Mashallah gabadhii ugu horaysay weey dadaashay anoo ka af soomali badan baan soomaliya xabad ka aqoon. Well done! The video was very nice I like the deen and culture questions.
The Somali people has had an uncountable amount of empires. Adel and Ajuuran aren’t the only empires the Somali people had.Sayid Mohamed Abdulle Hassan did fight against the British which would make him a freedom fighter and he didn’t pass away in the UK he passed away in modern day Somali galbeed. South Africa , Zimbabwe and Djibouti are all the right answers for the last question.
I m so excited for your video about the deen and culture questions I would like to add some advice The Somali heroes are 1. Ahmed Guray 2.sayid Mohamed A. Hassan 3. Abdalle delay Who is sayid mahamed? Sayid Mohamed Abdullahi Hassan was a Somali religious and military leader of the Dervish movement, which led a two-decade long confrontation with various colonial empires including the British, Italians, and Ethiopians.
@@Mohagnito94 haa qabiil ma fiicna lkn iyada xumaan iyo qabiil ahaan ulama jeedin magaciisa ayay soo qaban weyday marka hab kale oo ay ku sheegto ayay garan weyday dabcan sideeyna u egtahay qurbaha ayay ku dhalatay oo ku kortay marka hadday isticmaali lahayd “kii wadanka amxaarada soo galiyay” wey fiicnaan lahayd laakin sidey u egtahay mataqaano
Lol “the majerteen one” that was dope tho… this video is pretty informative … young Somali people need this type of content to gain the minimum knowledge about Somali history….. keep it up👍🏽
Sultanate of Hobyo (Somali: Saldanadda Hobyo, Arabic: سلطنة هوبيو), also known as the Sultanate of Obbia,[2] was a 19th-century Somali kingdom in present-day northeastern and central Somalia and eastern Ethiopia. It was established in 1870s by Yusuf Ali Kenadid, cousin of the Majeerteen Sultanate ruler Boqor Osman Mahamuud
Ninkani isagaaba u baahan inuu isa soo diyaariyo. Cabdalle Geelle waa kuma?maba maqal hadda ka hor anigoo wadankii ku dhashay kuna barbaaray oo ninweyn ah, cajiib. Laakiin waxaa Allaah SWT lagu mahadiyaa in Af Soomaaligii weli noolyahay oo weliba dhalinyaradu aanay saas uga aradnayn, Alxamdulillaah.
@@zakariyaali6075 Saldanadii Hobyo, ma dagaal bay Talyaaniga la gashay mise? Halkaa waxaan ka dheehday inaad nin iska xamaasadaysan tahay oo aanay taariikhda Soomaaliyeed kuu bilownayn. Markii xoriyada la qaatay iyo ka horba, wadanka waxaa majaraha u qabtay intii siyaasada ku dhiiranayd inta kalena peasants bay ahaayeenoo ceeb bay u arkeen siyaasada sidaas baana wadanka dhidibada loogu taagay iyadoo loo dhan yahay. Bal nala wadaag saldanadaha iskood isu aasaasay war ba adigaa hayee 😁, ku soco.
@@CkPesMobiledee walaal waa dookhiisa adna dookhaaga sheego,diinta way taqaan laakiin waa dad akhlaaq lagu koriyay oo waxay ka baqaysaa in ay diinta khalado halka somalida wadanku ay isku qaadaan su'aalaha la waydiiyo,laakiin anaa aqaan waa qoys diin leh waalidkeed iyo iyaduba
I'm so excited for your own video about general questions. Keep going. Always I watched the videos.. Those questions is very important for Somali genenetion who lives in western Countries.
Mash Allah keep going bro it's time Somali people to come back home and build the nation because these daisporo have the experience to build the country because they were born in working system
Who is Abdalle Geele? Please provide some information on him as it seems not many know about him compared to Sayyid Mohamed Abdullahi Xassan and Ahmed Gurey.
I know you want to be funny, but the rude texts such as ‘poor connection’ are disrespect, especially since some of your questions are religious based. That’s someone’s father who has kindly taken the time out to respect your channel.
