Wariye Amina Muuse oo Kashiftay QISO ay Qarineysay Mudo Wiil aysan dhalin oo lagu Been abuurtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
    💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕
    #aminamuuse
    #hasansheikh
    #saladcalijeele

Комментарии • 489

  • @idilaeey7456
    @idilaeey7456 5 лет назад +40

    Sharafeey ilaaha ku sharfey ha u bixin cawaanta jealous ka kaa ah. Carab aa nahay kuwi ku waashey waye kuwa ku soo weerarayo ee xerada kaakuma injirta ku gashay

    • @khaalidcabdi5768
      @khaalidcabdi5768 5 лет назад +6

      Wariye daacad ah oo aqoon u leh wariyeninada ayaad tahay

    • @nikolai9403
      @nikolai9403 4 года назад +2

      Habarta ba carab ku washay wasaqyahy hawiyaha ee futada madow urayso

    • @naagweyn5078
      @naagweyn5078 4 года назад

      очень понравилось ciil qabaw cadaabta gal wasaq iyo wax ka liitaba adigaa ahe maxad gabadha ka rabtaa.

    • @demohamnajkovil27
      @demohamnajkovil27 4 года назад +2

      @@nikolai9403 kkk carab futon cad wecel kaguur somalia ma aabah ba kuleh ilen carab ayad shegate hadana hadey quresh ahan lahed maxay ka dhibi lahed jabartigi midganka yaman lafaha kajabin jiray ayey sheegten

    • @maansanchannel
      @maansanchannel 4 года назад

      @@demohamnajkovil27 hhhhhhhhhh 😁😁😁😁😁😁👏👌👍

  • @abdirizakaden5891
    @abdirizakaden5891 4 года назад +5

    Aamina muusaay wll dadka xun ee xasidiinta ah haw jabin waxa sharaftaada iyo shaqsigaad tahay soomali oo dhan ayaa og ee sharaftaadana qof yaroo cayayaan ahi waxba ka dhimimaayo guul guul guul aamina

  • @safisheikh-ali5847
    @safisheikh-ali5847 4 года назад +2

    Walaasheey aamina cayayaantaan waxay rabaan ineey sidii mama malyuun stress kuugu ridaan fikradeeyda waa naad iska iloow daa kuwa jaahiliinta ah ee aan aqoon sharaf dumar iyo qiima soomaaliyeed horay uga soco ha u fiirsan hadaladooda viva amina

  • @ayubeid8386
    @ayubeid8386 4 года назад +2

    Aamino walaahi aad ayaan kujeclahay sheeka
    dan adoon sheegin ayaan kuqimeyay shaqsiyad fiicantahay

  • @axmedwadani5184
    @axmedwadani5184 4 года назад +2

    Guuleyso ha ubixin cawaanta
    Noolaw👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 4 года назад +7

    AMIINO ILLAAHEEY HAKU HAAFIIDO CAFIMAAD KU NOOLOW

  • @cabdiraxmandeheeye7313
    @cabdiraxmandeheeye7313 Год назад

    Aamina muuse weheliye qof qaaliya soomaali oo dhan ayaa ku jecel sharaf ayaad leedahay ILLAAHAY haku sharfo walaal

  • @bashiirabdulahijama8448
    @bashiirabdulahijama8448 Год назад

    Aamino abaayo MCN guulayso cadawgaaga cagta hoosteedad

  • @haruunmahamedhasan9139
    @haruunmahamedhasan9139 4 года назад +2

    Maaasha Allah caleyk walaashay qaali maanta laga bilaabo ciidankaaga ayaan ahay

  • @alijama5829
    @alijama5829 5 лет назад +1

    SHARAF BAAD LEEDAHAY TUUGTTA GADHKA DHEER XILIGOODIII WUU DHAMAADAY NOOLOW WWALAAL CAAFIIMAAD IYO FARXAD AAMIIN AAMINA MUUSE WEEHEELIIYE

  • @successadam8701
    @successadam8701 4 года назад

    Quruxey xaasidka wabadanyahay ee dhag jalaq hausiin inaad dharka tuuratey rabaan illahy haka qabto warkooda iyo dhusadooda melhakasoqaadin. Hortaada usoco hana ujawabin dadka marki lahadasho waqimeysay.

