Fandhaal Podcast | 44 | Gedo Falastiinta Soomaaliya | Qisada Gobol La Hilmaamay .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 дек 2024

Комментарии • 769

  • @haadkaduulamohamed8201
    @haadkaduulamohamed8201 Год назад +51

    Ilaahay ha unaxaristo abtiga wll aad ban oga xumahay 😭😭 waxaan ka so jeda deganka somalida aad ban u necbahay ethiopia iyo kenya insha allah soomaali oo dhan wa midoobayan aad ayaan ku jeclahay wll cumar 🥰

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 Год назад +52

    Waxa arin ilahey lagu mahdiyo ah in.aan heysano ustaad Omar Inshar iyo dhalinyaro lamida oo wacyigooda wali nolyhy oo intas oo qof neh ku xiranthy alxamdllh🤲

  • @nimcaanhassan05
    @nimcaanhassan05 Год назад +31

    The best person ever the most knowledgeable and the most all created prophet Muhammad🥰scw❤

  • @khalidmohammed3348
    @khalidmohammed3348 Год назад +33

    jaza kallah kheyr ilaahay xabsiga haka soo daayo walaalkeen ama waalidkeen sheekh khalid al raashidi fadlan aaminta u dhaha tan iyo inta aan soo caqliyeystay xabsi ayuu kujiraa.
    mahadsanid cumar inshaar.

    • @LiiLove-pl5mj
      @LiiLove-pl5mj Год назад

      Alle ha ka soo daayo cadowga gacanta ku haya

  • @moha-k1h
    @moha-k1h Год назад +44

    Ustaad Abti & Masaakintii ku baxday gacanta gumeestaha Allah unaxariisto Waana ka dhiidhin doona insha allah 🦁🇸🇴🦁 #Kusaliya Nabiga N.N.K.H 🤚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 Год назад +39

    Baardheere gado ayeeydeey hooyo kudhalatay abtiyaashay iyo ehelkaygoo dhan waana dadka soojeedaan hargeisa dhalasha ahaan hadana waa wada reer gado baar dheere waayadii hore joogeeen hadana hargeisa waacadi gobalka qabaiil maleh sxb allah ah ugargaaaro hargeisa kasoo hadlayaa guulayso walal allaw ha ugarggaro mac salaama

    • @yahyamohamed9885
      @yahyamohamed9885 Год назад

      Masha allah

    • @sir__cmc
      @sir__cmc Год назад

      Beenaalaa tahay dad aanad ahayn ha sheegan adeer meeshan waxa kasoo jeeda kii reer hargaysa xasuuqay ee ina Siyaad.

    • @mancado8635
      @mancado8635 Год назад

      @@sir__cmc Fuckinyow cuqdadaysan meelahaa kula dhimo cuqdada anaga aH dhashii hargeise

  • @bile-25
    @bile-25 Год назад +15

    Gedo iyo dhamaan dhulkayga hooyo cadowga waa lagaa saari maalin Insha Allah💪🦁🥷🏿

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 Год назад +25

    Waanka xumahay dadkeena sida dulmiga lagu leeynayo tafaraaruqeena ayaa keenayo in kali kali Iyo koox koox naloo dhameeyo sorry for your loss it’s really tragic how our people suffering Ethiopia soldiers are taking advantage of our divided. Allah quluubta umada soomaaliyeed hamideeyo aamiin.

  • @NoName-zs1wb
    @NoName-zs1wb Год назад +56

    I love this. We need more awareness.

    • @jaabirosman-bz3rt
      @jaabirosman-bz3rt Год назад +8

      Afsoomali kuhadal

    • @moha-k1h
      @moha-k1h Год назад +2

      Af soomaali ku hdal waraa

    • @Yacquub21
      @Yacquub21 Год назад +2

      Af somali ku hadal luuqadaaada ku faan

    • @NoName-zs1wb
      @NoName-zs1wb Год назад

      Haye walalayal ❤️

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Год назад

      ​@@Yacquub21 waryaa ....luqadeyna malahan erey bixino cilmiyeed mana la alifin ...afka somaliga ma aha luqad cilmiyeed ee waa luqad diineed

