Af'xakame & Cali duulane (Tafo'dhiig) iyo Qisadii Qamaan Bulxan & Barni Sh.abdule

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 ноя 2024

Комментарии • 322

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 5 лет назад +29

    xaqiiq qamaan bulxan marka laga reebo sayid maxamed waxuu ahaa gabayaaga ugu xikmada badan uguna aftahansana shaacirul xigma alaa yaa rahma anagoo awrtabla ah saas idin leh walee,, qamaan bulxan yuusuf rest in peace ilaahay janadii fardawso hakaa waraabiyo amiin amiin

    • @muunasaleebaan3939
      @muunasaleebaan3939 5 лет назад +1

      Q1

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 4 года назад +1

      Qadar Saeed Xaqiiq weye Sayiid Mohammed Jamacad islami ah ayuu kuso baxay Macalin qurana wuu dhalay sina wuu noqday sidan tarikh Dias ka aragnay kolka waxbadan ayu dheera oo ah Aqoon diimeed oo xiildheer. Ragi hore Rag ayay ahayn Dhamantood Allayaraxma.

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 4 года назад +1

      Aamiin Aniga ruuxayga waan uqiray.

    • @TheAbdiweliheibeh
      @TheAbdiweliheibeh 3 года назад

      Masha Allah Walal …

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 года назад +31

    DHULBAHANTE aadbaan u jeclahay runtiina waa qabiil aan jeclahay inaan la xidido war toloow WIIL HG CAYR ah mala soo dhowaynaa

  • @mohamedabdi7884
    @mohamedabdi7884 6 лет назад +15

    Allah ha u naxariisto ayayday Barni Sheikh Cabdille Aw Cali Aw Warfaa
    iyo dhamaan inta kaleba

    • @abdirahmanii
      @abdirahmanii 5 месяцев назад

      Tafo dhiig miyaa bari la odhan jiray saw dhulbante yey ka ahayd horta

  • @abdifatahrashidabdi7583
    @abdifatahrashidabdi7583 6 лет назад +46

    Qamam bulxan Yusuf awoowey Rumaaad allah ha ku naxariisto

  • @tahliilyare8090
    @tahliilyare8090 4 года назад +27

    Ogaden iyo dhulbahante alla
    boqray hida raac iyo Abwaano ka beeraY 😘😘😘

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Год назад

      anaku maanu maqal gabay dhulbahnte iyo ogaadeen... waxanu maqlanay waa gabayadii u tiriyay Boqorkii Maansada Soomaaliyeed ... Aayatulla ( mucjisadii Ilaahay) Aadan Axmed Dube ..GabayXoog.

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 лет назад +35

    Taariikhda somaliweyn marka laga hadlayo dhulbahante kaalinta koobaad bay ku jiraan👍👍👌🏼👌🏼 tolkay💪🏽

  • @Xoghaye.
    @Xoghaye. 5 лет назад +31

    Dhulbahante ragganimo wa udhalasho we make great dhulbahante again isha allh like somalilyey

    • @iidleyusuf1334
      @iidleyusuf1334 5 лет назад +2

      Waa run

    • @samsamm5996
      @samsamm5996 5 лет назад +4

      Waa been dhulbahante dhulkiisii
      Habar jeclaa haysata sida garadag
      Caynabo qori lugud bali dhiig coodanle
      Taala buur habari heshay wadaama gooy
      Iyo sanaag mee dhulbahante kkkkkkkk

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 года назад

      Kal iyo laab ayaan uqoslay xaqiiqdii😀😀

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 года назад +2

      @@samsamm5996 Naa yaa waxaad sheegayso waa been libinta ayaad dhulbahante udiideysaa. Hadaadan taariihk lasheego lahayn kharaarka jooji. Dabacayuun.

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 года назад +4

      Waa aduunyo iyo xaalkeed sareeye hoosee. Sidayadii waanu kusoo noqon doonaa. Insha allah qur aana waanu isasaaridoonaa. Qarjajaas baa naloosameeyaye.

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 лет назад +11

    Aduunka sharaf baad ku leedahay ilaahayna aakhiro janadii ha ku geeyo idaajaa

  • @abdimudalibburhaan2792
    @abdimudalibburhaan2792 5 лет назад +11

    Dhulbahante marbuu libaax ahaa hadeer na waa saddex taarikoole
    Allow sahal

    • @ashoaliabdullahi1797
      @ashoaliabdullahi1797 3 года назад +5

      Way joogan wll Lkn ragbaa iskugu tahay majeerteen iyo isaaq oo dhan balse 🐎🐎🐎💪💪💪malin bay sidii hore ku celin isaaq 😂😂