  • @Halbeegpodcast
    @Halbeegpodcast 4 года назад +4

    Maamo aamina muuse alle haku sharfo waxbana kaama qaadayaan caaqlayaashan hadalada xun xun ee ka sooduulaaya dheg hawdhigin.
    Waa run arinkani waa xasaasi dhacdadana horaan u arkay mid lamida. Xaqna waxaad u leedahay inaad sharaftaada iyo cirdigaaga ilaashato.

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 года назад +3

    Amiina jecliiya kalsoniideda masha allah abaayo macaan allaha ku xafiido 🤲🤲❤😘

  • @abdisalamabdulle9061
    @abdisalamabdulle9061 4 года назад +4

    Asc Aamino. Somali mafiyooba badankood way xanuun sanayaan ee haysku mashquulin walaal. Qof waxaad tahay bulshada u adeega ee shaqadaada qabyo. Horana usoco walaal. Howlo badan ayaa kuu yaalo. Alahana ku xifdiyo.

  • @user-wt3uq1iw7f
    @user-wt3uq1iw7f 4 года назад +4

    walah been ma ahan, Ilaahay manaxo
    ee wuu naxariistaa mamo ilaayay
    caqliga haku siyaadiyo. Anigoona kula
    kulmin ilaahay inama kala dillo🤲🤲
    ilove u mamo ❤🙏❤❤❤❤🙏

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 4 года назад +17

    Cajiib Ceebti Aduunka, waa Umad laysku Mashquliyey, Somalidu, wax ma bartaan, ma, Ma Shaqaystaan Qofba Qof buu Mashquul ku yahay, waa iska Daba Raaracan, wax isaga maqana ma jiraan, waa Dhibaato Taagan Ilaa iyo Markii, Allaha weyni Abuuray,Oo Magac Somaali loo Bixiyey Diin kuma dhaqmaan Maadina maba yaqanaan, Dowladii dhex, waxbey kalla qarin Jirtay, Ceebta Somalidu, waxay ahayd mid qarsoon, oo Xaaji masuul eh, lakiin Manta umadii Ceebtan Asturi Jirtay, kuwo dhintay, iyo kuwo Nool oo Daanka iyo Gacanta isku haya waaye, maxa laga dheefay Cuqdadii Dawladii Dhexe Lagu Cunay, in qof walba hee Mediyaha Fadhiisto, oo uu sheego wixii Istiinkisu sheego Run iyo Beenba kkk Allow qeer keen.

  • @saaiidsaaiid5817
    @saaiidsaaiid5817 4 года назад +1

    ilahay haku xafido abaayo qof sharaf leh ayaad tahay waana kuyaqanan dadka wanaaga usaxibe dadkas lakar maxkamed haka harin

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen 4 года назад +7

    Maamo alle Ku xafido runta Ku dhimo xaqa baa jirayee

    • @AL-kv6kn
      @AL-kv6kn 4 года назад

      abdirisak kahen tuug kii miyanad ahayn adu kalab bartire xun langaab

    • @abdirisakkahen
      @abdirisakkahen 4 года назад

      Nandi Mohamed hhhh sxb aqoon iima lihid mana dadkan aad sheegayso qofna qof dhalay ma dafiro taas baan maamada ka qaadtey xageed IGA qaniintey adigu ma kuwan LA sheekaynayo baad thy

    • @AL-kv6kn
      @AL-kv6kn 4 года назад

      abdirisak kahen kkk war mid tuug aha bankugu qalday saxib

  • @moudoussamkalsamib2309
    @moudoussamkalsamib2309 4 года назад +1

    Asc. Walaal Aamina Allah ayaa ku sharfay. Ha isku mashquulin cid aan mudneyn in ay waqtigaaga iyo fikirkaaga wax yeelato.

  • @rahmashekhxasanbarsane4407
    @rahmashekhxasanbarsane4407 4 года назад +1

    Masha allah illah hakuu xafdiyo

  • @kastankastan2983
    @kastankastan2983 4 года назад +1

    Amina Iskadhici Walaal Yaan Lagu Canbaaren Wa Kastan Fanaankii

  • @aisharacwi4698
    @aisharacwi4698 4 года назад +3

    Mansha..alaah..aamino..waheeliye..waad..mahadsantahay..lakiin..ma..kula..talinkaraa..walasheey

