Walaal waa cadawtinimo lagala kulmay cid an laga filaneynin. Laakiin dawlad la’aan waxay keentay ayaa kasii xun. Xasuuqii zoobe inta ku dhumatay hal maalim uma dhiganta inta doowlada ay geesatay laakiin wan fahmaya dareenkada
@@boosteeyorooble5287 in dawladi somalia ay kibir ku disho saraakishi soo halgantay iyo in culimada baadil ku disho intaasba wxay sababtay dhibta manta Somalia haysata qarax iyo qax iyo qabyaalad la isku dilo
Way xanuun badantaahy , aabahayba saas oo kale ayaa kibir loo dilay wax cadaalad ah muunan helin waana sanadkaas 1978, intii la dulmiyay Allah ha u naxariisto
ano nin daarod ah ba qirsan siyad bare in uu dambi ka galay dalka iyo dadka akhirna isaga iyo inti la safnayd ba lagla xisab tamaya dadka manta nool yaan qabiil gar ah lagu coladin shaksi dambi uu gaystay somaliya alow dhibta ka saar madaxd dacad ahana nasii🇸🇴🙏
@@CumarAydiid dambiyaad mid ka daran baa dhici lahaa 2023 marku farmajo u hirgasho kudarsigii uu raadinayay dhamaan inta la shaqaysay tiirka ahayen si uu tusaale uga dhigo kuwa kale wali la joga
Rastaweyn media waxaan ko codsanayaa qeybihii kale noo soo gudbiya fadlan fadlan allaah naxdin weynaaye dadkaasaa qaran dhisi taariikh xuma maxaa dad la midayn maxaa soomaliland loogu baaqi
Horta waan ka xumahay dhibta soo gaadhay isaga iyo 82 qof ee kale. Intii dhimatay ilaahay ha u naxariisto. Odaygu waa inuu sheegaa Taliyahaa baas ee dadka laayay ee amarka bixiyay. Waxan ka dhadhnsanayaa hadalkiisa inuusan rabin inuu carabaabo magacas.
@@NaxwahaSoomaaligaWaad bugtaa! Dambigaa laga galay Soomaali ayaad qabiil ku difaacaysaa! Ilaahay baan ka tuugayaa in adiga iyo cid aad jeceshahay oo familkaaga ah in dulmi lagu dilo. Nin dulmi difaacaya ayaa tahayee, Allah ku tuso waxa dulmi yahay
That was crime against humanity. It must be brought to justice for those who committed. Many atrocities are carried against innocent people and was never prosecuted.
Wlhy waa dulmi weyn allah bana ka xisaabin doona,odeygana waa geesi si ragganimo lehna wuu u hadlay,kuwa dayeyna amarka alle ayeey ku daayan rabina ha u naxariisto😢😢😢
Subxaana Allah, waxaa dhici karta in Siyaad Barre faashaday oo lagu yidhi sadqeee 84 askari si aad uguulaysato. Kolay way muuqata in falka lagu kacay uu waali yahay. Ninkan hala maamuuso. Mustafe cagjar hamaamuse, somali kale majirtee
Dalka larabo ina la dumiyo waxa lalaya libaaxyada dalka markasa ayaa ladumiyaa sarkishalalaya 10000 kabadan waxan kadabeyay dawlado shisheeye waxan lasheega ina anu xata ogayn madaxweynihi siyaad bare alle ayaa xaqiida oge dhamantood alle haunaxariisto 82 iyo inta anla ogeynba ee cidina kabixin😢😢😢
@@nasrocabdiraxmaan4960, maya walaal waa markii Dagaalkii 77 laga soo laabtay. Saraakiishii ugu wacneeyd baa la ballamiyay oo inta meel la isugu geeyay la laayay. Waxa sidan yeelayo waa dowladdii Soomaaliya!
@@nasrocabdiraxmaan4960 Ethiopia ma dalin ee Dowladii Somalia ayaa laaysay markee kasoo laabteen dagaalkii 77 wxan loo laaye on laga baqay in wadanka af-gambi ku qabsadaan
*MAJERTEN HA ORAN MAXAMUD SALEBAN DHEH ILAYN MAJERTEN KALE BADANKIISA JAAJUUS BAY SIYAD BARE U AHAAYEEN REERKA RAGGA IO DUMARKA LAGA LAAYAY MARKI DANBE JAMHADA SAMEYSTAY WAA MAXAMUD SALEBAN*
Asc. Waxaan Raadiyey cadadka intaas leg ee saraakiil ah in hal waqti la dil. Waxaan helay 4 sarkaal iyo ilaa 19 askari oo ka warqabay dhacdadaas ninku ka hadlayo. Waxay ii sheegeen 16 sargaal in ay ahaayee kuwa al laayey,sababta waxaa lagu sheegay inayahayd amardiido.waxaana lagu eedeeyaa dilkood General galaal.
