FAARAX MURTIILE IYO AAMINA MUUSE TARTANKA HEESAHA KK

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 330

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 5 лет назад +22

    Amina waan jecelahay reer burco hadaan nahay gabadh somaliyeed oo qiimo badan

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 лет назад +17

    Barnaamij ugaara Wariye Aamina Muse wehelye
    Faarax murtiile aya Mashruuca qaatay
    Waa Ciddii fahmaysa
    Respect both of you

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 6 лет назад +20

    aaaamino muse wadaniyat dheh like sara.ijecl

  • @jockingmedia1240
    @jockingmedia1240 5 лет назад +24

    Inta 2019 dawaneysa like ii saar

  • @ayaanismaan9895
    @ayaanismaan9895 5 лет назад +5

    wallahy waan tageeda aamina muuse iyo faarax Alle haydin xiftiyo

  • @qadarilkacase6859
    @qadarilkacase6859 6 лет назад +3

    Aamina Muse Wehliye Wariye Qaran Weye Alla Ku Jcliya kal &Laab ayaan Ku Taagera

  • @zubeyrzuuu5020
    @zubeyrzuuu5020 6 лет назад +9

    Aamino muuse wehliye maamo igu qaali ah masha Allah

  • @ayanayan1157
    @ayanayan1157 6 лет назад +3

    Alla qosol badnaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk Habo Aamina Muuse Wehliye wllhi I support her

  • @ahmedviiraan3903
    @ahmedviiraan3903 5 лет назад

    Hhhh wlhi Barnamijkan
    Ad Ayan udawadaa waxa la Dhaha wacdaraha Kalsan Tv
    cida ila jecel like wa xagiina

  • @husseinbudul978
    @husseinbudul978 5 лет назад +5

    Faarax murte kujecliyaaa from 🇺🇸

  • @raxmocabdullaahi3729
    @raxmocabdullaahi3729 5 лет назад +5

    rer baar ha idhaaafin like i saara

    • @husseinsaid5387
      @husseinsaid5387 5 лет назад

      Wallaahi xaafad igu qaali ah. Maxaan banooni ku hor ciyaaray.

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 5 лет назад

      @@husseinsaid5387 garoonka dhuxusha

  • @ibrahimabdillahi6548
    @ibrahimabdillahi6548 5 лет назад

    Asc kkkkkkkkkkk Farah wa nin majaajilesdeh qali quu ah umadaa somalied / Amina Moussa wa astan wein oo xasus badan ku ah bcc london / Qebtaa afqa somalida wein
    Macha Allah Murtille / Aamina Musse

  • @mahadow1
    @mahadow1 4 года назад +1

    Aamina intii ay fayoobeed khatar ayey eheed, lkn markii depression uu ku dhacay ayada dhan waa isku dhex yaacday 😢

  • @abdikanisahal
    @abdikanisahal 6 лет назад +26

    Abwaan Farax Murtiile iyo Wariye Amina Muse Wehliye aad baan idhin taageeraa 🤣😂😂

  • @fowziyoabdirahiin8281
    @fowziyoabdirahiin8281 5 лет назад

    Amina muse wehliye walhi i love you wan kula kulmaya malin malmaha kamida i.a walhi wan rajeya

  • @Cabdalllah
    @Cabdalllah Год назад

    5kadib inaan dib udaawado caawa waan ku riyaaqey markale ❤

  • @munamanka6897
    @munamanka6897 5 лет назад

    Aamino muse wehliye iyo farax murtile whi waan tageraa allow idin xafid

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 лет назад +5

    Aamina waxaan ku xusuustaa barnaamijkii I MAQASHII I MADADAALI COWKE IYO AAMINAA daadahin jiray

    • @ruuziaosman1563
      @ruuziaosman1563 5 лет назад

      Abdihaye Hansshi n'´´
      On. L'nb l
      Aoolooooopppppqpqopm
      Lmml
      كحكجحجح

  • @dinowmoalimnour71
    @dinowmoalimnour71 Год назад

    Waligey gabadh weriye ah oo Amina. Muse kacod macan maba arkin mana dhageysanin.

