqarxiyaaa waxaa yar rejada ay in hanataaa markale waayo waxay 20 saa dhisayeen hadii hada lagaraaco soo dib ulaaban mayso

  • @Ibraahimmohamed-k3z
    @Ibraahimmohamed-k3z Месяц назад +2

    Waan salaamayaa Mowliid iyo maxamed waxaa guuleystay walaalaheen falastiin iyo lubnan, xuutiyiin , iraan, iraaq, suuriyiin, intakale xataa soomaalida, wax lataabankaro, oo ficil ah masameyn marka laga reebo ducada muslimiin ta

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin ❤❤❤

  • @YasiinCismaaciil
    @YasiinCismaaciil Месяц назад

    Asc walaal mawliid xaaji waakumahadsantahay banaamijka todobaadka iyo wararkadhamayska ah ee aad noosoo baahiso waad mahadsan tahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdilaahiChussein
    @CabdilaahiChussein Месяц назад

    اللهم نصر اخواننا في فلسطين

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x Месяц назад +2

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @SadiiqCabdiraxmaan-d8h
    @SadiiqCabdiraxmaan-d8h Месяц назад

    Guuuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuuul insha allaah muslimiinta alle garabkooda hagalo

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 Месяц назад

    Masha allah guuuuul isiiiiiiii sisinta iimey

  • @TeacherIdrisd-sg1bh
    @TeacherIdrisd-sg1bh Месяц назад

    Thanks for your explanations

  • @Cumaraxmed-v8k
    @Cumaraxmed-v8k Месяц назад +1

    Allaahu akbar

  • @MuseMucad
    @MuseMucad Месяц назад +1

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @OsmanFarax
    @OsmanFarax Месяц назад +1

    Tobin wacan HBN noolaada

  • @Cumaraxmed-v8k
    @Cumaraxmed-v8k Месяц назад +1

    Allahu akbar

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey Месяц назад

    Mowliid iyo maxamed maxamuud cadi asalaamacaleykum masha alaah hbn

  • @Ibraahimmohamed-k3z
    @Ibraahimmohamed-k3z Месяц назад +1

    Mahad celin qaali ah naga guddooma hbn: waxaad muteysateen xurmo iyo kolsoonideena taasoo ah soo gudbinta wararka sugan iyo xulidda ereyada afka hooyo oo baraxla oo aad noogusoo gudbiseen wararka si maalin la ah ileen waayahan dambe warbaahintii waxay noqotay badi af qalaadd(adeeggsiga ereyo aan afsoomaali aheyn) marka dhigaa' waad umudan tahay hbn online tv.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Месяц назад

    Guul Dawlada Islaamigaa ee Iiraan

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Месяц назад +1

    Shiicada jabkooda waa muhiim guul dara yahuuda iyo Jabka shiicada waa isku mid guul falastin ♾️♾️♾️♾️

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 Месяц назад +1

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 Месяц назад

    Ya Allh protect falastine from Isreal ameen ya Allah 😢❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️❤️

  • @MaxamedadanQoshow-g3g
    @MaxamedadanQoshow-g3g Месяц назад

    Allahu akbar guul muslimiinta

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z Месяц назад

    Asc bahda HBN online TV jimco wanaagsan habeen wanaagsan sxb mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade

  • @Ibraahimmohamed-k3z
    @Ibraahimmohamed-k3z Месяц назад +1

    Codsi ku wajahan dadka soomaaliyeed: walaalayaal komotiga fariimaha aad qoreysaan hanoqdo mid mideynaya muslimiinta suni ama shiico midna hataageerin xaddiith''(rasuulku scw,nnkh wuxuu yidhi: inamal muslimiina ikhwa, muslimiintoo dhammi waa walaalo) marka yaan lakala saarsaarin, hadii kalle yuhuud iyo nasaaro, iyo cawaanba waynu u jabiye iska daaya sidaas.

