Musasalka Waqti : Xalqadii 5aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 апр 2021
  • Follow My Instgram: / boodhari_yare

Комментарии • 315

  • @boodhariyareofficial
    @boodhariyareofficial  3 года назад +94

    Follow My instagram Boodhari yare

    • @ahmethcad2294
      @ahmethcad2294 3 года назад +1

      𝐩𝐚𝐫𝐭 6

    • @qurpocadde8980
      @qurpocadde8980 3 года назад +1

      Qaypta kale nola zoo dhakhzo zhp

    • @caashahasan7942
      @caashahasan7942 3 года назад +2

      noosobadiya filimka qabta 7 8 9 10 11

    • @abdikanimohamed2241
      @abdikanimohamed2241 3 года назад +4

      Pto qaybaha noosoo dheeree 30 daqiiqo ka dhig

    • @hoodofood6538
      @hoodofood6538 3 года назад +1

      Zhakirow dee waad nagu yareyneysane noo soo badiya minutes ka

  • @mohamedofficial4280
    @mohamedofficial4280 3 года назад +258

    inta doonaysa in filmka minutes la badiyo like ta iisaara

    • @hamdaahmed3027
      @hamdaahmed3027 3 года назад +3

      Haa wll waa lagamaarman In minit yada la kordhiyo

    • @mohamedofficial4280
      @mohamedofficial4280 3 года назад +1

      @@hamdaahmed3027 filmku xiiso ayuu leeyahy at least 20 minutes ayaa fiican

    • @mohamedofficial4280
      @mohamedofficial4280 3 года назад +1

      @@hamdaahmed3027 filmku xiiso ayuu leeyahy at least 20 minutes ayaa fiican

  • @ahmethqaniabdirahman4158
    @ahmethqaniabdirahman4158 3 года назад +39

    Minutes ha loo badiyo👍 inta dooneysa in loo badiyo like saara

  • @mohamudali1439
    @mohamudali1439 3 года назад +40

    Jaamac aaad ayuu u naxariis badan yahay runtii dareenkyga ayaad mooda in uu ka turjumayo😭😭😭

    • @fuadhassan4560
      @fuadhassan4560 3 года назад

      Mohamud Ali mashlh allah tabarakallah sxp qaali alle haku siyaadiyo naxariista aad sheegtay inaad leedahay meelkazto ood dunida kajogtana hakugu xafido sometimes dunida markad eegta wxd is odhanaysaa dadkii wanaaagsana ee naxariista lahaa way ka madheen haddana markan arko qof wngsn waxan idhaahda allaylahee way noolyihiin umadii wanaaagsana 🙋‍♂️👏💯🥰

    • @xamdaqueen0582
      @xamdaqueen0582 3 года назад

      😭😭😭

    • @xamdaqueen0582
      @xamdaqueen0582 3 года назад

      😭😭

  • @zuleikhanoura2701
    @zuleikhanoura2701 3 года назад +57

    Waa filmka kaliya een ilmayey anoo dawanaya😪😅🙏plz wll film mlin walba noso gali Bodhari🙏

    • @fardowsahasan4612
      @fardowsahasan4612 3 года назад +2

      Ana kula mida walhi wan ilmeyay an og inu film yahy lakin waa xald dhacda markasta

    • @ayaanmustafemahamed2578
      @ayaanmustafemahamed2578 3 года назад +1

      @@fardowsahasan4612 ad iyo ad wa waxjira o xaqiqa illhy inta dhibka kujirta haka saro hoyo wa qofkasta adunkisa iyo aqiradisa allha unaxaristo inta hoyadod dhimatey inta ay unoshahynah allha ciimriigoda haw dhereyo yarabi amim😭

    • @abdihakinmohamed9352
      @abdihakinmohamed9352 3 года назад +1

      Woow gabar naxariis badan

  • @habaneeid8777
    @habaneeid8777 3 года назад +16

    Ninka jaamac la dhaho wlhi si dhab ayaan u jecladayba😭😭😭😭waa wax la ilmeeyo dadkoo dhani jamac oo kle may wada noqdaan

