A really nice interesting programme . Real life story - Amina ( Congratulations) talked about her life without + / - Bishaaro thanks for letting Amina answer and tell her life story. Congratulations 2 both of you. I am a big fan of you two ladies.
Waligay nin Aaminin. Waa xaqiiq in Raga Soomaaliyeed laga Qaado Niyo Jab. Amina Muuse Geesiyad. Waa Tee Gabadha Soomaaliyeed ee sidaa uga sheekayn karta waxii soo maray oo sidaa Uga Run sheegi karta Nolaasheedii hore. Waa dhif.
Masha Allah Aamino muuse weheliyo qaybta labaad oo story gada sugeyna ... Nolol leh nooc kasta soo martay illahay inta kuu dhiman barwaaqo caafimaad iyo cimri dheer ha ku siiyo
Maama Aamina Muse Wehelie ilaahey haku xafido waxan ku faraxsanahay inaad nooga sheekeysay waqtigaadi quruxda badnaa iyo Intii ugu xumeed raga soomaalida ay marwalba haweenka sii aan wanaagsanen ola dhaqmaan marka ay ajnabi guursadana qeyliyaan casharo Cajiib ah ayaan ka bartay Maanta Maama Mahadsanid. Aniga See waxan ku garaadsaday iyada oo la leeyahay taasina waxa ay aheed wariyaheena Aamina Muse Wehile BBC London Iyo Waqtigi Tvga Horn Africa Iyo Radio Horn Africa waxan ka xumahay waqtiga nolosheeda yaraanteda ilaa hada oo aan ahay Shaqsi Wax bartay aan ku noolado wadanka maalin qura aan Nabad lagu hamineenin ee dagaal Lee ka socda maalinba shaati nooc kale loo rogaaya dagaalka xili waxa jirtay qabqabyaal qabiilo ahaan isku dagaalayan kadib markale koox diimeedba inta ay timid la baxday maxakimta islaamka kadib alshabaab ba atimid ilaa hada Wax Nabad ah ma’aanan arkin waxan ka xumahay cimirgeega kala bar in aan Wax Nabad ah aanan arkin
Saaas horta wallahi ma runba ani ninkayga zaaid ujeclhy wa shiikh marwalba wa ii dharta awlaad da way naga dhaxeesa nin lama aamino maxaa loogu celceliyaa
Waxan maqli jiray doqonta wll keda ayay ka adagtahay wll nin somali waku dhalay wakula dhashay abti iyo ader ayayku yahay hadad amini weyday adiga cirka rob ku og huno
Allah noloshaada ku xifdiyo maamo waxaadtahy qof qalbi wanaagsan khiyaanada waxi wada Allah nagaqabto meel an joogono. Wall bishaaro barnamij wacan weeye halka kawad
Assalamualaikum sister. I just watched about your story On RUclips... I was crying when I was finished. I am very sorry for what happened. Let me get this right... You are a strong woman. How far you have come. Everything you have gotten through. All the times you have pushed on every when you felt you couldn’t. Never forget: I am so proud of you.👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
that’s why I love her❤️ Amino Muse Wn jcylhy wallhay Allah swt dartis aad iyo aad ayan u dhagastah sheekonkeda❤️🌹 she’s real woman and big respect 🙏🌹😍 Qabtii 2bad meeday??
REALLY ⤵️ 1 -PHYSICALY ABUSE 2- MENTALY ABUSE 3- EMOTIONALY ABUSE 4- SPIRITUALY ABUSE waa waxa ugu xun ee kusoo mari kara noloshaada inta aad nooshahay 🙂💯 *Dadka nolosha marka hore ay dhibaato iyo dhaawac iyo nolol adag soo mara marka danbe ayay dad xoogan oo adag noqdaan alhamdulilah* 💪🙂💯
Mama amina muuse weheliye waxaa tahay qof qalbi fican oo farxaan ah mama anaga nasiib uma yeelan ina ku raxeesano dalkii hooyo .mar mar maseer iqabto.lakin waa ku faraxsanahay taarikhdaada .nolool heersare waye noloow.🌹🌹🌹🌹♥️🙌
Amina muuse waa halyeey , gabaygeeda ay ka tirisay nolosheeda aad ayuu ii taabtay , xitaa waan ilmeeyay . wxaaana ku jeclaadat qalbi wanaaga , kuwa kaleh ee barnajimka lagu casuumi doono waxaan rejeynaa in ay sidaas noloshooda uga run sheegaan , waayo cashar bey u tahay cid walbo oo daawan doonto ! mhadsanid bishaaro !