Guys it’s deep historical questions wlhi me myself couldn’t answer any I was totally disconnected 🤭 shit happens so don’t always take the negative side of everything …. But wow 1 of the weirdest thing I figured out today’s Ahmed guray … Always thought that was spot in Hagreisa didn’t know there was a whole story behind that guy 😯
You forgot Majeerteen Sultanate. Also, Sayidd Muhammad Abdullah Hassan did get rid of the British colonizers, he passed away in Ethiopia because they did sixir to him but he got rid of the colonizers.
ummada ka fadhiiso nio tariikhna waxba ka garan mayside mikel maryama iyo sheikh bashiir labadasiba saxbey ahaayen waanad ka diiday tariikhdad noo sheegaysa marka ma mid xaafadiina lagh dhiga
Follow me
twitter.com/Rsomaliaa?t=c-UkMzQiztL2Ce7Z9wnTxA&s=09
www.tiktok.com/@r.somalia?lang=en
🙏🙏✊✊
1:38 - "Mad mullah" very rude sayidku AHN muuwaaleyn ee Londonta idin waashey idinka
Mansha all
ليش ما في ترجمة بالعربي او الانجليزي لناس الي ما يعرفون صومالي
First video oo arko oo adi iyo RUclips kaga aan arko subscribe aan kuu saray oo weye keep going my bro
I love the fact that , Somalis still knows and learning their history despite them living in foreign lands.
Fact, 4 ever Muslim 4 ever 🇸🇴
@@r.somalia9927 ❤️🇸🇴
Gabadha ayaa Ka fariidsan raga
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤❤
Mashallah gabadhii ugu horaysay weey dadaashay anoo ka af soomali badan baan soomaliya xabad ka aqoon. Well done! The video was very nice I like the deen and culture questions.
Masha allah waa wiil somaliyed o laga yaabo inusan somalia ku korin hadana waa wiil wadani ah o jecel dalkiisa hoyo allahku sharfo wll 🙏👏💯🇸🇴🇸🇴❤️
The Somali people has had an uncountable amount of empires. Adel and Ajuuran aren’t the only empires the Somali people had.Sayid Mohamed Abdulle Hassan did fight against the British which would make him a freedom fighter and he didn’t pass away in the UK he passed away in modern day Somali galbeed. South Africa , Zimbabwe and Djibouti are all the right answers for the last question.
Sheikh Bashir was actually a correct answer, he led the 1945 Sheikh Bashir Rebellion against the British colonialists.
This is why I don’t understand why he didn’t accept it
I thinks aheekh bashiir Daraawiish ayuu ahaa isaga iyo aabihiiba oo wuxuu ku dhashay xerada darawiishta laakiin halkgaamaa wayn oo taariikh leh ayuu ahaa weliba waqooyiga wuuna shahiiday oo wuxuu ku dhintay gacanta guumaystahii gaalada ahaa markii engiriisku dilayna waaba ku faanay..
This fish and chips Girl is highly educated in all history, woow amazing
wahas aa dahiin walal
I m so excited for your video about the deen and culture questions
I would like to add some advice
The Somali heroes are
1. Ahmed Guray
2.sayid Mohamed A. Hassan
3. Abdalle delay
Who is sayid mahamed?
Sayid Mohamed Abdullahi Hassan was a Somali religious and military leader of the Dervish movement, which led a two-decade long confrontation with various colonial empires including the British, Italians, and Ethiopians.
She’s so intelligent Woow. we need to find her account .I only watched her part of the video 😂😂😂😂 Majeerteen one 😂😂😂😂make more videos with her
Qabiileeste!
@@Mohagnito94 🤣🤣🤣🤣
@@YackaBoy117 am I wrong bro.
We have to stop this disease!