    • @ElmiMoha-kw8xx
      @ElmiMoha-kw8xx Месяц назад +1

      today waa mid waa quwad an lagu dhicin ilaa gumaystihii

  • @IbrahimiltireComptable
    @IbrahimiltireComptable Месяц назад

    mahadsanid moxamed waa xeelez gabkii acnkuu weedistez

  • @abdimudalibburhaan2792
    @abdimudalibburhaan2792 5 лет назад +55

    Shekada tafadhiig hadaad ka heshay like ii Saar

  • @murtiilemedia6879
    @murtiilemedia6879 3 года назад +17

    Wallhi wxan ahay wiil reer miyi eh oo geel jir ku eh wadanka Kenya madama an waxbartay waxn dib ogu labtay xolahii an kasotagy waxana ad ujeclahay dhageysiga wadadkan ahmed idajaa xiliga galabta aytahay si
    An qalbiga ogu dejisto oo an cali dheer kahelo balse ma kahelo internet fican waxan hesta qeybo koban oo hidaha kusabsan mheli karaa qeybo kle Anigoo internet hesan madama reer gura iskanahay😭😭😭

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  3 года назад +3

      Manshalaah ilaahay haku daayo sida dhaqanka iyo hidaha Somaliyeed u jecshahay walina aad ugu faanayso reer miyinimada manshalaah nin sare baad tahay

    • @karaamo2706
      @karaamo2706 3 года назад

      @@MrLaasanod1 sxb heesta dul saaran iisheeg marka qamaan laga hadlayo cida qaaday

  • @hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
    @hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 5 лет назад +12

    Ilahayba iga dhigay dhulbahante taarikh leh

  • @ubahmk8579
    @ubahmk8579 5 лет назад +11

    Wa amina mohamud warsame gole tafadhiig samawada saciid wa ayeyday dhashay awoowe aaboo dhalay ilahay hau naxaristo

    • @ahmeddaad3207
      @ahmeddaad3207 3 года назад

      Alle Ha unaxariisto edo ayeyo Samawda siciid

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 3 года назад

      Qolomay ahayd ayaydaa.
      Adigu koley naaleye axmed baad tahaye.

    • @ashasaid6336
      @ashasaid6336 6 месяцев назад

      ​@@mohamedmire8646 habarjeclo rer dahir tafodhiig

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed 2 года назад +7

    Faarax afxakame = nalaye axmed cali nalaye
    Cali duulane = nalaye axmed jibriil nalaye
    Inanta laysku haystay samawade axmed siciid tafadhiig = habar jeclo Axmed abokor cumar daahir

    • @miirenews9212
      @miirenews9212 2 года назад +1

      Samawada axmed siciid axmed abokr cumar daahir

  • @mohacirday5884
    @mohacirday5884 6 лет назад +16

    Dhulbahantihii hore waa kuwaa ilaaheyna haybad siiyay

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 года назад +1

      Gun laciiftay waa la arki jirey gunise waa liide.

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 года назад +1

      Faarax af xakame iyo Cali duulane yey ahaayeen?

    • @abdifarahsomali3007
      @abdifarahsomali3007 3 года назад +2

      @@tazniimy9061 odhaahdaa wxaa lahaa isna Cilmi carab abdi oo Dhulbahante ahaa cajiiib 🔥😇❤️

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад

      @@abdifarahsomali3007 gob liicday waa la arki jiray gunise waa liid 🩸🤙✔🐎🐎🐎✊

    • @foox4080
      @foox4080 Год назад

      @@tazniimy9061 dhulbahante ayay labduna ahaayeen, gabadhuna isaaq

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 6 лет назад +46

    Waxaan ahay bashir ali ahmed sheekh abdule ayaydey allah ha u naxariisto.

    • @bureeqaabdurahman286
      @bureeqaabdurahman286 5 лет назад +1

      Ilaahbaa Kugu dhaarshee 🙈🙈🙈

    • @sicidkayse1416
      @sicidkayse1416 5 лет назад

      Anigaba Wa Ayeyday Awoowgay Eedadii

    • @جند
      @جند 5 лет назад +2

      @@bureeqaabdurahman286 maxaad u dhaarin miyaad la yaabtay

    • @abdialimohamed4579
      @abdialimohamed4579 5 лет назад +1

      Bashir ✋✋✋✋

    • @waayoarag454
      @waayoarag454 5 лет назад +2

      Bashiir respect baa kuu hayaa waxa tahay rer qurux ku abtirsada gabadh baa in ka soo doonayaa

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 5 лет назад +17

    Waa kuwaa libaaxyadii African ( dhulbahante) ay maanta shimbiro caydhsanayaan( isaaq) nin baa laga hayaa ( waryaa yidhi dhulbahantihii jiri jiraa dhalay ragaan jooga) laakiin maalin dhow inshaa Allah war khayr qaba ayaad maqli doontaan

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 5 лет назад +2

      Balayo iyo.dagaal unbad ka sheekaynaysaye dagaal wiil kuma dhashe will ba ku dhinta ee Somaliland ha noolato