Geraarkaagi ugu dambeeyey aad iyo aad ayu ii taabtay kuna ilmeeyey. Walaaley aaminay qor qisadaada caruuraha somaaliyed ha akhrisataane. Moving biography. Labo jeer yaan ilaa iyo hadda dhageystay. I loved it . Bishaaro please more of such programms. .
qofba ilaah si buu wax u tusaa aniga ahan waxan qalad u arkaa inuu qofka noloshiisa soo wada bandhigo is fadexeyo sas marka leyahay imagine haday hooyada san meel la so fadhiisato tan labad runta ha laisku sheego ciil iyo calool ka ooy uma yara gabar wiil somaliyeed qabo ala xanuun badneda inta wax la qeybsaday ilaha mahad leh iga furay ilahow umaciin gabdhaha somaliyeed waxan idinkula talina gabdhoow dhibkiina ilaah u shegta dadka dhan inay ogadan xaba kuu tari mayso wlh رب اني مطلوم فانتصر .
Waligaa nin ha aaminin wlhi been mhnAx ax wlhi waa Ooyey😢😭 Geerarka caLaacalka ah marka ay Tirisay😢😭 Nimanka qaar abaaL malaha wlhi ax ax aamina ka xumahay wlhi abyo 😢😭lkn axl hada nimco ku jirtaa alle haku siyaadiyo😢
Amina muuse waa qofkii ugu horaysay oo si xiiso badan u soo bandhigtay taariikh nololeedkeedii.
hhhhhhhhhhh alla amina qosol iyo ooyin ayaa naga keentay
Abdullahi Hussein aad iyo aad brother
A really nice interesting programme . Real life story - Amina ( Congratulations) talked about her life without + / - Bishaaro thanks for letting Amina answer and tell her life story. Congratulations 2 both of you. I am a big fan of you two ladies.
Ali Sheikdon wlhi waan qushuucay ilaah habarakeeyo maamo aamino ❤️♥️💕
I love Aamina muse waheliye she is our role model, also she is the honest women always talk the reality about her life
Subscribe isaar
Waligay nin Aaminin.
Waa xaqiiq in Raga Soomaaliyeed laga Qaado Niyo Jab.
Amina Muuse Geesiyad.
Waa Tee Gabadha Soomaaliyeed ee sidaa uga sheekayn karta waxii soo maray oo sidaa Uga Run sheegi karta Nolaasheedii hore.
Waa dhif.
Haa wlhi kun wiil oo soomali man dhaafsadeen wlhi ani a haanteeda
Orodoo adoon Jamaican ah guurso
Wallo ceeb & Qasi he sheegin has nalagu soo koriyey
Somali waxey ku maahmaahdaa ceeb cadaan has la roon
cud xumaaa
wa saxiix warkaga ardo yusuf niyad jab mooye wax kale kadhaxli meeysid
Wa tariiq xanun badan. Lkn Amina si shactiro leh ayay u shektay. Way soo halgantay. Masha allaah.
Wlhi sax waye lakiin adeer fesal ayaa ku adkeeyay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Masha Allah
Aamino muuse weheliyo qaybta labaad oo story gada sugeyna ...
Nolol leh nooc kasta soo martay illahay inta kuu dhiman barwaaqo caafimaad iyo cimri dheer ha ku siiyo
Subcribe isaar plz abyo
Noolal fiican baa lagu soo kariyay. Lkn nacasiin baa ka oohiyay😭😭
waa run nasiibaa ka oohiyey sida aniga oo kale
Geesiyad Libaaxad. Strong woman. Keep going. Role Model for the Somali Women.