  • @fagaccffilms2561
    @fagaccffilms2561 3 года назад +8

    Wllshy Wllky Igula saliya Xabiibkeena Mohamed Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @bilanbintucabdiwali3363
    @bilanbintucabdiwali3363 3 года назад +17

    Waa filimka kliya aan ilmeeyay anigoo dawanaaya wlhi💔😢

  • @hibaaqbilan2279
    @hibaaqbilan2279 3 года назад +10

    Wllahi wn ilmeeyey filmkan waa film cajiiba jilitaankisa wxd noodapa run run😓😓

  • @yusufhalaz5179
    @yusufhalaz5179 3 года назад +12

    Ninkan jaaamac tabtaas filmka uu kujilayo nin lamida sidaa unaxariis badan anaga zhp ahayn waxkasta ayuu isiin jiray walaalki yar ayuu iga dhigay. Maanta meel ujoogo ma aqaan waan raadin lahaa qurbaha ayaan jooga meel aan kala xidhiidhana waan wayay

    • @atariishoadna5146
      @atariishoadna5146 3 года назад

      Hhh qof wacn ayaatahay dad la caawiyo ayaan gudi alaabtii

  • @boodhariyareofficial
    @boodhariyareofficial  3 года назад +18

    Follow instagram Boodhari yare

  • @nimcoali9834
    @nimcoali9834 3 года назад +12

    Dee indr maad filimka soo bdisaan mise waxa waanu ka hadhnaayoo 7kiiba maalinbaanu wada dawwaanaa xalqadaha bilaahi caleek flmka badiya oohinta ha nagu badh jarinee wa iga codsi

  • @iqramohammed3225
    @iqramohammed3225 3 года назад +7

    Wll waad nagu silciseen film ka wakhtiga noo yara kordhiya ama malin kasta qayb soo daaya plz waa iga codsi wll

  • @sadaamyaanyo8971
    @sadaamyaanyo8971 3 года назад +12

    Nio la fikir watah filnku uu gaaban yah xaga minidada ee inyare ku dar wll wlhi waan qorayah wlipah inanta wiilkan mar walba cawin zi inaba cadi ahen u matali wlhi 💯👸

    • @ahmetshaakir155
      @ahmetshaakir155 3 года назад

      Kugu Raacsanahay wlaaL Waa run Filimku waa Asal Lkin Wakhtigaa Yar

  • @honakramxiir8699
    @honakramxiir8699 3 года назад +20

    Inta Ila Nacday Ta dheere nacasta 😂😂

    • @kamaheelomuraanka697
      @kamaheelomuraanka697 3 года назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😍😂😂😂😂😂😂 Aleylee Ana nacy ish qof walba meeshu ku hapoon yhyba loo dhibtaa marka iyadu waa ba halkey kuhapooneyd

  • @abumansour9936
    @abumansour9936 3 года назад +4

    Ramadan Kareem all Muslims

  • @nicmanalka4029
    @nicmanalka4029 3 года назад +7

    Warda iyo shakiiri 😭😭😭😭😭😭 😭😭😭😭 iga daaya waan dareemay

  • @nicmanalka4029
    @nicmanalka4029 3 года назад +6

    Hooyo laanta😭😭😭 noolal daro

  • @rahmarouhi3023
    @rahmarouhi3023 3 года назад +19

    Labadan qiiirada maxaa la isugu raaaciyey🥺dadkaba wad ka ilmaysinaysaane

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 3 года назад +2

    Masha allh waad mahad santay wlo bodhari yare ama shakir sidaa noogu xayaysiisay shirkadayada dahabshiil ❤

  • @nuuranmuse2672
    @nuuranmuse2672 3 года назад +9

    Qiso naxdin leh wlhy🥺🥺 ilahow hooyo la,aan hana dhigin

  • @king...3695
    @king...3695 3 года назад +17

    Ku sali nabiga scw.