Waa qaybtii kale oo la laayay muqdisho gudaheeda lagu laayay lkn kuwaan garabcase waa 84 inta ka baxsatay waa 3 nin sidaas 81 nin ku dhimatay qoryaha beebeega baa dhinacyada lagala istaagay baqdin laga qabay inay inqilaab sameyan baa loo laayay kuwa nool ba tusaale ahaan logu laayay
@@abdirishiidhassanegag3239 caidiid Wu fahmay oo Wu didaay inu raag geeya marki la yidhi ken bilaad ba la gadoonsin. Salaad gabayra bu u aqliyey lakin. Salad nin guyadiisa ma guud bin lakin kaligi ba aday Afweyna Wana la qashay
Inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun allaha ka jaaseeyo wixii dulmigaas geystay waxaanse cajiiba tolow maxay ula jeedeen ma sixir baa u qabtay oo curaafeysi yey ahay ma qabyaalad bay ahayd po raguba isku wadaqabiil ma ahayn oo qabiilada soomaaliyeed oo kala duwan yey ahay ma amar nin waashey uu bixiyey bay ahayd maxay arintaan ula jeedeen laakiin dawladii iyo madaxdeedii ma ogeyn miyaa aniga waxay ila tahay in ay dawlada kore ka timid maxaa yeelay haday amar hal sarkaal uu sameeyey tahay dawladu wey ciqaabi lahayd oomaxkamad yaa la saari lahaa lakiin waxay u egtahay in ay madaxda sare iyagu amarka bixiyeen laakiin nimankani maxay marka gacmaha laga xirayey ugaran waayeen in la dilayo ooy carari waayeen ooy u yeeleen in ay isxirxiraan maxaa caqliga ka qaaday inkasta oon geeri labaajin karin hadana nimanku waa garan kareen sababta gacmaha looga xirey waxayse kutusaysaa waxa ay soomaali tahay iyo in aytahay umad xun oo geesigeeda xukunta ninkan oo kale umadaha kale waa qadariyaan oo xanaaneeyaan oo wow abaal gudaan waxaase cajiiba in ay wali dhagartaas ciidamada lagu laayaa oo lagu niyad jabiyaa ay wali socoto oo kuwa hadda joogaa ay ciidamadii turkigu soo tababaray ay shirqool kulaayeen ooy alshabaab u shirqooleen iyaga oo u fulinaya amar gaalo ay u soo dhiibtay aad baan u qiirooday oo jiririco iigu jajabtey ninkan hadalkiisa iyo diifta kamuuqata iyo umadaha kale sida ay u qiimeeyaan ragooda usoo dagaalamay soomaali waa taas mindhaa waligiin duli kama baxdaan waa mukulaasha 8lmaheeda cunta
Dagaalkii 77 waxa uu ahaa dagaal lagu wiiqayo awoods soomaaliya siyaad ka baqay in inqilaabo Ethiopia dhul laga soo celinay ma jirto markaa soomalaa is aamin ma jiro reer walaba deegaankaaga eegaw
Innaa Lillaah Wa Inna Ileyhi Rjcn, Allah maxaa dembi dhacay, ciidamadii baa la laynaya, qaarbaa yidhaa Illaahay how naxariisto; Ali Samatar iyo SIyaad Barre, ALlah waxba kama qarsoona, waa la helay natiijadii xasuuqyada dhacay
Meshu waa garabcase ee somali galbeed askartuna waxay kaso noqdeen dagaalki 77 saraakishii xulka ahayd bay ahayeen ujeedka loo laayay waxay ahayd inaysan afgambi isku dayin kuwa soo harayna tusaale u noqdaan waraysiga cabdulahi Yusuf ee hareeri kaso daawo cabdulahi Yusuf waa loo yimid oo ragaas la waydiiyay inu soo xulo wuuse diiday
sidaan maqlay siyad bare cid uu dhafay ma jirin xata kuwo ku hayb ah oo marexan ah ba ku maqan wax badan wadanka wa uqatay lkin tacadi iyo dambiyo badana wa gaystay
TAAARIIIQ BEEN AH. WAX KA SHEKEYO. DADKAAN BIS UUN BAAN ARKAY SOMALI 30 SANO AYA DAGAL JIRTAY. WAXAA WAX KA BEEN BADÀN MA ARKIN KULI WAA WADA MUJAAHID TARIIQ BEEN AH
Waxan u baahanahay odaygan inaan garab istaagno dhamaanteenba
Laakiin ninka video ga kasoo duubay professional ma aha. Xagee lagala xiriiraa
Ani xataa ubahna laha inaa cawiyo wxn ku awoodo ee xage lagala xirira🥺🥺
In sharaf iyo maamuus qaranimo ta uugu saraysa lagu abaaliyo ayay ahayd geesiyaashaa, balse abaalkoodii wuxuu noqday in sida baranbarada loo gumaado ayagoon magaca soomaaliyeed cisi iyo sharaf waxaan ahayn u soo hooyn
Intii amartay iyo intii fulisayba Alle ha hoojiyo aduunka iyo aakhiraba
Ax iyo way!