Wariyaheena Qaaliga Bishaaro Fikirkeyga aan rabaa in aanku darsado kaas oo ha inaad aduunka meel kastoo ay joogaan somalida aad weriysigaada gaaro waa codsi
1965 ayay dhalatay aamina muuse weheliye wadanka oo 5sano xornimo haysta ayay dhalaty nasiib keeda dawlad nimo ayay soo aragty waxna kusoo baraty balse anaga waxaan ku garaadsanay iyada oo bbc ka hadasha uun😂😂😂😂😂oo la leeyahay taasina waxay ahayd aamina muuse weheliye😂😂😂
Hhhh wlhi waa runta
😂😂😂😂😂
Ha wlhi oo kowki la shaqeyso allaha unaxariistee
Salo Jama run baad sheegtay 😂😂😂
Hhhhh haaa wlhi intaas unba dhagta kamaqli jiray mardhow
Waligey man aminsanen iney dhibkas so martay. Masha allah. She is real survivor!
Aamina Qof Adag Baad Tahay 2 Nin Oo Xun Ayaa Ku Helay Raguna Ma Jecela Gabadha Kardi Leh Oo Fariida 😑
Waad Ku Mahad San Tahay 4 Sharing Your Story❤😢
Aad iyo aad maraban gabadh max oog
Rahma Ahmed huiiiuknnvg
Wow Masha allah she’s very strong women and she has achieved a lot in her life ❤️👌🏾
What doesn't kill you makes you stronger I WISH I COULD BE THERE RIGHT NOW AMINA AND GIVE YOU A BIG HUG IM SENDING TO YOU A BIG HUG AMINA!!🙏
Amina muuse weheliye gabadh aad isugu kalsoon weriyad suxufiyad aan jecelahay
Qof nolosha fahamsan
Allah ya cisak
Longlive sister Amina
Hodan Sharaf channel adigana sidookale qabyaaladiiste baa tahay. aamina magaartid waa gabar xaqiiqda soobandhigta ama teeda ama tukale ha ahaatee.
54:00 heart touching 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ragow dumarka waar ragow dumarka 😭😭😭😭
😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hhhhh Abayo heeztii ugbaad Aragsan miyaad noo qaadaysa "Damiirku ragaw hadmuu dabcayaa"
Dabca ragaw Dabca Dabca hhhhhhh lool
@@Asli256 foihfjj❕
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wlhi waa ilmeyay aduunka waa harka labadiisa galin mama amiina rabi farxada ka tuugtay waa heshay dacadnimadada ku gartay m.a
Waaa hooyo waa wax garad waa gabra somaliyed waa gesiiyad waaa dula qad badan waa qof wngsan waa hooyo qalbi nadiif ah waa hooyo dulaqad leh 😢😢😢😢 😢😢😢😢
“Abaayo” sida Eey hooyo amina Muse U dheheyso waa Qiiro walahi
She is so smart wlhi qof niyada ka hdlaayo wye dadkan cml allha badiyo i liked nolosheda sideey uga sheekesay❤
Maama Aamina Muse Wehelie ilaahey haku xafido waxan ku faraxsanahay inaad nooga sheekeysay waqtigaadi quruxda badnaa iyo Intii ugu xumeed raga soomaalida ay marwalba haweenka sii aan wanaagsanen ola dhaqmaan marka ay ajnabi guursadana qeyliyaan casharo Cajiib ah ayaan ka bartay Maanta Maama Mahadsanid.