  • @haboonfilms6716
    @haboonfilms6716 3 года назад +2

    Wll boodhari filmka waad soo daahisa ee naga soo dadaji

  • @hoobaantv2984
    @hoobaantv2984 3 года назад +8

    Walhi bilaahi dhab dhab ayaan u ooyay😭🤣

  • @king...3695
    @king...3695 3 года назад +4

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey.

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 года назад +4

    Filmkan waan kahelay runtii😍😍

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 3 года назад +5

    Alla qalbiga aniga miyaa laytusaba balanbal iyo bayhoof 😭😭

  • @kingabdi8101
    @kingabdi8101 3 года назад +4

    Hore ayaan folow usaaray wll
    Alle haku sharfo

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 3 года назад +1

    Tani waa aduunyo
    Ruuxba waayo soo joog 😢
    Shaakir ahmed ali

  • @cadnaanhayir974
    @cadnaanhayir974 3 года назад +8

    Ifka lagu yahay walal fadlan subscribe isaar wllky/wllshy

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 3 года назад +1

    Waynu guulaysan doona shaakir waan naxayba wllh

  • @nasraabdiqani8946
    @nasraabdiqani8946 3 года назад +2

    Wallhi oohinbuu igudilay filimkan anoo og inuu yahay matalaad yahay😥😥😥

  • @hipomuhibo8895
    @hipomuhibo8895 3 года назад +4

    Pr0ther p00dhari wali codzigii Azxaaptada umad vulin✋

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 года назад +1

    Ramadan Kareem all islam🌙🕋❤❤
    Masha Allah keep going my dear br nice film oo qhiro ley 😥😥😥noso badi br Allah dartiis wlyaal qaali iso boqda qhair badan Allah idin siyey Ameen❤❤❤plz🙏🙏 🙏

  • @kaltuunaxmed787
    @kaltuunaxmed787 3 года назад +3

    Wlhy wll waan ka naxay filimka qaybtaad ku malaysid 😪shaakiraw wll

  • @nicmanalka4029
    @nicmanalka4029 3 года назад +2

    Walhi cadiiban u ilmeeyey 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmaali571
    @rahmaali571 3 года назад +4

    Dadnimda gabadha adna wanla qirooody😭😭🥺🥺

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.9822 3 года назад

    Akratkeena , Bowdhari yare horay usco brother .

  • @drahmedabdisalaanshfiqii4420
    @drahmedabdisalaanshfiqii4420 3 года назад +3

    Sxb shaakir fimku caadi ma ah runtii waa qiso dhab ah runtii keep going asxbtayda qaaliga

  • @abdisamedmuse3364
    @abdisamedmuse3364 3 года назад

    Waan dhiirigalinayaa dhalinta film-kan dareenka dhabta ah xambaarsan jilaysa.
    Walahi siday tahay ayaad u jisheen.
    Runtii film somali dhigto oo kan iiga saameyn badan ma jirto waaqiciga ayuu ka hadlayaa.
    Good luck guys

  • @wardayusuf8070
    @wardayusuf8070 3 года назад +3

    Plz and plz minutes noo kordhiya waa film mcne

  • @deeq.yare1
    @deeq.yare1 3 года назад

    Legend cabdi zhakur hore u socdaa idin leeyahay

  • @abdi_asiisjoke8374
    @abdi_asiisjoke8374 3 года назад +1

    Waar wnku wata zhip zhaakir wllhi nin qliyah ✋✋✋✋✋

  • @habiahmed8319
    @habiahmed8319 3 года назад +1

    Wa filim qiiro leh runtiii OO ka turjumaya waxa jira 😢😢

  • @naciimasheekh5741
    @naciimasheekh5741 3 года назад +1

    Wll nosoo badiya wlhi wan qiira ooyay 😢🥰🥰❤

  • @bashkayare1235
    @bashkayare1235 3 года назад

    Mash allh muzalsal qiro bdan o ad u mcn wye horay u soco zxp

  • @xayaadmaxamed8164
    @xayaadmaxamed8164 3 года назад

    M.sha alleh wd la soo dhereseen cwo sas yaan rabnaah

  • @abdikaderahmedmouse3438
    @abdikaderahmedmouse3438 3 года назад +1

    Film Ma Yaab Leh Wlhi, Thnkz Shaakir Iyo Dhamaan Teamka La Wada

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 года назад

    Maasha Allaah tabaarka Raxmaan
    ❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕

  • @venamoz6335
    @venamoz6335 3 года назад +2

    Ilmaadeerayaàl minutes ka sawdinka noo qadhiidhay waxa yara badiya sidani wax ka badala

  • @nimoamuhipo4767
    @nimoamuhipo4767 3 года назад +2

    Wll plz kordhiya minuteska 🙏

  • @user-dv7js6yy8b
    @user-dv7js6yy8b 4 месяца назад

    Mashaal

  • @kaafimillano
    @kaafimillano 3 года назад +1

    Keep going my dear prothers and sisters

  • @zahriitajenicad476
    @zahriitajenicad476 3 года назад +1

    Best riwayad

  • @zalmacayuuni4208
    @zalmacayuuni4208 3 года назад

    Best film😍

  • @Qalbisame_channel1
    @Qalbisame_channel1 3 года назад +1

    adna😘🤎wll naxariis badan

  • @cawohaybe1813
    @cawohaybe1813 3 года назад

    WllHy filamkan saan ulasocdo alle ayaa og maash allh saaa uwada boodhari yare

  • @khadaralxariiri9231
    @khadaralxariiri9231 3 года назад

    Jaamac bin naxariis leh horu soco wlll🥰

  • @maxamedqaaje1395
    @maxamedqaaje1395 3 года назад +1

    Flimkani waa flim cajiib ah

  • @ridwanhakim1176
    @ridwanhakim1176 3 года назад

    Waaar deee boodhari yaraw Abti filmkan kadaaa ciyaartoooo sooo gali

  • @nasrakadar3109
    @nasrakadar3109 3 года назад +1

    WaRdaaY wlhi naga Hoozay😪😪😪Adi Iyo zhaakIr

  • @hanad6007
    @hanad6007 3 года назад +1

    Hadad adigo afuran dawaneyso like isaara

  • @najahnasiya8099
    @najahnasiya8099 3 года назад

    WllHei Waa musalZaL dareeN wata Wllo boodhari yare maalin walpa noosoo gali

  • @QNSalma
    @QNSalma 3 года назад

    Mnshlh hore usocda wll

  • @sumayaali7865
    @sumayaali7865 3 года назад

    Walee daacad mahungowdo insha allh shaakir waguulesan

  • @khaalidkhadar2185
    @khaalidkhadar2185 3 года назад

    Sxp soo badiya filimka

  • @khadarhello9071
    @khadarhello9071 3 года назад

    Waxan aad igu faraxsanay zh musasalka so sartay hore u soco zh

  • @vloggers3045
    @vloggers3045 3 года назад

    Wlhi wan ilmeeyay noloshu mrna wa qadhaadh mrna waa mcn ilahay bynu leenhy ax 😭😭😭😭😭

  • @moustaphamed09moustaphawai52
    @moustaphamed09moustaphawai52 3 года назад

    Haa

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 года назад

    Thanks

  • @xanaanmukhtar7330
    @xanaanmukhtar7330 3 года назад +1

    Inta leh filmkan xalqado badan ha la so galiyo like isaara

  • @hudaahmed1508
    @hudaahmed1508 3 года назад

    Keep going wallky shakir

  • @22hmusicpro4
    @22hmusicpro4 3 года назад +2

    Kkkk ruwaayada qaybata directorka deg dega ayaa ku jira wlhy 😂

  • @abdifatah4280
    @abdifatah4280 3 года назад +1

    Emotion film😘

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 3 года назад +1

    Hore u soco sxzp

  • @zantiagohazzan2886
    @zantiagohazzan2886 3 года назад

    Waa filim qiimo badan wlhi waan idinku bogaadinayaa dhaman wllalaha wada filimkan