Subxanallah wlhi waa dhiwato abahan allow ubog dhay yarabi😢😢😢
Hadhow ayay dadkaqaar dhihi dawlad ayaanu lahayn aduunka saraakiisa waaladalacsiiyaa soomaalina weyxasuuqdaa walee aakhiro warbaajira ala dadku xumaa oo caqlidaraan😢😢😢
Walaal waa cadawtinimo lagala kulmay cid an laga filaneynin. Laakiin dawlad la’aan waxay keentay ayaa kasii xun. Xasuuqii zoobe inta ku dhumatay hal maalim uma dhiganta inta doowlada ay geesatay laakiin wan fahmaya dareenkada
@@friendosfreightlinesllc7140 walal dawlad laanta markay jirto waa waxdhaca aduunka dhan markuu dalku foodo noqdo laakiin dawlad intay saraakiishii soosocdo marna culimadii soocdo mar shacabkii dadkii xeebta jasiira ee xamar xaafada lagaururiyay xataa caruur kujirtay majeerteen maxaa loogaystay isaaqna isaga hubkii wadanka ilaa dayaaradii ayaa kudhamaaday 1983 ilaa 1991 ayaa laguwaday lagama raysan loomana darsan aniga argtidayda
Subxaanalah
Xasuuqii Zoobe dadkii gaystay waxay ahaayeen koox argagixiso ah oo dowladnimada Soomaaliya iyo jiritaankeeda kasoo horjeeda, balse ragaa saraakiisha ah waxaa laayay dowladdii kacaanka ee ka'mas'uulka aheyd, taasina maahin wax laays barbardhigi karo in saraakiil dadkooda & dalkooda u dagaalamayo sidaa loo galo 😥
@@boosteeyorooble5287 in dawladi somalia ay kibir ku disho saraakishi soo halgantay iyo in culimada baadil ku disho intaasba wxay sababtay dhibta manta Somalia haysata qarax iyo qax iyo qabyaalad la isku dilo
انالله وإنا إليه راجعون
ولاتحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون
Allaha ha u naxariisto intii dhimatay odaygana allaha ha ubooga dhayo soomaliyeey odaygan halagarab qabto,
Inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah ❓ dowlad ma taas baan u oynaa subxaanallaah ❓😭😭😭😭
Way xanuun badantaahy , aabahayba saas oo kale ayaa kibir loo dilay wax cadaalad ah muunan helin waana sanadkaas 1978, intii la dulmiyay Allah ha u naxariisto
Allahuma Amin. Ilaahay aabahaa xaqiisa yowma qiyaama ha-ka siiyo ciddii falkaas u geysatay.
Aqiro baa war yala wll ee samir😢
Waa taariikhdii madoobayd ee Siyaad Barre ka tegay
ano nin daarod ah ba qirsan siyad bare in uu dambi ka galay dalka iyo dadka akhirna isaga iyo inti la safnayd ba lagla xisab tamaya dadka manta nool yaan qabiil gar ah lagu coladin shaksi dambi uu gaystay somaliya alow dhibta ka saar madaxd dacad ahana nasii🇸🇴🙏
@@CumarAydiid dambiyaad mid ka daran baa dhici lahaa 2023 marku farmajo u hirgasho kudarsigii uu raadinayay dhamaan inta la shaqaysay tiirka ahayen si uu tusaale uga dhigo kuwa kale wali la joga
@@qalpinuura9091alla na dhafiyay shartisa😢
Rastaweyn media waxaan ko codsanayaa qeybihii kale noo soo gudbiya fadlan fadlan allaah naxdin weynaaye dadkaasaa qaran dhisi taariikh xuma maxaa dad la midayn maxaa soomaliland loogu baaqi
Horta waan ka xumahay dhibta soo gaadhay isaga iyo 82 qof ee kale. Intii dhimatay ilaahay ha u naxariisto. Odaygu waa inuu sheegaa Taliyahaa baas ee dadka laayay ee amarka bixiyay. Waxan ka dhadhnsanayaa hadalkiisa inuusan rabin inuu carabaabo magacas.
yaa kale maxamed siyaad bare baa amarkaas bixiyey
@@Fiyaamahad0 Waa sax Siyaad barre amarka ugu sareyo asaga lahaa lkn sarakil baa oga hoseysay arrintaas siduu ula jeedo sarkaal ka goobta ku sugnaa inuu sheego ayay ahayd
Arimo badan oo laf jab ah ayay sameeyeen saraakiil mucaarad ah oo dawladda curyaaminayey. Sida aan maqlay ninka ragga laayey wuxu ka mid ahaa raggii asaasay jabhadihii dalka dumiyey
@@NaxwahaSoomaaligadhilaaa ku dhashay dalka siyad barre baa dumiyay sarakishii 77 kaso noqotag laayay ilaa hadana dhibkuu gaystay baa somali kaso noqon wayday
@@NaxwahaSoomaaligaWaad bugtaa! Dambigaa laga galay Soomaali ayaad qabiil ku difaacaysaa! Ilaahay baan ka tuugayaa in adiga iyo cid aad jeceshahay oo familkaaga ah in dulmi lagu dilo. Nin dulmi difaacaya ayaa tahayee, Allah ku tuso waxa dulmi yahay
Sheekadaan waa maqlijiray laakiin maanta ayaan rumeestay...
