DIINTA CUSUB UU SUCUUDIGA SOO WADO WALEE WAA YAAB HALKAANEY MAREYSAA!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • DIINTA CUSUB UU SUCUUDIGA SOO WADO WALEE WAA YAAB HALKAANEY MAREYSAA!
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 114

  • @Baraarug-
    @Baraarug- Год назад +6

    Subxaanallaah!!!!!!!!!!!!
    Diinta islaamka waxaa ilaashana Alle subxaanahuu watacaalaa.

  • @baraarug969
    @baraarug969 Год назад +6

    shaki yar iigama jiro in shartooda ayaga lee ku laabaneeso

    • @nostalgiaprobe
      @nostalgiaprobe Год назад

      Maxaad leeday iyagu ku noqoniya shartoodu??

  • @f.a.909
    @f.a.909 Год назад +6

    😢Xasbunalaah 😮Ilaheyow naga badbaadi 🤲🏽

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Год назад +4

    Diintaan ma bedelin karaan weyna kun ceeboobi doonaan isha allaah yaa rabbi na badbaadi ❤️❤️❤️💚💚💚💜💜💙💙❤️

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Год назад +4

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @mohamennoor7828
    @mohamennoor7828 Год назад +4

    أبي هريرة  عن النبي ﷺ أنه قال: بدأ الإسلام غريباً وسيعود غريباً كما بدأ فطوبى للغرباء.
    الله المستعان اخي الكريم

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 Год назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل الله يحفظك ويحميك من كل سوء وفقك الله جزاك الله خيرآ شيخنا الفاضل ربي يسعدك

  • @mohamedmohamoudibrahim-lk3nt
    @mohamedmohamoudibrahim-lk3nt Год назад +4

    Waa aqarasaabaan Rabi hanaga badbadiyo shirkiga ay wadaan sucudigaa😢

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Год назад +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад +4

    May Allah protect muslim ☪️ Ummah AAMIIN YA RABI ❤❤❤❤❤ ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад +1

    Ilahey ha na badbaadiyo AAMIIN YA RABI

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 Год назад +1

    Sheekh allah ha ku xafido allah ayaa ilaashanaya oo xafidaya munaafiqiinta a alllah waxay damacsanyihiin shar ah iyaga dib uku celinaya insha allah

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Год назад +1

    Ilaahoow umadaada iyo diintaada u gargaar
    Waa aakhiru saman

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад +2

    Kitaabka Quraanka Iyo sunadda nabigeena Mohamed NNKH

  • @amaanisaleeban1113
    @amaanisaleeban1113 Год назад

    We spoken mashallah

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 Год назад

    Madha Allah sheekhaan waxbarashadiisii dadkeena Soomaaliyeed kuma qasaarin,
    Maxaa yeelay anigaa ugu horeeyo ma fahmo luqada carabiga,
    Marka shiikheenaan aniga iyo in sideyda oo kale ah ayuu u fasiraa,
    Waanan ka faa idmaaye,
    Allow noo barakee,
    Oo balaayadii arki lahayd nooga xijaab Aamiin yaa Rabi 🤲

  • @omartigger6609
    @omartigger6609 Год назад +1

    asc sheikh maxamed

  • @user-cz7tl1bg4e
    @user-cz7tl1bg4e Год назад +1

    Awaad Allah waxtaabin kara ama wax kabdali kara majiraan insaan daciifana Allaha abuurey ee warkiisaba iska daa saxadisa ha asturto haduuba trabaleeyehey ibana adem!

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Год назад +2

    SUBHANNALLAH ☝️❤️☝️❤️☝️❤️☝️

  • @jokerirolly4425
    @jokerirolly4425 Год назад

    Diinta maskaxdeena ee kujirtaaa aniga wax madhab Ma raacsani In kastoo kadhashay dhal SALAFUL SAALIX IMAAM AHMED IBNU XANBAL SUNNADA NABIGEENA MOHAMED SCW AA NAGA BADAN ALH🤲🏽🤲🏽🥰

  • @ayanomar1085
    @ayanomar1085 Год назад +1

    Xasbunallahi wa nicmal wakiilaa

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Год назад

    Walalo waa dhib soo kordhay adiuunka waxaan waa dhib soo kordhay

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 Год назад

    Jzaakallaah kh walaal akhbaaraha aad noo soo gudbiso

  • @miremuse1975
    @miremuse1975 Год назад

    Amin Amin.