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Год назад +11

    Laaxawla walaa quwata illa billah adbaad ugu mahadsantahay warbixinta qiimaha badan eed nooga soo diyaarisay gobolka Gedo illahay waxaan kabaryaa cadaalad inaan helno maraan fogayn insha allah yaarbbi Gedo iyo gobolo badan oo wadankeena ka tirsan maan arag hadana wadankayga iyo dadkayga qalbiga ayey iiga qoronyihiin

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Год назад +12

    Alle Swt 🥰 ayaa iga dhigay wiil Somali ah kana soo jeeda Gobolka Gedo ku dhashay, Xamar/Banaadir, Waana tagi doona in sha Allaahu tcl ☝️, Gobalada kale waan tagi doonaa waa Dhulkeeyga Hooyo 🔥💯🖐️

  • @najmaabdikadir3879
    @najmaabdikadir3879 Год назад +1

    Gedo waa gobol aad u qiima badan oo caan ku ah barasha diinta iyo qeyradka wadanka rabi ugu baryaya in ilah ay sas u dhaamo waa meel idhow ana jeclahay oo dadkeyga dagan rabi ha u dhibdhaamo🤲

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 Год назад +18

    Waaba sawabta aad utahay shaqsi aad u adg adag allah yaaraxma abtigaa

  • @boggaha8446
    @boggaha8446 Год назад +5

    Gedo , hiiran , iyo soolba waa gabolo aan layabay waxa ka socda siiba gedo
    Allow sahal amuuraha soomaliya.

  • @shariifnahari5922
    @shariifnahari5922 Год назад +26

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @IfrahAbdisalah-ci5ko
    @IfrahAbdisalah-ci5ko Год назад +3

    Aad iyo aad ayaan uga xumahay waxa dhacaayo GEDO SOOMAALIYA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 Год назад +2

    ALLAH ha u gargaar reer gedo iyo islaamka oo dhan , qulubtoodu ha isu soo jeediyo

  • @mohammedyusufmedia2803
    @mohammedyusufmedia2803 Год назад +3

    Ustaad Omar Mohammed inshar mahadsanid ustaad qof manfac u leh bulshadena Somaliyeed wax badana ka og Geography ahan dalkiisa

  • @saacidabdirahman1638
    @saacidabdirahman1638 Год назад +2

    صحيح اخي الكريم كثرالله امثالك

  • @Undermine23
    @Undermine23 Год назад +1

    Ilaahey ha u gargaaro Walaalehen gobolka GEDO ilaahey inuu kusuu celiyo Wanaagii iyo kheyraadkii

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 Год назад +16

    Zxp ramadaankan midkiisa kle nabd allah hanugu garasiyo 😘🤲👏

  • @Bullale6
    @Bullale6 Год назад +1

    Qisadan Haddii aan fikirkayga ku cabiro;
    Dadkaas masaakiinta ah ee aan waxba galabsan ee ilaahay sabab uga dhigay dilkooda ciidamo Shisheeye ilaahey kasako waxa sabab u ah dilkooda Masuuliyiinta calooshood u shaqaystayaasha ah ee dalka hogaaminayey illaahey-na [SWT] wuu kula xisaabtami doona maalin aan maalin ahayn.
    waxaan illaahey u weydiinayaa in uu dadkaa dhibta ka dul qaado uga badalo badal khayr qaba.

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 Год назад +101

    Asc Waxaan in ka soo Salaamaaya Baardheere ❤️
    Hada itoobiyaanka waxey ii jiraan waxyar...

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 Год назад +7

      Maxay idinka rabaan markaa zhp, anaga xaganaga xuduudka xatta xabad ethoipian ahi majoogto

    • @maxaxammamamam
      @maxaxammamamam Год назад +1

      War wall dil

    • @yahyamohamed9885
      @yahyamohamed9885 Год назад

      @@abdihashi6225 wa xagee meeshaas

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 Год назад +2

      @@yahyamohamed9885 xuduudka somaliland ilaa jigjiga kuwa stepaha jooga mooyee hal askari majoogo. Waa iska ammaan.

