Aamina Muuse weheliye iyo Qisada nolosheeda aduunyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Barnaamijka bushaaro ee real life show

Комментарии • 131

  • @oay6702
    @oay6702 2 года назад +2

    Most honest and funniest interview ever… I love how Amina told us the sorrow story of the chaos caused by the Somali men

  • @ruqiyoabdiqadir8096
    @ruqiyoabdiqadir8096 2 года назад +6

    Sorry anoo qisadaan arkey ayan hadana nin aaminey sorry wlh lkn markaas aan dhagesanayey intan wan ka yara lkn hada xooga aqliyeshey my young sister waligaa nin ma aaminin wlh 🙏😌

  • @abudoissack7938
    @abudoissack7938 4 года назад +20

    Walahi waa xanuuun aniga nafteyda xanuun adunyo wuuu isomaray lkn markan qisadan dhageystay waxan daremay dunida in ay wax waliba lagu arkaayo😭😭

  • @abshiromohamedmohamud2826
    @abshiromohamedmohamud2826 3 года назад +6

    wlh waa qiso cajiib ah dabca ragoow dumarka iyo caruurta daryeela

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 4 года назад +15

    Pole mama😭😭😭😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭😭 HooYo mcn 😭 dhibmalaha aaqiro jaano inshaAllah 🇸🇴😭

  • @c.raahidmahad115
    @c.raahidmahad115 5 лет назад +16

    runtii barnaamijku wuu dheer yahy lakiin si daggan ayaan u daawady sheekaduna midba mida kale ka macaan al cumuum wan ka Healy thanks qalanjoy bishaaro

  • @somaliactor9707
    @somaliactor9707 3 года назад +9

    Intaan dhawanayay waa videogii igu qosolka 😂badanaa marna igu murugta badnaa😭

    • @Aliahmed-fh8ym
      @Aliahmed-fh8ym 2 года назад

      Qaybta kowad sidaan uqoslayey feraha ayaa ixanuuney xaqiiqdii lakin qaybda labaad walahi wan ka naxay nolasha adag ay soo martey oo aad ban uga xumadey dhibatada nafsiyan loo geystey hoyadaas somaliyed
      dhaman hoyoyinkena ee burburkan dhibatadas kusoo barbariyey ilmahoda allah danbigooda ha dhafo oo janadii fardowsa xisaab la'aan ha geeyo aamiin.

  • @xamdaqurux4394
    @xamdaqurux4394 4 года назад +18

    Hooyo fariid wllhi alleh haku dhawro

  • @faadumokiinhennashow5011
    @faadumokiinhennashow5011 3 года назад +4

    Wahi tariiq xuna mundn allah int ka ee keye ku xamdi aby mcnto

  • @safiamaxamed4027
    @safiamaxamed4027 3 года назад +3

    Isku tagsi maraacayno waaba isfuraynowhaynaa😂

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 3 года назад +2

    Wow wow wow wow mashaAllah Awesome story 👍

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 года назад +1

    kkk dalkii baa dumay iyo ururka haweenkaa jiray isma qaado aamina

  • @hudheifiadde814
    @hudheifiadde814 3 года назад +1

    Kkkkkkkkkk alla beerka wlhi wani jecelahay aamina muuse iyo bishaaro bante

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 5 лет назад +11

    Bishaaro Iyo Amiina Thanks This Program, Really Sad but True History Of Amina.
    Its What involved the life of somali people in Abroad, this is not single person or two its Always More and more.
    Allow somalida karaamadoodi iyo sharaftoodii uso celi.

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 4 года назад +13

    Ilaahay aabahaa iyo aabahayba
    Hawnaxariisto 😭😭😭😭😭😭

  • @ayuubxagafeey4184
    @ayuubxagafeey4184 4 года назад +5

    Aamina muuse jiro joog eedo alle ha ku dhowro

  • @Sacdiabadio
    @Sacdiabadio 4 года назад +6

    Seriously ka hadashay wllhi 👏👏👏♥️

  • @farhanabdiibrahim4122
    @farhanabdiibrahim4122 4 года назад +6

    Tears of sorrow welled up my ears

  • @maslahmohammed4444
    @maslahmohammed4444 Год назад +1

    Maama karti badan baad aheed

  • @rumanguelle234
    @rumanguelle234 4 года назад +3

    Ale waa qiso aad u xanun badna mamo amin dad badna way ku cimri qadan donaa dan filayo alow nolashada inta dhiman mamo farxad aan dha qaryo laheen kugu dhamee aad ayaan ku jacelahay mamo amino wana ku tagenaa alow ku xifdhii.😍

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 3 года назад

    Your history is very very sad but Alhamdulillah your are now in London with your kids thank god.

