Alla Shiikh Umal muxuu ummadda balaayo ka hor-taaganyahay. Jazakallah sheikhuna al faadil, ilahay cimri dheer, camal suuban iyo caafimaadsan baan kuu waydiinayaa.
Shiikh Umal inaga oo aan isku meel joogin waligay melan jogana uu iman ayaan cilmi badan ka bartay, maxad modaa dadka ay isku meel jogaan oo malinkasto arko, Shiikha danbigiisa Allaha dhaafo, cimri dheer iyo cafimaad wanagsan Allaha siiyo, Allah dartii ayaan u jecelnahay.
@@bashimohamed67 cajalad wax kuma taraysee orod toos masaajid ama dugsi uga barro kitaabtii oodhan baa taala. Cilmi cajalad laga barto waa lagu jahwareeraa
💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Sheikh Umal Intuu Nool Yahay Umadda Ma Qaldeyside Maad Iska Yara Sugtid, Weliba Sheikh Shibli ayaa kuu Dhiman, Oo Mar 2aad Meel Ku Saari insha allaah... Jazaa'aka allaah Sheikh.....
Alaahu akbar asadul islaam Waalibaaxa diinta ee marka dhurwaaga iyo dacawooyinku ay diinta soo weeraraaan madaxa burbursada yaasalaam حفظه الله ورعاه الشيخ الفاضل محمد عبد امل نحبه في الله
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء شيخنا وعالمنا الفاضل الله يرضى عليك وعلى والديك شيخنا محمد عبد امل اللهم احفظ شيوخنا من كل شر
“Ninka Dhakhtarka ah….oo sheeganaya inu ku takhasusay…waa nin xoog sheegtay.” Fahamkiisu ma ka xoogwaynahay culama iyo ijmaacii hore oo dhan? Maxa sababay inuu fahamka iyo dooddoodi in uu ka horyimaaddo? JazakAllahu ya shaykh and exemplary talibul Cilmi. Allah darteed baan kuu jeclahay. Wacyi galintaadu iyo waxqabadkaaga balaadhan uu Eebe kuugu Nimceeyey waa mashaAllah. Eebow ku sii Jannatul firdows. Annagana kuwi kaa daxla cilmiga naga dhig. Hassayeeshee, bal issagana waan dhagaysan koolay waxaa uu ka qabo ijmaca Iyo waxa sabay inuu kahoryimaaddo. Ma nin issagu tiissa uun ay la waynaatay(ego) baa mise dooddisu si wacan bay u fadhida? In laga doodo masi’looyinka may habbontahay? Qaabkee qumman? Ma in culimada laso hordhigaa misee dadka si toos ah loga gado bay tahay? Maxaa ka imaankara masi’looyinkaan oo kale dadwaynaha in la soo hordhigo, ayyadoon laga fiirsan? Miyayna horta buug inay ka qoraan ayn ahayn. Dhaxal iyo mag …oo u su’aalo Qiyaaska? Cadaadiska reer galbeedka…thaqafada saamaysay issaga iyo dooddisa; Masi’lada laftirkeed ayaan ku horrayn inshaAllah. Laakiin waxaan isxasuusiyaa aqoontaydu inay koobantahay mar walba si aan u taraarixin. Eebow na wada dhowr!
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لإفادة البيان و توضيح مفيد جداً و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Markaa culimadu ma macsuumiin baa oo waxay kuu sheegaan ma diidi kartid waxa uu sheegaya su aal kama weydiin kartid.? Anbiyadii uu Eebe soo dir saday ayaa lagu lahaa beenaayaal ayaad tihiin e hadii aad run sheegaysaa oo rabi idin soo dir saday keena caday mihiina deedna wey keeni jireen bur haantooda. Markaa sidee baad u dhihi kartaa culimada wax aad sheegaysaan duuduubka ayaan ku qaadanaynaa oo waxba su aal la idinka weydiin maayo.
Naf waa naf weena simanyhiin jinsiga hadee ku kala dubanyhiin inee simneen na cadeen uma noqon karto 100 iyo 50 ee waa wax cad dadka dhan na uheedo ine simneen
Ninka shiekhku ka sheekaynayo muxuu dhaxalka uga hadli waayey,waxay lamida tahay doodiisu isagoo ka horyimid dhaxalka, Sh umala run Buu sheegay.haddii hanuun uqoran yahay.