Aniga See waxan ku garaadsaday iyada oo la leeyahay taasina waxa ay aheed wariyaheena Aamina Muse Wehile BBC London Iyo Waqtigi Tvga Horn Africa Iyo Radio Horn Africa waxan ka xumahay waqtiga nolosheeda yaraanteda ilaa hada oo aan ahay Shaqsi Wax bartay aan ku noolado wadanka maalin qura aan Nabad lagu hamineenin ee dagaal Lee ka socda maalinba shaati nooc kale loo rogaaya dagaalka xili waxa jirtay qabqabyaal qabiilo ahaan isku dagaalayan kadib markale koox diimeedba inta ay timid la baxday maxakimta islaamka kadib alshabaab ba atimid ilaa hada Wax Nabad ah ma’aanan arkin waxan ka xumahay cimirgeega kala bar in aan Wax Nabad ah aanan arkin
omg that 55:50 made me cry and feel emotional.....I love you from the bottom of my heart #Amina Musa 😘😍❤
Mamadda nasiiib uma yeeln iney jamacadda ummdaa kuliyadey rbtay alxmd lkn aniga waxan nasiib uyeeshay 2014 inan kamid noqdo ardaydii ka baxdy jamacaada uumada alxmd wey iidhamatay alxm 2019.
Mamada taariikhdeeda waa cajjiib mma
Alx jamacada umada qof nasib laha hela
Masha alaah Wlshy Wad dadashay wlhi Hamblyo xaflada gobjog ayan ka aha aniguba waxn kamid ahy ardayda Iminka wax ka Barta gaar ahn kuliyada dhaqalaha iyo maamulka
@@ismaaciilcaaqil289 haaa masha aallah allaha kufududeeyo wll mcn .
@@hamdahaaji8257 amiin Wll Sharaf Allaha inta kuu dhiman iyo HimiloyinkaGa Kuu Fududey Guul iyo hormar aan ku rajyNa iyo baraaro 💥👏
@@Msaidgabow masha allah bahda jus isku timid ahaa
Caawa waxaan kafaa idey aamina nin somali yeed in aanla aaminin👍👍👍👍
Been weeye ugandis maad aamini hadaa wiil kula dhashy aamini waydo 😏😏
Saaas horta wallahi ma runba ani ninkayga zaaid ujeclhy wa shiikh marwalba wa ii dharta awlaad da way naga dhaxeesa nin lama aamino maxaa loogu celceliyaa
@@BP-si2ww Ugandska ka fiican raga qaarkii Somali ah.
Waxan maqli jiray doqonta wll keda ayay ka adagtahay wll nin somali waku dhalay wakula dhashay abti iyo ader ayayku yahay hadad amini weyday adiga cirka rob ku og huno
Nin somali kaligii maahan waa all man's sxp
Mansha allah I love Amina Muse she is very strong women.
Allah noloshaada ku xifdiyo maamo waxaadtahy qof qalbi wanaagsan khiyaanada waxi wada Allah nagaqabto meel an joogono. Wall bishaaro barnamij wacan weeye halka kawad
Masha Allah amina muuse kalmid baan ka faa,iidey abeehda ku yiri waliga ragga ha aminen
score bay dhigtay aamina muuse car waa kaase yaa sidaas noloshiisa uga run sheegi kara!!been baad barateene!!!
Mamadan aduun ayay soo martay
Subcribe isaar abyo
@@Pentoncomedy Ok sharafeey
@@Pentoncomedy lkn waxba kuuguma jiraan channel kee!!
Qof sida aamina camal caan u ah oo noloshiisa ka sheekeen karo soomaali waa ku yaryihiin
Mashallah habaryar Amina I love the way that generation had the hunger and drive to study and do something great in life ❤️❤️❤️
Geesiyad weeyan Hooyo Amina. Ilahay haku guuleyo if iyo akhiraba. Thank you Bushaaro, well done. Saying hi from Dhagaxbuur.
Wlhi maama aamino muuse wehliye runtii waxaa tahy qof noloshiisa hor mar wngsn kagaraay wlhi mideeda kale maalinti aad duceysaneysy waxey aheyd maalin samada ey furantahy runtii marka keep Going ayan kuleeyahy Hooyo mcn😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹
Wow Somali legend I like the way she narrated all the story.Dad bdn bn kaa sugeynaa bushaaro.Keep going our Mothers.