  • @Baareey
    @Baareey Месяц назад

    Barmamijdyada HBN ay noosoo dayso aad ayan ugu qanacsanahay

  • @ahmedmuumin1219
    @ahmedmuumin1219 Месяц назад +1

    Haa way haysaa

  • @Ibraahimmohamed-k3z
    @Ibraahimmohamed-k3z Месяц назад +1

    Wararkiina waan ku diirsanaa maxaa yeelay runta kama gabataan sida warbaahinta laheystayaasha ah ee caalamka, taasina waa mudnaantiina ee hore u socda waan idin la heynaa hareertee dadka soomaaliyeed ee sharafta badan waa gob u hiiliya xaqa intooda badan waadna kadhalateen hakagabanina xaqa soo gudbiya runta allaa kugu jecele, u hiiliya muslimiinta waxaa tiihiin masuuliyiin maqaamkaa ujooga maantee yuhuud iyo nasaaro waa cadowgeena waana cadawu laah.

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 Месяц назад

    Asc.dhamaan.HBN.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Месяц назад

    Allaah ❤,Amarkiis badanaa !!!!
    Yuhuud iyo Xulufadeeda! Waxay -
    Rabaan inay Nuglery samaystaan
    Ama Haystaan Dadka ‘Ama Dadka
    Muslimiinta ‘Ahi ‘Ayna Samaysan -
    Karin yaa ‘Ayaga ‘ Waxaas u sheegay ! Dunida se yaa masuul -
    A uga dhigay !!?

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 Месяц назад

    M.h and m.m.c wn idin slaamay first one

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Месяц назад

    Waa marmarsiiyo.larabo I loogu marmarsoodo
    Sidii irazq salaam musee n.malagaheley
    Waana buunbuunita iyo usmakzjeedid ama jahawareerin qatart vD oovumaadkz iyo barakicin dadka musimkaz
    Wa ba ha kaka baqanina hubka nukleerka wa aay ku ciyaarzdB namaste aduunka halooraadsho
    Na adio waadhuntey rGayaa dhumimiyey falastiin gu.aadka halagadaayp hadiikale xisbulalaah dagaaklkeedu xuutiga waajoogsznayaa waaxaqiiyo qatarta israaiil wa kDEan majirtp na adooya hadiikale sirtadGaalka waaxamaas😊

  • @Cumaraxmed-v8k
    @Cumaraxmed-v8k Месяц назад

    Alaahu akbar

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😅

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Месяц назад

    ❤wcs

  • @FatmaDaudi-j6z
    @FatmaDaudi-j6z Месяц назад

    Guull,,

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Месяц назад +1

    Sawirada maalin laha xata ma badali weyden by bye 🙋‍♂️

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 Месяц назад

    Asc wr wb nimco mubarak somali maxamed

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye Месяц назад

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 Месяц назад +1

    Waaba shakiyeye anigu ninkani ma shiicibaa amaantooda wuu ku dheeraadaa markasra

  • @haldorka3896
    @haldorka3896 Месяц назад +2

    Kolay iran ma daynayan rer galbeedku wayna burburin donan ee inta ay is hayso intay sugu lahaye may ka hortagto

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Месяц назад +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajmoJino-k7h
    @NajmoJino-k7h Месяц назад +1

    Israel ☝️wey u dhamatay i🥷🥷🦴 amina, wayo 🙆🏾‍♀️waqtigodi wuu dhamaday. Halsacna logu dari maayo😮 Allah akbar

  • @adannasri3590
    @adannasri3590 Месяц назад +1

    Yahuda hadi iran markale sidhaqsa ah uduqeylaheyd mardambe lamaarki lahen Yahuda

    • @adannasri3590
      @adannasri3590 Месяц назад

      Hanjabada Yahuda waxaytusineysa in nadamdifacedka lagaburburiyey oo awodod lawiiqey

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 Месяц назад

    Aaway sheekooyinkii todobaadka

  • @ibroGemar11
    @ibroGemar11 Месяц назад

    Haa way haysataa

  • @cabdikariimcismaan-g8z
    @cabdikariimcismaan-g8z Месяц назад

    guusha falastiin waa maqdas shaalle way guulasanysa

  • @JaamacNuur-o7k
    @JaamacNuur-o7k Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JawhirOmar
    @JawhirOmar Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 Месяц назад +1

    Esrael kaligeed Iran mala dagaali kartaa ?