    • @armaanabdul8751
      @armaanabdul8751 4 года назад

      Aaminaay walaal waxaan is leeyahy xoogaa inaad xaladan aad kujirto waxkabadashis sababtoo ah inta aan daawadey waxaad aad ka hadleysid is personal problem arinkasi qof walbuu heystaa adiga dad hada arintaa kaga cabaneysid wey ku raaxeysanayaa waqtiga ayey isku dhaafinayaan adigana waxaad ka dhigeysaa case bulshada la dhexeeya waxaan kuu raacsinayaa inaad joojisid cabitaanka adigoo media live ka hadlaya
      Talada ugu dambeysa aaminaay wlhi waa mid wllnimo make ur live fix any problem as a personal
      Anigaa ku fikiraya sidaan arinkii adiga iyo Yusuf garaad ku dhahey lahaa anigoo u maraya hab dhaqan iyo mid diin inshalah waan ku guuleysan doona
      Balse walashey qaaliga aheyd waxaan kaa codsanayaa in aad media ka joojisid personal problemka hada ku heysta iyo wixii ku soo marey was ka nooshahay doqontaa wax gocata tagtada daa timaadada u taag haay was wlaal kaa ku jecel oo xaqiuqo ah

  • @umusalahudin4998
    @umusalahudin4998 4 года назад +1

    Masha allah aamino muse sharaf aya leedahay cidna ha u joojin cidi hdlaysa hayska hadasha danahada ka raaco hana u istagin hadalada dadka midooda awoodin Love YOU wll

  • @nimcaanahmed5022
    @nimcaanahmed5022 4 года назад

    Islaantu waysoowadwataaa baryahan allehakuugargaaro

  • @juqdin1253
    @juqdin1253 4 года назад

    Alle hakuu taya siiro mama cadowgaana wxpa dhipayaan ee usamir

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 4 года назад +1

    Amina muse xabibti waxaba kaama qadikaraan.waa xasad.waa wax impossible khashinka ku rid waa sick people and crazy old women ku baafinaysay kkkkk .Amina you are smart and strong maanshlaa all somali people they know u top to toe .hooyo qaaliya ayaa tahay oo lagu daydo sharaf iyo wanaag .All somali love you.you are special maanshlaa. Allah yaxfidak 😍😍

  • @bashirmohamed7401
    @bashirmohamed7401 4 года назад +2

    Caadi iska dhig xaalada markey saan tahay waa waa lagu waashaa ee quraan isa saar

  • @yucubmedia9030
    @yucubmedia9030 4 года назад

    Masha allh

  • @nurtofarah8393
    @nurtofarah8393 3 года назад

    Guuleyso abaayo aamino🇸🇴🥰❤🙏💪 ilmo sidey u inkirta ma nin rag ahbaa hooyadu ilmaha ayada uurka ku qaado markey dhashane si fudud kuma kala go aan lkn nimanka ayaa inkiri Karo kuna dhacdaa.

  • @omarjama7834
    @omarjama7834 4 года назад +2

    Waan ku garab taaganahay joog ayaan ka ridaynaa reer nairobi

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 4 года назад

    Amina waan ku jeclahay dadkan waa wada maseer Farah kala bax horay usoco

  • @zakrieali2830
    @zakrieali2830 5 лет назад +4

    bishaareeyso aamino tan waxey cadeeyneeysaa inaad dararajo ka gaartay illah xagiisa ,waayo caa isho oo kaa fadli badneeyd ayaa laga been abuurtay lkn waxeey dhaday illaah Ayaan kasugayaa beri ahaan shadeeyda,hala mid noqonin kuwa liita ,darajada illaalso hadal aduunka dushiisa yaala kasoo qaad geel xaaray oo katagay

  • @muusexasan1794
    @muusexasan1794 4 года назад

    Asc amina muuse maaha qof xumaan inaga gayda raganimadu maaha haweenka in la dhibo .mar waa hooyo mar waa walaashaa marna waa ooryeheenii marna waa hablaha an dhalay ilaahay ka cabsada oo dhibta kadaaya walaal haweenka soomaaliyeed aamino waa dumarka soomaali ku jira kuwa ugu qiimaha badan weeyi walahi anigu xaga aanka joogo dumarka ka caayaa waanin liiti ah oo bilaa dad nimo ah soomaali hablaha ka dhashay aduunka wax la qiimo ahi ma jiro ilaaha yay inoo barakee aamina allah haku xafido walaal