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 лет назад +2

      Abdillahi Geelle hhh war yaa yiri kuwii jiri jiraa dhalay kuwaan WAA RUNTAA WALAALE 🇸🇴💕

    • @ABEES-TV
      @ABEES-TV 5 лет назад

      QALBI LAAWE HAAN HAAN DHASHAYBA TEEH

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад +1

      Berigaaba Adhi Isaaq ayaay ahaayeen ee IDAAJA ayaa faaninaya waa ninamkii dhangada Caynaba lagaga qaatay boowe

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 года назад +1

      Ragg wa is yaqaan raggan tuuladooda soo dhaafin baa wx ku sheegaysaa?

  • @sayidmahad4424
    @sayidmahad4424 5 лет назад +25

    Dhulbahante wa dhabarka laf dhexaadka soomaliyeed alla nimanku maxy si wal ba wax yidhaahdeen

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 года назад

      Kkkkkkkk waaa niman yaab leh

    • @ashoaliabdullahi1797
      @ashoaliabdullahi1797 3 года назад +2

      😂😂😂😂🐎🐎🐎🐎🐎💪💪 dhulbahte cuqubada isaaq ba hayso wlhi blhi dadka say ugali jireen 😂😂

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад

      @@ashoaliabdullahi1797 😂😂😂🩸🤙🐎🐎🐎🐎✊

  • @ismahanomarqaali9789
    @ismahanomarqaali9789 6 лет назад +48

    Tariikhdii dhulbahante oo dahabiga aheed darwiish geesiyo aan biqin oo halyeey o ah oo dalka somaliya xoreyay oo tariikh leh oo kibir badan darawiish waa geesiyada somaliyeed ay ku faanto

    • @zakariyecade4997
      @zakariyecade4997 5 лет назад +1

      lakin hada waa naago isaaq u dhaxa

    • @ladanjogdher3105
      @ladanjogdher3105 4 года назад +4

      Waad asiibtay Laakìn reerkan dhulbahante waa in aanu Qur.aan saarno 🙏🙏🙏

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +2

      @@zakariyecade4997 qudhun nimada iskadaaa ader darwiish waligii cidi ma gumaysan haderna cidi ma gumaysato

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 года назад +2

      @@zakariyecade4997 caydu waa ceeb. Qarniyo aanu anagu wax ahayn way jirtay laakiin aduunyadu galinba waa cayn.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 года назад

      @@zakariyecade4997 darwiish la gumaysto xagee ku aragtay mise dadka ciilka qaba ayaad ka soo jeedaa oo aan taariikh iyo micno midna lahayn adeer waanu ku fahanay

  • @suldansomaliyed2837
    @suldansomaliyed2837 6 лет назад +7

    Bula cali shire waa gabadhii ugu quruxda badnayd xero darawiish waa xaaskii Sayid cabdule xasan ,Bullo cali shire waxay la dhalatay Suldaan mahamuud cali shire ,warsangali mah majeerteen Cali garaad

  • @maan732
    @maan732 4 года назад +1

    Afxakame IYO cali duulane waaa indr waana nalaye axmed ugaadhyahn ah

    • @Ina-Maxamed
      @Ina-Maxamed 2 года назад

      Cali dulane = jibriil nalaye
      Afxakame = cali nalaye

    • @abdirahmanii
      @abdirahmanii 5 месяцев назад

      Saalax na nuur axmed ahaa

  • @zaybaahmed1818
    @zaybaahmed1818 4 года назад +1

    Ayeeyaday mcn hoyadey abahed ayey dhashay illaahow kunaxariiso ayeeyo mcn

  • @abdikanidiriye9342
    @abdikanidiriye9342 6 лет назад +18

    aduunyo wakaa dhulbahantihii hore waxa haya dhibkay gaysan jireen

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 лет назад +8

      abdikani diriye : nama haye gob guni rifaysanu nahay diyaaradihii ingiriisku nala dhacay waxay soo hagay idoor , anagu aanu ciqaabno se inanu xasuuqno dad somaliyeed ama aanu KU digano ceeb bay ahayd

    • @ahmedjama1651
      @ahmedjama1651 5 лет назад +1

      @@daariqahmed8297 idaaja waa benawaas tariiqda been kashega siduu donana umariya

    • @حسنديريه-ع2ز
      @حسنديريه-ع2ز 5 лет назад

      iska hubso walaal hadalkaa aad leedahay!

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 года назад

      @@ahmedjama1651 been masheegin ee kharaarka jooji hadaadan adigu taariikh lahayn.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад +1

      @@tazniimy9061 Taariikhda muxuu iminka Daarood yahay waa kurdi caadiya😂😂😂😂😂😂

  • @saidlaahabdala103
    @saidlaahabdala103 4 года назад +2

    Arintan ah Afxakame iyo Cali duulane ma aha arin fiican.
    Soo tebebinteeda.