    • @yahyamohamed9885
      @yahyamohamed9885 Год назад

      @@abdihashi6225 sxb halkaan magaalooyinkayba dhex joogaan qaarkood markaasaa say rabaan u maamushaan

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 Год назад +4

    Insha allah waynu ka bixi doonaa فإن المع العسر يسر

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 Год назад +2

    Wllhi, waala hilmaamay, sidoo kale dadkiisu dad gobonimadii oo dad ah, inta qof ee reer gedo ama reer caabudwaaq ah ee dad qiimo badan ah tiro maleh, allh yaxfidakum.

  • @adanabdulahi-fi9zf
    @adanabdulahi-fi9zf Год назад +13

    Wll cumar inshaar waa ku salaamay
    Abti ilahey ha u naxariisto
    Waxa rajeena in aad ka soo hadashid
    Social anxiety waa mowduuc aad u muhiim ah waana dhibaato dhalinyarada somaliyed heesata wax rajeena in aad ka soo hadashid

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +17

    Runtii aad baan ku taageera walaalkay oraahyo fara badana waa ka faaiday❤🥰

  • @Amoeditor
    @Amoeditor Год назад +27

    100% wa sax hadalkaaga ana ka soo jedaa aad baan ugu xumahay kenya iyo ethopia aan na gumeesto inaa dhaho waan ka xumahay walaahi somali ina ka dhasho mar marka qaar waan ka gubta
    ذل و مهانة ayaan ku jirnaa somali goorme qabyalada is dhaafe oo dalkeefa xoreena ndf kenya heesato ogadenia ethopia heesato muqdisho iyo gobalada kale amisom ayaa heesato

    • @Moahmmed_Ali
      @Moahmmed_Ali Год назад +3

      Qabyalada waxa na baray waa siyaad barre marka adinka bilway adkeesta hee

    • @ramadancade8691
      @ramadancade8691 Год назад +3

      ​@@Moahmmed_Ali waar caqli xumidaa 😮😮ale hkusoo hadeyo hadaad saa ufikiryso

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 Год назад

      @@Moahmmed_Ali😢😢😢😢

    • @qadu385
      @qadu385 Год назад

      Alah amuuraha hasahlo

    • @Amoeditor
      @Amoeditor Год назад +3

      @@Moahmmed_Ali jaahilnimada wa cudur aan daawo laheen doqon yahow siyaad bare dhaliisha kaliya uu laheen waxay aheed qabyaalad ee orod tarikhda so baro

  • @dallemohamed4944
    @dallemohamed4944 Год назад +10

    Omar insha Allah video oo kle so Badi dadka ku baraaruji cadamgeenu inu Ethiopian ahaa ahaana doono uuna hdana tahy Sido kle Kenya iyo beshaw6aad. Video kaso diyaari mahadsanid Allah ha u naxariisto abtiyo & sonalida kle xaqdarada lagu laynayo Aamiin Ya Rabi

  • @garyaqaanmansuur4372
    @garyaqaanmansuur4372 Год назад +3

    Omar inshaar waxaan rajaynayaa inaad Gobalka Siti Dhibta ka jirta inta oo kale aad ku garab istaagto.
    GOBALKQ SITI

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Год назад +15

    GEDO DOWLADA SOMALIA 🇸🇴 WEY DAYACDEY😢

  • @maryansharif3807
    @maryansharif3807 Год назад +3

    Cajiib walal cumar ilahy hakubarakeyo marka kowaad marka labaad waxadhab ah in dhigaas muslimtaas abtiga u kamid yahay cayar cayaartas unan ahayn galadasna xaqoda ay mari donan 💯

  • @pendatv1675
    @pendatv1675 Год назад +1

    Ani Somali ban ahay fandaal, kenya deganka somalidha, inshallah injustice will end with regret always

  • @isaacdamiez-jk9bd
    @isaacdamiez-jk9bd Год назад +14

    Walaalo dad indho xidhan ayaa inoo taliya maalin wey iman lala xisaabtami doono taariikh madowna ay ka tagi doonan
    Insha allah

    • @munadahir1839
      @munadahir1839 Год назад

      Insha allah wll maalin uun waad la bixi doontan from sool ilaahay dhibta haynaga wada saaro