Amina muse weheliye she is our role model wa qof daacda oo kudaysho mudan karti mudan rabi haguuleeyo
Amina muse real life ma jirta gabar sida amina uga hadli karta maadigi hore so proud amina ❣
Kkkkk mashaaa alaaah habaryartay wlhi waa fani alow kudaay
Assalamualaikum sister.
I just watched about your story On RUclips... I was crying when I was finished. I am very sorry for what happened.
Let me get this right... You are a strong woman. How far you have come.
Everything you have gotten through. All the times you have pushed on every when you felt you couldn’t. Never forget: I am so proud of you.👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Qofba qofkuu ka run badanyahay wuukanolol raaxo badanyahay.
Subcribe isaar abyo plz
wlh wa run
Masha Allah Amina Muse waa libaaxad oo nolosheeda runta ka shekeisay Allah ayaa mahad leh in dhibka ka saaro
Aamino Muse Wehliye Wa Hooyo Somaliyeed oo Sharafleh Rug Cadaana Ah oona kuso Shaqeysay Xalad Adag Anigo Caruura Maqli jiray Codkeeda BBCda Dad Qaranka uso Dhabar Adeegayna Wey Kadhalaty Xmr iney Kudhaltyna Qalbi Nadiifnimadeda Cadeneso Somaliya hanolaato🇸🇴❤
that’s why I love her❤️
Amino Muse Wn jcylhy wallhay Allah swt dartis aad iyo aad ayan u dhagastah sheekonkeda❤️🌹
she’s real woman and big respect 🙏🌹😍
Qabtii 2bad meeday??
Masha allah bushaaro aadban ku taageerana
one of the few people oo somaliya macneheeda yaqaanay weeye she is a legend i love aamin not for qabiil but for somali only i am puntlander
Muga waa haraadee hadalkaba aan koobee halow daada waayee maxaan kaa haleeyee!! 😤😤 soomaalidaan hadaad fiirisid daacad nimada waa ku yar tahay!! viva aamina muuse
Walaal isoboqo subscribe igu caawi
@@Luula45 ok
Hhhh subcribe isar plz abyo
I don’t know her but she is beautiful and really looks young for her history! Thanks for the interviewer for giving her time.
Gabadhan amina wa qof aad u fiican runtii bushaarana barmaamij ay comfortable ku tay bey so celisay. I like it!
REALLY ⤵️
1 -PHYSICALY ABUSE
2- MENTALY ABUSE
3- EMOTIONALY ABUSE
4- SPIRITUALY ABUSE
waa waxa ugu xun ee kusoo mari kara noloshaada inta aad nooshahay 🙂💯
*Dadka nolosha marka hore ay dhibaato iyo dhaawac iyo nolol adag soo mara marka danbe ayay dad xoogan oo adag noqdaan alhamdulilah* 💪🙂💯
Aamina muuse waheliye
Habaryar barigii hore kuman taageeri jirin
Lkn cwa wxn ogaday inad boqorad tahay
Waliba hooyo adag o geesiyad ah 👏👏👏
Hore usoco hbo mcneeey
❤👑 alle haku sharfo
Hooyooyinka somaaliyeed haday adoo kale ahan lahaaayeen horumar baynu gaaadhi lahayn
Walahi marna waan ooyay sida ninku galay Amina marna wa farxey sida ilahy ugu gargaarey alxamdulilah nin xun walaga raysta. Cadaaladana ilahay agtisey taala oon laga dulminayn. Wana runteeb ga dhaha furiinka walo tiriya ragase 100 hadu furo nin bu u yahy baa lalyeeyahy Cakuh dhaqankeni jahliga ee dumarkena Soomaliyed u arxan darana.
Wali maan arkin nin intuu gabar uu qabay oo daacad u ah oo jecel xumeyey ciil iyo oohina baday, oo guur danbe ku baraarey !!