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 года назад +6

    MaxaY kibreen wLashii Dhulbahante....

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 лет назад +5

    Ilaahay hanoo kaa daayo cimriga ilaahay hakuu dheereeyo idaajaa

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 года назад +6

    qabyaaldi waa qudhun iyo gaajo. xifaaltan isdil. necbiyaa marka qabiil la buunbuuniyo oo magac iyo taariikh loo sameeyo.

  • @abdisaqhusen7610
    @abdisaqhusen7610 3 года назад +3

    Waa taariiq Aad iyo aad u macaan run ahaanti oo mudan in wax lagu qaato

  • @حسينحسن-ر4ث
    @حسينحسن-ر4ث 6 лет назад +7

    Afxakame wa bihidaryas
    Cali duulane wa reer jiibrel

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  6 лет назад +5

      حسين حسن waa ilmaadeer Naalaye Axmed labadooda awoow uunbaa kala magaca

    • @somaliwayn8031
      @somaliwayn8031 6 лет назад +2

      cali duulane waa bihina caraale zxb labadubana waa naalaye ahmed

    • @khalidmohamoud7171
      @khalidmohamoud7171 5 лет назад +4

      Labadaba sacad yonis ba dhalay ragi dhulbahante kicim jirey waxa dhalay geesiyaashi sacad yonis

    • @Bahantah
      @Bahantah 5 лет назад +5

      Faarax Afxakame iyo Cali Duulane waa laba nin oo ilmaadeer ah oo Dhulbahante ah Maxamud Garaad oo Siyaad Maxamud oo Naalaye Axmed ah. Ilaahay janadiisa haka waraabiyo. Ragay dhaleen baa Sool iyo Sanaag dagan. Viva Darwiish Dhulbahante.

    • @hamdaabdrashid6598
      @hamdaabdrashid6598 5 лет назад

      @@Bahantah aamin wl

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 6 лет назад +13

    Kibirka waa laagu jaba Nimaan kibray bay ahayaan Dhulbahante isku dilay in laa iska qabtay ahayd..

  • @abucubayr468
    @abucubayr468 6 лет назад +6

    Markasta wll mahadsanidin waayo wxd soo gudbiyaa wax aan aad u jeclahay markasta oo dhaqanka

  • @aftahabdirisaaak969
    @aftahabdirisaaak969 6 лет назад +5

    aadbad ugu mahadsantihiin saad nugu gudbiseen taariikh hii hore thankis

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt2570 5 лет назад +35

    Ar dhulbahnteH muxu tariikh lahaa abtiyaashaY aduunka badh baad lahydeeN😂

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 4 года назад +9

    Qamaan waa nin Ogadeen, Maxamed Zubeer, Reer Abdille, Reer Ugaas Warfaa, Reer Ugaas Magan, Reer Xandule (bahamagan)

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  4 года назад

      Bah Xawaadle haduusan ahayn naf badan maleh 😀😀

    • @ogadenqueen
      @ogadenqueen 4 года назад

      A Daror Reer Ugas Maganku waa bah xawaadleha aad maqasheey dee

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  4 года назад +1

      @@ogadenqueen ugaas oo miyaysan u kala bixin baxawaadle iyo baho magan??

    • @ogadenqueen
      @ogadenqueen 4 года назад

      A Daror maya walal, reer Ugas Magan waa baha xawaadle

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  4 года назад

      @@ogadenqueen ok gartay ugaas

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 4 года назад +4

    Hhhh Somaliada Waa funny sheekada 2 oday ee hore waxba kama fahmiin inksto ahay generation ka danbe lkn Tarikhi hore ad aya u jeclahy Adeer Idajana wan dhagaysta iyo Somaliaedi hore ee Asalka ahayd .. I like Tarikhda Qamaan Bulxaan iyo His wife Barni sh Abdule/ Sayiidka Mohammed /Qamaan Bulxaan kaftan ayaa u arka waxa dhexmaray.

  • @naxwa123
    @naxwa123 5 лет назад +5

    soomaalidii xiligaa hadaad si u fiiriso dhaqano ay ku fiicnaayeen waa jireen balse diinta ayey eber ka ahaayeen .. waxaad ku garaneysa nin naagtii oo nin kale guursanayo iyo nin dhan oo la leeyahay daraawiish buu madax u ahaa oo leh nin naagtii iso daawadsii waa haday sheekadu dhabtahay ... hadii kale ilaahay ha noo dambi dhaafo ... wad mahadsantihin .