    • @sahalsaahil5554
      @sahalsaahil5554 3 года назад +1

      Don't say you are in London but say you are muslim thank God how many people with sad condition are now in London

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 11 месяцев назад

    Mashallah 😂😂😂😂

  • @queennicma377
    @queennicma377 3 года назад +4

    Systemki waa burburey waa leys dhacaa leys kufsanaa iyo markuu Siyad Bare tegey wax walba sidoodi bey ahaayeen isku meel ma gasho 😄

  • @mohamedcd6122
    @mohamedcd6122 4 года назад +13

    Never ever trust men!

  • @anisoabdulahi6282
    @anisoabdulahi6282 3 года назад

    Mama Amina Allaha ku xifdiyo

  • @hoodojamalaar
    @hoodojamalaar 3 года назад +1

    😔😭😭😭😭😭 sorry maamo

  • @daganjama8891
    @daganjama8891 4 года назад +2

    Hoyo fariiid Ah Amiiino muse wehliye She is brave intelligent person Strong women Reality 100 percent ❤️❤️❤️❤️❤️Always stay strong Allow ku dhowr Abahana u naxariso Janatu fardow sa igu bisharey ✅✅✅Jandii jiid wanagsan Mashlh These history text my ❤️ heart Allow raga somaliyed Xuma

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 3 года назад

    Aga man sha ala

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 3 года назад +1

    Jaad wax wayn ma aha wax kale sheg msya maya jooji maya kuma dawanayo marsadmbe jow scm

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 5 лет назад +8

    Asc masha allaah walaashey amina muuse👍👍👍👍♥️♥️

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 лет назад +10

    Viva maama Aamino muuse.

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 4 года назад +1

    I love Aamina

  • @cabduqaadirabdirahman1072
    @cabduqaadirabdirahman1072 2 года назад

    Wow

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 года назад

    Cawa qosolka iga dhamaday marna wa ilmayay

  • @MohamedIbrahim-rg2lk
    @MohamedIbrahim-rg2lk 3 года назад +3

    Walahi nasab nasab dhalaay ayaaad tahay lkn waxa nasab ah kuma heliiin sorry abayo

  • @quenshushuu6396
    @quenshushuu6396 3 года назад +2

    Wllhi wn ooyay hah

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 4 года назад +6

    Walaahay waa hadal dhab ah waan ka xumahay. Mum amina. Muuse absolutely waan jeclahay

  • @theizmeal7081
    @theizmeal7081 4 года назад +5

    yusuf garaad Uma qalmo somalinimo

  • @amaalmohamed6808
    @amaalmohamed6808 3 года назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂 aorry amina,

  • @hananphase8062
    @hananphase8062 4 года назад +3

    Mama amina masha allah waya arag wlh mar wad iga ohisay marna iga qoslisay

    • @fadumaofficialschannel661
      @fadumaofficialschannel661 4 года назад

      Aad iyo aad@hani Abdi abaayo wa qoso cajiib ah. Walashey iso boqo subscribe like iyo comment igucabe mahadsaniid😘

    • @doobiyemuuse4144
      @doobiyemuuse4144 3 года назад

      allshaba

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 4 года назад +3

    Maamo aamina waad iga oohisay

  • @haweyosiirad2780
    @haweyosiirad2780 4 года назад +4

    Kkkkkkkkk amino wan oyaaa marna wan qoslaaa

  • @nasriinabukar5501
    @nasriinabukar5501 2 года назад

    🥰🥰🥰🥰

  • @mimiamin8826
    @mimiamin8826 3 года назад

    Cabdallah beexaan ma maclin ku ahaay ama skoolka maxamed amin skolkiisa ayaa dhigan jirtay.cabdalah bexaan Waligisa skol macalin maka noqonin

  • @mohamedcarale491
    @mohamedcarale491 4 года назад +1

    Mash alah waa gabar jirto aamina ilahey nodaaa

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 4 года назад +1

    Aamiina iyo Bushaar waan idiin kaga mahad naqayaa sida fiican ee aad barnaamijka u soo diyariseen. Aamina Muuse Weheliyana sida kalsoonida leh ee ay nolesheda dad waynaha uvula sheergaraysa waxaan leeyahay waad ku mahadsan tahay, waxaanan u rajeenayaa guul inta nolosha uga hadhay!

