Bariga dhexe maraykan maxaa ka yaal nacaladi ku dhacday waa cadawga Isla wayn ah lkn haddii rag la helo loo midoobo walaahi cid ka jilicsani ma jirto sidii afganistan iyo vietnam waa in qasab iyo qori la isaga saaro ayaga oo dulaysan waayo af kale wax Kuma fahmo
Maraykanka iyo waxbarashadiisa waanba nebcahay anigu
Jihaad Alahaka Apbalo falastiin
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo ❤❤❤
wararka ruushka noo soo badi zhp
Allaha u gargaaro falastiin .
Yuhuudu waxay wado guumaysi wuu ka wayn yahaye waa isir sifayn cad dilka tooska ah waxaa ka daran baabinta kaabayasha bulshada dhaman ❤❤❤
Aad iiyo aad mahadsanid masha alaah
Thank you for the news
Mowlluud adiga iiyo saaxibkaa waan idinsalaamey asalaamacaleykum masha alaah
Allaahu Akbar
Jimco mubaarak bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji
XISBULLAH, MAXAY LA BURBURIN LA'DAHAY, DEGAANA SAHYUNIYADDA IYO DADKA XOGGA KU DAGANBA , MEY CARIGAGA KA NADIIFIYAN, JUG JUGTA BEENTA HA JOOJIYAN.
ASC FALASTEIN CHILD WISH ONE DAY BETTER LIV❤❤❤❤❤❤❤
Mareykanka haku bilaabo waa cadowga islamka
Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤
Rushku wuxu noqon doona awooda koowad ee wadamada caalamka wakhti dhow sida muuqata
Allaha guusha siyo falastin
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Ita laxayaysiinayo kiiniya malaxaysiiyo somalia
ha jabto gaal iyo yahuud
Ilahow falastiin u gargaar amiin amiin😢
Ninyahaw maalin dagaalkii sadaxaad ayay nagu waabiyaan hada nuclear ha ridaan anaga in alle Wayne wax dilo ayaan aaminsanahay sheeko ayay hayaan
Kkk,timadheer taariikh ayeey cagaweeyne udhigtay oo waxeey kadhigtay go'aamadii cagaweeyne kuwa dhegaha lagafureesto oo marada lagafuro.
Guul.ilaahow.falastiin.dhibka.ka.dulqaad.guul.hbn
❤❤❤❤
🙏🏾
Ahmed seban
BAIDEN ISAGABA PHILADELFIYA DOONAYA, ISRA'IL NA AYADA RABTA, MASAR OO MAS'UUL KA AHEYD MEESHA AYAN XINIINYA U LAHEYN.
Wada hadalka maraykanka ee falastiin wuxuu soo bilawday 1973
Waxay la micno tahay yuhuudu say u qabsan lahayd dhul cusub
as
Nairobi to nyeri 200km
In Burbur baaxad leh ay gaarsiiyeen Ciidamada Israa'iil, sidaa u dhig lkn haddii aad tiraahdo Jenin ayay ka baxeen oo bubur weyn uu soo gaaray, Su'aasha akhbaartaada waa yaa gaarsiisayay burburka ma aadan sheegin
Uv isguulka maraykan akhasbuu dhigayaaye islaamkoow ka fogaada
Address nairopi ma Somalia maxaa did hanoogu Celine ma kenyaa ma Kenya.baanu nahay
Anigu waxan la yaa ba nahay
Wax soomaalida Ku diray reer galbeedka ah Laga quudiyo kumanaan ka mid ah
Yas butin russa ok
😅😅😅😮😮😅
3. SANO. AYUU. HUBAYNAYAY. UKRIN. MANA. SIKARO. HUB. RUUSH. WAX. UDHIBI. KARA. EE. UKRIN. NABAD. KHADO. WALI. RUUSH. WAA. KU. XIRINAA.
Ilahow yuhuuda jebi
Taylor George Miller John Thomas Jennifer
❤❤❤❤❤❤❤
HBN
Bariga dhexe maraykan maxaa ka yaal nacaladi ku dhacday waa cadawga Isla wayn ah lkn haddii rag la helo loo midoobo walaahi cid ka jilicsani ma jirto sidii afganistan iyo vietnam waa in qasab iyo qori la isaga saaro ayaga oo dulaysan waayo af kale wax Kuma fahmo
Wariye rumeyso amba ha rumeysan dagaalki 3aad waa bilaawday mar hore.
Galada alle haysku jebiyo
Ale haiskujabiyogaalada
😅😅😅😮😮😅