  • @abdizakifarah7762
    @abdizakifarah7762 6 лет назад +15

    Idaajaa markan dhalinyaruu ahaa sida codkiisa kamuuqata

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 Год назад

    Samawada Axmed maxamed gabadh habar jeclow ah bay ahayd

  • @ABDIFITAHBOTAAN
    @ABDIFITAHBOTAAN Год назад

    15/10/2023 malin axad ah ❤❤❤

  • @shinekhadarmahamed7801
    @shinekhadarmahamed7801 6 лет назад +6

    mahadsanidiin saaxiibada noo soo gudbiya mar walbe barnaamijyada dhaqanka

  • @muslimxusein3863
    @muslimxusein3863 5 лет назад +3

    Sheekadii af xakame iyo cali duulane oo dhamays tiran xagee laga helayaa

  • @saeedahmedchannel8465
    @saeedahmedchannel8465 6 лет назад +5

    Alla maxaa taariikh iyo suugaan qurux badan soomaali leedahay

  • @aliabdiwalisalaad4819
    @aliabdiwalisalaad4819 4 года назад +1

    Tollow cali duulane iyo afxakame dhulbahante yey ka ahaayeen

  • @shuunapdilaahi2778
    @shuunapdilaahi2778 3 года назад +3

    Markay dhulbahantuhu waseen iidoor/habar jeclo ayaad ka'tagtay.from mj

  • @HanadSiciid-n3k
    @HanadSiciid-n3k 2 месяца назад

    Waxey galaafatey awoowgey afxakame 😢

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 лет назад +1

    walee gabayaa iyo caqliyahan la mid ah Qamaan ma soo marin somali .. ALLOW JANNO KU GEE .. WAXAN xasuustaa gabaygii Baadida nin baa kula day dayi dalna kaa badane . aan doonahayn in aad hesho daa in abidkaaye .. Geesi iyo abwaan culus dheh

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 6 лет назад +14

    Waar ninkan waalini muxuu ahaa qisadii afxakame iyo cali duulane ayuu wadaye xaguu nala aaday

    • @greenempire1601
      @greenempire1601 5 лет назад

      hhhhhh anaaba yaabay sheekadu siday Afxakame u maraysay ayuu u booday Qamaan iyo Daraawiish

    • @mohamedhirsi6901
      @mohamedhirsi6901 4 года назад +1

      Afxakame sheekadiisa xagee ka helnaa ayadoo dhamestiran

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 3 года назад

      Video gan waa lsysku keenkeenay ee kala xili buubaxay ama lasoo daayey

    • @Ina-Maxamed
      @Ina-Maxamed 2 года назад +3

      Afxakame & Cali dulane taariikhdoodu ma dhama sababtuna waa waxyaabo xun xun oo kujira oo aan lasoo bandhigi karin

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 5 лет назад +5

    Samawada axmed siciid waxay ahayd beesha h/JECLO,
    REER DAAHIR , REER ABOKOR CUMAR

  • @mahadow1
    @mahadow1 2 года назад

    Alla reer SEEDIGEEY badawsanaayeenaa!

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 года назад +1

    Afxakame wuxu Somali baray edeb daro iyo dhaqan aan Somali marka hore u lahyn oo aha inu nin damaciyey isago kibraya dhulbahante na taariikh xun ayu uso hooyey

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 2 года назад

      Taasi waa kibir beey ahayd ninka uu guursadayna waa saalax badhibadhi oo biciido ah habar jeclo

    • @abdiabdi.5559
      @abdiabdi.5559 2 года назад

      @@DAAUUSSTUDIO xishood sxb

    • @duaalejama9267
      @duaalejama9267 Год назад

      hhhhh ala dhuLbahanTu muxu been izugu zhekeya waar waa nin dhuLpahanTa ninku guurzday tarikhda wlahayayE hayz dhafin

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 года назад +1

    Somalidu waxay ku faantaa ama ammaan u haysataa; Qabja, Kibirka, Gardarada waana wax diinteena iyo dadnimaduba diiday. Dhulbahante Kibir baa halkaa dhigay

  • @xaliimo6443
    @xaliimo6443 Год назад +1

    Afxakame waa ninkii gar Adag ninka kudamacay ninkii habarjeclo ilaahay haw udabidhaafo habarjeclona realise ka Ahaada Arintaa from darwiish

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 5 лет назад +3

    Dhulooska ilayn waa loo jabeen maangooli camal ay la taariikh yihiin

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад

      😂😂😂😂😂🐎🐎🐎🐎🐎

  • @zaragoldgold683
    @zaragoldgold683 5 лет назад +4

    Ogadeen iyo dhulbahante xaaraan baa ka buuxda Hade ogaden kanaga shiikh baa ku jiree dhulbahante marti iyo magan midna ma baxshaan Abtiyaashood bay dilaan