  • @abdullahihudowosman5590
    @abdullahihudowosman5590 4 года назад +3

    ASC
    Aamino, your personal histories are touchable and in some ways are, I dont know what to say, iritaying, and it is one that for a normal person could dare to listen, because of its horrific and sorrowful effects. Let me tell you one thing "Keep walking sister, with your head up, and sooner or later your enemies will diminish" from the face of this world, Insha ALLAH.
    ACW

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 4 года назад +1

    Sabir wll khayr Alle hakusiiye

  • @aslihassan5405
    @aslihassan5405 4 года назад +1

    Ascw Walaal Amina Waxaan Rabaa Talefonkaaga ii soon dir please

  • @maxamedxyasindaahir6894
    @maxamedxyasindaahir6894 4 года назад +1

    subxaan allah war alle kabaqa oo iska daaaya mamadan Somalia ee aad cebaynaysaan walahy maalin kalaa laydin xisaabinayaa

  • @ayaanlehassen1586
    @ayaanlehassen1586 4 года назад +2

    Ilaahay na caafi
    Waa nasiib daro
    Dadkii waa wada waasheen
    Cajiib

  • @razmi4568
    @razmi4568 5 месяцев назад

    Amina hooyadeed anaa aqaano maamo faay waxeey daganeed suuqa arjantiin aktiisa ee degmada kaaraan

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 4 года назад +6

    Amino muse naag sharafleh long life habo mcn❤❤❤👌🏽

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 4 года назад +1

    Aamino muuse jidkii maamo maljuun miyay ku socotaa mase anigaa moodo.

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 года назад

      Maama malyuun waxay tidhi dariiqaygaa dumar badan oo caan ah ayaa mari doona . kkk waa dariqii malyuun

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 5 лет назад +2

    Ilahay calaamo haka soo saaro kuwa ummada ka daba shaqeeya ee xumadooda raadiya subxanalah indho adaka aakhira kama cabsanyaan miya maxay ka rabaan Amina wehliye subxanalah

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 4 года назад

    hooyooyinka somaliyeed fadeexada ha laga daaayo
    ceeb aaan qofka qaban lagaama sheeego wllyaaal

  • @fatushmohamed4171
    @fatushmohamed4171 4 года назад

    Mashallah mum u r very intelligent

  • @luqmanbotan6627
    @luqmanbotan6627 5 лет назад +4

    Mama amina hooyo somali yeed ayaad tahay xoshmad mudan hadaa heyso number ka Nairobi lagasowacay iyo sawirka qofka waad Ku dacweyn kartaa Ku dacwey dowlada Kenya

  • @a.llaaahialihasan3589
    @a.llaaahialihasan3589 4 года назад +1

    Aamina walal waxba ha u arkin midaas waxey kaa dhaqeyn danbigaaga

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 4 года назад

    hadal wuxuu amaan yahay intuu afkaga ka soo bixin ilahay hani asturo Somalaay kitaabta alle na raaca oo is cafiya habeen kii markad seexatan isa samaxa qofkii calooshiisa xumaan ku haysta ilahay haku cadaabo oo cudur aan dawo lahayn ha uga dhigo waayo diintii ayaa garab mareysan dib ufikira qofkii cfmd doonaya qalbigiisa ha safeeyo oo naftiisa ha daahiriyo war tagayna tiigsimal maleh asc all

  • @adamadams9656
    @adamadams9656 4 года назад +1

    Aan kula taliyee wll sharafey midiyaha iska daa inaad waxan kaka hadasho inay ku qiimo ridaan bay rabaan ilaah tawakal

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 года назад +4

    Af somaliga amina waba ka hela mashallah 😀😀somalidu wey wada walanyahin ee ha dhageysan

  • @mireahmed6328
    @mireahmed6328 4 года назад

    Eedo Allaaah haku barakeeyo

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim6706 4 года назад +2

    Wariye nagu qaaliya baad tahay ee yaan lagu wareerin ee warkooda hadaad iskaba dhaaftid sow qeer maahan my sister aamino Kasoo qaad DAMEER qaaq yiri asaga ama ayagey uurkutaalo ku noqoneysaa jawaab la.aanta aad shib ka tiri pls pls pls waa sheydaamiin ee haba ujawaabin waanku baryaa