Subcribr isar abyo plz
Buux waye Wilasha wey dhibaan gebdhaha
Xaqiiq
Baraa. Ah waligii la arki maayo lamana arag ciil iyo oohin iyo calool xumo na badeen kuwaan dhaley Allaah ha u gargaaro
Dhab weeye
Wlhi xaqa bani'aadanka masahlana, waxaa ugu sii daran tan xaaska ay ku leedahay ninkeeda, geraarka ay tirisey mamo Amina muse wa waxa jira runtii oo manatana dhaca, ilahey dadka xaqa ha tuso amiin.💝
Samada ayaa Furnayd.
Wax kasta waa heshay. Alx.
Waxay ahayd Gabadh la dulmiyay.
@@tawalyusuf1851 aad iyo aad
Bishaaro waa codsi plz qeebti labaad ee mama Aamino. Noo soo gali 😭😭😭
Waa barnamij qurux bdn amino muse wa mama dhiiri kalin bdn adadeegna ka bartay waxayna na bartay casharka nolosha🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻😥😥😥
" Woman R considered fragile but we have never seen anything as easily wounded as a man's ego. "
Hadlked xita kama cajiseysid amin muse alle hku xfido
ماشاء الله الأم الصوماليه أم عظيمه والله اللهم احفظ امي وكل أمهات المسلمين 😍
ايه والله... ابكتني هذه الأم
Bishaaro baande horumar baan ku rajeyn barnaminkagana waan ku xirnaan dona.
Aamina muuse waheliye waligey waan tageeri jiray wana si jecladay barnamijkedan kadib ,
Nolosho kuma xumayso marwo.😍
Please part two so dhig sida ugu dhow bishaaro
abaayo bishaaro! please no soogali barnaamijka qeybtiisa 2aad mahadsanid
Mama amina muuse weheliye waxaa tahay qof qalbi fican oo farxaan ah mama anaga nasiib uma yeelan ina ku raxeesano dalkii hooyo .mar mar maseer iqabto.lakin waa ku faraxsanahay taarikhdaada .nolool heersare waye noloow.🌹🌹🌹🌹♥️🙌
Xusuus qaali ah waqti fican nasiib u yelanay aniga xata asilo an kaso bilabay Yasiin cisman kadib JanaralDaud masha Allah
Amina muse weheliye waa qofta aan jecelahay inaan la kulmo hadii ilaahay yiraahdo bishaaro waa aqaana waliba sifiican waa qof wanaagsan waa walaashaye saxiibted❤❤🌹🌹
Amina muuse waa halyeey , gabaygeeda ay ka tirisay nolosheeda aad ayuu ii taabtay , xitaa waan ilmeeyay . wxaaana ku jeclaadat qalbi wanaaga , kuwa kaleh ee barnajimka lagu casuumi doono waxaan rejeynaa in ay sidaas noloshooda uga run sheegaan , waayo cashar bey u tahay cid walbo oo daawan doonto ! mhadsanid bishaaro !
Maama Aamino muse qosolka ku quruxbadanyhy ha ooyin ninka nolosha la waadagatay oo kaa faaidaysan waayey wuxuu ahaa doqon nasiib leh ❤❤❤❤❤
I love eedo aamino she is my role model 💜💜💜💜💜💜😂
Masha allah Mamo Amino Qof Ad Uruun badan Dowladnimo waa qurux badan tahay illahow noso caali mamo amino iyo Dadkalo ayada cml ah oo wadaniyal ah oo nolashoda ruun ka shego ayaan rabna sida an tarikh da wax uga barano thanks sis bushaaro
Alxmd alxmd dhamaan waxee so somartabo wey so dhafte masha Allah waa hooyo coda kar ah 🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤❤❤❤❤❤ waa hooyo xidigad ah waa hooyo lagu harsado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshallah waa ciyaal xaafada
Isku isbitaal baan KU dhalay
Iskuul iyo caafimaad free ah baan Soo wada marnay
Abaayo dad aan aqaanana waa taqaan
Sida Maryam Ali muudey oo u naqiinaya
Walasheen Naga weyn alaha u naxaristee
*Bishaaro muqalka waqti badan buu soconaya talo ahaan biyo xata dadka u keen si energy loo helo halkaas ana waan soo fariisan dhawaan insha alah*
Maamo Aamina Muuse Weheliye
Allah haku dhowro runtii waa shaqsiyad qaali ah
Walaasheey Bishaaro soo dhowwoow
Barnaamij qiima badan.