  • @walalfakiir4394
    @walalfakiir4394 Год назад +7

    runtii wll omar waxii sanado qalbigeyga holaci kashidnaa kahadashay abti alle ha unaxariisto dhibtaana alle ha inaga qaado from buurdhubo gedo somalia

  • @abdallemahamoud7800
    @abdallemahamoud7800 Год назад

    Allah yabarik feek walalky omar alle haku dhawro. Gedo waa lahilmaamy alle ha unaxariisto abtigaa

  • @namzasharif885
    @namzasharif885 Год назад +15

    Ethiopia) dalka aan unecbahay aduunka. waxey laayeen abtiyaashey oo 4 aha iyo hoyadey ooy asey usaaren iyado waliba uur leh lkn abahay mahan . walashey iga ween ayey a abaheed dileen .... ilaahay aduunka haku ciqàabo .. ilaa hada ayey layaan matida iyo xoolaha

  • @nournani3627
    @nournani3627 Год назад +1

    Ilaahi ha u naxaristo abti

  • @نجيبابنحسن
    @نجيبابنحسن Год назад +10

    Gobalka gado aad buu udhibanyhy lkn allah subxanahow watacaalaa nama hilmamayo😢😢

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 Год назад +2

    ❤❤❤❤ Gedo manshalah inshaalah tacaalah waan ka baxeynaa Ree Gedo

  • @learn-with-Ibra
    @learn-with-Ibra Год назад +15

    Allaha u naxaristo dhamaan intii gacantooda ku baxday gaalada - aniga waxaan ka soo jeeda garbaharrey, meel waxyar u jirto garbaharrey oo la dhaho maykaareebay ayay dhacdadaan cml ka dhacday inay isku mid tahayna waa macquul - haday dileen ayay waliba qariyeen oo ciida ku dugeen😥😥😭 Allow noo gargaar.

  • @dmohamed
    @dmohamed Год назад +3

    Gedo way horumarin Insha Alle, haddana isbaddallo fiican baa ka socdo. Waxa aan heegan u nahay in aan gobolkeenna dib u dhisno, iskufilnaanshana aan gaarsiinno haddii Eebbe idmo.

  • @sooyaanxikmaawi333
    @sooyaanxikmaawi333 Год назад

    Allah unaxariisto waaxaqiiq Allah ugargaar umada islaamka شيخ خالد فك الله أسره

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 Год назад +2

    و عند الله تجتمع الخصوم

  • @yuusufxuseenfanax5040
    @yuusufxuseenfanax5040 Год назад

    i.n maalin waan heli doonaa qof naga xureeso i.n umar ilaahey ha u naxariisto abtigaa iyo dhamaan inta ku dhimatay

  • @maryamaahmedali8958
    @maryamaahmedali8958 Год назад +3

    Allha unaxariiisto abti😢 tankle ustaad mahadsanid

  • @Qariib
    @Qariib Год назад +25

    ilaahay dhibka ka saaro dhibka wllaheen gedo ilaahayna haw naxariisto abtiyo wll omar qof damiir leh ayaad tahay from hargaisa😪

  • @adoonkiialle1750
    @adoonkiialle1750 Год назад +3

    Jubaland oo dhan buu dhibkaas ka jiraaa Badhaaadhe maalin uun qorigeyga waan ku xureynaa i.a

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 Год назад +3

    3 maalin uu khadka iga maqnaa kadib maanta ayaan jaanis u heley inaan dhegysto waan is lahaa inaad wax uun soo dhigtay
    Aad iyo aad bad u mahsan thy waxaan idin leyhy
    Ha waaro garaaadka❤❤❤❤

  • @ramadancade8691
    @ramadancade8691 Год назад +4

    Anuu marwlba oon madaxda dalkena arko waan oyaa oon murugodaa caqli gaabnimdooda 😢😢 se hadana marwlba ilaahybaan rajeeyaa oonka rajeyaa nin dalka iyo dadkaba uwangasn❤

  • @sulubsomalikamas2923
    @sulubsomalikamas2923 Год назад

    Waad mahadsanid cumar inshar sida warbixinta noogo sogudbisay hala isdifaaco yaala calaacalin

