Xalqadii 2aad || Su Aalo iyo Jawaabo Sh Maxamed Cabdi Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Комментарии • 78

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 5 месяцев назад +3

    Scw scw scw scw

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Год назад +7

    Sheekh maxamad cabdi umal ilaahay hanoo kaadaayo aamiin cimrigaagana hadheereeyo aamiin

  • @cabdijabaraxmed7740
    @cabdijabaraxmed7740 Год назад +8

    Mansha alah

  • @najaxqaali3329
    @najaxqaali3329 Год назад +1

    Ilaahoow xifdi culimada gaar ahaan sh umal Ilaahoow geeridiisa hay maqashiin alloow sh C.naasir xaaji axmed baa geeridiisa dabadii noolahay oo xanuun ah Allow hana nooleen meel bilaa culimaa

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад +2

    Masha Allah shiekh jazakallah khayr illahay haka xiifdhiyo adun iyo aqiiro illahay dherdis Ayan ku jaclahay scw scw scw 😘❤️❤️🕋🤲🙏

  • @anasmohamed5191
    @anasmohamed5191 Год назад +2

    M.a shequnaa illhy hku barakeeyo

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 Год назад +1

    Kheer Allaha kusiiyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal

  • @abduwaduudfarhan4511
    @abduwaduudfarhan4511 Год назад +6

    mshallH zheikh alle Ha ka abal mariyo❤️💯

  • @bulshobilechannel7550
    @bulshobilechannel7550 Год назад +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ismahandahirmohammed6912
    @ismahandahirmohammed6912 Год назад +2

    Ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu daro Sheekh Maxamed

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +1

    Maansha Allaah Tabaarkallaah Maansha Allaah Tabaaraka Raxmaan Shiikh UmaL Xafidullaah Insha Allaahu Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    Allaahu AkbaR☝️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 Год назад +2

    Jazakallah khayr

  • @lulsalehahmed5396
    @lulsalehahmed5396 Год назад +1

    Masha allah sheeq jazakalaah qeer

  • @khadijaali5497
    @khadijaali5497 Год назад +3

    Sheekh Maxamed Abdi umal.Allooow Cimrigaaga Noo.Dheereee Wax Wayn Baad Bulshada soomaaliyeed u tahay

  • @mahadsomali4226
    @mahadsomali4226 Год назад +2

    Jazakaallh sheikh

  • @zaprinmoha1634
    @zaprinmoha1634 8 месяцев назад

    Alle ha ku barakeeyo sheikh mohamed

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 Год назад +2

    Masha. Allah

  • @asmabintucabdikarim9301
    @asmabintucabdikarim9301 Год назад +2

    Masha allh tabaraka shequna illhy haku xifdiyo sual an u bahnay ka dhax helay waa maxay farqiga u dhexeyo hadiyad iyo sadaqo

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 Год назад

    فضيلة الشيخ محمد عبد أمل، حفطه الله

  • @abdirahmanyasin.
    @abdirahmanyasin. Год назад

    Mash Allah barmaamijkan iyo sheikh umal AllE ha xafidee Wllahi wax bdan ayan ka faiday

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад

    Masha Allah shiekh jazakallah khayr illahay haka xiifdhiyo adun iyo aqiiro

  • @user-sr3nw8pu7h
    @user-sr3nw8pu7h 10 месяцев назад +1

    Mashallha ilahay cilmigaga ha kugu xiftiyo

  • @mohameddahirkeynan5446
    @mohameddahirkeynan5446 Год назад +2

    Mashlh

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 Год назад

    Our mullah

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 Год назад +6

    اللهم صل وسلم عليه وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 Год назад

    Allaah ha idin barakeyo sheekha iyo daadihiyahaba

  • @abdinasiradan439
    @abdinasiradan439 Год назад +2

    Mashaallah ya Allah protect our shiq

  • @user-uh8ow8cb5j
    @user-uh8ow8cb5j Год назад

    بارك الله فيك شيخنا

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 Год назад

    Allah hanookaa daayo sh umal

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 Год назад

    M a waligin jira cimrigina eebahay ha idiin barakeyo

  • @faafintakherka750
    @faafintakherka750 Год назад +4

    Umadaan maanta joogata waxay ubaahan yihiin baraarujin xoog badan sh umalow

    • @omarhassan7155
      @omarhassan7155 Год назад +2

      Sheekha shaqada baraarujinta waa loogabaxay
      Waxay aheyd in qofkasta oo muumin ah uu shaqada baraarujinta sheekha laqabto oon looga baxsan sida uu eebe yiri
      يايها الذين آمنوا كونوا أنصار الله