Waa barnaamij aad loogu baahi qabay
Waxaan kuu rajeynayaa mustaqbal ifaya
Haduu ILAAH yiraahdo
Aamina Muuse mahadsaanid adigana .
Bushaaro cali baande qoftaan aan u taageeraad thy hadaad aamina ku dayan jirtey anna adigaan kugu daydaa wlhy keep going hapo
Walaahi wax jira Dumar Ragga ka caqli badan. Waxay ku dilayen Fariidnimadeda aaaah Miskiina 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walhi waa qiirode nolosha amina waa geesiyad ilaahey haku siyadsho caqligaga waxa tahay gabar ku dasho mudan walhi mashallah
Thanks bishaaro tolow ninkaas aamina muuse saas u galay halkuu ku danbeeyey , aduunku Waa hadhkaas labadiisa geline.
Wanolyahay wali ingiriska ayow joga waxay dhahday wil bow raadiya asiga wali ila hada
Aden Iidow waad mahadsan tahy walaalkay .
Kuli yada beeraha anigaa hada barto markaas baa laygu yiraa adigoo jaamacad kasoo baxay miyaa beer falayzaa 😂😂
Soomaalida waa dad cajiib ah
@Caatiko Caatiko haa wallo wax walbo aduunkan yaalo beer bay ka yimaadeen ka dip baa lasoo warshadeeyay
Ku faani doonaa inaan beeraha idin falo 😍😍
Maxamed Aadan
Ha ijoojin wll qaali intaa kazii wad dadkena wey dhib badan yihiin
maxamed aadan anaa hada waa bartaa dadka markaan u sheegane wexey ileeyihiin beer maa faalee 😂
@@ilwadqurux9023 sistertayda ma oga muhiimadeeda balse gadaal ayay ka ogaan inshaallah
Maxamed Aadan
Somali waxa meeshaas dhigay waa faanka ay kafaanayso beeraheeda iyo xoolaha lkn wlhi waa labada ugu fiican soomaaliya
in badan waxaan sugnaba caawa waan daawanayna horumar wacan baan kuu rajaynaya Bushaaro aad baan kuu taageera sidoo kale saxafiya rugcadaga Aamina muse weheliya aad baan utaageera iayadana
Barnamijka mawelada caruurta oo radiyo muqdisho adka so deyn jirtay an dhageysan jirnay wana xiseyn jirnay anago yaryar mamo amino muse 😍💯 waxan daganeyn shibis
xasuus weye reer shibis aniguba wana ahay
Bishaara Cali Baande wll qlia boqorada quruxda iyo qiimaha warbaahinta somaliyeed
Saxafiyad qlia qiima badan
Geraarkaagi ugu dambeeyey aad iyo aad ayu ii taabtay kuna ilmeeyey.
Walaaley aaminay qor qisadaada caruuraha somaaliyed ha akhrisataane. Moving biography. Labo jeer yaan ilaa iyo hadda dhageystay.
I loved it . Bishaaro please more of such programms. .
Afsoomaali qurxoon oo dhadhan leh ayay ku hadashaa maamo Aamina.
qofba ilaah si buu wax u tusaa aniga ahan waxan qalad u arkaa inuu qofka noloshiisa soo wada bandhigo is fadexeyo sas marka leyahay imagine haday hooyada san meel la so fadhiisato
tan labad runta ha laisku sheego ciil iyo calool ka ooy uma yara gabar wiil somaliyeed qabo ala xanuun badneda inta wax la qeybsaday ilaha mahad leh iga furay ilahow umaciin gabdhaha somaliyeed waxan idinkula talina gabdhoow dhibkiina ilaah u shegta dadka dhan inay ogadan xaba kuu tari mayso wlh
رب اني مطلوم فانتصر .