Waa ayaan daro heesata Somalida.....illa hadda SaaS ayaa loo dilaa ninkii wanaagsan ee dadka iyo dalka wax taraaya......goormaan caqli yeelan😮😮😮😮😮😮😮
C.laahi yuusuf& saraakil magac leh baa arrintas ka hadashay o ma been bad moodi jirtay sxb??
Walaalayaaloow ninkaa wadanigaa ee unaafoobay xoriyadeena halagarabistaago dhamaanteen aanukacno
That was crime against humanity. It must be brought to justice for those who committed.
Many atrocities are carried against innocent people and was never prosecuted.
Axaxa. Dhibadanbuu soo maray.
Alah maxaa dulmi inaa soo marayay ilahay inoo naxaristo
😭😭😭💔💔💔 wlhi waa suaal aad u weyn oo aanan u hayn wax jawaaba. Dad somaliyeed oo is dilaya
Wlhy waa dulmi weyn allah bana ka xisaabin doona,odeygana waa geesi si ragganimo lehna wuu u hadlay,kuwa dayeyna amarka alle ayeey ku daayan rabina ha u naxariisto😢😢😢
Subxaana Allah, waxaa dhici karta in Siyaad Barre faashaday oo lagu yidhi sadqeee 84 askari si aad uguulaysato. Kolay way muuqata in falka lagu kacay uu waali yahay. Ninkan hala maamuuso. Mustafe cagjar hamaamuse, somali kale majirtee
Sababta uu ulaayay waxay aheed dagalkii lagu jabay saraakisha ugu feecan hadii ay wadanka kusolabtan afgambi in ay sameynayan ayuu darensana sidaas ayuu ulaayay saraakisha waana fal wuxushnima ah
Mayee inqilaab ayaa jiray oo shakigu 80kaa sarkaal ayuu soo galay
Wuu faashaday waa markii uu dameerta dhadiga ah madaxtoyada ku dhex qabsaday faaliyaha ku amray arintaa waa dhacdo 10kii nin uuso joogtay 2 waa baxsatay 8 malinti buu bacaadka geeyay oo laayay
@@SAYFUDIINBAIBARS waa sida layidhi, laakiin ragii guutooyinka haystay, nin walba waxaa layidhi sadexda kuugu fiican noo sheeg
Wan ka xumahay xasuuqii siyad bare aderkey aya ku jiray allaha u naxariisto dhamaan sarakishii ku geeriyotay
Afwayn bare ilahay kuuma naxaristo 😢😢
Dalka larabo ina la dumiyo waxa lalaya libaaxyada dalka markasa ayaa ladumiyaa sarkishalalaya 10000 kabadan waxan kadabeyay dawlado shisheeye waxan lasheega ina anu xata ogayn madaxweynihi siyaad bare alle ayaa xaqiida oge dhamantood alle haunaxariisto 82 iyo inta anla ogeynba ee cidina kabixin😢😢😢
Ax ax ax 81 askari ee dalkoodii difaacaayay maxaa lagu laayay taloo siyaad barre habaar qabe muxuu dadlaayay ilaahay ayaa kambeeya
Ninkan haa lawaydiiyo hadii ugaran saraKiishi ku luglahayd arintaas hadii hada uuwax kanoolyahay siloo maxkamadeeyo
Dadkii waxaas sameyay iyo kuwii lagu sameyay aqira isla jogaan
80 Sarkaal. Isaaq 40 baa kadhintey. Majeerteen kuxigey 2 reer u badnayeen. Ragii Ugu khatar Sanaa by dileen😢 Very sad situation
Waan maqlay anihooo yar ciisamo badan ayaa lalaayay. Waa markiii lasoojabay.
Dowlada ayey kusoojeedaanaaayan ayaalayiri halla laayo 1977
allaha unaxariisto intii kudhimatay walle soomaali waxwaa soomartay allow alle qiyaamaa warjiraa
Kaas ayay qaar wali yidhaahdaan nin wanaagsan ayuu ahaa iyagoo qabyaalad ku difaacaya maxaa dad uu laayay aakhiro ku sugayay afweyne barre
Wllo Ethiopia so mahan dadka dadkas dilay mise aniga qaldan 1977 ba ku qoran so mahan dagali Ethiopia la galnay
@@nasrocabdiraxmaan4960, maya walaal waa markii Dagaalkii 77 laga soo laabtay. Saraakiishii ugu wacneeyd baa la ballamiyay oo inta meel la isugu geeyay la laayay. Waxa sidan yeelayo waa dowladdii Soomaaliya!
