Musasalka Waqti Xalqadii 7aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Follow Us : Instagram : Boodhari yare

Комментарии • 268

  • @boodhariyareofficial
    @boodhariyareofficial  3 года назад +184

    Saxiibayaal maku saaxiibna xaga Instagramka Boodhari yare✌️

  • @habiahmed8319
    @habiahmed8319 3 года назад +155

    Inta filimkani sida jaajarka ugu socdo like dhac ku siiya 👍

    • @shabanhy4966
      @shabanhy4966 3 года назад

      Sida jaajarka iPhone ka waliba 😂

  • @abdisamed7877
    @abdisamed7877 3 года назад +37

    Alle wixii muslimiina e dhintayba ha u naxariisto waa bil ramadaane
    🤲🤲

  • @abdisamed7877
    @abdisamed7877 3 года назад +30

    Wll bil ramadaan alla ajarkeeda hayna siiyee like dhac ku siiya

  • @ibraqaasim5109
    @ibraqaasim5109 3 года назад +27

    Wall boodhari yare waxaan kaa cid sanayaa si uu flimka xeesi gaar ah uyeesho flimka hal waqti soo gali maalin walpo ama haween ama galap❤🙏 from muqdisho🇸🇴🇸🇴

    • @AhmedMohamed-sp3wn
      @AhmedMohamed-sp3wn 3 года назад

      La idiinma soo daynayo

    • @nadahandulla
      @nadahandulla 3 года назад

      @@AhmedMohamed-sp3wn sow kuwa inala daawanaya😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodanmaxamed757
    @hodanmaxamed757 3 года назад +16

    Ana u horeya manta like ta ha ila dhafin hno musasalkan hadla ma karye😍😍

  • @abdikaderhassan5555
    @abdikaderhassan5555 3 года назад +25

    Qofkii ugu horeeyay ahee like ha ila dhaafina

  • @22hmusicpro4
    @22hmusicpro4 3 года назад +10

    Inanta warda markay afduupanayan jilinku wuu ka xun yhy wlhy qosol ka dya meesha 👏

  • @muniizessa9031
    @muniizessa9031 3 года назад +14

    First comment waxa jira ayuu kahadlaya fimlkani 😥qof xaladan somaray uun daremi kara

    • @xiyodiin8913
      @xiyodiin8913 3 года назад

      Haa walashei Lkn Waxa is modapa in ani last igaba Matalay waxyaapaha qaar

  • @suhaibsubar2521
    @suhaibsubar2521 3 года назад +10

    Intii jiliinka shaakir ka heshy like dhac ku siiya hee

  • @sabiriinnurudin784
    @sabiriinnurudin784 3 года назад +6

    Filmkaan cajiibsanaa guul wacan boqortoyada filmkan quruxda badan wada❤

  • @fagaccffilms2561
    @fagaccffilms2561 3 года назад +1

    Ku Saliya Xabiibkeena Mohamed Scw Scw Scw Scw Scw Scw
    Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 года назад +2

    Amazing wanku haysta the best movie Somali❤❤Masha Allah keep going and succes my dear br and your team❤❤❤InshaAllah

  • @zuleikhanoura2701
    @zuleikhanoura2701 3 года назад +14

    Wllhi xiisahan u hayo Filmkan lama malayn karo❤🥰Bodhari Thnz bro❤

  • @alhamdulillah12097
    @alhamdulillah12097 3 года назад +10

    Wll hore usoco 😥😥😥 noosoo badi 😭😭😭

  • @khadraaadan2201
    @khadraaadan2201 3 года назад +6

    ✌♥️inta la socota is muujiya

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 года назад +6

    Wll love ta boodhari inta ila sugaysa like dhac iigu sii👍😄

  • @abdiraxmanaxmed2977
    @abdiraxmanaxmed2977 3 года назад +8

    M Allah rabi ha idin dhowro dhamaantiin

  • @mohagaaz6729
    @mohagaaz6729 3 года назад +2

    Jacayl xasid ma waayo shekadan wakhti iyo. Jacayl bay qusaysa keep going asxbta one Love One Nation somali legande Viva hargaysa