    • @huftiromedia2972
      @huftiromedia2972 5 лет назад +2

      kkkkkk dhulbahante abtiyaal may layn inabti hadalka ma inaga hubtaa

    • @qardoyare2290
      @qardoyare2290 4 года назад +4

      Waxaan kuu sheegayaa dhulbahan waa kuwa qofkas oo soomliya oo wax noqdaaa soo saara

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +4

      @@qardoyare2290 haaa walhy nin aanay dhulbahante dhalin dunida waxkama noqda dadka ugu caansan ee dhulbante dhalay waxa kamidah
      Abwaan hadraawi
      Abwaan salan carabey

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад

      @@cabdimawel1932 intaa kaliya mahee sayid maxamed cabdulle salaan carabeey hadraawi siilaanyo faramaajo war niyow lama xisaabin karro hablaha dhulbahante ragay dhaleen 🐎🐎🐎🐎🤙🩸

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад

      @@huftiromedia2972 😂😂😂😂 cidna may cafin nimankaasi 🩸🐎🐎🐎🐎

  • @asadbare4710
    @asadbare4710 6 лет назад +3

    ahmad Farax. idaajaa
    codkiisaa. wlhi. wuuuu. da yaraa. ali dulane

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад +11

    labadan nin qisadoodu waxay lamaid tahay qisadii dhex martay raage ugaas iyo Ina wiil waal

  • @mahdiali7981
    @mahdiali7981 5 лет назад +1

    awey islaamkii sharcigsaa alleh

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 4 года назад +1

    Barni gobta ciidagale ayay ahayd

  • @suldaanjirde9832
    @suldaanjirde9832 6 лет назад +5

    Idaaja maxaad usheegi wayday sama wada axmed siciid Abokor cumar waxay ahayd gabadh habarjeclo ah oo reer daahir ah oo cumar daahir ah waana Gabadhii lalahaa waxdalayad laysugu mergaday darabkii sarnaa

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  6 лет назад

      Suldaan Jirde adiga uunbaa qabiil ka hadlayee idaajaa cidna qabiilkeeda muu magacaabin laakiin tafadhiig miyeysan biciide ahayn

    • @zalmiita5623
      @zalmiita5623 5 лет назад

      @@cajabfiqi wlhi hadalkaagu hadal uu la qiimo yahay qarnigan laguma hadlin

  • @suldaanjirde9832
    @suldaanjirde9832 6 лет назад +7

    A doror may wll ma ahayn habarjeclo ayey ahayd lakin reer dahir bay kahayd ina axmed siciid Abokor cumar daahir bay ahayd waatuu salaan carabay na gabayada badan kamarinayey

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  6 лет назад +3

      Mayee waan ogahay ina HJ ahayd laakiin biciide moodi jirisay Thanks SXB

    • @faysaltube7636
      @faysaltube7636 5 лет назад +1

      Mise sacad yoonis

    • @soomaaal
      @soomaaal 5 лет назад +1

      Sacad yonis bey aheed

    • @soomaaal
      @soomaaal 4 года назад +3

      @@keysejama5286 tafa dhiig 3000 kun oo nin ba ku dhimatay wa qisa jaceel oo cajiiba nin kibray iyo nin jaceel hayo Aya is halay

  • @abdurrahmanelmi5472
    @abdurrahmanelmi5472 4 года назад

    Heestii Kalluun Shuluxle Badda Shalaxle Mahaysaa

  • @germanytoday4245
    @germanytoday4245 6 лет назад +4

    tafa dhiig waxay ka dhalatay boqortooyada hj

    • @sirhamzasomali2825
      @sirhamzasomali2825 5 лет назад

      Reer daahir sow ma ahyn

    • @osmanahmed2384
      @osmanahmed2384 5 лет назад

      @@sirhamzasomali2825haa

    • @cajabfiqi
      @cajabfiqi 5 лет назад

      khalid kahin masaas bay gabadh boqortooyo ku ahayd in marba kii xoogle laseexdo ceebeeytacaal hadii boqortooya daado taas ahayd!!!!!

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад +1

      @@cajabfiqi Afxakame KHANIIS Lawaseen/Lakoreen ah ayuu ahaa hadii Daarood jeebsiiblaha nin u yaqaaniin is up to them

  • @mawliidmk9731
    @mawliidmk9731 5 лет назад +3

    Heeesta dhex talka ya ishegah qofka qaadayah

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 5 лет назад +3

    Maalmaha aduunka wa laisku badalaa somalida waqooyi iyo bari waxa ukibir badnaa dhulbahanto dhanka koonfureed wxaa ukibir badnaa ajuuraan labaduba maanta ayaga ugu liita qabaailka soomaliyeed dhanka awooda marka kibir waa lagu kufaa

    • @nolashadhabta8005
      @nolashadhabta8005 5 лет назад +1

      Hooyo ku tiri imow ceerigaabo sool buhoodle degaan itobia wlhi mahi dhulbahante wali waa kibir badan yhn