@@nasrocabdiraxmaan4960 Ethiopia ma dalin ee Dowladii Somalia ayaa laaysay markee kasoo laabteen dagaalkii 77 wxan loo laaye on laga baqay in wadanka af-gambi ku qabsadaan
Somali kii kuu qasha qabil kuu difac daa 😢😢😢
Rajiimkii siyaad bare cadaawaduu majeeerteen u qabay halkaas bay gaartay ragaas 84 ahaa badankood majeerteen bay ahaayeen lkin waa looo aaray oo SSDF baa u aartay
*MAJERTEN HA ORAN MAXAMUD SALEBAN DHEH ILAYN MAJERTEN KALE BADANKIISA JAAJUUS BAY SIYAD BARE U AHAAYEEN REERKA RAGGA IO DUMARKA LAGA LAAYAY MARKI DANBE JAMHADA SAMEYSTAY WAA MAXAMUD SALEBAN*
Wallhi dadkii hore geesiyal bee ahayen kuba hada jogo waa fulay
Intii kudhimatay alle ha u naxariisto
Asc, haa laakiin arintaan waa dambi wayn waa in wax laga waydiiyaa majerteen,Isaaq iyo cali samatar waayo hawiyaha waa la iska watay 😢
Bal dulumka intaas la eg fiiri . Bal naxaris daradaas firi.
Asc. Waxaan Raadiyey cadadka intaas leg ee saraakiil ah in hal waqti la dil. Waxaan helay 4 sarkaal iyo ilaa 19 askari oo ka warqabay dhacdadaas ninku ka hadlayo.
Waxay ii sheegeen 16 sargaal in ay ahaayee kuwa al laayey,sababta waxaa lagu sheegay inayahayd amardiido.waxaana lagu eedeeyaa dilkood General galaal.
Waa qaybtii kale oo la laayay muqdisho gudaheeda lagu laayay lkn kuwaan garabcase waa 84 inta ka baxsatay waa 3 nin sidaas 81 nin ku dhimatay qoryaha beebeega baa dhinacyada lagala istaagay baqdin laga qabay inay inqilaab sameyan baa loo laayay kuwa nool ba tusaale ahaan logu laayay
In la dalacsiiyo ayay sugayeen lkn in la laayo ayay noqotay. Saraakiil la xasuuqay sababta loo xasuuqayna aan la garanayn ilaa hada😢😢😢.
Alaha unaxariisto waa ficil aad uliita raga la dilatna ilaahow dhamantood janada geey
Askartaas waxay kala ahaayeen:
. Isaaq = 40
. Majerteen= 32
. Hgidir = 9
. Others = 3
TOTAL = 84
Yaaa laaayey maxaa se loolaayey
@@janodoon6938buuga madxafka cadaabta kasoo akhriso
@@janodoon6938 Dawaldii kacaanka leysay waana saraakish Guusha kasoo hoysay Dagalkii itoopiya 1977
@@abdirishiidhassanegag3239 caidiid Wu fahmay oo Wu didaay inu raag geeya marki la yidhi ken bilaad ba la gadoonsin. Salaad gabayra bu u aqliyey lakin. Salad nin guyadiisa ma guud bin lakin kaligi ba aday Afweyna Wana la qashay
Sabab loo dilay🥺ma xil jecelbaaa🙄allow waan somnehe wxn ku wedistay in aan aaqiro I ogolato inan wediyo afweene sbabata uu udilay 184 askari🥺🥺
Inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun allaha ka jaaseeyo wixii dulmigaas geystay waxaanse cajiiba tolow maxay ula jeedeen ma sixir baa u qabtay oo curaafeysi yey ahay ma qabyaalad bay ahayd po raguba isku wadaqabiil ma ahayn oo qabiilada soomaaliyeed oo kala duwan yey ahay ma amar nin waashey uu bixiyey bay ahayd maxay arintaan ula jeedeen laakiin dawladii iyo madaxdeedii ma ogeyn miyaa aniga waxay ila tahay in ay dawlada kore ka timid maxaa yeelay haday amar hal sarkaal uu sameeyey tahay dawladu wey ciqaabi lahayd oomaxkamad yaa la saari lahaa lakiin waxay u egtahay in ay madaxda sare iyagu amarka bixiyeen laakiin nimankani maxay marka gacmaha laga xirayey ugaran waayeen in la dilayo ooy carari waayeen ooy u yeeleen in ay isxirxiraan maxaa caqliga ka qaaday inkasta oon geeri labaajin karin hadana nimanku waa garan kareen sababta gacmaha looga xirey waxayse kutusaysaa waxa ay soomaali tahay iyo in aytahay umad xun oo geesigeeda xukunta ninkan oo kale umadaha kale waa qadariyaan oo xanaaneeyaan oo wow abaal gudaan waxaase cajiiba in ay wali dhagartaas ciidamada lagu laayaa oo lagu niyad jabiyaa ay wali socoto oo kuwa hadda joogaa ay ciidamadii turkigu soo tababaray ay shirqool kulaayeen ooy alshabaab u shirqooleen iyaga oo u fulinaya amar gaalo ay u soo dhiibtay aad baan u qiirooday oo jiririco iigu jajabtey ninkan hadalkiisa iyo diifta kamuuqata iyo umadaha kale sida ay u qiimeeyaan ragooda usoo dagaalamay soomaali waa taas mindhaa waligiin duli kama baxdaan waa mukulaasha 8lmaheeda cunta
Arintaas fal waxuushnimo ayey ahayd kuwii geystayna mudankeedii ayey mareen koley kama badbaadin wixii dhacay, kii badbaadayna cuqubo ayuu meel la joogaa cadaabna way sugaysaa.