  • @Africa-china367trh
    @Africa-china367trh Год назад +3

    Waxaan booqday 2008 anigoo 6 sano jir ah ♥ waana jeclahay gedo

  • @Sir-Hajji-10
    @Sir-Hajji-10 Год назад

    Alle ha u naxariisto Abtiga iyo intii ku dhimatay na noole waa dhinte mar wlpe alle naxariisti jano haka waraabiyo dhaman umada Muslim ka ah intii Xaqu u yimid 🤲🤲🤲

  • @jokejoker4752
    @jokejoker4752 Год назад

    Allaaah u naxariisto abti iyo dhamaaan umada Muslim ee dhimatay, Omar inshaar mid ogoow somalida cadaawada ugu weyn waxee kala dhexeysa reer kale oo somali ah oo dhiig , af , dhaqan iyo diiin wadaagan

  • @khalidabdii
    @khalidabdii Год назад +1

    Mnshllh nce idea to talk about well deserved macalin Omar allhy haku xafido ilahy dhibatadana hanaga qado inshllh

  • @clqaniaxmed1191
    @clqaniaxmed1191 Год назад

    I will return Gedo region's freedom as soon as possible and the whole Somali community lands if Allah say since,I consider the best leader for ever .

  • @Abdirahman_03
    @Abdirahman_03 Год назад +1

    Ethopianka wa dhibka somqlia sbbto As wxey bilaabbaty markii abdalhi yusuf uu ethopian wadanka la soo galay dhow mar gedo abaar ayaa ka dhacday maqlay waaka xumahay somalia
    gobal ahan aniga waxa ka soo jeda DHUUSO MAREEB somalia ha noolato Gedo waa ay dulqadaty ❤

  • @kawsarosmansalah
    @kawsarosmansalah Год назад

    Rayigayga ma khaldanen illahay ayaa kasoo jeediyey gobol Aan dadkisa iyo ciidisaba jeclahay yaa illahal calam illahy ha unaxaristo dhamaantod macalin waan ka xumahay...

  • @omerovali4725
    @omerovali4725 Год назад

    allah ha unaxariisto jannaatkiisana haka waraabiyo abtiyo iyo dhamaan shuhadada ku baxday gacmahaha gaalada arxanlaawayaasha Ethiopia .

  • @anisaaragsan5950
    @anisaaragsan5950 Год назад +7

    Walaal cumar arintu sheegaya waa run aniga ku nool gobolkan gaar ahaan luuq ganaane Ethiopian iyo kenyan waxay leeyaan shacabka inshallah malin waxa reejeeneyaa gobolkeena iyo dalka dhan in uu xasilooni helo

    • @Hindahappy-s3m
      @Hindahappy-s3m 8 месяцев назад +1

      I.a waan rajay nayaa inaan mar un xorowno lkn tas waxay uu bahan tajay ficiil

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Год назад +20

    Waa wax fiican inaan barano dhamaan gayga somalidu dagaan wxy waajahayaan noo wad wll Allah cadawga hanaga qabto Salam from Turkey, somaliland 🥰🙏

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +1

    Omar Inshaar saaxiib Gedo waa meeshii 1992 ay isku dagaaleen ururkii Al Ittihaad al Islami iyo jabhadii Gedo ee SNF oo markii danbe Ethiopian soo kaxeesatay.

  • @mohamudawmuse3242
    @mohamudawmuse3242 Год назад +1

    Sxb aad iyo aad baad u mahadsantahay waayo aad iyo aad ayey u fa'iido badan yihiin barnaamijyada aad soo bandhigto.waxaan anigu shaqsi ahaan ku leeyahay ilaaheey haku xafido sharka iyo sheydaankaba ilaaheey hakaa xijaabo. Aamiin aamiin aamiin.