    • @qardoyare2290
      @qardoyare2290 4 года назад

      Waxaa ceeba meshaad ku soo qaaday dhulbahante waaa maxay ajuyraab dhulbahante waa daraawiish

    • @nasirmo1169
      @nasirmo1169 4 года назад +1

      Fataal. Ma anagaa waxaa nagu sheegtay ciyaal aan waqooyi war ka hayn ayaa tahay.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад +4

      @@qardoyare2290 Daraawiish waa laga adkaaday oo dadka ayaay geela u raaci jireen markii Ingiriis dayuurado ku gumaaday

  • @sadia_844
    @sadia_844 5 лет назад +1

    Rag waa ragii hore hadalne waa intuu yidhi, balse dumarka laqabo oo la iskaqaada
    yay kuma amaanin.

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 5 лет назад +2

    Awowgay ali duulane ilahay u naristo

  • @hamsehuseien381
    @hamsehuseien381 5 лет назад +3

    Qisooyin dhaxal gala oo qiiro leh .o i tusay raga somaaliyeed inay ahaayeen libaaxyo qab .qurux iyo.suugaan isku darsaday oo aan ale mooye cid u baahnayn wxy ahayen hodan hantidada ugu qaalisan haysatay oo caafimad iyo dhul haysatay raga maanta iyo kuwaa bal.isku eeg alahayow .reeer tolkay dhulbanate ileyn libaaxyo ayay ahaayen qarniyo.dhan hamze from.hargeisa

  • @axmeddahirmaxmed5480
    @axmeddahirmaxmed5480 6 лет назад +2

    Kibirkii wali waa nagu jiraa qarni hore dadka aanu u gaaguufnay

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 Год назад

    Samawada Axmed maxamed gabadh habar jeclow ah bay ahayd barnina gabadh habar yonis ah bay ahayd😁

  • @yaxyeawaadan3562
    @yaxyeawaadan3562 2 года назад

    Gabaygii tafadhiigalay waa sheekadii garadag tafadhiiglay waxay ahayd hbrjeclo aadanmadoobe/ afxkame/caliduulane dhulmahante

  • @damalaboodimediapro8333
    @damalaboodimediapro8333 4 года назад +2

    hsstaa barnaamijka dhextaalka u ah ii sheega pleas #like #share

  • @abdulwahidabdule3670
    @abdulwahidabdule3670 3 года назад

    Dil iyo gowrac

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Год назад

    Jaahilnimada waagas dhacday iyo kibirka aya dad ku faanan oo ay geesinimo u haystan

  • @حسينحسن-ر4ث
    @حسينحسن-ر4ث 6 лет назад +5

    Wa ruunta laga ma dhargoa coodkisa idajaa
    Adna mahad sanid #A.Daror

  • @ugaasdhiirshee5815
    @ugaasdhiirshee5815 6 лет назад +4

    Qamam bulxan ogadeen buu ahaa ee dulbante ma aheen Barnina nag isaq ah

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 5 лет назад

      absame wana Abasguul, ayaay ahaayd taariikhda been haka sheegin waa layaqaana

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +2

      @@mahamedcudhi7497 🤣🤣🤣
      Naagtii isaaq h jeclo miyaa abskuul noqotay

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 года назад +1

      barni Abaskuul ayay ahayd waxbaa kaa khaldan

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 года назад +1

      @@cabdimawel1932 waxaa fiican inaad wax soo baadho ama aad ogaato barni sheekh cabdullahi Absguul ayay ahaayd soomaali waa sidaas oo miidhan

    • @wiilkahamigafogleh4318
      @wiilkahamigafogleh4318 2 года назад

      Barni sheekh cabdule Jidwaaq Absame ayay ahayd Abasguul bayna kasii ahayd

  • @cafiifihassan5179
    @cafiifihassan5179 5 лет назад +1

    Cajiib

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +1

    Sheekadan markasta hadan dhameysto malinta danbe anoo kuso ceshtaa arkaa😂😂Kamaba daalo waa sheeko Cajiib ah runtii oo xiiso leh

  • @dangerman1613
    @dangerman1613 4 года назад

    Kaaha. Baaladhihi jiray gabadha

  • @HALISTA24
    @HALISTA24 Месяц назад

    Background musig cid taqaan ma jirtaa

  • @MohamedAli-dy2px
    @MohamedAli-dy2px 3 года назад

    Rag waa ragii hore caano costoy xafayada iska fura

  • @abdurrahmanelmi5472
    @abdurrahmanelmi5472 4 года назад +1

    Caadi maahan

  • @duaalejama9267
    @duaalejama9267 Год назад

    dhulbahanTu wazaq bay ahayen dhexdoday izka wazeen palastinE

    • @xaliimo6443
      @xaliimo6443 Год назад

      HUUNO Afsoomaliga iska sax Ragii hore ninba ragamimadiisu kuu joogaye naga dhamaw

