Gabadhaasi waa Tafadhiig. Beesha soo dirty gabadhu waa habarjeclo. Si ay dhul banaan oo ay daaqaan u helaan. Waayo buur baa Dhulbahnte ku hor joogay. Waa taariikh dhacday qarnigii 19aad.
Gabayada isaga soo qatay ee gabayo kale baa jiray oo labada reer ah labada nin na laba nin oo kibray oo dadka dhibay bay ahayen ciidamadoodana waxay ka koobnayen isaaq iyo naleeye axmed iyo yaxye marka ciidanku hal reer yahay baa la xakmayn kara lakiin marka dad kala duwan ay ka qortan qabiilku ma xukumi karo niman ay ka buuxdo oo dunida ka socda bay ahayen labadooda talana aan qaadan
Bal gabadhaa miskiinta ah ka fikir ee sidii xoolaha la kala dhacayo ee marba nin ayna rabin XOOG kula dadab galayo. Labadii tuug ee isku haystay markay dhinteen, ha u malayn inay ikhtiyaar leedahay ay qoyskeedii ku noqoto ee haddana afqadhmuun kale ayaa qasab guri ugu xeraysan. Aabbaheedna ka daba iman maayo, illeen wuu iibiyey gabadhee!!
Muruq iyo xoog baa lagu qaatay Ee meeshaa waxba lama kala iibsanayn Hub ma taqaanaa. Hub iyo ciidan bay toodu ku soconaysay. Hadaanad aqoon imikaba baro
Thank you for your time today good news thanks
poo
P...
@@abdullahimohamed9304 0000⁰000000000⁰00000000000⁰⁰eefih2
@@abdullahimohamed9304 😊
@ibraahimismaaciil99009😊😊😊0😊😊😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😢😢😂❤❤pppplmm😊😊 😮777
,j
Eesh calaa wariye af soomaaliga saxda ah ayaa lagaa baranayaba❤
Laba Nin Oo Dhulbahante ah bay ahaayeen!
adigu kaftanka miyaad iska rumaysatay 😂😂 2 nin oo is mehersadaa ma wax macqoola ayaay kula ahayd
😅
@😊a😊😊kaali.j1
Akh
@@aali.j1maywaahi
Waadku Mahadsantahay Afkan Aaduqadiimkaa Ama Afsoomaaligii Hore
Cajiib aad ban uga helay shekooyinka iyo gabayada aad so tebisid. Mahadsanid!
AYEEYO TAFODHIIg❤❤❤ allah yarxaMa
Qoepojepie😂😂😂😂😂😂😂
Naalaye Ahmed Laandheere..
Tafo dhiig magaceeda sax kaha waa kaha Ahmed siciid Ahmed abokor cumar daahir Farah abdile abdle nuux maxamed abokor
Waa gabadh réer daahir ah oo abokor cumar ah réer siciid Ahmed
Me mohammed hussein ahmed nour axmed siciid axmed abokor cumar dahir😮
Waa qarnigi dhulbahante dalka gumngiray
Mahadsanid Af-Somali nooleeye.
Maxamed dirir adeer iskahubsotaariikhdasamawada axmedsiciidaxmed abokorcumar. Gabaygana laba nin ayaakala leg
Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'''
Wjjzk
M.a labo galyeey o dhulbahante eh ❤❤❤
Mahadsanid wiilka sacad yoonis
Wariyaha sacad yoonis maaha waa reer yoonis
Waa taariikh csjiiba
O
Dhulbahantuhu waa taariikh weyn kibirkoodii waa ka halkan dhigay. Iyagana is layin jirey
Keep going aad iyo aadban udaawadaa barnaamujka sarkadhaban
Rageda ayaay ahayen afxagame iyo Cali dhuux
Reerkii dhulbahante ma Naag habarjeclo ayay nag iskaga dhigeen
Ma waxn gaashanka layskugu daruurinba
Dhulbhnte Waa Reeraha Somali Ugu Qabka Weyn
Markaasay Manta Isaaq Doonayaa Inay Arki waaa Ku Sameyan Oo Doonayaaan Inay Xukuman
😀😀dhulus sow barigaa ayey is dhameyeen
wow gabadhaha hj qaliga la isku layaay cajiib rag baaba u naf baxay
reer Yusuf pay ahyd
@@Jamalkhan-lo1vd reer yusuf oo reer daahir miyaaa masha Allah
@@Jamalkhan-lo1vd may ahayn Abokor cumar daahir bay ahayd
Ilaahay ha wo naxriisto jantal fardawosa ha geeyo awooww Faarax Cabdale colaen Cali
Kkk Mxaa Laysku Qabsada Iyagoo Taagan Gabdhodii Laga Dhacaye Aysana Ka Hdli Karine Waa Bahdilkii Ugu Danbeeyaye
Weriye wax bdn laga faaidyoo
Taar Tv Gabadha magaceeda iska sax
Samawada Axmed Siciid
Samawada axmed siciid Abokor Cumar
Gabadhaasi waa Tafadhiig. Beesha soo dirty gabadhu waa habarjeclo. Si ay dhul banaan oo ay daaqaan u helaan. Waayo buur baa Dhulbahnte ku hor joogay. Waa taariikh dhacday qarnigii 19aad.