  • @zaakirsomali1
    @zaakirsomali1 Год назад +4

    Balan ilaahay Ayaan naftayda iyo ilaahayba ka qaaday inaan umada soomaaliyeed unoqdo soo celiye dib usoo kiciya rajadooda hadii ay suurto gali waaydana inaan dariiq lagu bad baado ka tago waa ramadaane alle ha ii rumeeyo 🤲

    • @mohamedabdirizak922
      @mohamedabdirizak922 Год назад

      Amiin wllo alle haynoo rumeeyo❤❤❤

    • @Anabeeyyyy
      @Anabeeyyyy Год назад

      Ameen wll🤲🥲

    • @mohamedjama964
      @mohamedjama964 Год назад

      Walal ila so xirir aadban u daneeya dhalinyarada sidada oo kle ah oo jecel dhulkooda iyo dadkooda

    • @Hindahappy-s3m
      @Hindahappy-s3m 8 месяцев назад

      Allah haku fududeeyo wll

  • @ZakiHusen-wo3pl
    @ZakiHusen-wo3pl 5 месяцев назад

    Alaha unaxariisto abti

  • @Ravitmarco1
    @Ravitmarco1 Год назад +20

    wlhi dadka Dega Gedo waa dad aan cuqdad aqoonin intaas 1991 ilaa 2015 Lagu maadaayey Mana dhihin waan go.eynaa Waa dad qalbi fiican wlhi waa dad aan ku soo dhaxnoolaadey🩸

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 Год назад +1

      Kkk xagey u go’ayaan waa laba Tuulo’e 😂 waxana waad galabsateen ee Ilaahay u so noqda Soomaalina cafis waydiista si Eebe idiin ku naxariisto.

    • @cabdallaburhaan1469
      @cabdallaburhaan1469 Год назад +1

      @@imbashiir1825 Gedo waxbo kama yara putland waa gobolka labaad ee ugu weyn Somalia, 8 degmo xududo wabiga jubba iyo wabiga daawo........

    • @Captian_Jey_Mohan
      @Captian_Jey_Mohan Год назад

      ​@@imbashiir1825Kkk Somalialnd Ssc Markii lga Reebo Gedo Ka Weyn

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 Год назад

    Mahadsanid cumar runtii waxad nin dhalinyarow xog ogaal ah m.a barakow akhiii

  • @akhalif579
    @akhalif579 Год назад

    Allah u raxmado abtiga iyo musliminti kale gaaladu leeysey waa arin xanuun badan daashateyna soomaalida waayahan. Mahadsanid.

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa Год назад

    Akhi Abti iyo Soomalida walalahena illahey ha unaxariisto Cumarow kabuuskaan walaga baxaa inshaa Allah

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 Год назад

    Waxan ahay wiil nin Gobolka Gedo kasoo jeeda alxamdulilah garahan Degmada Baled Xawo Gedo waxa ku habsaday madax Gobolka kasoo jeedan oo wada jaahilin aan oo caloshoda ushaqeystayal daneystayal qaswadayaal ah Qaa'inin lkn inshaalah tacaalah dadgeeyo Ree Gedo waan ka baxeyna

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 Год назад +1

    Aad baaan ugu faraxsanahay in dadkeenii gartaan in ay u hadlaan gobol kooda. Gedo waa gobol barwaaqo ah oo aad u qurux badan walhi.

  • @Mohanjb51
    @Mohanjb51 Год назад

    Gobal dadkiisi, siyaasiyiintiisi, iyo dowladiisaba dayaceen Allaha u Gargaaro bulshada Rer Gedo 😢

  • @siraadwarsame4935
    @siraadwarsame4935 Год назад +1

    SOOMAALI GAAR AHAAN REER GEDO AYAGAA IS GABLAMIYAY ISNA DULLEEYAY IYAGOO IS CADOWSANAYA AYEY GUMEYSTIHII SOO HORKECEEN!!!!
    ALLAAH NAXARIIS BADAN, DULQAAD BADAN,AYAAN LEENNAHAY MA'AHANE, TAARIIKHDA KUMA HANUUNAAN.
    MAHADSANID

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi Год назад +1

    Thanks for your information

  • @shacbanabdi6552
    @shacbanabdi6552 Год назад +1

    Ustaadow allaha uraxmado abti waxa uu kala simanyahay kumanaanka Soomaalida ee sida gar darada aay itoobiyaanka uxasuuqeen Dhacda taas la mid ah hooyadey abtigeed saas camal aay udileen asagoo miyga xoola lajooga allaha unaxariistee 2014 gobolka hiiraan