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 4 года назад +2

    WAA RUUNTEED INTII XUMEEY AYAA NAA SOO QAXIISEEY

  • @naciimomukhtaar5292
    @naciimomukhtaar5292 4 года назад

    aamina muusaweheliye qaaliga saliimka alahakuudaayo

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j 3 месяца назад

    Aamino. Waxad shegeyso. Wakula qabaa. Maasha alaah. Adi waxaad kunooshahay. Uk. Anoo sacudiga. Qadaamo. Aan ka ahay. Ayey. I dhaafi wayeen. Markaan. Fiiriyay. Waa. Maseer

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 4 года назад

    Asc Aamina wariye share soomaali weyn sharaf ayaad ku dhex leedahay warka wuxuu ciise lahaa waagii aad wariyaha ahad Aamina aniga jubna in aadan ceeb lahayn ha u jirin jixin

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 года назад

    Aduunka waa imtixaan waxana mara imtixaanka ugu badan dadka wanagsan ambiyadii baa la dhibay marka Allah talo saaro waxad tahay haldoorka somalida Allah ha ku dhawro

  • @abdiwahabjama9112
    @abdiwahabjama9112 4 года назад +1

    Dee yuusuf garaaadbaa lacag Soo siiya

  • @abdullahibaris7182
    @abdullahibaris7182 4 года назад +1

    Walle wa yaab miyeey Alle kabaqeen lkn samir walasheey macan

  • @gaal2068
    @gaal2068 4 года назад +1

    Walaaal Aamino muuse Qof wadani oo sharaf leh oo lawada garanaayo ayaa tahay dadka qaar majeclo inay arkaaan qof sidaan oo kale ah ...marka Sabar,xagana cadeee geeesinimada waa asataantaada ....

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 года назад

    Waan kuu saare
    Anna ii saarnnnnnnn

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 5 лет назад +2

    Asc Walaal,
    Allahu Mustacaan❤
    Iska Sabr, fa Sabrun jamiil.
    Allahuma Sali Calaa Seyyidil Mujaahidiin❤

    • @user-wt3uq1iw7f
      @user-wt3uq1iw7f 4 года назад

      Walal channelkan ma Mamo
      aamino Miyaa leh?

  • @abdimohamedhassan3035
    @abdimohamedhassan3035 4 года назад +1

    Kkkk walahi amino wanqosley. Abayo Runtii masha.allah is kacafi

  • @Hussnimubaarak
    @Hussnimubaarak 4 года назад

    Hooyo aamina muuse weheliye waxaa tahay hooyo qaran hadalkeedana aan aaminsanahay. Ogaawsa hooyo in nacabku hormarkaaga dhibsanaya ee dacayad kula taba taagan yahay ha u joojinaan.ku dhihi lahaaa mama.qaran sharafaad xambaarsan taahy ❤❤✅ aqoon kuma.lihi balse hadalkaaga iyo kartidaada ayaa ideeqdee nolaw

  • @maidohusein2093
    @maidohusein2093 4 года назад

    Masha alh intaana alaha kula koriyo

  • @katrayasin7187
    @katrayasin7187 4 года назад

    Runti qisooyinkaga wan ka qirooday wanaa ku suberkalibeyy mashaalh adbana kutageraa

    • @mcm4122
      @mcm4122 4 года назад

      Kkkk aamino sideey wax ujiraan

  • @mdsolyman8865
    @mdsolyman8865 4 года назад

    Boqorada gabdha soomaaliyeed a amino muse alaha ku xafido

  • @awilgalaydh9548
    @awilgalaydh9548 4 года назад

    Alle haku xafido wlo Aaminay

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 года назад +4

    Sorry mama aamina😢😑

  • @adamturab3252
    @adamturab3252 4 года назад

    Amina ninkaas haddaad dhashay ha inkirin kolay wax baa jiree sidee xasan sheekh madaxwaynihii dalka iyo salaad cali jeelle musharax madaxwayne kuu masabidi karaan

  • @moudoussamkalsamib2309
    @moudoussamkalsamib2309 4 года назад

    Wll Aamina waxaad kamid tahay gabdhaha Soomalida dhexdeeda miiqaam aad usareeya ku leh. Allah ayaa kaaga filaan doona kuwa bilash inay kuu fitneeyan isku mashquulinaya.