  • @AbdiweliGaryare-g3j
    @AbdiweliGaryare-g3j Месяц назад

    Bahda HBN waxan kacodsnayaa in xaysiinta ama advertisements ka gadaaL mariya ama qeybaha dame kudara ,first ina kadaaya
    Mhdsnidin

  • @mahadyasiin-k7w
    @mahadyasiin-k7w Месяц назад +1

    haaa wuu saran yhy

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 Месяц назад +1

    Carabi.mayeelaysaa.weerarka.israa.iil.kuqaadayso.iiraan.hadaysa.yeesho.maxaa.kadanbeeya

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Месяц назад +1

    Aamusnaanta iran ee hubka nuclear ka waa siyaasad ka mid ah in la fahmi waayo xaaladda hubku meesha ay u mareyso iran ee yuhuuddu mar hore ayeey ku deggldegi laheyd ineey weerarto xataa mareykanka ayaa ka shakisan in iran wax u qarsanyihiin

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 Месяц назад

    ASCWB Walaalayaal. Inta ugu yar ee kooraanka laga dhaliyo nukleerka waa boqolkiiba 13.5. Intaas oo kaliya ayaa dhibaato keeni karta hadii madfac la saaro. Hadda Iiraan waxay gaadhsiisay nukleerkeeda boqolkiiba 83.5. Nukleerka dagaal wuxuu yahay 93.5 marka lagu bacrimiyo uranium buuxa. Baarak'Allaah fiikum.

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Месяц назад +2

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇮🇷🇵🇸🇮🇷🇵🇸🔻🔻♥️

  • @Cumaraxmed-v8k
    @Cumaraxmed-v8k Месяц назад

    Madax weynaha cusub2024 adduunka sheikh naasir saleebaan maxamed qabiilka ciise muuse power waddani guul l

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Месяц назад

    Allaha u gargaaro muslamiinta.

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid Месяц назад

    Kusaliya.nabiga scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Месяц назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win win win win insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴

  • @YusufMaxamed-nt6vb
    @YusufMaxamed-nt6vb Месяц назад

    Inay.kudhawaaqdaaba.wacan

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Месяц назад

    tiabada dhulgariirka abuurta 5 oktober waxa la leeyahay nukleer ayay IRAN dhulka ku tijaabisay maxaa ka jira arintaasi waxan aaaminsanahay inay IRAN haysto nukleer waddankeeda ku sugan

  • @SeynabMuxudiin-xx6oh
    @SeynabMuxudiin-xx6oh Месяц назад

    Iiraan hubka nugleerka waheysata😢

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi Месяц назад

    😂😂😂 netanyahu waa laguu yiimid

  • @OMARMOHOMAD-ct7ee
    @OMARMOHOMAD-ct7ee Месяц назад

    Waxii horay logudhawaaqay sokii lagatagay 2024

  • @hegesaleh6394
    @hegesaleh6394 Месяц назад

    Haa wahay sataa

  • @ADANSUMOALIYOMahamedsumoal-w1c
    @ADANSUMOALIYOMahamedsumoal-w1c Месяц назад

    asc

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y Месяц назад

    Iiraan waxa loogu diidaayo in ay samaysato hubka Nayugleerka ma Hala gumaystaa

  • @FejsalAli
    @FejsalAli Месяц назад

    Yaa loo han jabayaa dagaalka ayaan ka xigaa nolasha aan ku noolahay anigu

  • @abdinorabubakar4251
    @abdinorabubakar4251 Месяц назад

    Isra IL waxaa lagaarey bar dhamaadkoodii

  • @abdilahi_hussein
    @abdilahi_hussein Месяц назад

    Maxamed maxamud cade rugcadaa xaga falaanqeynta ah wan ka helaa soo jeedinta wararkiisa

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad Месяц назад

    ASC.iiraan Inay nukliyeer samaysato waa waajib. Waliba inay dadajiso . Nimankaa réer galbeedka ee muslinka u caga juglaaynaya waay aamusi lahaayen

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob Месяц назад

    Iiraan mar horeba wey heysatay nuclear ee waxay kordhineysay madaxyada nuclearka.