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 Год назад

    Mansha Allah jzk my reer abtigey

  • @ramloboy8992
    @ramloboy8992 Год назад

    Keep going Mrs omar

  • @waxogowchannel2628
    @waxogowchannel2628 Год назад

    Allah ha unaxariisto adeer cismaan Cabdulahi

  • @siciidhassan-q4s
    @siciidhassan-q4s Год назад

    thanks ustad runti waxbadan ka faaiday inzha allah waxa dhici doonta maalin uu wadankeenu Xor noqon doono

  • @sowdasowda4209
    @sowdasowda4209 Год назад +1

    Mahadsanid ustad omer

  • @kafeeyoabdulqaadir8967
    @kafeeyoabdulqaadir8967 Год назад

    Bismilaah gado gado wa unmaqlaa moye aqon dherad ah umalahen runti mamaleysan kartid moqalka kadib inan rimotka tv anqabsaday kadibna aan iri gobolka gado waxyaabo badan ayaan arkay tariqdeda sida magaloyinka qar in lacagta kenya isticmalan runti quruxda deeganka iyo dadkaba asturnanta dumarka kamuqata kuwa dayacay ee cadawga kuegtay ilaahay ha cadaabo
    Runti dhibatado cidi lamadhalan walagabaxaa insha allah waan uduceynena gobolka gado iyo kuwa lamidkaa ee cadowga ladariska ah Cid daafacdana aan laheen somaali ilaah waxan ogabarya madaxweyne rag ah
    Wllkey omar inshar ilaah haunaxaristo
    Abtigaa iyo qofkasta omuslim ah

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 Год назад

    Subxanallah illahey umadaas dhibka haka kor qaado iyo dhamaan guud ahaan umada soomaliyeed, somali hadaa nahay wlhi aduunkan waaku dhibanahay madax aan caaqil aheyn ayaa na hogaamiyaan illahey caqliga ha u soo celsho oo dalkan nabad hanooga dhigo

  • @youngabdalla3451
    @youngabdalla3451 Год назад +6

    Insh Allah Ustaad Dhalinyarada Kasaari lahaaa Waa Anaga 😢💪💪 Gedo land 👏🏻

  • @imranadanmohamed9755
    @imranadanmohamed9755 Год назад +3

    Waa xanuunada aan dareeno in wadamo shisheeyo,Ethiopia, iyo kenya aad noo gumadayaan somalida kalane ay 1991 madaxwaynaha aha nagasojeeday qolawalba noo coladinayso lakiin somali Allah bogooda burcad haisku mariyo umar inshaar walalo Allah hakubarakeeyo somaliya oodhan nogasowaran gobol walba😢😢😢😢😢😢

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 Год назад

      Waa waxad dhigatay Aljaza min jizyil camal

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Год назад

    Allow cadowgeena Jabi 🤲🤲.
    Inshalah Guul Aya u rajaynaya reer Geddo

  • @mahamedabdisemed4789
    @mahamedabdisemed4789 Год назад +1

    Ustaal wll halyay sarr qof qof damiir aqoon iyo raganimo ilahay isugu daray
    Cumar inshaar allaha kusharfo wll
    Somalina rag adoo kale ah ale ha usoo saaro

  • @cashar-xiish
    @cashar-xiish Год назад +2

    Magaaldaan ku dhashay luuq ganane❤
    Walhi bro wa xaqiiqooyin jirah wxa ka hdleeysid dhan😢

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 Год назад

    You definitely right bro, gedo wa la garan la yahay waxay raban amma ay damavsanyihinn wa inay iska hsbeeyan raga u talinaya loona yaqan siyasiyin fadlan wa in laga Sara sida ugu dhaqsida badan dadka u dhashay yana is raacsanayn, mana garanayo reason why,

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Год назад +10

    Sax waye gobol inad shegto qabiil kuma xirna waayo anigu magalada cabudwaq galgaduud ban kudhashay shabeelada hoose na wan daganahay 😊 Eebow wadankena nabad noga dhig

    • @zoviechulie5133
      @zoviechulie5133 Год назад

      @@jamhuur sheeko, seee qof elaay ah ugu dhalan karaan galgaduud😌😏 baay iyo bakool ha sheegtaan