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 Год назад

      Shiikh umal waa ku kaliyeystey diifaca diinta iyo dhaqanka umadan soomaali ee lagusoo duuley iyo baraarrunjinteeda, waana shiika kaleyee aan kagaban, halka culamadii kale kagabadaan

    • @omarhassan7155
      @omarhassan7155 Год назад

      @@mustafemaxamed6085 sidaa ha oran walal
      Alhamdulillah culimada aan gaban ilaahey waa badiyey
      Difaaca aad sheekha difaaci yuusan xadkudub kuugeysan

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 Год назад +2

      @@omarhassan7155 haye wll Allah jidka toosan heyna waafajiyo, jasaka Allah

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 Год назад

      Wall shiekh qa wa didalay lkn dadka ayaga aya fisqiga kucararayan inti Allaha ka cabsata ayaga ayey fa I do u tahay iyo muslimenta in ti dida aya anface koleyba qof walba qof walba xuman sameya asaga ayey dhibe qof ki wana sameya asaga ayey anface

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Год назад

    جزاك الله خيرا كثيرا على

  • @zico_clip
    @zico_clip Год назад

    Jazakallaah

  • @ahmedfarah6988
    @ahmedfarah6988 Год назад +2

    Wallo magacaygu waa Ahmed horta shiilha waan salaamayaa fadlan waxaan waydiin lahaa shiikha 2su,aalood ?
    1- xadiiska laga wariyay Nabiga ( CSW )
    ee odhanaya ilaaahay wuxuu Aadam u Abuuray Suuradiisa fadlan iga ishkaal bixi ,,
    2- kalmada Radiya Alaahu ma saxaabada Ayay ku gaar tahay in loogu Duceeyo mise Qof kasta oo muslim ah waa loogu ducayn karaa ???? ASK

  • @hodanabdiresq6172
    @hodanabdiresq6172 Год назад +1

    ما شا الله

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Год назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير أخي العزيز شيخنا الفاضل الشيخ محمد أمل

  • @subanyasin8393
    @subanyasin8393 Год назад +1

    Asc sh maxamed umal iyo walaaha kele, sh waxan ku noolahay wadamada gaalada waxan shawo ka helay school, school ka waxa u badan caruur muslim ah lakiin gaalo way ku jiraan waxaan ka shaqeeya jikada waxay igu dhaheen hilibka doonfaarka maalinta la samaynayo waa inaad shaqada ka qayb gasho marka sh ma xaaranbaa in aan shaqada qabto. Jazakalallahu khayran.

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Год назад +2

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Wxiiii Xaraam ah WAA Xaraaam Khansiiiirna Ka Daran Marka Kama Shaqeen Kartid Maalintaaas Diiiiiid Kuna Dhaha Diiin Teeeeda WAA Ka Xaraaam Ma Ogala Wayna ogyihiiin Ayagane KUuguma Qasbi Karaaan Insha Allah

  • @ss1974
    @ss1974 Год назад +1

    Aakharo warbaajiro

  • @maryamabihi9723
    @maryamabihi9723 Год назад

    Sallalaahu calayhi salam

  • @deeqomohamed7278
    @deeqomohamed7278 Год назад

    waxaan ahay gabar kunool uk heysata laba gabdhood iyo will marka nin aan hadda qaati kajoogo miyaa aakhirana liidabadhigaa oo hadaanan rabin kawaran hadda waxaan joogaa wadan gaalo waxaan usabraa ilmaha dartoot laakin hadaanan ilma heysanin lamajoogteen marka sheekh akhira maraba kan xalkeen

  • @ahmedfarah6988
    @ahmedfarah6988 Год назад +1

    ASC

  • @ismailmohamed1251
    @ismailmohamed1251 Год назад +2

    Wadaaadooow Calmaaniiyiinta Xarbiga ah Argagaxisada ah Qaatay Dastuuurka Christian Ka ama Demuqradiyada ama Baybalka ama Dasatiiir ta Adamiga Qoray Na Qabsaday Qoooma Luuudka iyo Gaalnimada Dadka KU Qasbaaayo Dagaaal Kula Jiro Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Wadanka Muslim Kane Gaalo So Galshay Una Hiiiliyo Jecel Kuwa WAA Gaaalo Xarbi Ah Gaaladay La MID Yihiiin Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda WAA Inoooow Xalaaal Meel Walboo WA Lagu Qarajinayaa Ha Ogaadan Ilaaa Shareecada Islamka Ka Qaadanayan Ama Dalka Noooga Baxayaan Ayaga Iyo Gaaladoooda