  • @yousufabdiofficial7864
    @yousufabdiofficial7864 6 лет назад +71

    Hehehe
    Aamina Muuse WeheliYe
    kal iyo Laaban utaagera wllhi 😃😂

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 5 лет назад +1

    Amiina muse waheliye waan ka helaa hadalkeeda cod macaan leedhahy

  • @jamiilojiddan9492
    @jamiilojiddan9492 4 года назад

    Inte 2020 ka dawaneysa likte lasheego igu qawo

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 года назад

    Abwan faarax murtile wa qosol walahi bariiska makarisa mise walagu kariya kulaha

  • @shadiasiman6183
    @shadiasiman6183 6 лет назад +4

    Aamino waa jaclahy wlhi Allaha hakudhowro cadowgaga hajabo

  • @raamaale5
    @raamaale5 5 лет назад

    Aamina muuse waa sii yaraanaysaa qurux iyo qaayo waynaa

  • @caddaaniismail8962
    @caddaaniismail8962 5 лет назад +1

    Reer somaliland ayaan ahay
    Reer maroodi jeex ayaan ka ahay
    Reer hargeisa ayaan ka sii ahay
    Reer axmed dhagac ayaan ka sii ahay
    Reer siinay ayaan ka sii ahay
    Reer buurta ka sii ahay
    Reer aqalkayaga ka sii ahay
    Caddaani ayaan ahay
    Magacayguna waa khaalid

  • @hazanuzain5222
    @hazanuzain5222 5 лет назад +1

    Amina muuse wehliyo wariya caan ah, I love you!

  • @hibonuura1542
    @hibonuura1542 6 лет назад +8

    Waxay abtirisinti ka meeraysotaba ugu danbay way aftirsaty markuu aabaheed magac uuna lahay sheegay wariye faarax murtiile aamina muuse waheliye hhhhhhhh

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 6 лет назад +13

    Gududo carwo allaw ku naxariiso 😭😭😭

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 5 лет назад

    Xamar... Dee way abtirsatay.. Hawiye.. Xamar ma somali baa leh nin walba magaaadiisa ha sheego
    Somali. Xamar. Somali baydhabaani. Somali garoowaani. Somali hargaysaawi. Somali. Somali soolaani. galkacyaani. Somali bporamaani. Waar sidan maa saxa... Ok

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh Год назад

    Dulqaadkii oo qof ah, Allow daa walaashay.

  • @xildhibanabdifatah2662
    @xildhibanabdifatah2662 4 года назад +1

    Faarax murtiile nin sare kulahaa malagu Soo weerari karaa 😀😀😀😀😀

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 6 лет назад +4

    Hhhhhh waa qosol miiran aamina muuse wehliye iyo faarax murtiile

  • @walaaltyga5646
    @walaaltyga5646 5 лет назад +1

    Team farax murtiile 👏👏👏

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 6 лет назад +15

    Hhhhhhhhhhh wlhy waa laba wariye oo qaaliya faarax murtile iyo aamina muuse weheliye

  • @kamalkani5258
    @kamalkani5258 6 лет назад +19

    Wariyaw xaal qaado waaa riwaatad cilmi Iyo aqoon in Lagu siiyo loogu tala galay in Lagu siiyo wariyayaasha dadka suàalo aan loobahnayn waydiinaya oo aadka isku xariifinaya.

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 лет назад

      Allaa maxay ilbaxdey habarti jeerta ahayd hablo daarood ah ayaa labiska baray laki waceys ayaa naagta dhexda uu xidhatey

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 лет назад +3

      @@aragsan6552 walal Allah ku cafiyo adhiga iyo inta muslinbo walal hadii la baro qof walasheed caawiso wax dhibaato kuma jirdo qofbo qof baa caawiyo walal hadalka wanagsan waa sadaqo walal hadii aad hadalkega dhibsatay iga raali noqo walal.

