Maxaad ka ogtahay faa’idooyinka geedka Mooringaha ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 77

  • @burco688
    @burco688 10 дней назад +2

    MashaAllah waa gabadh fariida oo dhulkeeda u dadaalaysa ,hore u soco walaal 🥰

  • @ahmedhusseinjama5534
    @ahmedhusseinjama5534 9 дней назад

    Mshlh dr deeqa aadan mire waqaf
    In badan waad ku mahad santahay aqoonta aad dadkaaga usoo gudbisid inshlh alle ha kaa jasaa isiiyo

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 9 дней назад +2

    Thanks for ur research and ur suggestion firstly.I think moringa is a foreign plant but we've many plants more beneficial than moringa in somaliland environment.

  • @cabdininwanaagsan3827
    @cabdininwanaagsan3827 10 дней назад +3

    Shere Like waa Xagiina

  • @fufu448
    @fufu448 9 дней назад

    Many thanks ❤😊

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 10 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤waa sifiican waa geed.dawo ah oo illaahay barakeeyay.anigu hada waan isti cmaalaa aad baan ugu bogay.3.bilood ayaan waday❤❤❤❤❤❤❤❤❤.dadku habartaan

  • @Ahmet090
    @Ahmet090 10 дней назад +2

    Aad ayaad u mahadsantihiin bahda galaydh media sida qurxon ee aad barnamijka uso gelisen, waxana sii fiicnan lahayd idinkoo slideska ku qabta oo muujiya geedka sawirkisa ama videoga si guud uga soo dhex mujiya, sababto ah dadka dawanaya geedka isku magac uma yaqaanaan, sido kale aad xogta ay soo gudbinayaan inaad qayb ka mida soo mujisan,
    si muqalku u sii quruxbato, anyway thanks

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 10 дней назад

    Maansha Allah Inaabtigey Axmed Ibrahim ayaan ka gartey Dadka

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 9 дней назад +1

    The importance all the way is what the core benefits this plant MORINGA to our country, environment?.
    We are fedup fake projects sucking money, hunting opportunities.
    Ta kale luqaddaada ku hadal,meeshu waa soomaliland

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh 10 дней назад

    Macha Allah asxabta ❤❤❤

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 8 дней назад

    In some rural and tribal areas of India, women have taken moringa root as a permanent contraceptive.
    In traditional medicine, moringa root and bark were used to cause miscarriages.
    Ilmaha ayaa layskaga soo ridaa

  • @OmarAli-hl1nv
    @OmarAli-hl1nv 10 дней назад +2

    Gormaan sidan oo dhan afsomaligi oga tagnay meeshu ma eglanad baa

  • @MohammedHussein-qq5gk
    @MohammedHussein-qq5gk 8 дней назад

    I think there are local trees like gob,galool which ithink is as useful as moringa although idont know any thing sbout moringa

  • @XuseenDaar
    @XuseenDaar 8 дней назад

    Haw is look like moringa, where is grew up? Is a foreing plant or domistic plant?
    Who is test to treat hypertention.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 9 дней назад

    Waxaan ku faraxsanahay in dadkoo dhami u sheegayaan gabadhan inay ku hadasho afka hooyo
    Halkani maaha England

  • @RaageMaxamed-h8q
    @RaageMaxamed-h8q 10 дней назад +3

    Naa af somali ku hadl

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 10 дней назад +2

    garanwaa yuu inagu. noqon. dhir badan ayaa si fudud inagu soo gashay. aduunka lama ogola in dhir layska keeno

  • @ZebraasAli
    @ZebraasAli 10 дней назад

    Waa lagu caatoba moringaha

  • @MahamedAbdiaadam
    @MahamedAbdiaadam 8 дней назад

    Waxad ka hadlayso iyo wixii aad sheegtay ???