Inalillahi rajicuun waa dowladii rajiimka ahayd
Dagaalkii 77 waxa uu ahaa dagaal lagu wiiqayo awoods soomaaliya siyaad ka baqay in inqilaabo Ethiopia dhul laga soo celinay ma jirto markaa soomalaa is aamin ma jiro reer walaba deegaankaaga eegaw
Adeer SORRY REGIME qariban baa idin qatalay Maantase kaa waxa ka daran Respect la,aanta & daryeel😂la,aanta umadii aad abaalka ku laheedeen
Qofkasta oo dhintay Xisaabtiisa Allaah u dhaafa
Ninkan wuxu uqalmy bilada ugu saraysa ee lasiyo askari uso halgamy dhulkisa garabcase wa buur kutal duleedka magaalada Jigjiga maalin dhawyd ayan meshas joogay
Sheekadaan waxay macaanaan laheyd odayga intii la kaxeeyo ayaa meesha dhibka ka dhacay la geyni lahaa sheekada sidey nuxur u teelato
Meeshi sidi maha ma filaya
Innaa Lillaah Wa Inna Ileyhi Rjcn, Allah maxaa dembi dhacay, ciidamadii baa la laynaya, qaarbaa yidhaa Illaahay how naxariisto; Ali Samatar iyo SIyaad Barre, ALlah waxba kama qarsoona, waa la helay natiijadii xasuuqyada dhacay
Dhaqankii Faqashta ayaa sidaa ahaa waliba dadka aad loo xasuuqay rer waqooyi ayay u badnayeen
Haar maxaa laga wadaa dadka Af-Soomaaliga ku xeel dheeroow?
Haartii baan kor u fuulay aa kamid ah erayada ninkaa odayga ah.
Haar waa meel sare
Haar Waxaa laga wadaa buur ama Qari
waxan dhageystey odaykle oo adeerkey ah sikalow uga shekeynayaa asna qisadaan ilaa hada shekadan si aan u runsano manaqn
@@Dahirhassan-ep2li waxaa laga yaabaa qiso kale inay tahy
Siyaad Barre intuuna bilaabin inuu shacabka xasuuqu, wuxuu horta xasuuqay ciidankiisii
Siyaad bare ilaahow meesha lagu xisaabayo ha joojin duli ale ku bad😢
Siyad io raga la dilay maxa iska galay
Sakarakisha hawiye iyo isaaq in lalayu amray maxa yelay ama kursiga kaqatan is dhahayan
@@nasrocabdiraxmaan4960 maxaa iska gali waaye so Amarkiisa laguma layn ciidanka so isaga madaxwaynaha dalka ma ahayn?
Waxay u badantahay in Maxamed Siyaad Barre uu Amxaaro lashaqaysanayay
ADEER GEESIGOW, MIDKA AAN KU DHAATOW, AABBE IYO HOOYOW, ILMANIMO CARUURNIMO, RAGII AAN OGAAYE, AAN EEGAN JIRAYOW, MIYAAN OOYI KARAYAA!, MA ADKAYSAN KARAYAA!, AYAANTAYNU JOOGNOBA, SOOMAALI IDILKEED, ABTIRSIINYO XUMIDIYO, EEDAADKA YAA BADAY!, MA AQOON XUMAAN BAA.? MA OGAAAL DARNAANBAA.? MA IBLAYS WARKIIBAA? ASAAGEEG ISKA REEBTAYE, ADUUNYADA WARKEEDANI, MA WAXAAN LA ARAGBAA!!!!!!????😢😢😢😢😢😢
Waxa saas sameeye waa galaaal alle kuma naxatiisto siyaad barre ma ogayn Arinkaas
Subxaanallaah ‼️
😭😭😭😭😭😭
انا لله وانا اليه راجعون
Reer waqooyi ayay u badnayeen sidaa sarakishii ciidanka soomaliya ugu sareeyay ay sheegen sida C/lahi yuusuf, Gen-kii muqdisho hotelka lagu dhex dilay xiligii farmaajo. Sababta raggasi beesha isaaq ugu badnayen ila hadda garan maayo.