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 лет назад

      @@naimahussein3911 adiga illahay haa ku caafiyo adiga xanuunsanaye

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 5 лет назад +1

      @@aragsan6552 maxaa qabyaalada meesha keenay

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein 5 лет назад +1

      @@aragsan6552 xanuun hadiis jiro adiga waaye doqon yahay jiran jeer hadhin ee mashaa allah dheh🤣🤣

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 5 лет назад +4

    Kan waa iga qosliyey walaahi. Agah goormu weriye noqday abtigay!!!!

  • @mahdimahdi6337
    @mahdimahdi6337 5 лет назад

    Amina Moussa salam Noolow i from Djibouti Qali

  • @fardowsamahamod4671
    @fardowsamahamod4671 5 лет назад +5

    Asc waxan kacodsanayaa asxaabta ku xiran kanalkan igu caawiya subscribe like walashinaa ah

  • @jdjjjxjjd1654
    @jdjjjxjjd1654 5 лет назад +2

    Masha Allah ❤💚💜🇸🇴

    • @randybowie25
      @randybowie25 3 года назад

      You prolly dont give a damn but does anyone know of a method to get back into an instagram account?
      I was dumb lost my password. I would love any tricks you can give me

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 5 лет назад

    Mayee ani Dubai ban ahy kulha 😂 faarax murtiile oday respect mudan

  • @mursalabdi5904
    @mursalabdi5904 5 лет назад

    Wallhi soomaalida dhamaan.haday saa.uhadli leheed oodhab Ah waan uducayn laheen

  • @barkahabobakaralhamari6064
    @barkahabobakaralhamari6064 6 лет назад +10

    reer wabari asal waaye anzalooti baar idhaafin ilaa dalfac

    • @sainabmahamud7891
      @sainabmahamud7891 6 лет назад +2

      Maaan Shaa Alllah Aamina muuse weehliye Nolow Habo qaaali waan ku jeclay Sharaf ku waar Aduunka Akhiro guuuuul Sharaf

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 5 лет назад

    Murtiile waxa uu ku fiicnaa inuu noqdo kuwa isbaarada dhigta muqdisho

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 5 лет назад

    Anigu waxan ahay rer hargeisa lakin....xamar waxn ku kalabartay 6bilood...xafada aysheegayso amina muse waxay kutala wadada xarar jajab ama intaan lagaadhin dagmada waaberi

    • @farahdauc6279
      @farahdauc6279 4 года назад

      Tuugsiga nooga dhaf saxbiw magalka

  • @zakariamohamed6771
    @zakariamohamed6771 5 лет назад +4

    Reer magaal warkiisa kaftan ayuu ku.dhamaystaa amina warkiida waa cad yhy

  • @bootancawil8360
    @bootancawil8360 5 лет назад

    Aad baan uga helay aamina muuse inta somalida kamaqan waa sidaas aamina inuu yiraahdo somali baan somali dhalay iyo inan kii

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 5 лет назад +1

    Kamadaalo barnamijkan wlhi wan ku celcelshaa

  • @shafieasad6304
    @shafieasad6304 5 лет назад +2

    Kulahaa qofkaan waraystaba shahaadaa laygudoonsiiyaa.

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 лет назад +6

    Hahahahahahahahahhahahahah bilow gaanba qoslay wlhi😂😂😂

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 года назад

    Far a iyo amiin waaw

  • @shucaybhindi2567
    @shucaybhindi2567 5 лет назад

    Hhhhh farah murtiile wlhi fanny😂😂😂😂😂😂😂

  • @salehguray10
    @salehguray10 5 лет назад

    Say udhawrayso baaba qosola aamina naaag adag horay usoco

  • @goljannomediaproduction9283
    @goljannomediaproduction9283 5 лет назад

    Faarax Murtinle oo weriye noqda, waa iska sidan oo kale, maxaa kala qabsaday isaga iyo Aamina Muuse Weheliye, Qoodha iyo Xarada waan qoslay lolz. Fadlan Subscribe noo dhaha @.