Farcanka rerkas ayan ka mid ahay😮@@miirenews9212
Jah nalaye maguure❤
Nalaye ordaaye
Waxan ahay sacadyonis warkayaguna Waligiiba wuu cadaaa 😄✌️
😂😂😂😂 dhibta wad ku dhalaten dhulbahante ficil iyo inan habarjeclo ah buu isku qabsaday walahi dadkii hore waxkale ah
War sacad yoniskee tahay waa kuu dhowahee
Buqdharkayna idinka ka danbeeyay😂😂Marka ninkii jaamac siyaad disheen😂😂😂
Aad baad ugu mahadsan tahay..
Maxamed aadan dirir waa nin aan lahelayn
Nin isaaq ah ayaa niman naleeye axmed ah isku laayey waa dulmi nimo
Raggii waagaa joogayna rag ma ahayn
Gabayada isaga soo qatay ee gabayo kale baa jiray oo labada reer ah labada nin na laba nin oo kibray oo dadka dhibay bay ahayen ciidamadoodana waxay ka koobnayen isaaq iyo naleeye axmed iyo yaxye marka ciidanku hal reer yahay baa la xakmayn kara lakiin marka dad kala duwan ay ka qortan qabiilku ma xukumi karo niman ay ka buuxdo oo dunida ka socda bay ahayen labadooda talana aan qaadan
Naalaye maguure bower✌️
Waad mahadsan tahay Taar tv.
Waxaan kaa codsanayaa suugaantii Qamaan Bulxan
Inaad todobaadkan barnaamijka noogu baahisid
Mahadsanid🙏
@Cammo Ad
AaAWW20
Adc. Tülojaac. Lah. Miyan nay gabaylooqadin
DIR suere mahadi DIR ❤
Walaalo is Colaasay Cadowgii Ayaa be FAA
Iida
Dhulbahantaw tarikhdaada haka cararin hoyada wase🥺😂😂
Sxp suugaantii afxakamo
Cali duulane awowgay buu abti u ahaa siciid Ayaanle
Tolka tarikh wa ka tageen🐎🦁
Miyaad ku faanasah waa nin oo isguursadaye😂😂
@@eidmaxamed284 ilhy ha u naxriist zxp afxkame awowwgy bU aah
@@ipraHiMxiiMayEma ninkii inaderkii wasay baa adeerka ahaa kkkk😂
@@Suhayb1_4 adeerkaa buu wasay sxb
@@nurreproductions4340war dee wasmada ka daaya. Gabadh baa la kala dhacee meesha qawmu luud ma joogine😂
Tafadhiig baaa la odhan jiray takfiirteedii qaahira Ku arkay gabadh islaantaaa ragaa madaxa ISU galisay ay ayeeyo sadexaad u tahay tafadhiig
Nio markii dambe yaa guursaday oo ay u dad dhashay tolow inleen labadii nin iyagaa is dilaye.
baba Broadcaster r u Garhajis tribe ?
Dhulbahante belaayo iyo saancad bay ahaayeen waligood.
Kkkkkkkkkkkkk nagamaad xishoon inabti
😂
Nagamadan xishoon 😂😊
Yaa ila dawanaya 2023
Ani😊
Iidoor itaal malahayn waligood waxaan Ka ahayn inay ilmadeer Isla dhashay isku dirayaane imtixaanka ay dhex dhigaan dhulbahante waa midaan ishoodu qabane iminkaa se wakhtigoodu dhamaaday ....
Dhulbahante ilaa hada waa baarqAbeeyaan
Maalinkaa maanta ah maxaad dhihi lahyd ina adeer 😅
Isaaq ❤DIR
Ninkaa bexyiii. Waa Jaamc siciid
war bal gaalxambaarkan iidoorwagaashe maxaa ka galay taariikhda dhulbahante. daayeerkii ku dhalay wase noo daa taariikhda.
Taar broadcaster he is Ero and Fasal tribe?
Nalaye ahmed iyagaaba isku kibri jirey ileen😂
😂😂ma naag habarjecla ba lysku dily 😂
Samawada Ahmed Siciid weeye magaca sax
Mash.allah❤❤❤❤
Dhulbahante ilaa xaawo iyo aaden way islaynaayey cajiiib
Waa dhacdo layaableh gabaygii Ismail mire ee ragow kibirka waa lagu kufaana way kujireen nimankani
Excellenc sarka dhaban
❤❤❤
Wariye Cartan Boos iyo Afxakame iyo Cali Dulane wa habar wadag Sacad Yonis
Ba wada dhaale
Haa faanin
Kibirku cidhib xumo dambe ayuu leeyahay
Mahadsanid
O AFXAKAME MAA SAAS AYU KUU GEERIIYOODAY
Haa
Wiilashi kibirka badna ee darwiish
Weriye, maad noo raadisid heesihii reer baadiyah ee u dhaxeynjirtey dhalinyartii waagaasi.