Ayadoo dadkii waxaa gaystay noolyiin ayaa ladoonayaa in ay Somaliyi heshiiiso
Askarta soomaalidu 90boqolkiiba waxay ahaayeen diinlaawayaal aan ka fikirin aakhiro iyo nolosha danbe waxayna u noolaayeen inay waligood noolaanayaan,taasi oo sobobtay inay dal,diin iyo dadba fasahaadiyaan, nasiibdarada kale waxay ahayd in maanta aan wax badani ka noolayn dhagarqabayaashaas bilaa damiirka ah oo aad moodo inay Ilaahay balan ka ahaysteed ay ummda iyo diintaba ku fasahaadiyaan, qaarkood waxaa si xun loogu dilay magaalada muqdisho iyo agagaarkooda !!qaarkood xeryo qaxooti iyo silic bay u wada dhinteen!!Ilaahay ishortaagidiisa iyo xukunkiisa cadaaladiisu buuxdaana way sugaysaa!!jahanamo oo hogaan lagu jiidayo oo daalimiinta ku dhow inay usoo fakatana waa la keeni maxsharka qiyaame!!maalinta dhuun yeeriska walleese maalinkaas war weyn ayaa yaala!!!
Waxa aad tahay argagixiso, bahal ah oo u baahan inta la qabto in la toogto.
@@abdiwalidalmar1911 maalinkii Ilaahay dadka muslimiinta cafinayey ayaa afkaaga shaydaan ka hadlay!!hadaad ka mid ahayd qoomkii dal,diin iyo dadba fasahaadiyey ama kuwii ay dhaleen!! waxaad doonto ku hadal aniga iyo adiga keena argagixisaa!! Maalin kale ayaad ogaan Inshaallah
anaa marketi
ka
ah warunti
Sidee Walaal aad ku ogaatay Bal NOO soo qor
Waa Oromo Somaliga bartey waa bentisa xagu ku oga balayo ku qaday benale
@@kedirindhoyare2044kan ka sheekaynaya oo nool miyaadan arkin dadkii falkaas gaystay io adigu waxba isma dhaantaan oromkaas wax ilaahay uusan ogalayn hduu ku yiri xataa waan ogahay ma la diriraysaa siyaad bare io intii waxaas ka danbaysay aduunka waa looga jaray aakhirana warbaa u yaala io intii dulmiga jecelba sida adigoo kle oo laga yaapo inaa siyaad bare jeceshahy
Nika sarkalka ah ee watay cidanka magaciii noo sheeg
Siyaad bare iyo Cali samatar ayaa ka masuul ah
Ayayday baa dhihi jirtay wad loo qoole waliba nool aakhira war baa yaal
Siyaad barre iyo wixii amarkiisa ku xasuuQay dadkaa alle jahanama haku tuuro
Dadku geerida weey ku wada xukumanyiin oo cid noolaaneysaa ma jirto. Ragii maalinta 80ka nin kibirka ku laayey maanta yaa ogaada xaaladooda
Njikan haduu noolyahay haloo abaalgudo waxna halagu dhaqaaleeyo
somaali waligeed dawlad noqon mayso waayo waa dad habaarku dhacay
Yaa ka dambeeye dilkaas waa yaabe😢
Waa dawladnimada Siyaad barre yo cadaaladiisa
Laba ii awoow ahaa ayaa ku dhintay dagaalkaa mid ciidankuu ahaa midna reer miyi intuu reerka usoo safray oo adhi soo iibiyay ayaa gaadhi sabaxa kubooday macaa reerkii safarkii uma dirin hees ayaa kabaxaysay gaadhiga somaalay dhamaanta dhidigiyo laboodbaa waa inaad dhaqaaqdan hubka dhabarka saartaan waxba dhawrsanmaynee aakhirkii inay nacunto intii hadhay layso ayay noqotay
Alle Haw naxariisto Jaale Siyaad Bare Marwalba Kuray Af qadhmuun baa Maagaya Oo afka ku taagaya Qof ku waa Khaldami Karaa Waana bidi Aadam siyaad Bare dhib iyo dheefba waa Lahaa dheeftiisaase badnayd
Hhh
Siyaad khaladkiisa hadi la sheego ma la caayay Mise aqiro ayad ilaawday
Walaallayaalow ilaa iminka waxaanan fahmin waxa raggii xulka ahaa ee dagaalkii cadawga geesinimada ku soo caan baxay, lagu laayey.