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 4 месяца назад

    Subxaana'Allaah Waa juhalo bilaa Diin ah Allaah haha badbaadijo

  • @muslimiintawalashood8403
    @muslimiintawalashood8403 Год назад

    وإذا أردنا أن نهلك قرية امرنا مترفيها ففسقوا فيها فحق عليها القول فدمرناها تدميرا
    نسأل الله العفو والعافية

    • @mohamedeedle9608
      @mohamedeedle9608 Год назад

      ماش الله تبارك الله زا د ك الله علمك وعمرك

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 Год назад

    Subxanallah rabiyow adiga ka magan galnay sharka dunida ka dhacaya allahu akbar

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Год назад

    Waaba shuqulkii afweyene
    Suuratu nisa dafiray ee yidhi
    Raga iyo dumarkaa siman

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Год назад +1

    anagana diin cusub hanoo keenaan ileen soomalida sacudigey amin sanyihiine

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 Год назад +2

      إتق الله
      Ilaahey ka cabso Subhana'Allah

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 Год назад

    jasaakallahu qeyran

  • @gedi73
    @gedi73 Год назад

    Masha Allah

  • @hsswill
    @hsswill Год назад

    Mansha allaah Geesi codkar ah ❤❤

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 Год назад +3

    Subxaanallaah Allaw naka qabo sharkooda 😢

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Год назад

      Sub anallaah illahow naga qabo shartoda aamiin yarabi

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 Год назад

    Hasbuna Allahu wa nicma Alwakiil

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 Год назад

    Allaahuma aamiin

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Год назад +1

    Aduun iyo aaqiro alaha ku xafido dey maanta oo jimcaa ma garanayo meelaan aadi hadana waa nala wadaa oo nala sitaa ilaahow guri qeyr

  • @mssamaal-mw6iv
    @mssamaal-mw6iv Год назад

    subxaan allah 😢😢😢😢

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz Год назад +1

    سبحان الله!!!!! Ma diin cusub mya lugudaqmi masharcig cusub mya lugubrious daqmi لا حول ولا قوة الا بالله 😭😭😭😭😭

  • @ssahracabdullahi5263
    @ssahracabdullahi5263 Год назад +1

    Ilahey qalbigoda cabsida rabi haku beri

  • @miremuse1975
    @miremuse1975 Год назад

    Cajiib. Sheik Moxamed qeer allaha ku siyo, waa wax aan laqadan karin.

  • @maryngood4088
    @maryngood4088 Год назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله الله يحفظك شوفي الشيخ سعود ابراهيم شريم سوه فيديو إمام حرم طيب

  • @xilkasxilka932
    @xilkasxilka932 Год назад

    Xasbunallah wanicmal wakiil😮

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Год назад

    Adiga ma nas baad uhaysa qofwaliba oo ikhwani muflisiin ah loogama baahno sacuudiga

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Год назад

    Maanshaallah

  • @ayanomar1085
    @ayanomar1085 Год назад +1

    Subxaanallah

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 Год назад

    Alle hanagu sugo diinteena Subhanallah maxay tahay diinta cusub Cid bedelikartaa majirto kitaabkeena mar horey yey damceen lakiin ma bedelikaraan

  • @dhwa3465
    @dhwa3465 Год назад

    السلام عليكم ورحمة الله تعال وبركات
    Maxaa kaquseeya aayada aad aqrisay & madaahibta ee 4ta ah
    horta kala sooc ALLAAH & badaahib

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Год назад

    Mashallah

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Год назад

    Ilaahay na bad baadi waa yaab

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Год назад

    Inaa lilaah wa inna ileyhi rajicuun

  • @silversteal8927
    @silversteal8927 Год назад

    Wadankaaga ka hadal yeah nadal

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Год назад

    Yaa rabbi u gar gaar siqiirka

  • @kafally741
    @kafally741 Год назад

    Mush muhiim, culumada soomaalida waa followers

  • @Braaa931
    @Braaa931 Год назад

    Qofkastow dintada baro yan lagu qaldin 🙏👍 somali koley lama qaldi kro dhalinyaroy dinta an barano 🙏