@@Mohagnito94you are not wrong bro somalidaan qabiil inuu wadankooda dilay ma oga
@@Mohagnito94 haa qabiil ma fiicna lkn iyada xumaan iyo qabiil ahaan ulama jeedin magaciisa ayay soo qaban weyday marka hab kale oo ay ku sheegto ayay garan weyday dabcan sideeyna u egtahay qurbaha ayay ku dhalatay oo ku kortay marka hadday isticmaali lahayd “kii wadanka amxaarada soo galiyay” wey fiicnaan lahayd laakin sidey u egtahay mataqaano
Lol “the majerteen one” that was dope tho… this video is pretty informative … young Somali people need this type of content to gain the minimum knowledge about Somali history….. keep it up👍🏽
0:59 what is that guy called "the Majeerteen one" hahahahaha Amazing knowledge she has this girl.
Asc waa barnaamaj wanaagsan Allah ku xafidu hore u soco.
Sultanate of Hobyo (Somali: Saldanadda Hobyo, Arabic: سلطنة هوبيو), also known as the Sultanate of Obbia,[2] was a 19th-century Somali kingdom in present-day northeastern and central Somalia and eastern Ethiopia. It was established in 1870s by Yusuf Ali Kenadid, cousin of the Majeerteen Sultanate ruler Boqor Osman Mahamuud
Ninkani isagaaba u baahan inuu isa soo diyaariyo. Cabdalle Geelle waa kuma?maba maqal hadda ka hor anigoo wadankii ku dhashay kuna barbaaray oo ninweyn ah, cajiib. Laakiin waxaa Allaah SWT lagu mahadiyaa in Af Soomaaligii weli noolyahay oo weliba dhalinyaradu aanay saas uga aradnayn, Alxamdulillaah.
Maxaa ka raacday saldanadii talyaani kalkaal kkkk. Saldanadaha somalida waxaa la xisaabiya kuwo Somali iskood u dhisatay xoogoodana ku taagnaa
@@zakariyaali6075 Saldanadii Hobyo, ma dagaal bay Talyaaniga la gashay mise?
Halkaa waxaan ka dheehday inaad nin iska xamaasadaysan tahay oo aanay taariikhda Soomaaliyeed kuu bilownayn.
Markii xoriyada la qaatay iyo ka horba, wadanka waxaa majaraha u qabtay intii siyaasada ku dhiiranayd inta kalena peasants bay ahaayeenoo ceeb bay u arkeen siyaasada sidaas baana wadanka dhidibada loogu taagay iyadoo loo dhan yahay.
Bal nala wadaag saldanadaha iskood isu aasaasay war ba adigaa hayee 😁, ku soco.
@@zakariyaali6075 tan soomaali baa dhisatay talyaani maahayn
@@foox4080 hadaadan Taariikhda ogeyn waa saan oo kale. Kenadiid talyaani baa xoog u yeeshe oo Hub siisay dadkiisana ayuu ku xadgudbay. Hadaad rabto discussion waa soo wadi karnaa hadaa diyaar tahay
Finally something different... great content
Gabadhan yar waaba cajiib Masha"allah. Siday u barartay taariikhda somalida iyadoo UK Europe ku dhalatay. Waan jeclaan lahaa inay xaaskayga noqon lahayd
Me 2 from London
No ku guma raacsani sxp diin iyo taariikh farqi weyn ayaa udheexeeya
So I perfer Diin woman
@@CkPesMobile waa runtaa sxb, laakiin ma laga yaabaa inay diintana ku dhaqanto, oo wax ka taqaano?
@Ahlam tan islaamka ka muhimsn oo aad ka ogthy dhibatooyinka hystah walaalaha islaamka muhim wye
@@CkPesMobiledee walaal waa dookhiisa adna dookhaaga sheego,diinta way taqaan laakiin waa dad akhlaaq lagu koriyay oo waxay ka baqaysaa in ay diinta khalado halka somalida wadanku ay isku qaadaan su'aalaha la waydiiyo,laakiin anaa aqaan waa qoys diin leh waalidkeed iyo iyaduba
The First Girl is intelligent
"Majeerteen one LOL " actually this interview is amazing cause I didn't knew about it before I haven't heard it.
