WARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + PUNTLAND + HIIRAAN + ANKARA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • WARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + PUNTLAND + HIIRAAN + ANKARA
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

Комментарии • 31

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Месяц назад

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 Месяц назад +4

    #INTA NECEB AL SHABABAAB IYO CIDHAMADA ISRAIL..".LIKE" SAAR

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 Месяц назад +4

    #AR MAANTA AL SHABABAAB WAXA KU DACAY ..😂 SUBXANLLAH CABSI CABSI WAAYA WALAHY... JUBADA AYA LAGUDUBTAY...
    #VIVA SOMALI ARMY
    #

  • @Afahayeenka.dhaliyarada.
    @Afahayeenka.dhaliyarada. Месяц назад +1

    Waa nasiibadaro inay itoobiya isasoogalan wadankasoomaliya

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble Месяц назад

    Maashaa allaah yarkaan waa cod kar

  • @Afahayeenka.dhaliyarada.
    @Afahayeenka.dhaliyarada. Месяц назад

    Inaga halka isdhiganay soomaliyeey itoobiya wayanaqabasatay

  • @user-fk5dj2df8g
    @user-fk5dj2df8g Месяц назад

    Maa leyska celiyo

  • @hasanarbeibrahim9904
    @hasanarbeibrahim9904 Месяц назад

    Maxeytay

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Месяц назад

    EThopia oo dhamman la wareegtay Koonfurta Somalia inta A.Shabab ka hor Qabsan. SHIRKA QATAR . A.SHABAB IYO SOMALIA KA SOCDA.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Месяц назад

    Bal waxay ku eedaynayaan wariyahan dhageysta? Anshax xumo! Ma hoyooyinkood ayuu kufsaday? Waayo dadka ka anshaxa xun mooryaantan maydkiiba kabaxsan layahay! Subxaanallaah ilaahaw umadan ookale ha noogacan galin aamiin aamiin yaarabi

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l Месяц назад +1

    Ciidamada itoopiya xuduud beenaadka inay ku sugaan ciidamadooda ayay aheyd oo aan loo ogolaan inay soo dhaafaan xuduud beenaadka.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Месяц назад

    Hawiye wixii uu raadinayey maantay ayey hayaa Ceelasha biyahu waa dhul muqdiaho katirsan,Shariif Sakiin ayaa indha gaduudis uga qaatay Xasan shiikh asagoo loosheegey inuu madaxweyne sii ahaandoono 2017 waana labuurtay.duqoneey dabkaa ba, .

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Месяц назад

    Barlamanka turkiga ma mucaradka aya ku badan mase ?

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare Месяц назад

    Xasan kii shabaabta u xooga sheeganaayey muxuu kuwan iskaga celin waayey

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv Месяц назад

    Wixi dhacay lee kuso celisiin maxa qaldan hora uso dawaanay waxan aad nosheegeysan ??

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Месяц назад

    Ciidamo aya imanayo ayad ledihiid barlamankana ma ogolan weli haddana iney dhex fadhiyan marakiib ayad na tuseysan side wax u jiran

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Месяц назад

    Hambalyo Hambalyo shacabka iyo dawladda puntland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад

    Konfur galbeed dhulked ma ahan goof aa waa cara madow maamul iyo shaqsi tona ma bixiyo aa boroqtoyada eelaay ba bixiso reer kasta oo Digil Aw mirifle ah na boqortooyada ayaa dhul dejiso marka dadka iska ga soyaaceyna iyagey utalaa

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas Месяц назад

    Dadka aya lawaalayaa itoobia maxaa loogu ogalaaday inay aoogasho somaala iyada on of nahay damaca bada

  • @bossman1024
    @bossman1024 Месяц назад

    Mawaxad garowsho siin haysan Dadka laga kari leyahay inay qatan dhulka dowlada ay bobka KU haystan

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Месяц назад

    Kacdoon shacab waa in laga bilaabaa muqdisho si cadaadis loogu saaro xukuumada inay fududaysay ciidamada itoobiya ee gudaha dalka

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад

    Hub bay wadaan arinta ay leeyihiin maxay tahay

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Месяц назад

    Ciidamada itobia dhanka xadka xawaadle baa u fududaatay miyaa marrxan xadkiisa waa kaso baqeen nabee cidaas wadani nimo kama kaftamaan nisa oo dowladii ah cidan sharci daro wataan bay diirteene itobia xagee mareysaa hhh

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Месяц назад

    Ethiopia badd miyee ledahay qatarta maxay tahay yabnay

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад +1

    Daan daansi waaye dagal ayeyba rabta waxkale mana rabto Ethiopia hadio dagal lakuqaado weyba carareysaa runti Ethiopia somalida hana gacdo sidii horey anba ukalnay cashar fcn anba usameyno

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад

    Reer hiraan n waxan leyahey sodhaweya ciidanka idin yimadey oo khawarij ta idinka difacayo wayo Vila somaliya waxay u muqataa sidii afgaanistaan oo kele iney kashaqey neyso oo dalka lagu warejin rabo khawarij ta argagixisada ah Sheikh sharif iyo idhacade 2006kii make dhaheen addiy ababa ban eedda kutukaneynaa kadibna maxaa xigey 3km banalosojiraa hana la sogaaro
    tii oo kele bahada l wadaa reer Hiiraan markii sheley carurtoda la gubayey Ethiopian wey ugur matey hadana keligod baa dagaalka kujira Vila somaliya markii ay dagaalka lasogashey oo Ethiopian kutiri anaga difaaceyna degaanka oo Ethiopian ay kabaxdey na Vila somaliya wey uga baxdey dahaal reer Hiiraan hada ay keligod harjedayaan aa Ethiopian hakal mestan si ay khawarij ta isaga fogeyan waliba Ethiopian waxaan leyahey reer xiraan sii hub kufilan oo ay isakaga celiyan khawarij ta

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Месяц назад

    Way ku macantahay wariyahaas tareenkii xasan sheikh buu saran yahee dhaafa kama taginine horey buu usii qadee shalay farmaajo qabiil ayuu ku mucaradayay laha tareenka xasan yuusan ka tagin dowladii hore mucaradayee hhh mantay haysataa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Месяц назад

    Sakaaro xaar muuqmuuqda ayey aasaastaa HBN What is Ankara government its Nothing? Falastiin oo hore looga qaaday Ankara Ha ku soo ceshato awooda aad ku sheegaysaan somalia kaga difaacayso BEEN BOROBOGANDA HAYSAAN HBN ZERO MEDIA FAQASH