  • @adamabdirahmang936
    @adamabdirahmang936 Год назад

    Hadalkaaga laftiisa ikhtilaaf badan baa kujiro mida kale Sacuudiga asaga dantiisa naga yaqaan ee isma dhaaanto Soomaali waxaa waqti kaga lumaa wax an dantooda aheeyn fadlan kahadal sida kasoomaali ahan unoqon ugu yaraan dal nabdoon leh Shidaal iyo dhaqaalo

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Год назад +1

    Iminkaba Wahabiyiinta ama Khawasriijtu kun qof oo shacab ah oo aan waxba galabsan oo tukada oo zakada iyo sadaqada bixiya haday wado ku qarxiyaan oo daqiiqado aakhiro ugu diraan waxay u cuskadaan aayado markii Islaamku soo baxay ee dadku gaalo iyo Muslim u kala qaybsanasyeen. Maanta oo kun iyo sadex boqol oo sanadood wax ka badani ka dambaysey ayay khawaariijtu ama Wahabiyiintu ummad dhan aayad waqtigaa duruf gaar ah oo Islaamka dagaal xoog leh kufaartii Qoreysh iyo munaafiqiin u adeegta ay doonayeen in ay ku dhiciseeyaan ayaa Illaahay ku soo dejiyey. Markaa maanta cidda tidhaahda ummad salaada soonka iyo zakada gudanaysa ha la takfiiriyo oo dhiigooda ha la xalaalaysto waa qaldan yihiin. Kuwaas na saw in laga hadlo waajib maaha. Madhabku sidiisaba waa Qur'aankii iyo Sunnihii oo qoloba si u turjumanayso iyadoo Ijtihasdkeeda Islaamka ay sax u aragto meelmarinaysa.

  • @mohamedabdi5240
    @mohamedabdi5240 Год назад

    Ka soo hadal sheeg yaxya alxajuuri

  • @adonallah
    @adonallah Год назад

    Shekh hadhihin culumaa u suu waaye meel cidla ah ayaa looga gudba idanka ilaahey wuxu lamid yahay culumadii ciidamada mareykan ka fadwooTay in ciraaq loo adeegsado kuwaasba waa laga gudbay waana fashilmeen

  • @NasirAli-vn3xw
    @NasirAli-vn3xw Год назад

    Wan run wahay ka jurta Djibouti qutbatda jumca mosquée hall qudbad

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r 9 месяцев назад

    Sheekhu mobile gacanta ku haysto ipad miya

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Год назад

    Subxaan Allah 💔💔💔😭😭🤲🏻🤲🏻

  • @mulkiabdulle1568
    @mulkiabdulle1568 Год назад

    Shekh waxa la badalay waa madhaba kala sod ee lama badali karo kitaabka han wareerin

  • @abaadirmuxumad2458
    @abaadirmuxumad2458 Год назад

    arintan.manta.somalia.lagadhax wadaa.weyna soobixi

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Год назад

    6:28 Waa Fikirkii Gaalada.
    Iskoolkii baa Diinta laga dhaafay? .
    Wadaad-yadoi Gaaladana 4xadiis baa la dhahay, Ku kor wareegta?.
    Oo Danbiyada waaween yaannlaga hadlin.
    Sidii baa Sacudigu ku socdaa?.
    Quraanka baa ba dhahay? Abaartaan-sacuudi weey Kibri doontaa, .
    Lacag baa leedahay, Ma aha ineey Diintu sidii Hotelkiu eey kuu Qaboojiso.
    Waa isku Qabooji Adiga camal.

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Год назад

    Wlal Diin ha dhihin dadka ha Qaldin Waa Mathhab. Mar huruuna ka hadlay ma aha sanad kaan.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Год назад

    Xagee ayey ka Heleen diinta cusub waa yaabe

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Год назад

    Adeer haday soo saaraan Mahbad cusub kadhagaysanmayno waayo waxanka haysanaa Diintii saxda ahayd markaa Bible Maaha Diinta Islamku Anagu hadaan Soomaali nahay Culumo waxbaratay iyo kitaabkii Eebbe iyo Xadiistii Nabigeena Suuban waan haysanaa wixii kale Suadi Arabia halagu dhoqo.