  • @honakramxiir8699
    @honakramxiir8699 3 года назад +6

    Shakir Waa Actar Wayn😂😂😂😂

  • @jamacjookar9364
    @jamacjookar9364 3 года назад +3

    Waa odaygii moofada lahaa

  • @saynab1118
    @saynab1118 3 года назад +2

    Waa best film somali zxb intaa noogaso badi insha allh

  • @abdulaziizabdlaa1184
    @abdulaziizabdlaa1184 3 года назад +7

    Intaa filimka qalbiga ka jecel igu qabta like ❤🔥✌😁

  • @ziimancaddy1353
    @ziimancaddy1353 3 года назад +5

    Noo so fasax wan sugi lane🥰💓♥️ boodhari yar hore usoco wll ♥️💓🥰

  • @faadumoriyaad5011
    @faadumoriyaad5011 3 года назад +1

    Anaa ugu sohoreyaay halaysoboqdo asxabta ku xidhan boodhari iyo filimkan aadka u mcn

  • @xadirxirsi2145
    @xadirxirsi2145 3 года назад +5

    Ana u horeya xaqyga haly siyo boodhari

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 3 года назад +2

    Woooooow mntuu igu fcnha filimku wuxu marayaa meel aad u macaan si fcn baa loo direct gareeye hadal kari mayo ,noogu so dhakhsada qaybta kle

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 года назад +3

    Halkeen Ka bilaabaa Kadis Weye
    Kayaabay Hadaladadee Maxan Kuwajabaa Adnaay ❤🔥🙏Hit Films 🔥💯🙏

  • @mukhtarcismaan7238
    @mukhtarcismaan7238 3 года назад +3

    filmkani wuu i xiisa geliyaa🥰

  • @saffasheikh5198
    @saffasheikh5198 3 года назад +2

    Daqiiqadaha filmka soo badiya wah😩😳😁

  • @truelovesky8922
    @truelovesky8922 3 года назад +1

    Walal filmkan wn ka helay inaad Jiliinka qayb ka noqda Suuro Gal Matahy from Hargeiza🥰😘😘😘🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @palcadehofficial8357
    @palcadehofficial8357 3 года назад +6

    Varta aya haysa please Flimkan dareenkisa muujiya. Wilka gabadha mindida ku HAYA. Wuu qoslayaaaaa

  • @queensabriin8516
    @queensabriin8516 3 года назад +5

    Waan sugi la aay wlhi musalsalkan🥰🥰

  • @jamaalcabdilaahi6541
    @jamaalcabdilaahi6541 3 года назад +2

    Part 8 laakiin ruwaayada ha la yar dheerreyo
    Musci aad saareysaa ha noqdo mid qiiradiisa wata si ruwaayadu noqoto mid soo jiidasho leh . Waad maahsantihiin.

  • @xayaadmaxamed8164
    @xayaadmaxamed8164 3 года назад

    la soo dhereeyaah

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 года назад

    Thanks bro

  • @abdulqadirbayle3546
    @abdulqadirbayle3546 3 года назад

    Waa film heer sare ah

  • @jaamaccabdi1402
    @jaamaccabdi1402 3 года назад

    War waaa qadhadhaday flimkiii

  • @barkhadbulshaawi6325
    @barkhadbulshaawi6325 3 года назад

    Mzh allH boodhari yare dadaalka halka kawada dhamaantin wakhtigana zidano kle ula zoo dhakhsada

  • @shugrijees6360
    @shugrijees6360 3 года назад +2

    Waad mahadsan boodhari balse wll waxaan kaa codsanaynaa inaad daqiiqadaha noo soo kordhiso please 😢

  • @suurofficial4006
    @suurofficial4006 3 года назад +2

    Hore usoco zhp team bodhari wan ku wata anigu noi

  • @housseinmahamoudabdidiriye5874
    @housseinmahamoudabdidiriye5874 3 года назад

    Waaa saxdii filimku

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 3 года назад

    Masha allah wa film macan jecee

  • @saidmohamud4111
    @saidmohamud4111 3 года назад +1

    waa doqon lajecladay nag xiniyo leh buu cayar kaga tagaya waa waxa loo ceriyay isaga iyo walashis doqonima lagu ogaaday qaybta 8 adna somaslax nag wadhafsan thy qoftu inata ila aragtay like wab kusi

  • @zakikhadar7898
    @zakikhadar7898 3 года назад

    Aar nin qaliya halkan ka arkaa badri muxuyadiin legend

  • @jaaburapdikadir2653
    @jaaburapdikadir2653 3 года назад

    Walahi filimku wuu iqanciyay zxp horay usocoda

  • @ahmedyuusufofficial3450
    @ahmedyuusufofficial3450 3 года назад

    Go forward horo usoco shaakir ama boodhari yare 👍👍👍👍😎😎😎

  • @saynabmaxamed2478
    @saynabmaxamed2478 3 года назад +2

    Anaa ugu soo horeeyay😂

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.9822 3 года назад

    Masha allah wll bowdhari runtii waad nola soo dhaqsatay mahadsanid wllky .