  • @cabdixassan3741
    @cabdixassan3741 2 года назад

    M.a eall waa filim ficaan🤗🤗🤗

  • @NK.135
    @NK.135 3 года назад +1

    Wll no so badiyaa qaybtii xigtay meeday
    wa qiso murug ah 😥

  • @niiniileasencio98
    @niiniileasencio98 3 года назад

    Ninka raga wakan daruf wlpo so wajahdo ka hortago Boodhari yare io gabada mgaca adno halga bdalo hodan halgu magacwo wllo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @MohamudHussein5065
    @MohamudHussein5065 3 года назад

    Hore uu soco sxb

  • @abddimajiidibraahim6792
    @abddimajiidibraahim6792 3 года назад +1

    Nice

  • @updirahmanofficial9273
    @updirahmanofficial9273 3 года назад +1

    Horay u soco zhp . Run ahaanti waa arin dhacda

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub 3 года назад

    Ruwayadda xagga dambe may u yarkaadin goormay durba jaamacad ku dartay tiiyarayd ee ay banaan kasoo kaxaysay. Waan ku wataa Boodhari

  • @azmakayze7132
    @azmakayze7132 3 года назад +1

    Bodhari daqoiqadaha noosoo badi wll pls

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 3 года назад

    Filin qiiro leh😭😭😭inta aan dawanaye wllhi wayahaan sidaan filin ulama ilmeen siiba qeybtii 1😥

  • @yousefabubakarahmed7107
    @yousefabubakarahmed7107 3 года назад

    😭😢😥😰Waqtigu inuu cariiriyahay Sabool ceyr ah baa garan😭😢😥😰

  • @xubihanixaji9639
    @xubihanixaji9639 3 года назад +1

    Boodharow part 6 lasoo dhakhso keep going

  • @umalkhayribraahin7012
    @umalkhayribraahin7012 3 года назад

    Maariya iyo hooyadeed hog baan ku aasilahaa maariya kibirbadan aanku qabto kaftan dee ruwaayad waaye lkn waad naga ooohiseen

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 года назад

    Amazing

  • @sharfanalali7028
    @sharfanalali7028 3 года назад +1

    Wlhy wn ilmeeya markan dawanayo filmkan😭😭😭

  • @adnaanjama
    @adnaanjama 3 года назад +1

    First comment 🥰

  • @zihamseat3848
    @zihamseat3848 3 года назад +1

    Shaakir wllo plz plz plz flimka no yara dhedheraysi adbu u yaryee😔

  • @quandalespeedy2127
    @quandalespeedy2127 3 года назад

    😭i fell it really😭😭😭😭😭😭

  • @bishaarmuhumed4729
    @bishaarmuhumed4729 3 года назад

    Sxp noosoo dadaji musalsalkan

  • @hurmohurmo1753
    @hurmohurmo1753 3 года назад

    Hore uzcda dhlinyro
    Wllky shaakir iyo teamkiiza

  • @mohamedfjinfarxaan8163
    @mohamedfjinfarxaan8163 3 года назад

    Waa film macan oo aan laa socod ee hor u soocad

  • @DayibCabdi-iw2bz
    @DayibCabdi-iw2bz 3 года назад +1

    Walahi waa filin aad umacaan markaa naga sooda dajiya wllo

  • @feysalnadaaracabdi116
    @feysalnadaaracabdi116 3 года назад

    I like adna iyo bani adanimadeeda

  • @ayaanlemuzelyrics5038
    @ayaanlemuzelyrics5038 3 года назад +1

    Wll nobadiya filmka

  • @simansahal4722
    @simansahal4722 3 года назад +1

    Walahi run baan u oyay waxanba moday run