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 10 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan salaamayaa ahmed ibrahim oo ahaa hogaamiyihii candle light
    Mr. Ahmed , I am osman abdillahi of swiss-group caritasswitzerland. 2.0. Now you have got very wide bidaar on your head.
    3.0. Also I met one of your friends he told me I am working for dahab shiil in djibouti.
    4.0. I have not seen Mr aw cali hillac of your earlier group and I don't where he is at the present time .
    Regards
    Eng. Osman Abdillahi Ali
    Hydro-geologist &geophysicist

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 9 дней назад

    Naa af somali ku hadal

  • @mustafadahir9206
    @mustafadahir9206 10 дней назад +1

    Waa suju inantu

  • @MahamedAbdiaadam
    @MahamedAbdiaadam 8 дней назад

    Geedka galoolka iyo sog sogta qudhaca maraaga ayaan dano badan ka helaa sida guri xoolaha oo looga oodo dugaaga iyo beeraha iyo wax walba oo aan ku dhaqaaqa anaga beenta naga daa

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 9 дней назад

    DESILLUSION DHEE
    BEEN CAD DHEE
    SNMLAND WAXAA BUUR,BARI & BAD WAXAY ISTICMASHA SUUN/MERCURY
    OO BE’ADA NABAD GURIYA
    WAAX SOMALILAND LA YIDHA MA JIRTO LAKIN GOBOLADA WAQOYI WEYEY OO HOOS TAGA JAMHURIYADA FEDERALKA EE SOMALIYA

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 10 дней назад

    Dhulka buura leeyda si fiican baay uga bixi karan oo wa jaaw ku fiican

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 10 дней назад +1

    Nio wan beeray wuu ii baxay beeristiisu wa fudayd 😅

  • @mohnur341
    @mohnur341 10 дней назад

    Jaahiliintaan gabadha afka qudhmuun ku taagaya ee waxaa laga hadlayaba aan la socon dad ajaaniba ayaa ka mida martida ma afsomaali bay ku hadasha

  • @ogaalkadadweynaha9992
    @ogaalkadadweynaha9992 7 дней назад

    Project-ga imika ayay cilmibaadhis ku haysaa malaha oo cid ay ku tijaabisay raadinaysaa
    Haduu faa iido leeyahay why this time?

  • @mustafadahir9206
    @mustafadahir9206 10 дней назад

    Ee daaya way fiicantahay

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 10 дней назад

    MORINGE Weeyan

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 9 дней назад

    Waa is dhexgalkii oo
    inoo Bilaabmay 😂😂😂😂

  • @AbokorHassan-e3t
    @AbokorHassan-e3t 10 дней назад

    Guriguu noga baxay moringa mana isticmalno

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 10 дней назад

    İmişa nooc buu u kala baxaa Maringa?

  • @abdilahiosman3263
    @abdilahiosman3263 10 дней назад +1

    Qofka macaanka qabaa suduu u isticmaali karaa ?makaga maarmikaraa kiniinka?

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 10 дней назад

    Wa gabadh habarjeclo ah waxa dhalay aadan mire waqaf

    • @nuradinaahmed5292
      @nuradinaahmed5292 10 дней назад +1

      yaa ku yidhi qabiilkeda no sheeg. waa jahilnimada soomalida😅

  • @AbdurahmanGocase
    @AbdurahmanGocase 10 дней назад +1

    Waar masaakiinta yaana lagu qaaliyeen waxba qabbanimeysaane kulahaa Toronto aqoon la'aan

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 10 дней назад

    Waxaan ogaadey Dhakhaatiirtu in aaney kuu sheegeyn Jirta dabeeciga ah
    Iyagu Daawooyinka ayey kuu Qorayaan oo kaa Iibiniyaan

  • @Maxamedismaaciilodey
    @Maxamedismaaciilodey 10 дней назад

    Anagu mawaanu unaqaana buurdhaab ayuuka baxaa

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 10 дней назад

    Wuxu ma geed dacarta laodhan jirey

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 10 дней назад

    Afafka mid uun ku hadal

  • @HaliimoShafec
    @HaliimoShafec 9 дней назад

    Kkkk ma maantaad ogaatay.