  • @kingabdi8101
    @kingabdi8101 3 года назад +3

    Niyow wll boodhaari miyaam isku ciyaarnaa waxa
    Munitska soo badi wll

  • @huthadiamond7700
    @huthadiamond7700 3 года назад +1

    Imikuu xiisihii bilaabmee😂♥️

  • @carafaadguulwadeofficial8150
    @carafaadguulwadeofficial8150 3 года назад

    Filimkii waad washeen

  • @khalidcraxmanmuxumed8298
    @khalidcraxmanmuxumed8298 3 года назад

    Waa dhacdo xaqiiqo ah

  • @asmafarxaan9964
    @asmafarxaan9964 3 года назад

    𝙰𝚕 𝚠𝚕𝚕 𝙷𝚊 𝚓𝚘𝚘𝚐𝚒𝚗𝚊𝚊𝚗 𝚛𝚒𝚠𝚊𝚊𝚢𝚊𝚍𝚊𝚑

  • @yaasmiinriyaaq9925
    @yaasmiinriyaaq9925 3 года назад +2

    inta filmkan lasocda like isaara

  • @mohamadosman6042
    @mohamadosman6042 3 года назад

    flim macquula weeye top 👍👍👍

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 года назад

    Maahmah, Abaal raaga Ragba ba leh, Mid baaqda dumarba-leh, Mid soo dhakhsada xoola leh

  • @khalidfarahan9365
    @khalidfarahan9365 3 года назад

    waar yar oo baa soo dayansa soo kordhiya

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 3 года назад

    Actorka iyo actressada waa ka baxsateen horey usocda

  • @muqutaaryssf9687
    @muqutaaryssf9687 3 года назад

    Qeybatani wey ixunuunjisey wllhi runban moodeyba

  • @arimahabulshada5930
    @arimahabulshada5930 3 года назад +2

    qofka rabo in uuna xayasiis kaso dhex galin intu videogu socdo wxd sameysa halmar dhamee videoga ka bacdi dib u bilabo bila add bad ku dawaneysa
    tnk me letter 😁😁

  • @abdisamadnuur1913
    @abdisamadnuur1913 3 года назад +1

    inta ka naxdaY in labad Hablood izdilan like iza aar

  • @abdulkadirdhagacade2503
    @abdulkadirdhagacade2503 3 года назад

    Wa xalqadii ugu Xiisaha badneed.

  • @mohamedyuusuf4569
    @mohamedyuusuf4569 3 года назад +1

    oo kaalay filinkA shalay maana la soo dayn

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 3 года назад +1

    Walalo sacad ama xilli noo sameye tusale galab, subax ama hbn sidaas ayaa ku haboon musasalada🙏
    From muqdisho cady🇸🇴🇸🇴❤

  • @naimaapdirashit6419
    @naimaapdirashit6419 3 года назад +1

    Ramadan kariim😍

  • @adiirie7998
    @adiirie7998 3 года назад

    Inanta adna ladhaha ilmaaderayaalow qurux badanaaa❤️

  • @mohammetahmmet7140
    @mohammetahmmet7140 3 года назад

    Musasalkan wan la socda waxyalahana dhalinta way wada hysa wlhi

  • @samaalegeneraltradingco7739
    @samaalegeneraltradingco7739 3 года назад

    Sood aaya 8

  • @afraxyarre4749
    @afraxyarre4749 3 года назад +1

    Mayya Shaaaakir Gabadha Waqti aay kugula Hadasho Siiiiii 🤏Mayya Sidaa Hayeeellin Shaaakir ✌Isku Day Inaaad Fahamto Gabadha//// Waxaan sugnaaba waa Part 8