Same.
First girl she done well
Maan sha allah taariikhda umada Soomaaliyeed
Brother I like your new channel we need RUclipsrs like you who teaches us our Somali history. Keep going and we support you.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
Barnaamij aad umada wax ugu faidenaayo oo waxtar leh waaye mansha allah. Keep up the good work👍
Socialmediayaha dadka kaqeybgalay hoos noogu reeb
I'm so excited for your own video about general questions.
Keep going.
Always I watched the videos..
Those questions is very important for Somali genenetion who lives in western Countries.
Shiikh xasan barsame, nin aan garaneyn ayaa raba inuu taariikh dad weydiiyo.
Just saw this And enjoyed it Keep doing this and give us more like this videos thank you love this contents give us more of Somali contents Like this
That girl way garanaysaa taariikhdii somalia Amazing
The first girl in the video did an awesome job answering most of the questions. me and her need to study together
😉Lol
The majeerten one thanks amal
Mash Allah keep going bro it's time Somali people to come back home and build the nation because these daisporo have the experience to build the country because they were born in working system
The fact that somalis history is not complete without ajuuran monarch ,am proud ajuuran
Mashalllah I miss knowledge videos like This
Kan isaga ayaanba wax aqoon.gabadhan yar baa ka aqoon iyo soomaalinimo fiican
Waa ka helay su'aalahan maasha Allah
Keep going 👍💕
This interview style is soo much better than the last one 👏🏾
Fariid yar ManshaAllah
Ma haad saniid
You simply wanted her insta and you got it 😂😂 marabta ina below kuso dhigo kulaha.
The first one masha Allah wish inaa muuqalo badan kazoo duubto
Who is Abdalle Geele? Please provide some information on him as it seems not many know about him compared to Sayyid Mohamed Abdullahi Xassan and Ahmed Gurey.
Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr wll kuwad meel kale ha u badalin
Just liked and subscribed to your channel because you have value content. Keep going
Sheekh bashiir xasan barsane, gabadhu waa saxantahay
Gabadha ugu horeysay waa ay diyaarsan tahay aqoon ahaan walow aysan ku guuleysan su'aalaha qaar masha allah.
but she was right when she said micheal miriano
@@softiegirl-ndanimelover3873 sayidka xitaa wuu ka diiday ma fahmin sababta!
@@socdaal yea isagan taariikh waxba ka garanayn just intii uu soo qortay ayuu donayaa
I know you want to be funny, but the rude texts such as ‘poor connection’ are disrespect, especially since some of your questions are religious based. That’s someone’s father who has kindly taken the time out to respect your channel.
Accepted advice
May Allah bless you for this honest advice we need someone with this diplomacy in charge of Somalia.
You are out of the context… go some were else so you could spread the negativity you are bieng raised!
You speak my mind wallahi 😭😩
Guys it’s deep historical questions wlhi me myself couldn’t answer any I was totally disconnected 🤭 shit happens so don’t always take the negative side of everything …. But wow 1 of the weirdest thing I figured out today’s Ahmed guray … Always thought that was spot in Hagreisa didn’t know there was a whole story behind that guy 😯
I like this program love from California
Thank you wallal for this great content keep up the good work and ignore the negatives, welldone 👏
حلو والله كثر منها نستفيد ونتعرف على حاجات كثييييره🎉
Ogaada qofkii wax barta uma eka qofka kale, kuli gabdhaheeena mashalh aqoon baa ka muuqata in kastoo bay’ada ama qurbaha saameeyey, markasta aqoontu waa hore usocod.hadaad dal shisheeye jooogto waxa mudnaan leh in Aad dalkaaga barato . Iyo diin taadaba, "aqoon la’ Ani waa iftiin la’Aan" Way dhaamaan kuwo badan oo waqti iska lumiyey
The Majeerteen One kkkkk, funy weeye wlhi.
Alle yarxam Madaxdii dhimatay.