  • @safarle9284
    @safarle9284 4 года назад +6

    yaab, Ragga Somalida ayagaa marwalba qaldan,🙄 arinta ku dhacday Aamino muse waan ka xumahay lakin waxaa aad u wanaagsanaan laheed nimanka ayagana in la wareesto bal sida loo ogaado qofkii qaldan,

    • @amalitofunnykittensvlogs647
      @amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад +1

      cadnaan barre Ala maxaa dumar Wanagsan ..niman xun Ku soo hagaagay

    • @safarle9284
      @safarle9284 4 года назад

      @@amalitofunnykittensvlogs647 waa run weey jiraan lakin dhankale xitaa rag badan baa jira oo wanaagsan oo dumar xun ku soo aaday marka, waxaa wanaagsan labo haddii eey isqabsato in labadaba aragtidooda la dhageysto, lakin mid kaliya haddii aa dhageysatid sheekada aragtidiisa uu kaaga sheegaa dabcan waxa uu haleeyayna ma sheegaayo, marka 27 mar buu maxkamad i istaajiyay waxna kama sameen!🙄 timir laf baa ku jirto jileeca yuusan idin sirin.

    • @amalitofunnykittensvlogs647
      @amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад +1

      cadnaan barre Haa waa run
      .waa in cadaalad loo eego.qofki khaldan la qabto

    • @safarle9284
      @safarle9284 4 года назад

      @@amalitofunnykittensvlogs647 aad iyo aad, Somali haddii aanahay rag iyo dumarba diyaar uma nihin lamaanaha haddii uu muran soo dhaxgalo in la isdhageysto, Ragana isla weyni qaab daran baa ku jirto oo wuxuu isleeyahay adaa meesha masuul ka ah warkaaga ha shaqeeyo, gabadhana mataqaano sida ninkeeda wax walba looga sababan lahaa oo hadalo macaan looga haqab tiri lahaa daalka maalinta shaqada uu ka yimaado ee waxaa u daran waxeey rabto in eey hesho bas, haweenka Raaliyayaasha Somalida waa ku yaryihiin nasiib daro

  • @yasiincabdicasiiswarsame626
    @yasiincabdicasiiswarsame626 4 года назад +3

    Aanino nolashii qalafsaneyd o ad soomartey gabdhihii soomaaliyeed wali waa kujiraan

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 года назад

    Is qod qodoow caadi ah waaye

  • @nasriinabukar5501
    @nasriinabukar5501 2 года назад

    🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @badriyaahmed1511
    @badriyaahmed1511 4 года назад +2

    Wxba yuna dhalin kasi ishadi ba ku dhacday

  • @hassanmattaan9492
    @hassanmattaan9492 4 года назад

    Very excellent lady amina

  • @nadiifosiciid5847
    @nadiifosiciid5847 3 года назад

    Hhhhhhh

  • @asmaalimohamed9515
    @asmaalimohamed9515 5 лет назад +5

    Fadlan ka Saar barnamijka aniga iyo aamina Kahor intaanaan ku dacwayn Copyright baan uhaystaa waana barnamijkaygii
    Bushaaro baanday
    Mahadsanid

  • @xaawamacalim3914
    @xaawamacalim3914 4 года назад +2

    Walhi waa la ilmeyay abaayo aduunyo sas weeye dhibtaded badan aduunka i quri weysa ilhey i keene doodana walhi gabdha hal doorka mexey rag xun xun ugu aadan mesha gabdha leysknjkkkķ

  • @mohamedcabdimohomed5330
    @mohamedcabdimohomed5330 4 года назад +1

    Amina muse weheliye😥

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 5 лет назад +11

    Nin somali Qiyaano madaayo sorry walashey😭😭

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад +1

    wlahi waa gabadh fariid ah oo Ad adag

  • @axmedmaxamud5195
    @axmedmaxamud5195 4 года назад +2

    Nolashu aaminaad bay ku dhisantahay nolol aminaad leh ayaan kuu rajaynaya

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 3 года назад

    Wlhi mom waxaad tusaalo utahay haweenka somaliyed gabdhaha somaliyed ee imanka qabow iyo nolol raaxo ayey wax ku bartaan markaasna suuro ku barbarnay nolol adeeg hala barto gabdho

  • @user-pi5xs9gn8m
    @user-pi5xs9gn8m 4 года назад +7

    Eebaayey wali gurigaag makujirtaa 🤣🤣🤣

  • @awiljama4326
    @awiljama4326 4 года назад +1

    Dhibaato badan Bay la Soo kulantay Aamina muuse weheliye

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 года назад

    Waan kuu saare
    Anna ii saarnnnnnnn

  • @mukhtarmahdi6495
    @mukhtarmahdi6495 4 года назад

    aamina muuse waa fariid

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi6882 5 лет назад +2

    .......