  • @elias4499
    @elias4499 Год назад

    walaalkeey Madaxda Islaamka ceebahooda waa la qariyaa.

    • @buuqmarabo2778
      @buuqmarabo2778 Год назад

      dulmiga iyo burbinta diintaa miyaa ceeb ah oo cid loo qarin. ceeb ayaad qalad kafahantay. ceebtase madax iyo minjaba waa loo qariyaa qofna ceebihiisa lama sheego. lkn cidda diinta isku dayda in ay burbururiso waa la iska qabtaa oo lagu jihaadi.

    • @buuqmarabo2778
      @buuqmarabo2778 Год назад

      ninka kaniisado sanabka lagu caabudo uga dhisay dhulka barakeeysan hunduuda madax Muslimiin ma'aha ee waa munaafaq.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Год назад

    Sida Bible ka beey noqon 2000 oo Sano kadib, Hadii 2daa Pall Fikirkooda la raaco.

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Год назад

    iska hubi title ka aad qorayso sheekh nin hadal uu yidhi dawladu maaha shakhsi, miyaad haysaa cadayn ah in diin cusub sucuudigu iclaamiyay inuu soo wado?!

  • @samawade9710
    @samawade9710 Год назад

    Maxaa kalifaayo maaha dhimasho dooro inta lagugu qasbilahaa diinta badal adoo waliba lagugu yaqaan sheekhnimo waxaba ha uu nuusnuusin kuwan khariban diinta rabina dagaalka la galay imisaa xidhan lagu jidh dilaa jeelasha kana tanaasilin diintooda waxaay si dhab ah u aamineen iney nolashan aduun gaaban tahy aakhirina ta waaraysa tahay waxaaney doorteen ta aakhiro waxkastoo kasoo gaadhaba diintooda dartood

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Год назад

    Ninkaan waxu donaya in uu fidno dhaxdhigo umada muslimiinta ilahhey ha ka qabto shartaada diinta islaamka kitaabka Allah iyo sunadii nabigeeni calehi salatu wasalam aad bay usocota

  • @baraarug969
    @baraarug969 Год назад +1

    acuudu bilaah waxaan madaxda u noqday sacuudiga wowba kasoo daray markaan😡😡

  • @MustafaAli-xj2bm
    @MustafaAli-xj2bm Год назад

    In la afgambiyo darteed ama xukun jacay ayay diinta iyo culimada lola dagaalamayaa

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 Год назад +1

    Waar imika diintu way fiday waana la bartay diinta, saudi waxba ma badali karo shekhana waxba ma badali karo kaliya waa hadal uu iska yidhi.

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Год назад

    Ilahhey ka baq iska da fidnada iyo dacniga culumada islaamka jooji culumadii wey rediyeen ninkan qamadi ma aha culumo waa akhwani iyo suufi ilahhey ba xifdinayo diinta islaamka ilahhey ba balanqadey

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Год назад

    Qaylada yarayso

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 Год назад

    Sacuudiga waxay qaadan doonaan diinta sheydaan ka waa aakhiro zamaan 🤭🤭🤭🤔🤔🤔🙄🙄

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Год назад +1

    Barnamkaada waan dhagaysajiray lakiin waxii hada ka danbayso madhagaysano culumada salafka ilahhey sharfay adiga waxaad sheegto waxba kama qadikartid maqamisi waa suufi diinta iyo caqidada ku dhelayo xasbuna llahu wa nicma wakiil

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141

    Lagama yaabo in la qasbaayo

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Год назад

    Allaah fitno goob joog noogama dhigo, Maantay in diin badalid lagaga niqaasho halkii slamka guriga u ahayd waafidno daran.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Год назад

    1:50 Ar8nta Wareeysiga ? Wxuu yahay wuu ogyahay Watiyuhu, Lakiin Qaimiin badan Oo fikirkaa wata, Buu rabaa inuu kiciyo.
    Mumin haduu ahaan lahaa, Quranka lama badalaayo, Buu dhihi lahaa, Ninkana business lahaa Seydanka.