  • @kulaayliye-_-offcia
    @kulaayliye-_-offcia 3 года назад

    Waaaaw waanka helay musasalkan

  • @hanathofficial6956
    @hanathofficial6956 3 года назад

    WaLHi musasalkan taageEraaa ♥️

  • @hothoahmed4066
    @hothoahmed4066 3 года назад +15

    Film xalay igu horaysay maalin dhawayad tiktok ku Arkay waan soowada daawaday waxa dhaca Ayaa laga matelay intii Aan daawanayey ilma ceshan kariwaayey iyadoo aan ogahay Riwaayad thy hadan dhab moodayey Alle waalidka hanoodaayo intii dhimatayna hawnaxariisro hooyo aabo booskooda cid kuubuxinaysa majirto

    • @dhowrsan9005
      @dhowrsan9005 3 года назад

      Xaqiiq wlhy Cudna mabuuxin karto Alle haynoo xifdiyo Aduun iyo Akhirpa hooyo mcn iyo Aapo mcn 🤲🤲😢

    • @hothoahmed4066
      @hothoahmed4066 3 года назад +1

      @@dhowrsan9005 Amiin xppti Allehaynooxafidee

    • @xograadischannel940
      @xograadischannel940 3 года назад

      Sidaa ayaan u raadiyey helay ka dib

  • @fowziyacumar6352
    @fowziyacumar6352 3 года назад

    Boodhari yare wx yr hanlo dheereyo flimka

  • @adamcabdi3673
    @adamcabdi3673 3 года назад

    Part 8🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @feysalnadaaracabdi116
    @feysalnadaaracabdi116 3 года назад

    Abaal qof kuu gudi karo ayaa loo galaa shaakir nin rageed🙏

  • @nimcocali8642
    @nimcocali8642 3 года назад +1

    Waqtiga nozo badiya

  • @zuhraibraahim7769
    @zuhraibraahim7769 3 года назад

    Ruwayada xayaysiiis Ayaaan unacay midkle yaraa muqaalu xayasiiiska ayaa ka badan

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 года назад

    Shakir iyo walalki shakirba gulaysanaya

  • @zhaaficiyousuf6491
    @zhaaficiyousuf6491 3 года назад

    Anigo shakir walashi ciiil iga hayo oo isle cay ayaan ogaaday inu film yahay

  • @idilabdirahman8561
    @idilabdirahman8561 3 года назад

    Soobadiya waxa dee haye

  • @rahmaahmet7661
    @rahmaahmet7661 3 года назад

    Alle haydin xafido wllyal🥰

  • @sharmakeabshir9192
    @sharmakeabshir9192 3 года назад

    War awoowayal waqtiga dheereya

  • @maxameddaahir2067
    @maxameddaahir2067 3 года назад +2

    sorry Adna guuleyso sis❣

  • @mumtazgarasho8036
    @mumtazgarasho8036 3 года назад

    M.a dad qliya🥰

  • @omarupdirahman8681
    @omarupdirahman8681 3 года назад

    Thnks waad kuzoo dhakhzatey

  • @sergikhadarcaat1468
    @sergikhadarcaat1468 3 года назад

    Walaal hore usoo sar

  • @ifrahdahir7507
    @ifrahdahir7507 3 года назад

    Walaal qaybtii 9 meedahay

  • @alhamdulillah12097
    @alhamdulillah12097 3 года назад

    Boodhari zxp

  • @asmadagan5967
    @asmadagan5967 3 года назад

    Mansh allah was filin aan ka hely wlhy

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 года назад

    Hore usocda sxp boodhari

  • @mariaaden7603
    @mariaaden7603 3 года назад

    Gormu soo galaysaa xalqada 8aad

  • @barwaqodiriye3717
    @barwaqodiriye3717 3 года назад

    Mashlaal Allah 😪😪😪😪😪

  • @rayaankayse632
    @rayaankayse632 3 года назад

    Hore u socoda wllyal

  • @sadakking1922
    @sadakking1922 3 года назад

    Keep going sxp sobadi filinkan

  • @hibonura9627
    @hibonura9627 3 года назад +1

    fudayd badana shakir hhhhh

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 3 года назад +1

    Shaakir nin walanba tahe filmki wad ku ciyartem

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 3 года назад +1

    Part 8 noogu soo dhaqso

  • @samirakhadar5971
    @samirakhadar5971 3 года назад

    kaliya waxan udawada bodhari yare

  • @cabdiladiifmacadka6786
    @cabdiladiifmacadka6786 3 года назад

    War wad kiciyar teen