Ilahayow iga dhig sida sh. Umal oo kale cilmigiisa kalana i sii aamiin
Sh. Umal allah hku barkeeyo dar alle ku jeclahay ❤️
Aaamin aamin
M.a sh si fcn ukala dhig dhigey iyadoo saan lagu soo koo koobayo
Haddii la tafsiilin lahaa saacado ayey noqon lahayd
Allahuma aamiin wll ilaahay hakaadhigo caalim adigana dadaal ilaahayna macaaga hanoqdo
Caisha xasan waligaa qof wali nool hadhihin ilahow qofkaas oo kale iga dhig sababto qaatumadiisa waxa ay noqon doonto maa ogtahay? Jawabta wa maya dadka dhintay oo qaatumo wngsan kubaxay kuwaso kale ilahow naga dhig
MA
@@ahmeddirir9421 aad iyo aad lkn cilmigiisa kwrn
Alla Shiikh Umal muxuu ummadda balaayo ka hor-taaganyahay. Jazakallah sheikhuna al faadil, ilahay cimri dheer, camal suuban iyo caafimaadsan baan kuu waydiinayaa.
Shiikh Umal inaga oo aan isku meel joogin waligay melan jogana uu iman ayaan cilmi badan ka bartay, maxad modaa dadka ay isku meel jogaan oo malinkasto arko, Shiikha danbigiisa Allaha dhaafo, cimri dheer iyo cafimaad wanagsan Allaha siiyo, Allah dartii ayaan u jecelnahay.
Cajalad ama media cilmi lagama barto
Aamin yarabi
@@faridfarid6561 Aakhiro waa lais waydiin diinta media ku jirta oo cajaladaha lagu duubay maxaad uga faaidaysan wayday
@@bashimohamed67 cajalad wax kuma taraysee orod toos masaajid ama dugsi uga barro kitaabtii oodhan baa taala. Cilmi cajalad laga barto waa lagu jahwareeraa
@@faridfarid6561 😂😂 Yaa miskiin. Hurda ka toos ! Dadka Jaamacadaho uga qalin jabiyey online.
Sheekh Mohomed Umal tiir ama rukni allah inoo soo diray, Allah ha barakeeyo , proud of you sheikh
Intaad nooshay sheikh Umal fahan qaldan umada qofka u keena ada nooga filan papa❤❤❤❤
Laakiin waa in aan inagana cilmiga shareecadda diinteena barano.
@@shcyb1584
Waa runtaa wllo
Aad iyo aad walaahay
@@shcyb1584 waajib waye diinteena inaynan Marti ku noqon
@@khaalidyare4252 umul waa gaalkii nabiga caayay been inuu sheegayana waa ogyahay
When Sh Mohamed Abdi Umal is around .no body can brainwash us. May the Allah give you special place in the paradise insha allah.
Allahumma amiin.
Laakiin yurubiyanka ayaa dhaqay luuqadaadii.
@@abdullahihalane3365 67q😂❤❤
@@AhmedAweys-tk5sv😂😂😂😂😂
😅 please write in your own language instead of broken English.
Kuwaan oo sh umal looheynin waa dhibaato ee ilahey sheikha hanooxifdiyo xifdiyo shartoodana hanooga qabto
Aamin aamin
Allahuma Amiin Amiin
Amiin wll
أطال الله عمره ورفع مقامه في الدنيا والآخر، شيخنا الفاضل الذي دايما ميز بين الخق والباطل كمثل الليل والنهار.
Amin❤
💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
0
L0
0😊
L0😊
L
@@hodanitanajmanita6664 q0
00p
.😂😂😢😮😅😊
Xaq badan ayuu ilaahay sheekheena Sh. Umal carabkiisa ku sugay, baadil badanna ku burriyay, ilaahay sw cumri dheeri, caafimaad iyo cibaado suuban ha siiyo sheekheena, isagoo kalena ummadda allah haku badiyo.
Amiin❤
Amiin ya Allah
Beenale 😅😂
Masha Allah sh Mohamed Abdi umal illahay haku hiifdhiyo adun iyo aqiiro jazakallah khayr scw scw scw ❤️💙
Allaw Sheikh muxamed iyo anaga iyo muslimiinta kalo dhanba udambi dhaaf ,
جزاك الله خيرا ياشيخ محمّد
Muftiga umadda somaliyed. Sh umal xafiduhulah❤
Illahay cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad hasiiyo sh maxamed cabdi umal allahuma aamiin
Soomaali waxan Ku dardaarayaa inay sheekh umal uduceeyaan waayo inagaa u baahan cilmigiisa ilaahay Ku manaystay
Walaahay run baad ilaahay usheegtay.
Allow culimada noo xafid. Maasha Allah sheekh umal. Allah yabarik fiyk.
Jasakumulaahu qayr shiiq umul
Intaad noshahay adaa kufilan wixii qaylo wada allow cimrigaga barakee sheikh umal❤
Allaha no xafido culumadeena islaamka o ah indhihi bulshada musliminta ❤ aamin yarabi alaha ku xafido sheik mahamed abdi umal
Sheekh umal Ale haku barakeeyo in shaAlaah
Dr Nuur waa Doctor Mafrish, sheekadi marqaanka buu Diinta Allah SWT la soo doontay. Sh umal Allah haku xafido wa barika fi cumrak. Allahuma Aamiin
Sheikh Umal Intuu Nool Yahay Umadda Ma Qaldeyside Maad Iska Yara Sugtid, Weliba Sheikh Shibli ayaa kuu Dhiman, Oo Mar 2aad Meel Ku Saari insha allaah... Jazaa'aka allaah Sheikh.....