  • @mukhtarmahdi6495
    @mukhtarmahdi6495 4 года назад +1

    aaminaay samir ilaahay agtiisaad ka helaysaaye

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 4 года назад

    Alla run badanaa intii ugu xumayd ayaa hogaanka u haysa ummada somalida.
    waa ganaax aanan oqoon waxay ku galabsatay.!

  • @leylonuur9935
    @leylonuur9935 4 года назад

    Runtaa ku jeclahay weliba anoo yar ayaan codkeeda dhegeysan jiray wlhi ilaahey dartii ayaan kuu jeclahay soomaalina wax qaris ayey ku dheereeyaan dadka aan hadli aqoona u hadal aamino waa codsi

  • @nuurxaajicismaanmaxamed3256
    @nuurxaajicismaanmaxamed3256 4 года назад +1

    Allaha ku xafido wixii xun allaha naka qabto

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 5 лет назад +5

    Waa yaab hooyadaa oo kubaafineyso,kkl arjantiin dadka aan muqdisho ka imaanin mayaqaanaane maad usheegtid, sidaan loogu maleynin dalka arjantiin,

  • @mohamedahmedhussein8174
    @mohamedahmedhussein8174 4 года назад

    Aad iyo aad baan uga xumahay arintaas walaasheey Amina muse waxaa tahay qof sharaf badan waana ku taageersanahay aniga ilaahay cadowga hakaa qabto dadkaas xun xun

  • @haruunmahamedhasan9139
    @haruunmahamedhasan9139 4 года назад

    Waaw alle ha ku xafido

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 года назад

    Aamina muuse weheliye mamo sharaf leh waa dad ku gaadhi waayey hadhagaysan
    Cayayaanka

  • @ahmedmuse248
    @ahmedmuse248 4 года назад

    Maxaa ugu wacan dadkani inay hooyooyinka masaakiinta ah weerar ku qaadaan, Somalidu dhib badanaa walaahi way isku wada aakhiro seegtay

  • @yucubmedia9030
    @yucubmedia9030 4 года назад +2

    Qof Somali kaasharafban wuu yaryahey

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 4 года назад

    Good aaminay saas ayaan kaa rabaa kaasi waa dixiriga musqulaha waa dixiri

  • @leylonuur9935
    @leylonuur9935 4 года назад

    Habeen dhoweedna mama farankaa lalahaa wiil ayey inkireysaa maxaa gabdhaha idinku dhejiyey waryaa ala yaqaan dalkii inta burburiyeen ayey dumarkii usoo dhigteen

  • @Abdikadir751
    @Abdikadir751 5 лет назад +3

    Weligaa yaan lagu handadin qof walboo ku soo hajuumo asagaa daalayo lkn dadkas maxee ka faaidaan waxas mida an an fahmi wayay waye

  • @mahadwarsame2524
    @mahadwarsame2524 4 года назад

    M.a

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 4 года назад

    WAA SHAQADII WAHAABIYADA WAXA LA BARAY SIDA UMADA LOO CEEBEEYO, WAA SIDA AY YUHUUDU U SHAQAYSA, WAA URUR AY YUHUUDU SAMAYSAY, QOF KASTA OO AQOON LEH OO AAN IYAGA AHAYN, WAA LA CAAYAYA, WAA LA WEERARAYAA, WAA LALA DAGAALAMAYAA, XATAA MARKA DANBE WAA LA DILAYAA, OO WAXAA LA ODHANAYAA WAA GAAL, WALAALAYAAL WAA IN AYDUN OGAADAAN IN URURKAN WAHAABIYADA YAHAY URUR YUHUUDA U SHAQAYSA ILAA SHEEKH UMAL AYAA NOOCAA KU SHAQSYSTA WAA INAAD BARATAAN, IN LA OGAADO CEEBTOODA IYO DANBIYADII AY UMADAN KA GALEEN, WAAR DADKAN BARTA IYO WAXAY YIHIIN

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 года назад +7

    Nin dagaal af kula galay
    Dadka ceebo kuu faray
    Wuxuu doono kugu yiri
    Dibnahood ka xidhataa
    Ugu filan dil iyo nabar
    Cayduna ma aha dakhar
    Dusha kaaga taal taal
    Dadna kaama dhigi karo
    Waxaan daain kuu dhalin
    Maamo hore usoco
    Calool adayg ka qaad
    Xagxagashada
    Hargeisa ayaan kaasoo salaamay mamo