  • @IbrahimMaxamed-t9x
    @IbrahimMaxamed-t9x 10 дней назад +1

    Haa gurigayga bukabaxaa dad iyo dunyaba waa umihiim

    • @Yusrabdi-px4ni
      @Yusrabdi-px4ni 10 дней назад

      Wlll waqoyiga muu ka baxa

    • @Ikraamaxmadshire
      @Ikraamaxmadshire 10 дней назад

      Mel kasta oo somaliya wuu kabaxaa

    • @Yusrabdi-px4ni
      @Yusrabdi-px4ni 10 дней назад

      @@Ikraamaxmadshire Haa lkn mayhay walll ka cofega cagaran laga sameyo mise ana khaldan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 10 дней назад

      @@Yusrabdi-px4nihaa wuu ka baxaa. Guriga hooyadey (Hargeysa) waxaa ka baxa geed aad u weyn laakiin ciddina ma daneyso

    • @Yusrabdi-px4ni
      @Yusrabdi-px4ni 10 дней назад

      @@samowsamale3490 Haa z.x wll ma miruu bixiya

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 10 дней назад

    I know moringa very well
    I planted and consumed it
    The leaf and seeds
    I have 25 moringa trees 🌴 at my farm

  • @roobleyare2351
    @roobleyare2351 10 дней назад

    xafadahayadu said uga baxa macanka walo cuna

  • @HodanBare-v1h
    @HodanBare-v1h 10 дней назад +1

    Geedka magicii yacnihi comalidu maxay utaqanaa

    • @DEEQOAB
      @DEEQOAB 10 дней назад

      Anaga wama baan u,aqaanaa

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 8 дней назад

    Waar ka samaroon maha madaxwana aslanta ciirro kuuraka uu nadafaya
    Wuu dharka uu maydha

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 10 дней назад

    Ma gaaladii bay noo xayaysiinaysaa mise gaalo ayay noo maleesay doqon ku faanaysa af aysan lahayn

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 10 дней назад

    Kuwan ma gaalo ayay la hadlayaan

  • @mohamed63ibrahim12
    @mohamed63ibrahim12 10 дней назад

    Waxba kaaqanmayo garanmayno

  • @mohamed63ibrahim12
    @mohamed63ibrahim12 10 дней назад

    Soomali.le.ubaahanahay

  • @Hismail-x4x
    @Hismail-x4x 10 дней назад

    Kkkkkkkkkk

  • @najiibarka7171
    @najiibarka7171 9 дней назад

    AfqalaaD Aqoon Maha 😂

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 10 дней назад

    Xabad kamaanu fahmin

  • @Jinikoow
    @Jinikoow 10 дней назад

    Somaliland . Putland . Ssc land. Jubaland. Galmudugland. Koonfur galbeed land. Hirshabeele land 😂

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 10 дней назад +2

      *_jinikoow_*
      wax ssc la yidhaa ma jirto tuulo lascanod la yidhaa iya jirta tulana mamul ma noqoto marka masakinta ha waalin marki horebe caqli aay wax ku gartan ma laheeyne😂😂😂

    • @CADNANCabdi-v9h
      @CADNANCabdi-v9h 10 дней назад

      😂😂😂😂​@@dhashisheekhisaxaq9514

  • @dhebidhanan
    @dhebidhanan 10 дней назад

    Geedkii guska😂😂
    Say wllhi inaga qabta

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 10 дней назад +1

    Sorry we don't want to hear Somalia. When you are in Somaliland do not say Somalia please.

    • @Hadan-hu5rk
      @Hadan-hu5rk 9 дней назад

      Somaliland means the land of somali

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 9 дней назад

      Isku xisho ma itopiyanba lagu dhihi laha

    • @zackabdirahman951
      @zackabdirahman951 9 дней назад

      Isku xishood do you want to be called corruption​@@dajiscom463

    • @addeomar2784
      @addeomar2784 6 дней назад

      Xamaaqo cuqdadi dishay