Umul soo gaalkii nabiga caayay maaha ?
@@Kendndnd waad ureysaaye soo meydho
@@abdimuse7911 ka jawaab su'aasha sida dumarka ha u caytmin laga roonow 🤣😂😂
@@Kendndnd ma adaa gaal dadka ka dhigi kara, aflagaadada kadaa Culimada oo Qubeyso adoo uraya wax hasoo qorin
@@abdimuse7911 ninkii nabiga caaya oo ka been abuurta xukuniisu waa maxay ?
allaah haku sharfo sheekhuna umal walhy diinta islaamka tiir wayn oo unool baa tahay maxaad cayayaanka mucaasarka sobaxay buufisay cimrigaaga allaah kuu barakeeyo maxan ku liibaney cilmigaga walhy anigoo tashuush igu furan yahay ban dhagaystay kalimadaan jazakalah khayr shekh ❤
شيخ امل جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك وحفظك الله في الدارين.
Allah xifdiyo sheikh Mohamed Umal iyo mashaaqida kle ee kheyrka na soo gaarsiyo Xaqana cadeeeyo🎉🎉
Maa shaa ALlaah shiikh maxamed A umal sax iyo toosin alaxkaamta dhiktoorku se wa manlamyaxkum masala ,laaha faulaaika humulfaasiquun
Xaqi ayaa imaday baadilki wudhimy jasakalaah sh umal
Masha Allah ! SHEIK UMAL NOOLO......
Illahay habarakeeyo shiikh maxamed cabdi umal
Maansha alaah sheekhanaa sheekh maxamad cabdi umal ilaahay haku xifdiyo aakharo iyo aduunba
Jazaakumullaahu kheyr shukran sheikh maxamed cabdi umal iyo dhamaan culimada ahlu kheyrkaa
Masha'Allah may Allah give you hassanaat our sheikh Allaha kubarakeeyo
Shiikh maxamed cabdi umal. Waala is baranaa dheh. Dadku isma yaqaanaan inaa aniga oo noolahay. Iyo shiikh xasaan. Wacade yaaladaalin dheh. ALKITAAB WASUNA. In lagu dhiirado. Oo qiyaali la imaadaan umad baadi ah dheh. Maasha allaah. Yaxayaakallaah yaa shiikh.🙏
Maashaa allah sheekha alaha inoo xafido waa hayay xaqa difaaciisa utaagan ilaahay cimrigiisa khayr ha ku dheereeyo
Maashaa allaah ilaahey ha ku barakeeyo sheekhanaa Umal cabdi umal.
Sheekh umaloow ilaahay cimriga ha kuu raajiyo waayo jaahiliintaasaa umada duufsanaysa hadii an Ku wayno umadana been u sheegidoona
Alaahu akbar asadul islaam
Waalibaaxa diinta ee marka dhurwaaga iyo dacawooyinku ay diinta soo weeraraaan madaxa burbursada yaasalaam
حفظه الله ورعاه الشيخ الفاضل محمد عبد امل
نحبه في الله
Ninkaasi wàa jaahil
Umada waalaya Alhamdulilah ilaahoow culimada noo barakee
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء شيخنا وعالمنا الفاضل الله يرضى عليك وعلى والديك شيخنا محمد عبد امل
اللهم احفظ شيوخنا من كل شر
Masha Allah Tabarakalah Sheekha Alle habarakeeyo si Fiican ayuu noogu bayaaniyay
Sh umal xafidakallah wallahi waanku jecelnahay
Ilaahay haku jeclaado walaal.
😊بارك الله فيك شيخنا الكريم محمد
Sh umal cimri dheer iyo cafimaad kuwaar
Asalamu alaykum Sheekhan ka boodsani muxuu ahaa Kitaabku wuxuu na siiyey ayaanu ku iiman qabnaa ee ha na halagin cimaaro yahow. Subahan allah
Kitaabka kuma jirto magta in 50 geela lasiiyo dumar ka ee carbta uunba isku afgartay xadiis ka lzgu sheegayna wa daciif
@@umumalak1947 raali ahaw
Qiimo ayaad ku leedihiin diintiina islaamka ilaahayna wuu idin sharfay.