  • @shamsosacdiya8822
    @shamsosacdiya8822 5 лет назад +2

    Waaba iga qoslisay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaminoabdikarim7686
    @aaminoabdikarim7686 6 лет назад +1

    masha Allaah Maamo Aamino Abwaankeena Allow idin Xafid

    • @Aminomohamud-ez4lq
      @Aminomohamud-ez4lq 6 лет назад

      alla wa sula culusa wa yabe faraxa muratile iyo amiiino muse maxa kala

  • @mohyadinabdihussein4162
    @mohyadinabdihussein4162 Год назад

    Prank somali kii ugu horeeyey weeye
    Prank ka hor lama aqoon

  • @fardowsoaxmed2642
    @fardowsoaxmed2642 5 лет назад

    M.a hooyo amina wan salamaa iyo farax murtile

  • @ganeyjaale3109
    @ganeyjaale3109 5 лет назад

    Muuqaalkaan laba arrimood ayaa looga golleeyahay yuusuf garaad ayaa lagu caayayaa
    Wiriyayaasha cusubna waa lagu dhaliilayaa

    • @LuckyLucky-dy6og
      @LuckyLucky-dy6og 5 лет назад

      Video 2018 bay ahed mamadana 1 week kohor bay ka hadashay arinta yuusuf garaad

  • @ganeyjaale3109
    @ganeyjaale3109 6 лет назад +7

    faaraxna wariyayaasha sabanka ayuu matalay

  • @mome_film
    @mome_film 5 лет назад +3

    😂😂😂 Farax murtiire Qosol wlhi

  • @adanBadal-m1p
    @adanBadal-m1p Год назад

    Aamina muuse.weheliye.idhacadees baa heley war inan ta.ka.foq. 10:35

  • @aliabdull6644
    @aliabdull6644 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkkkk bareeemiye aamiina muse

  • @nasriinqueencaraweelo9615
    @nasriinqueencaraweelo9615 6 лет назад

    Wangaboobe gacal maa ka garta👌 mad gaboobine gacal wadka garta

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 5 лет назад +2

    Kawad lashaqynaysa ku xaasiday😂😂😂😂😂😂🙏😂😂

  • @AbdulRahman-we2ie
    @AbdulRahman-we2ie 5 лет назад +1

    hhhhhhh aamina muusa wehliye wllh aad ayaan kuu taageera allaha kudhoowro adoga iyo murtiilaba

  • @faysalmara8068
    @faysalmara8068 5 лет назад +4

    Amina muuse bakar bakar baabuurka iijooji

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 5 лет назад +3

    Waxaan kuqoslay laba surweyl

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 5 лет назад +3

      😂😂😂😂 Haah lawo Surwaal leysku keetolay intuu hal iigali waayey kulaah

    • @AbdukadirAliAbdi
      @AbdukadirAliAbdi  5 лет назад +1

      🤣🤣🤣🤣

  • @hamseahmed5285
    @hamseahmed5285 5 лет назад

    Faarax walaahi wuu iga qosliyey wuu iskala wareejinayaa kkkkkkkk

  • @yasminofficial6794
    @yasminofficial6794 5 лет назад +7

    Abwaan murtiile iyo amina muse kal iyo laab u taaageeraa

  • @umulkheyrdagan3867
    @umulkheyrdagan3867 5 лет назад +1

    Baar ha idhaafin walee ma iloobo cayaar cayaar umood caana booraha

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 6 лет назад +6

    Waa waxad xaafadaha usoogelisen saarka waayo arag intii raga difac ka aaden guryahod gaalkacyo dariski dhisanayay dadki difacayay wax laxogo iyo kuwa dido xelad saar loodhigay incodka lagaxado

  • @raaxmoruuunilveyouc3469
    @raaxmoruuunilveyouc3469 5 лет назад

    Hhhhhhh kulahaaa rer gurugeyga sow ma naqaneeyso faraax walahi wad iga qoslisay😂😂😂😂