  • @fadumazuhur1157
    @fadumazuhur1157 4 года назад +3

    Been mey sheegin bula xubey ana yar ayaa arki jiray meesha ey shegeyso ilaa hadana dagan bula xubey

  • @katybarry3097
    @katybarry3097 4 года назад +1

    Aamino qeer Allah ku siiyo waxaad i soo xasuusisay wadankeyga hooyo oo aan ka maqanahay 30 sano markii aad tiri shineemo central shashi kapoor dharmendra aad baa u mahad san tahay qeer Allah ku siiyo

  • @maimunahmedgulled2833
    @maimunahmedgulled2833 4 года назад

    Wlhi waa qiso xanunkeeda wadata oo xaqiiqo looga sheekeyay
    Alle qofka mar buu ubixiya meel
    Mom horay usoco

  • @umumaxamed8965
    @umumaxamed8965 4 года назад

    Masha allah hoyo amino dhib,dhame ilahe waye

  • @umaaxabsaumaaxabsa4005
    @umaaxabsaumaaxabsa4005 3 года назад

    😭😭😭😭😭aamina wll waawan ku ooyay gabayga

  • @uzb341k7
    @uzb341k7 4 года назад

    Manshalle aminaa edo noloo

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 4 года назад

    Aamina muuse waa daacad

  • @fardowsacali5838
    @fardowsacali5838 3 года назад

    mansha allah amino qof fiican waaye

  • @mushtakibrahim7096
    @mushtakibrahim7096 4 года назад +3

    Nin somali cadaanka dhama 👺

  • @ahmednor2376
    @ahmednor2376 4 года назад +1

    Qisadan waxaa lamid ah qiso aan sanad kahor buug ka akhristay gabar dr ah hadan Australia jogta dhib loo gaystay buugna laga qoray taarikhdeeda walow ay qisadaas mid daran ahyd

  • @farxiyamohamed6543
    @farxiyamohamed6543 4 года назад

    Kkkkk

  • @nasteexoosmanofficial9654
    @nasteexoosmanofficial9654 3 года назад

    Sory abyo aamin nolasha kuma ciisho

  • @anizaabdalle9187
    @anizaabdalle9187 4 года назад

    Dumarku waa ilmadow maskiiiin ah

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi6882 5 лет назад +1

    Acuudu bilaah qa yaasiin huuh

  • @salmaancraxmaan5445
    @salmaancraxmaan5445 4 года назад

    Tani way walaatay walahi

    • @Qabiilkeenu.Somali
      @Qabiilkeenu.Somali 4 года назад +1

      Salmaan C/raxmaan Doctor waalida cabiro matihid ee waliga qof waali haku sheegin yaa nin Allah yahdiikum

    • @qajo9403
      @qajo9403 4 года назад

      Atiga waalan ayaho

    • @giiigianagiigianalozy2622
      @giiigianagiigianalozy2622 4 года назад +1

      Salmaan C/raxmaan adi maa waalay

  • @malyunmaxamuud6801
    @malyunmaxamuud6801 5 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior5999 4 года назад +1

    Aamina ninkeedu ma sheikh cali suufi ayay wax isku ahaaye se waa suufi kale reer xamar haday haa tahay inkar qabaha maad qari abdirashiid suufi usheegtid

    • @aishasaciiid2450
      @aishasaciiid2450 4 года назад

      abdirazak senior war astaqfurullah dheh. Ninkeda hore e halka wiil udhashay erayada iska furtay(because of jaad/qaat u cunyay eh u ahay kan rer sheekh suufi ahay. Hadana wu dhintay) kan dhibkan ugeysanayana wa mid e kentay ayada e cidaha kale eh

  • @mahadow1
    @mahadow1 4 года назад

    MA TAARIIKH FIICNA ISLAANTAANI. SHINEEMO, HEESO, ATRIISHO .... wax daran & wax baas uun beey ka sheekeysay inkaar hesho!
    Hada oo la joogo, depression ayey qabtaa allaha caafiyee!

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 4 года назад +3

    Raga Somalidu waa khayimiin
    Illaahay ayaa xisabin doona

  • @wadaniyareofficial4506
    @wadaniyareofficial4506 4 года назад

    😁

  • @ahmade.h5660
    @ahmade.h5660 4 года назад +3

    Hooyaday baa igu tidhi waligaa naag ha aaminin

    • @ridwanmohamedadan5679
      @ridwanmohamedadan5679 4 года назад

      Ahmad RUclips 😂😂😂

    • @ayanahmed5210
      @ayanahmed5210 4 года назад

      Habaraa wax fiican kuuma sheegin

    • @ahmade.h5660
      @ahmade.h5660 4 года назад

      @@ayanahmed5210
      Runta sheeg

    • @ayanahmed5210
      @ayanahmed5210 4 года назад

      Run weeye markay ku leedahay naag ha aaminin ma mid ay iyadu dhashay miyay kugu daree

    • @ahmade.h5660
      @ahmade.h5660 4 года назад

      Naagta rabo anaa kala so dhexbaxa gabdhaha..taan guursado 100%.ma aaminaayi