    • @roseinapoqortooyo3875
      @roseinapoqortooyo3875 Год назад +1

      ​@@zoviechulie5133 wad dhaqan xuntahy Naya ma somali ba dhul somalia ka xigta in ey hoyadis kaso jeday o ay ku dhashay so lagama yaabo

    • @zoviechulie5133
      @zoviechulie5133 Год назад

      @@roseinapoqortooyo3875 naaa adaa dhaqan xun dee waa run qof eelaay suu ugu dhalan karaa galgaduud, noo wxii elaaay ah dhulkoda ha shegtaan, Haa dhulka wan ka xigaaa mxaa kale

    • @AbdihaliimHassanAbdalla
      @AbdihaliimHassanAbdalla Год назад +2

      ​@@roseinapoqortooyo3875 waa ciyalkii qurunkii qabayalada lagu tarbiyeeyay lama barin in dhulka somaliyeed uu xaq'uleeyahay qofwalba oo somali ah dhulkasi cidii donto hadaganato inanta magabnino yari wey uracsanthy iyo jahli naa isku xishoo

    • @Kaapesaciid444
      @Kaapesaciid444 Год назад

      @@zoviechulie5133 caqli xumada meesha kala tag dadka jaahilka nagu jiro adiga oo laga nasan yahay adiga weeyee

  • @QARNI__.
    @QARNI__. Год назад

    Abti alle ha u naxariisto iyo qof waliba oo muslim ah

  • @khadrofarah9502
    @khadrofarah9502 Год назад

    Alle ha unaxriisto abti wll Omar

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Год назад +1

    Alleh Ha inoo gargaaaro, Somali way is biisay intay Cadow Wllnimo bidayeen

  • @leilakahiye4972
    @leilakahiye4972 Год назад +3

    Diirharo mesha xolaha no daaqaaan❤❤❤

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Год назад +1

    Omar inshar 💯 ✔
    Manta ka ummada somaliyeed 🇸🇴
    WACYIGU WA MUHIIM 💯✔
    INTAN HEYSTO OMAR INSHAR & KLE OO BADAN INSHAALLAH WAN KULEYSTAN ♥

  • @bintunor4941
    @bintunor4941 Год назад +5

    Gobalkeygii Gedo 😢😢😢❤

  • @لاإلهإلاالله-ق9ه3ع

    Quluubtii saliimka ayaa dhammaatay wllh ilaahow 🤲🤲💔💔💔😭😭😭

  • @daacadyare322
    @daacadyare322 Год назад +4

    Xafada Kaskeey,Baardheere❤

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 Год назад

    Allah ha uu naxarisato abti iyo dhamaan inta kudhimataya gcnta cadowga i.a wan ka baxeena 😭😭🤲

  • @viozone
    @viozone Год назад +6

    Anigu somali waxa ladhoho waxaan u nacay reerka aad u dhalatay ee Daarood waa kuwii 2006 -- 2009 eithopia Xamar u soo hogaamiye.. 50,0000 oo qof baana inooga dhimatay in.shaa allah mar un xisaab xir waanu ka samaysan. ha ooyen " dhimashadu waa xaalad dabiici ah ..dilista cadawgana waa la ma huraan ..

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 Год назад +3

      Salaad cali jeele oo ayaanle uwaramaayo soo dhageyso cida Ethiopian keente iney Hawiye, HG thy wad ogaaniye.

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 Год назад

      Soomaali inta Daaroodkas Miciyaha laga saarayo ama la gumaynayo ayuunbay soo noqon karta, Waslada Xaaraanta ee ku dhex jirta waa iyaga.

    • @cadekir111
      @cadekir111 Год назад +2

      Itoobiya xamar waxaa keenay waa cali geedi oo nin Hawiye Abgaal ka sii ah marka xayawaan baa tahay

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 Год назад +6

    Video wlhi anoo indhahayga ilin kadocoto buu dhamaaday gado kama soojeedo lkn dad somaliyeed baa dhiig iyo dhalasho ilahay iigu daray
    Ilhow damiirkeena waxaan uma dulqadankarnee dhibkaan nagasaar dad islaan ah bn nahaye xakaarkaan maxaan umaraynaa toloww 😢😢😢😢😢😢😢