  • @mohammudhassan9501
    @mohammudhassan9501 Год назад

    Mxaa ku dhacey barnaamijkan

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 Год назад

    Jzkllh sheeq umul

  • @rayaan7903
    @rayaan7903 Год назад

    4

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s Год назад

    بارك الله فيكم

  • @xalimomire6568
    @xalimomire6568 Год назад

    7

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 Год назад

    ❤❤❤

  • @ayaanqaasin8752
    @ayaanqaasin8752 Год назад +1

    asc sheekha waxn waydiinayaa suuratul tabaarak akhrinteeda xadiithka ku soo arooray saxiix miyaaa

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Год назад

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Haaa Culumo Badan Ayaa Saxiiix Yeelay Albaani Iyo Culumo Badan Ayaa Saxiiix Yeelay Haaa Wala Aqrin Karaa

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 Год назад +1

    Xabaasha gaalada ma la odhanayaa naar ku bishaareyso

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Год назад

      Haaa Waad Odhan Kartaa Gaaalada KU Woooda Dhintay Naar KU Bisharaysta Gaalada Naar Bay Galayaan Muslimiin tane Jano Insha Allah

  • @naimamohamed1786
    @naimamohamed1786 Год назад

    Suasha ah ilmaha garaca ah maxmarm manoqn kara kuwa ay hoyadis dhashay Uma noqon Karo miyaa
    Mida labad hadi raga ay xural cayn gursanayan dumarku ragodi hore ma ahane aqaro rag kale Kuma lahan miyaa

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 6 месяцев назад

    Kuwan makarafoonka ku waashay maxay ahaayeen ?

  • @abdifataxabdilaahishabeel1664
    @abdifataxabdilaahishabeel1664 Год назад +3

    Qof muslim ah maanta maba jiro dhammaan muslimiinta caalamka ku nool waa lagu janno tagayaa taasna xataa umal baa aaminsan tusaale
    Markaan suufi ahay umal waa wahhaabi jannadu dilkiisa ku jirto markaan wahhaabi ahayna suufigu waa mushrik dilkiisu banaanyahay
    Markaan shabaab ahay umal waa murtad gaalada u nacamlaya markaan umal ahayna shabaab waa khawaarij nabigu scw dilkooda amray
    Hadaba marka warka lasoo koobo muslim dhiigiisa xaaraam yahay ma jiro ilaa aad diintiinii u laabataan oo qofkasta sharciga kashaafad uga dhigtaan

    • @caaqilkawayn4570
      @caaqilkawayn4570 Год назад

      هههههه عندما انت جاهل فالحال كمثل حالك الآن يا رجل تب الى ربك لانك على طريقة غير مستقيمة 👹👹

    • @abdifataxabdilaahishabeel1664
      @abdifataxabdilaahishabeel1664 Год назад

      @@caaqilkawayn4570
      كل من خالف رأيك وقولك ليس بجاهل يا رجل
      أنا مسلم كما أظنّ من نفسي بإذن الله ولكن أقول بلغتكم لأن الكافر عندكم كل من لم يوافق مواقفكم
      الشباب استحلّ دم غيره والصوفي دم الوهابي والهابي دم الصوفي والشيعي وكذا وكذا وكذا
      إذن وضّحوا لنا من هو المسلم المحترم

    • @calicade3834
      @calicade3834 Год назад

      @@caaqilkawayn4570 هذا الرجل لا يفهم كلا مك

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Год назад +1

    Sheeko walee waayaab masaafada maxaa laga rabaa soomaali oo dhan baa ku dhalataye

    • @suubanwarfaa3
      @suubanwarfaa3 Год назад

      Hadaad adi ku dhalatay, ha galafan umada oo dhan wacalo ma ehee.

  • @mowlidlohos5406
    @mowlidlohos5406 Год назад

    Qisoyinka qur'aanka kariimka ah qisada Dulqarnayn ruclips.net/video/UoASnmEc4Hs/видео.html

  • @maryanmohamed8908
    @maryanmohamed8908 Год назад +3

    Masha allah

  • @anasmohamed5191
    @anasmohamed5191 Год назад

    M.a illhy haku xafido shequnaaaaa

  • @maxameddeeqoyow1192
    @maxameddeeqoyow1192 Год назад

    Jazakallah kheer