  • @ganeyjaale3109
    @ganeyjaale3109 6 лет назад +2

    Aamina caadi maahan riwaayaddaan waan ka helay wariye kobtiisaa la jaray

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 5 лет назад

    Aamina muuse qof jidha weeye sey ula waddo baa icajabiyey kkkk

  • @musse143theboy4
    @musse143theboy4 Год назад

    Codkeedu waa dahabi aamina muuse weheliye.
    Noloshu kuma ciisho

  • @hangoolgudinmasar4087
    @hangoolgudinmasar4087 6 лет назад +4

    kkkkkkk ciidii aad la shaqaynaysa adigu ku xasiiday

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 5 лет назад

    Andaloti. Waaye waa muwaadinatan.

  • @shaficirodol2299
    @shaficirodol2299 6 лет назад +11

    Dadkaad la shaqayn jirtaa ku xaasiday kulahaa😂😂

  • @ciisexaashixayle4834
    @ciisexaashixayle4834 6 лет назад +8

    Waxaasi ma su'aalaa
    Haddaba ma jawaabaa kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @iskufilaninahassan3115
    @iskufilaninahassan3115 5 лет назад

    Lababan waan ka helay noolada intey nololu jirto

  • @habibamohamud8798
    @habibamohamud8798 6 лет назад +1

    hada kadib adreeska ha lagu abtirsado

  • @RelaxationA
    @RelaxationA 5 лет назад

    Aamino qataroos xamaraawi dhaba

  • @fatmaomar857
    @fatmaomar857 5 лет назад

    faarax murtiile wariye nimo kuma wacno kaliya sheeko sheeko ku wacan yahay

  • @calikaah5659
    @calikaah5659 4 года назад +1

    2020 inta iga dambaysa like ila ogaada

  • @asiaahmed526
    @asiaahmed526 5 лет назад

    qabil ceb mahee qabyalada xun teda kle markaa magaladada shekeyso xafadada shekayso waxa shegi qabilkaga si farsamesan ah

  • @samiiracali9669
    @samiiracali9669 Год назад

  • @KACAANSHOW
    @KACAANSHOW 4 года назад

    Indho cadeys ayuu kasoo bartay journalism

  • @hamseahmed5285
    @hamseahmed5285 5 лет назад

    Aamina muse weheliye gabadh aad u qiimo weyn

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 5 лет назад

    *Aaamina muuuse sheeka ciyaaalbay ulayimaadeen😂😂😂*

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 6 лет назад +1

    Tallow iyaa ilaa fahmay dabeesha gabadhu iyo wilku ka hdlayaan

  • @mgaas8211
    @mgaas8211 6 лет назад +1

    Faarax oo kale NafTu ka BaxaYzo😂😂

  • @ramp0485
    @ramp0485 4 года назад

    Aar faraax bay u jeedayaaye

  • @gorayshow9584
    @gorayshow9584 3 года назад

    Faarax madhaxle hablaha ciyaarta kadaa

  • @shamsosacdiya8822
    @shamsosacdiya8822 5 лет назад

    Hhhhhh suuroweeki intu ile ekawaayay ayaa laba la iskugu keeytolay Kkkkkkkk Kkkkkkkk Kkkkkkkk aaamiina nice waaba iga qosliya 😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @shamisaxmed5915
    @shamisaxmed5915 2 года назад

    🤗🤗🤗🤗

  • @naciimanalka7941
    @naciimanalka7941 5 лет назад

    Wariyayaasha sanadkaa loodanleeyahay

  • @ahmedabdi2896
    @ahmedabdi2896 5 лет назад

    Hadaaa ma jawaabaaaa hhhhhhhhhhhhhhhhh
    Alla faaraxaaaa

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 лет назад

    Masha allah

  • @diyoqaali8642
    @diyoqaali8642 5 лет назад

    M.allah sida ayaa wanag san in lagu dhaqmo