Walal dadka madaxda ah ee xukunkabas kafikira majecla nin rageedka wadaniga ah siyaad Bare waxajirta maahmaah lagareebay oo ah geesi ama mutacalim nadhiba waxanoo dhaama jaahil naogol markaa waxay kabaqeen markay soolabtan inay inqilaab sameeyaan waayo dagaalka taloxumo iyo in dadka lagujeediyo ayaa looguduulay itoobiya waana lagujabay markaa saraakiishu weyfikirayaan markaa mas madaxaa lagadilaa weeye ilaahada weysameeyaa sihoose ayaa nin rageedka iyo wadaniga loodilaa qarax iyo sun iyo beloodhan
ilaahay kuma naxariisto mahamad siyaad bare
Walaahi waa laxanuunsaday ninkaan dhibka gaaray
Waa halkii uu ka bilaabmay burburkii soomaaliya
Burburka Somalia wuxu soo bilowday malintu siyad bare dilay cabdirashid cali sharmake dalkana inqilaab ku qabtay
❤❤❤❤
wlhi waist xnun bdan
Allah dadkani xumaayee ma dadkaasaa dawlad dhisi somaliland maxaa loo baaqayaa
Alla maxaa suaal utaalaa kuwii falkaa sameeyay
Ninkii amarka biyey in la laayo ciidanka magaciis
3nin baa bixisay waa siyad bare cali samatar iyo Maxamed nuur galaal oo ahaa ninka soo guray raga la tooganayo
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم 《ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل ظالمين 》
Allaah wuxuu leeyahay 《Haw malaynina In Ilaahay moogan yahay Dulmi falayaashu Waxay faleen》
Horta Soomaaliyeey weligeed cidina Yeysan Dulmi defacing Haduu aabahaa galo Ama dad ka kuugu Xiga waayo ,
Axmaqu waa cadowgaa haduu aabahaa dhalayee iyo Haduu Uur Hooyo kula yahay Xaaji adan axmed Allaah Hawnaxariisto ee.
Waxaas Oo dulmiya aynu kasbanay kuwa Aan laga sheekayn baaka daran, waxay Soomaaliya maanta la xasili la'dahay Ilaahay Cadhadiisii baku dhacday dad islaam sheeganaya Oo Hadana sida Dugaag isu cunaya.
Dulmiga dayacay iyo kuwo kalo badan ba soomaliya la dagi laadahay
Waxa ila jooga nin ciidankas ka badbaaday agtayda ayuu fadhiyaaba
Cidii waxaa kadambaysay alle ayaa ciqaabi
Sheeka kasta oo miidiyaha soomaalidu keento waxay ka bilaabataa bartamaha.
Meeshu waa xaggee?
Maxaa askartaan laga rabay?
Meshu waa garabcase ee somali galbeed askartuna waxay kaso noqdeen dagaalki 77 saraakishii xulka ahayd bay ahayeen ujeedka loo laayay waxay ahayd inaysan afgambi isku dayin kuwa soo harayna tusaale u noqdaan waraysiga cabdulahi Yusuf ee hareeri kaso daawo cabdulahi Yusuf waa loo yimid oo ragaas la waydiiyay inu soo xulo wuuse diiday
RAAG WAA ISKU XEER
أنا لله وانا اليه راجعون
sidaan maqlay siyad bare cid uu dhafay ma jirin xata kuwo ku hayb ah oo marexan ah ba ku maqan wax badan wadanka wa uqatay lkin tacadi iyo dambiyo badana wa gaystay
Wiilkiis ku yiri dadka aad laynayso iska daaa habenkii buu gurigiisa raga ugu diray oo lagu dilay
Ragu ogaaden bay ahaayen meesha lagu laayay
Mafahmi
Dulmiga soomaali kala gashay Jaahilnima u sababa
Afweyne qabriga ALLAHA ku gubo qabiil ku difaacaayaan mareexaanka
Aamiin
Waxaasaa isaaQ loosoo raacay oo isaaQ aykuqaa dadtay 10 sanadood inay soo afjaraan siyaad barre
Isaaq waxba ma layn karin nin la jilciyay bay lugaha qabsadeen
TAAARIIIQ BEEN AH. WAX KA SHEKEYO. DADKAAN BIS UUN BAAN ARKAY SOMALI 30 SANO AYA DAGAL JIRTAY. WAXAA WAX KA BEEN BADÀN MA ARKIN KULI WAA WADA MUJAAHID TARIIQ BEEN AH
Sargaalka idin layay magaciis
Dadka falkaas geystey magacyaashooda maad sheegtid.
Siyad bare baa ugu sareeya cali samatar baa xiga kan ka hooseya ee raga laynaya waa general Maxamed nuur galaal oo cayr ah
😢😢😢😢sorry 😞
Wllhi waa yaaab
I THINK MEESHAAS QURACJOOMO AALADHIHI JIRAY. WAAN MAQLy ANIGOO YAR WAAGAAAS 1980. MARKII 77 LAGULAAYAY CIIDAMADA. IYAGUMA INEEY SOO BAXSADAAAN AYAA LOOGASHAKIYAY