Asc walaalo
Waryaa Taar TV, nimankaan Naaleeye Axmed waa ninmankii Isaaq sanka ka tolay soo sidaa ma ahan?
Gabayadii xaaj afqalooc
Dabro weerar
Waad marqaamaysaa sxb waad la habsaantay
Dad Nabad Doonayow! Dagaal Iska Ogaada!!! = IF YOU WANT PEACE BE PREPARED FOR WAR!!!
Eeevy
Horta sxb eryga sarkadhaban macnihisa bal ila wadaag
Sarkadhaban wa magaca roob
Sarko dhaban waa roob aan sii weynayn oo biyo-dhig yar iyo duulduul aan ka badin!
Ereyga sarkadhaban waxaan ku maqlay inuu yahay roob dhibco waawayn leh oo cidla kugu hela.
Ismaaciil mire iyo carab dheere wexey ku kulmeen BURCO
Kibir kibir dhaafay
lugooyo cabdiraxman gabayadiisi noso gali
So baadi
hadiiba somalid hore wax dhicijireen maxaan kuwa hadda jiro maxaan ulayaabeena hada
Af Soomaaliga saxda waa kan
154 Desmond Centers
Dhulbahante oo isagii islaayey waa caqli xumada beeshaas
Majeerteen!
Waa aska hee
HA ISKA DHINTEEN. LABO MAANGAAB OO AFRICAN AH UUB BEEY AHAAYEEN. WAX GEERI U DHAAMA KOLLEY MA JIRAANE 😉
Ee Aadbay Ufiicantahaye ..Armaywaxberi Hore Lakadhaahiyey Sookaakicisaa 😬
hadaku wuu meelha qaar kula jiidhin qorigan aad sheegayso arladaba laguma hayn ingiriis iyo taliyaani midna ma joogin arlada ee waxa ay isku laynayeen waxay ahayd warmo leeb iyo qaanso garmaqaaqta yaal teeda kale ninmankani may u talin jirin dhuka intan leeg ee aad sheegtay illaa waxad waday danood waxa jiray reer walba inay lahaayeen anmaan duule col wadeen ah waana xilgii ay talinayeen wiil waal mataanciideed suldaan diiriye geele garoomeed bullaale baarjeex
dad badan oohalkan caanimo kasheegta xaafadoo xata laga yaqno
Baloku dagtay
234 Ervin Estates
soomaalidu waagii hore waxay ahaayeen dad odayaashooda ka amar qaata
m. a ❤❤
Ileeen sacad yoonis waa gabyijireeen
💙💙💙💙💙
Les flower des Desert. Cajaib.ubaxaa Saxaraa kabaxay Mdigaa indr Mgaca cajaibee salansare
1904 Hamill Well
Sidaan maqley cumar cali oo bihi dareysa iyo jibriil naalaye oo reer jibriila ayuu dagaalku ahaa, ee cali naalaye oodhan ma aheyn dagaalku, ee sheekada inaga sax
Haa waanu ogayn baan is iri
heesta saaran magaceeda iisheega
Heesta magaceedu waa hidaha iyo dhaqanka
Heegan baa la dhahaa, waxa qaaday wll xasan diiriye.
Bal gabadhaa miskiinta ah ka fikir ee sidii xoolaha la kala dhacayo ee marba nin ayna rabin XOOG kula dadab galayo. Labadii tuug ee isku haystay markay dhinteen, ha u malayn inay ikhtiyaar leedahay ay qoyskeedii ku noqoto ee haddana afqadhmuun kale ayaa qasab guri ugu xeraysan. Aabbaheedna ka daba iman maayo, illeen wuu iibiyey gabadhee!!
Muruq iyo xoog baa lagu qaatay
Ee meeshaa waxba lama kala iibsanayn
Hub ma taqaanaa. Hub iyo ciidan bay toodu ku soconaysay.
Hadaanad aqoon imikaba baro
@@mxmedadn4194 ka warran walaashaa, eddedaa, habaryartaa in hub iyo xoog lagu qaato?
494 Khalid View
My people
Wllo
Sidiiq aadan nuux
tahnks
Geela aad sheegtey h yoonis lagama dhicin afxakame iyo dulane iyo dhulbahanto dhamina waqtiga niman geel h yoonis dhici kara may ahayn .ee wax kale
Dhulbahante isaaq odhanbuu kadkaa tariiqdaa sobaroo
@@FatumaOsmn dhulbahante izaaq intaan la gaadhin haber jeclo ayaa kumaysata oo dhulkooda xoog ku haysata 😂
Wooow
Duqan afsomali qosal badan ku hadlaaa
Cabdialahayi darawaal
Zoobadi
Yaa kugu yidhi dhulbahante nuugaaleed ayaa geel kasoo qaaday habaryoonis hawd
😂😂😢😢