    • @safisheikh-ali5847
      @safisheikh-ali5847 4 года назад +1

      Maashaa allaah hal abuur wanaagsan afkaaga malab lagu qabay

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 5 лет назад

    Subxan allah war somaliyey ilahay ga baqa oo daya hooyda maxa idin ku saliday

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 4 года назад +1

    You're very courageous masha Allah

  • @farsamoyaqan8676
    @farsamoyaqan8676 4 года назад

    55 jir caafimad iyo xoog leh macsara kadharagtay mashalh dumarka somalida sidado kale iskuguma roona 35 jir banjartaad arkee

  • @zaynabfarah7755
    @zaynabfarah7755 5 лет назад +3

    Naag taan kaa dhalay keen ilaa ragaa in tay naaga badan guursadaan ama utagaan hadhoow dafira ee manin baa xagee lagu arkay hooyo ilmeheeda dafirtay

    • @axmedmaxamed1050
      @axmedmaxamed1050 4 года назад

      Naa afka soomaliga soo baro wasaq yahay xaramiyada ah

  • @mulkiali5007
    @mulkiali5007 4 года назад

    Mama please dadkan dulmiga badan yeysan streeskugu ridin warkooda waxba hakasoqadin hadaa marwalbo warkooda qimo uyeesho waligood kama harayaan please mama dadka xumanta jecel marna jawab hasin ilaahey cadowga hakaa qabteee💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @yucubmedia9030
    @yucubmedia9030 4 года назад

    Walaale ha aamusin qof caloosha kabuka ayaa aamusa

  • @jigaguure6648
    @jigaguure6648 4 года назад +1

    abaayo cadawga allaha kaqabto magacagey kaxunyihin

  • @zaaki44
    @zaaki44 4 года назад +10

    Sawitkisa qaad wanted ka dhig ilaa heer maxkamad wa in la cadaaba wlhy qof dhan bey nabeen maamo aamino wlhy noloshade ka xun yihiin stress bey rapaan ineey kugu ridaan

  • @cabdallakaynaan5697
    @cabdallakaynaan5697 4 года назад

    Asc abayo mcn illahay ha ka qabaato haadi ay ku nabayan

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 5 лет назад +1

    Walaaleey adigu umadda alle ha kaa nabad gasho adina waa nagaleehe mujtamaca somaliyeed uma baahna wax maalin walbo wax qalbigooda jaraaxeeya iyagaa qaati ka taagan qalbigooda dhaawacii gaarey ee hadaadan wax qalbigooda u roon aadan haynin iska aamus ama khayre ku hadal burbur iyo dhibaato waa in aan ka baxnaa wixii wadana ama siyaasi ha ahaado ama wariye ku sheeg ha ahaado waa uu arki in badan oo la dagaasha nabadda ha lagu dadaalo yar iyo wayna aan is ixtiraano isu kaalmayno is ceshano aduunka waan ka harney meelwalbana waan ku dhibaataysanahay qabiil iyo qurun aan iska dayno xariga ilaahayna aan qabsano diinteena aan barano iyayadaa qalbiga dejinayso Tafsiirka quraanka Sh Cumar Faaruuq iyo culimo badan khayrka dhiniciisa ayaa wanaagsane haloo dhaqaaqo Asxaabtii Nebigeena Salalaahu Calayhi Wasalam iyo qisasul Anbiyaa ha la barto Aduunyo waxaba ma yaalaan dhib 28sano wuu na hayaa in dhimatey iyo in aduunyo ku luntey ku gaaloowdey iyagoon diintooda macaan aqoonin u cararey meel maran toodii fiicnaydna ka tagey cilmi daro awgeed

  • @axmedshariif3270
    @axmedshariif3270 3 года назад

    Aamino anaakujecel abayo

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 5 лет назад +5

    Abaayo waxbakama qadikaran ee alle hakaa qabto sharafey

  • @sahraa7750
    @sahraa7750 5 лет назад +1

    Waxaasu wax laysla dhibo maahan ee qofkii ku sheegto kaalay ku dheh oo cadee inaan ku dhalay maanta waxba ma qarsoomaane

  • @user-he1je7ip1f
    @user-he1je7ip1f 4 года назад +2

    Asc xabiibtii waad hadashay afkaaga kun ow kaa reebaa gacantaada kow sharaf ALLAA ku siiyay kor uga bax