MashaAllah waa barnaamij aad u wanagsan bishaaro noosoo badi Amina muse wariye qaali ah Waan salamayaa😘❤️❤️❤️❤️✅👍🏿👏🏾👏🏾
Amina muse iyo bashiro waan idin salamaya walee amina wax badn ayaad so martay qof kasto nolasha qeeb xuun iyo qeeb ficn baa waa la arkay naag kartii leeh baa tahay Amina Masha Allah
Ax ax Taariikh adag by ka zheekeysay😢😭 plz bizhaaro wlo Qeybta La,baad no soo Galiya aaamina muse weheliye waa ka helay zheekadan 😢
Amiina waa gabadh somaliyeed oo aan u jecelahay walaalnimo darteed.codkarnimo, aqooon, bashaashnimo.salaam qaali ah from hargeysa
Sorrey aamino macan dadka hadeerjoogaa waxey ku koreen qax iyo silic 😔🥺 akh fiicanaa marka leys ixtiraamayo 😩😭😭
Qonaa waa Qumbe isaaqow.😂
Like ta igu boob hadaan kaa fujiyay
msha allh aamino muuse wllhi qof culus ayaa thy waxaan kahelay taariiq nololeedkaaga msha allh Fariid ayaa thy aamino muuse waan ku salaamay hbo mcn
Amina she is Honest lady i Love her
Waligaa nin ha aaminin wlhi been mhnAx ax wlhi waa Ooyey😢😭
Geerarka caLaacalka ah marka ay Tirisay😢😭 Nimanka qaar abaaL malaha wlhi ax ax aamina ka xumahay wlhi abyo 😢😭lkn axl hada nimco ku jirtaa alle haku siyaadiyo😢
Ragu isku mid maaha wlo sida aanay dumarku isku mid u ahayn,
Rag ilaahay ayaa aduunka ku aaminay maamulkiisa lkn waxaan been ahayn in rag ceebaysku badan yahay !!!
Habla badan Amina haka tusaale qaatan...
Walhy Amina 24 saac kam ca jisay sid👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🥰
_......Farxaduna waa sida cadarka oo kale, dadku kaama urin karaan ilaa aad isku shupto mooyaane._
bushaaaro talk show aaadbaaad nooogu dheeertahay indr😍😘
Mamo Amina muuse wehliye waa Qof karti leh wana geesiyad keep going sheekadeda lagama dhargayo walhi
M.a maamo daacad ah waaye Amino muse wehliye ilaahay ha kuku sharfo janadii ❤
Love you mamo amina muuse, wishing you Long life.
Bushaaro ilka cas reer burco waan ku salaanay from xamar
Wlh waan ilmeyay aamina habo dhib badan aya so martay ilahey hakula jiro hoyo walbo dhib haystana alaha ka qaado
50:53 Heart Touching 😢😢😢
Nin Somali Abal maleh naxaris in yar xita In loo sameeyo Ma istahilan 😢😢😢😢😢
Momo aamina muuze waaa qalbi fcn thy😍MnzhaAlh Wlhi wax bdn baa ka fa,iideystay iyo taariikh hOre by noga soo zheekeysay😢wlhi Wadanku sida Uu aha iyo zida Uu hadana wadanku yhahay cajiib mamadan Dowlad by soo gaartey ax ax ax😢😭
Maanshallh walaal qaaliya oo qalbi wanaagsan daacada kartileh horaa looyidhi daacadi mahungowdo Wllo guul iyo sharf cimridheer ,caafimaad iyo badbaado aduun iyo aakhiroba RABI hakuugu deeqo 😘😘😘😘
aamina muse ilahy haku barakeeyo umalayn mayo qof ka xaqiiqa badn inoo soo mari doono barnamijka oo ka dacad waran badan.thanks adi iyo bushaaro
Waaw hooyo adadag Amina muse thanks bishaaro banday nooguna soo dhaqso qeybta kale
Ilahada waxan sugooya Amina waresigeedi dhamadkiisa away Bishara cadeey
Ax runtii aamina waa qof karti badan runta sheegta waxaan jeclaan lahayn qaybta labaad inaad noo soodayso