  • @baraarug969
    @baraarug969 Год назад

    kibaaral culamaa sucuudiya aaway horta waxaana dhan intey ka joogaan

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Год назад

      Intii hadashay qaarna way xidhxidhanyiin qaarna waa baxsad. Intakalena mahadli karaan.

    • @buuqmarabo2778
      @buuqmarabo2778 Год назад

      Yuhuuddii dhulkaas kunoolayd xilligii nabiga scw iyo munaafiqiintii qurayshta fircankoogii ayaa waddanka haysata.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Год назад

    9:04 Anoo Saa Diinta u aqaana? Lagama yaabo in Nakeen oo Hadalkaan-Gaf-diin ta ah dheh 😂. Anoo baa-ba ka ah Baan ba yeelin taa.
    Qof aan Iimaankiisa buuxin baa warkaa dhaha, Cawaan badan oo Imaan yarna raacaan, Iyo Qalqal diin.
    Hadhoowna Xasan Shiikh camal jagada qabto.

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад

    SCW SHEIK SOO ADIGII LA HAA SACUDIGA HORMAR AYEEY GAARTEY MARKET DHISAY DHISMO U EG MACA SOO TAA LA HEED SACIDIGA HORMAR CUSUB GOIRMAA YAABTEY MA SALMAN AYAA KA SUGESAA INUU MUSLIM ☪️ WAX U TARO 😂😂😂😂 HADA AYAA ARAGTET XAQIIQDA II WAD shekada aan dhagestee waxa cusub waa yaab

  • @hamaaan1105
    @hamaaan1105 Год назад

    Kaas eey xitaa madaba galaya illaa munaafiqiinta.

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 Год назад

    Subxaanalah adigoo kale miya diin udodaya wa aduyo gadoon

    • @haa8793
      @haa8793 Год назад +1

      Yad kuwadaa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Год назад

    2:45 Waxaan ka yaa banahay?.
    Quranka maxaa ka xun, Oouu in loo Xalaaleeyo uu karabaa???.
    Hadalka Eebe maa, la Jilin, Ama loo Saxi?.
    Ma garan anigu Lakiin 🤔 Qofkii Ku fikiraa, Diinta aan Cusbeeyno? Waa ba Jinkii oo lugeenay..

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Год назад

    ruclips.net/video/_XAqDTojgRI/видео.html dhagayso say uradiyeen culumada aad durayso

    • @zainabidiin835
      @zainabidiin835 Год назад

      جزاكم الله خير
      Kan ILAAHAY hidaayo hasiiyo...naceeb sacuudi daraadeed indhihi qalbiga uu beelay

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Год назад

    This is not new they all signed I the White House with president Trump.

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 Год назад +1

    Wahaabiyaada meeshey kasoobilaabatay ayaa laga baabi'inaayaa markii horeba wahaabiyada waxey aheyd madhab cusub

  • @abdulahiMohamed2023
    @abdulahiMohamed2023 Год назад

    Waxaan bu yiri warka miya ka gancsata horta wa adiga la socde waxaan qoro

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 Год назад

    Hhhhh carab ta .

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 Год назад

    Ewelba wahaabiyada iyagaa keeney hadana ka noqdey

  • @mohedaxmedadariadari4866
    @mohedaxmedadariadari4866 Год назад

    هذه الفكرة الإفسادية الخبيثة لا تمكن نجاحها لمفكريها الشيخ قاسم الذي يريد بها أن يتألف فقها جديدا لديننا الإسلامية الحنيف، لأن ديننا الإسلامي الحنيف محفوظة من عند الله تعالى، مصداقا لقوله تعالى جل في علاه:( إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون ) صدق الله العلي العظيم، إذن ؛. لولم يكن حفظ الله تعالى، لكان دين الإسلام الحنيف منحرف من قبل أعداء دين الإسلام سابقا، لذلك أقول لشيخ قاسم لا تحاول إبداع من عندك الذي يؤثر ديننا الإسلامي الحنيف، نقصا كان أو زيادة، وإن حاولت ستفشل وستخيب ، لأن هذا ليس باستطاعتك. محمد احمد الصومالي.

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 Год назад

    Madhabta wahaabiyada waad kabooday,wahaabiyada waa madhab cusub oo ayaga keenay