Su,aala haaga aad baan uga helnay, dadkan waba dad funny ah, the majeerteen one hhhhhh waa gabadh legend ah
Asc walal adiga xita waxad ubahantahay taariqda inad si fiican ufahantid wayo waxba ka dhiman wadna dadaaleysa good horay usoco insha allah saldanadaha ama boqortoyada galadi wad ka tagtay iwm mahadsanid
Gabadhaas 1aad runti wan la dhacay
Alle hku xafido wll qli 🥰
This is incredibly amazing 👏
Manshaa allah tabarakallah allah waan ka helay👍🏼👏🏼👍🏼 video gan waxaana kutalin inay comments somali ku qoraan inshaa allah,
Shiikh Bashiir maxaad ku diidaay wariye?
she is definetly from SOMALILAND. shout out to Lander
Very smart young girl
To be honest we all Somalis need to go learn our history we are not doing good
كثير حبيت القناة. اتمني توصل لهدفك.. وتصير وحده من القنوات المشهوره. كل التوفيق 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
You forgot Majeerteen Sultanate. Also, Sayidd Muhammad Abdullah Hassan did get rid of the British colonizers, he passed away in Ethiopia because they did sixir to him but he got rid of the colonizers.
webkan waa beenloow qabyaladiiste dadkii somaliya u dagalamey ayuu xaqirey waan kala noqdey like
Tariikhda somaliya waa inaad barataan👍😳
I really enjoyed watching your video. Keep going bro. Enlighten us with your questions. thanks
Asc walal jizakallah kheyr dhamantiin sii wad barnaamijkaan guuleyso
ماشاء الله brother I learn something new
الحمد لله، شكرا
Thanks for sharing sister
Faiid weeye Masha allah gabdhaas
Aad iyo weyn
My brother waa iga waano dadka ha dhumin taarikhda somaliyed wax badan kama taqaanide
Inteey gabadhaasi sheegtay anigoo nin weyn ah ayaanba aqoonin walee fariid iga dheh
Thank you walalo, you are doing good job, but how could you ignore saldanada Boqor Cali Yusuf and Kenodiid. Over all I liked the program.🙏🏾🙏🏾🙏🏾
በአላህ አማሪኛ ምታውቁ ሳጨምሩ ሳትቀንሱ ተርጉሙት በሱማልኛ።
ማሻ አላህ ሱማሌ ሙስሊም ወንድም እህቶቼ በጣም ነው ምወዳቹ ለአላህ ብዬ በተለይ የትም የአለም ዳርቻ ብትኖሩ በእስልምናቹና በባህላቹ በሀገራቹ በአንድነታቹ ማትደራደሩ ጀግኖች ናቹ አላህ ይጨምርላቹ። ግን እኔ ሁሌም ሚያሳስበኝ ወላሂ የማዝነው በየ ዘመኑ እየተከሰተ ህዝባቹን የሚጨርሰው ድርቅ ነው በባህር ተከባቹ ለም መሬት ኖሯቹ እንዲ በየ ዘመኑ ለምን ይሆን ሲያልቅ የአላህ ቀደር ሆኖም ሳለ በዝምታ ምታዩት በተለይ አውሮፓና አሜሪካ ምትኖሩ የማሀበረሰቡ ተወላጆች ወንድሞቼ ብዙ ነገር ማድረግኮ ትችላላቹ እስራኤልን ተመልከቱ በደረቅ መሬት ለአለም የተረፈ ምግብና ፍራፍሬ ስትሸጥ እባካቹ ለህዝባቹ ዶላር ከምትልኩለት ራሱ ሰርቶ ሚመግብበትን ዘመናዊ የአስተራረስ ዘዴ ብታሰተምሩትና ዘመናዊ ማሽኖችን እርዳታ ብታደርጉላቸው በአላህ ፍቃድ የሱማሌ ድርቅና ረሀብ ማጥፉት ትችላላቹ።
ምናልባት እናንተ ኢትዮጵያውያንም ትራባላቹ ራስህን መጀመርያ አድን ትሉኝ ይሆናል የኢትዮጵያን ረሀብ የፈጠረው እናንተም ጠንቅቃቹ ስለምታውቁ አልነግራቹም ለሁላችንም አላህ ከይሩን ይምረጥልን አሚን።
ummada ka fadhiiso nio tariikhna waxba ka garan mayside mikel maryama iyo sheikh bashiir labadasiba saxbey ahaayen waanad ka diiday tariikhdad noo sheegaysa marka ma mid xaafadiina lagh dhiga
alxmdulilaah allaha i baray ayaa mahada iska leh zxbow sidaa kusii soco waxba laga faa iidaa
Alxamdulilah
Amazing show MAsha Allah
Damn I don’t even know some of those answer 😂
waa run shiikh bashiir waa kamid 1940kii
ahmed Gurey qabriga nabi scw ayuu ilaliyay?nabiga miyaa Soomaaliya kudugan?