    • @ahmedabdikareen
      @ahmedabdikareen 10 месяцев назад

      Waliga waku wasaya abrsooy khanisinti ini dhashay wase

  • @sakariyemaxamad2348
    @sakariyemaxamad2348 4 года назад

    Waaqiso
    Layaable

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 5 лет назад +3

    Dadku ma yara moodaa in ya diinta dhaqankooda ka xooganaa

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 6 лет назад +2

    👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @soomaaal
    @soomaaal 6 лет назад +4

    Geela ogadeen iyo habar yonis lagaso dhacay

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 5 лет назад +1

      qodxaale qaroof ma cid habaryoonis geel ka dhacday baad maqashay huuno miyaad riyootay

    • @soomaaal
      @soomaaal 5 лет назад +1

      Hy wa maato naasa leh

    • @caliculinhochanel5445
      @caliculinhochanel5445 4 года назад +1

      Sacad muusaha geela laga qaadi jire h.y ma ahayn sxb

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад +1

      @@soomaaal Doofaar xunoo dhilosa ayaad tahay miyaydaan ahayn kuwii Geelii Hagoogane laaha ee Ina Caro maydkiisa laga Soo furfurtay

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 года назад

    Allaha unaxariisto ina dambi dhaaf

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 лет назад +5

    Taarikhdu waxay leedahay Bal madow iyo midahaba midwalba miyaad iskaga farxaysaantani waxay tusaysaa oo lagala soo bixi karaa dadka laga hadlayaa markay awood helaan ama dhergaan siday u dhaqmaan in xitaa islaan nimadooda meel kaga dhacaan sida nin dumaashidii isbaaro u dhiganaya iyo kii ay kusalin jireen oo nin muslima Ku leh igusoo wareeji xaaskaaga bal taariikhdiina dib u baandheeya oo dhuuxa intaydan iskaga farxin

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 4 года назад +1

      Waqtigaa noloshaa ahayd
      Nin weliba geedkuu midha ka guran karo inuu ka gurto.
      Xilli weliba noloshiisuu lahaa

  • @khadarhassan1250
    @khadarhassan1250 4 года назад +1

    Kkkk waa qiso cajiiba

  • @ladanemoha8375
    @ladanemoha8375 3 года назад

    👍👍👍

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 2 года назад

    Sheekadan oo dhamaystiran xageen ka heli karaa

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 5 лет назад +1

    Ninkan hadlayaa wuxuu ila hadal eegyahay Sh Dalmar.

    • @qoojeyare1412
      @qoojeyare1412 5 лет назад +1

      Idajaa waaye

    • @ahmedbile7044
      @ahmedbile7044 5 лет назад

      @@qoojeyare1412 labada midna maaha, weriye/qoraa , cismaan cabdi nuur xaashi waa inan uu dhalay

    • @abdihassan1610
      @abdihassan1610 5 лет назад

      Ninkaan ahmed faarax idaajaa

    • @abdihassan1610
      @abdihassan1610 5 лет назад

      Waa mar hore uuu dhalin yaro ahaa idajaaa

  • @kooshinugazka5053
    @kooshinugazka5053 5 лет назад +4

    Gabadha mageceedu wxuu ahaa kaaha wad qaladay oday😂

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 5 лет назад

      kkkkkk

    • @أمسارة-س9ح
      @أمسارة-س9ح 5 лет назад +1

      Waa run kaaha lo odhan jiray

    • @axmedabees7525
      @axmedabees7525 5 лет назад

      Kunka reer cali garay ee qabaal kaw iskaga siiyay kasi waaye wuxu waa qabaal waanad kabataane waa taariikhdiidhul bahante

  • @hashimmahmoud4678
    @hashimmahmoud4678 4 года назад

    Qaarax faalad aad ka bixisay waa khalad ama ma dhamaystirnah

  • @ibraahimxasan9914
    @ibraahimxasan9914 3 года назад +2

    Ninba maalinbay caashqada Cago wadadleye
    Maantana taalaabo cutiyaay cali miyay raacday
    Sama wada Ahmed siciid tafo dhiig ?!

  • @faisalmataan2895
    @faisalmataan2895 6 лет назад +1

    caadi maaha

  • @ugaasdhiirshee5815
    @ugaasdhiirshee5815 6 лет назад +2

    Qamam bulxan damirka ebar ahaa ileen nag uu qabay oo ninkale ka racday buu markale xamiyay

  • @abdinooribrahimderiye641
    @abdinooribrahimderiye641 Год назад

    Hawiyaha ayaga taarikh malahan

  • @حسينحسن-ر4ث
    @حسينحسن-ر4ث 6 лет назад +1

    Laakiin shekdoa ma dhamaysterana