  • @maxamadcaliaadam
    @maxamadcaliaadam Месяц назад

    Arrinta yaanka leh baa waxay tahay In la Iska Illaaway dadka reer falastiin oo aad moodo qof walba In uu ku fikirayo adigu taada uun Illaasho bal seh yahhuudu waxay ku taamayaan In Muslim Iyo carab Intaba lala noolaan karin maadaaba dunidii Is badal kadhacay yahuudu waxay lajaan qaaday Is badalka dunida Ayadoo Iskudayaysa In cidina uga awwood roonaan gobolka bargadhexe mana jirto cid ay kaqajilayso halkaceeb oo nahaysata ayyaa waxay tahay Inraan oo ayadu Ah mida kamiyah oo reer falastiin garab taagan In xitaa madax dooda markay yahuudu disho aan tacsiyo u quuri waynay taa badalkeedana aan kudigano ujeeda la aan lyo masiir xumo darteed yahuudu markay Arkaan Arrikaas waxay kasiiqaataan dhiiragalin wooyo halka dawlad oo magaca muslimka leh ee dagaalka kulajirta waa ayyada fialastiina caawisay sheekh xassan Nasrallah markii uu dhintay waa kii sheekh ummal Intuu shaashada soosaaray yiri yaan loo tacsiyan taas dhibaato ku Ah is xulufaysiga muslimiita loo awwood sheekto sida falastiin oo Iyo cid kasta oo lamid Ahba anigu rayigayga aad baan oogaxumahay In yahuuda Energy lasiiyo wasalaamu caleykum waraxma tullaahi wa barakaatuhu,

  • @OMARMOHOMAD-ct7ee
    @OMARMOHOMAD-ct7ee Месяц назад

    Goodi badanaa

  • @owenak0681
    @owenak0681 Месяц назад

    Iran 🇮🇷 has a nuclear if we're somali people it's our happiness

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Месяц назад

    Israiil iyadaba qatarteda muqata itus i tabsii ah weyna haysata hubka qatarta ku ah calamka 90 madax haddii iiraan haysato oo qatarteda cadeyn maxey u dhibeysa calamka miyan cadalad jirin

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr Месяц назад +1

    Way haysata waayo maxay qardadacda la haysaa ee ay u goodinaysaa ? ama ay maraykan u leedahay gobolada inta aad ka dagantahay hadad wax so tuurto waa halistaada ay carabuhu u hiraanhirayaan?

  • @MahadDhagool
    @MahadDhagool Месяц назад

    Refer galbedka marki ey raban iney riding dawlad an image u ade gin Waxa. Ey kuedeyan iney hes tan ma's distraction weapons iyo warar la mida

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z Месяц назад

    Israel dhamaad keeda ayaa lagaray wee burbureysaa inshaa alaah Guul xamaas Guul kooxaha iska cabinta Iran

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 Месяц назад

    Haaaaaaaaaa

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 Месяц назад

    Waxaas oo dhan waa huu haa ee ujeedadu waa sidii loo weerari lahaa iraan .waligoodba ..waa tabtii lagu weeraray sadam xuseen

  • @KhadarMohamoud-ge8tl
    @KhadarMohamoud-ge8tl Месяц назад

    Maxaa loo badhi wayay. Israa iil hubkeda nyulerka

  • @Abdinasir-v7d
    @Abdinasir-v7d Месяц назад

    Aduunyo gadoon ayaa lajoogaa hada

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Месяц назад

    Israiil iyo itobiyo maxa isku dabecad ka dhigey dhul bobka wa in la baara taasi

  • @abdihakimmahamoud4670
    @abdihakimmahamoud4670 Месяц назад

    Waar xishooddaa

  • @Cumaraxmed-v8k
    @Cumaraxmed-v8k Месяц назад

    Allaahu akbar

  • @dayibfanaxfanax3800
    @dayibfanaxfanax3800 Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Месяц назад

    Allaahu akbar