اسألوا أهل الذكر إن كنتم لا تعلمون ☝🏽
Zhp never give up keep going Don t listen what other people saying you only look your forward.
Informations badan baa kaa maqan dhinaca boqortooyada, waa runtiis Biyamaal waay jirtay, Galadi way jirtay, iwm sii raadso kuwo kale oo jiray...
You should have have included Farmajo as one of the fighters for Somali freedom
N&N 4 LIFE
Wariyaha ama xiriiriya barnaamijka waa in si ficaan u ugu cadeeyo su,aasha, waa barnaamji fiican o aqoon guud ah , congratulation.
Why was Sheikh Hassan Barsane not mentioned in the correction?
Asagan garanayn
Dhaliyarada UK ku nool wa kuwo dhaqanka & diinta xooga ku rooon .
Lakin kuwo USA & Scandinavian ka ku nool diin & dhaqan shuqul kuma laha !!!!
Sh.Bashiir inantu wayku saxsantahay laakiin ninka wax duubayaa aqoon uma laha.
Odayga xariif waye mic asaaba qatay 😀😀😀😀😀😀😀😀 ku soco hh lkn wllkeyg R-somali waa caaqil wuu u daayay madax sare mashvallah bro
Waad ku mahadsantahay waad dadaashay 3da luqadoodba ma xuma ee soomaaligaaga yar adkee
Masha Allah I like your question in the public place keep doing.👍👏✌️❤️
Gabadha weey aqlii badaan taheey ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO
Amiin
Waaryaa taariikhda Somalidaba si fcN u AqooN Sheekh Bashiir Maykal maryamo Labaduba waxey AhayeeN Gumeysti La DagaalamayaaN Reer Somalilnd Ah Gabadha wey fiicaN tahey
Shiikh Bashiir was leader and true warrior.
That’s how we live this days Somalia is before islam istaqfurullah
Boqortooyo caalami ah soomaaliya 2 kaliya ayaa ka jiray, inta kale local bay ahaayeen wayna badnaayeen.
0:42.
Oo Doowlad run ah iyo MW-Xukumay 5ta gees.
1991 ilaa iyo Hada Farmaajo baa ugu dhawaa, Lakiin 5ta Gees, Sodii 1990 ka-hor ma aheen.
When you know the clan which president is from but not the president himself
....typical somali 1😆
Masha Allah mahadsanid
This guy is more dhaqan celis than her my nigga said no to xaawo taako HOW DARE U
🤣🤣
Hawo tako was not conical fighter
Isaga ayaan waxba garanayn sheekh bashiirba haduu garanwaayay yaabaa ka dhacay
I love odayga lacagta aad bixinayso yaa kuu soo dhiibay 😆
waa 10 madaxweyne(1. Adan Cadde, C/rashiid,M Siyaad,Cali Mahdi, Cabdi Qaasim, C/lahi Yusuf,Sh Shariif,, Xasan Sh ,Farmaajo iyo Xasan Sh.)
Keep going bro halka kasii wad su alaha aadka u qiimaha badan 🙏
Mashallah wll just subbed keep up the good work
This is a great awareness campaign