Maashaa allaah shiikh jasaa kallaah iyo illaahay caalim waa nasiiyay alxamdullaah
Masha alaah salafmedia weli ma arkin wacdi intaas views leh
Alahakusiiyo cafimaad iyo cimri dheer oo cibaado leh
Masha allah tabraka allah ilahay hat ku xafido cumrigana ha kuu barkeeyo amiin yaa rabiii ❤
“Ninka Dhakhtarka ah….oo sheeganaya inu ku takhasusay…waa nin xoog sheegtay.” Fahamkiisu ma ka xoogwaynahay culama iyo ijmaacii hore oo dhan? Maxa sababay inuu fahamka iyo dooddoodi in uu ka horyimaaddo?
JazakAllahu ya shaykh and exemplary talibul Cilmi. Allah darteed baan kuu jeclahay. Wacyi galintaadu iyo waxqabadkaaga balaadhan uu Eebe kuugu Nimceeyey waa mashaAllah. Eebow ku sii Jannatul firdows. Annagana kuwi kaa daxla cilmiga naga dhig.
Hassayeeshee, bal issagana waan dhagaysan koolay waxaa uu ka qabo ijmaca
Iyo waxa sabay inuu kahoryimaaddo. Ma nin issagu tiissa uun ay la waynaatay(ego) baa mise dooddisu si wacan bay u fadhida? In laga doodo masi’looyinka may habbontahay? Qaabkee qumman? Ma in culimada laso hordhigaa misee dadka si toos ah loga gado bay tahay? Maxaa ka imaankara masi’looyinkaan oo kale dadwaynaha in la soo hordhigo, ayyadoon laga fiirsan? Miyayna horta buug inay ka qoraan ayn ahayn.
Dhaxal iyo mag
…oo u su’aalo Qiyaaska?
Cadaadiska reer galbeedka…thaqafada saamaysay issaga iyo dooddisa;
Masi’lada laftirkeed ayaan ku horrayn inshaAllah. Laakiin waxaan isxasuusiyaa aqoontaydu inay koobantahay mar walba si aan u taraarixin. Eebow na wada dhowr!
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝
💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
شكراً جزيلاً لإفادة البيان و توضيح مفيد جداً و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Mungu akuhifadhi sheik Mohamed
Allah HAKUXAFIDO INSHA ALLAH sheikh umal
جزاك الله خيرا شيخنا، الله يحفظك.
Allaha ku xifdiyo sheikh cimri dheer Allaha ku siiyo
بارك الله فيك شيخنا الفاضل الشيخ محمد عبده أمل أطال الله عمرك بخير ووفقك لما يحبه ويرضاه
Allah ha ku xifdiyo Shk Umal
Masha allah, sheekhu kurbo ayuu naga fayday. Ninkan warkan keenay hadalkiisa aad ayn uga naxnay oon is idhiba War islamku ma intaas oodhan ayuu dulmi ku soojiray.khayr allah hasiiyo sheekhena mxd cabdi (umal).
Oo maxa u naxday ma in dumarka dhiigooda boqol yahay
Drnuur. Illaahay ha soo hadeeyo meel ayuu iga dhacay culumadii islamka ee soo jirtay mudada dheer ee kusoman kun iyo dhowrka boqol.
Markaa culimadu ma macsuumiin baa oo waxay kuu sheegaan ma diidi kartid waxa uu sheegaya su aal kama weydiin kartid.?
Anbiyadii uu Eebe soo dir saday ayaa lagu lahaa beenaayaal ayaad tihiin e hadii aad run sheegaysaa oo rabi idin soo dir saday keena caday mihiina deedna wey keeni jireen bur haantooda.
Markaa sidee baad u dhihi kartaa culimada wax aad sheegaysaan duuduubka ayaan ku qaadanaynaa oo waxba su aal la idinka weydiin maayo.
Jazaka Allah Khayran
Maashaa alaah shiikh kheyr ilaaheey haku siiyo si wanaagsan baad ugu jawaabtay mahadsanid
Waa runtii qur'aanka ayay ku taalaa suuratu nisaa magta haweeneydu waa 100
Inoo sheeg bal aayada
🤔🤔waa saxx warkaaga sh.Umal ninka sheydaanka ah anaga caqligeena iyo fahamkeena ma marin habaabin karo
Walaal inaad brato diintaada waa waajib ee daaku yuu kuqaadin ilahow diinta nagudin nagu soo saar amiin
Amiin
Amiin
Amiin
AMEEN
Goley sh umalooow dadkuba wxey ku fcanyihiiin iney wax iska bartaaan aniguna kula talin lahaaaaaa iney wx bartaaaa
Sheekh hawarwareginee saaxiibkaa runta usheeg in uu kugaaloobey in uu yiraahdo raga iyo dumarka ayaasiman
Naf waa naf weena simanyhiin jinsiga hadee ku kala dubanyhiin inee simneen na cadeen uma noqon karto 100 iyo 50 ee waa wax cad dadka dhan na uheedo ine simneen
Mashallah sh.umul jazakalah
Caqligaa futada kaga jira kan wuxu allah yidhi buu dood ka keenayaa ku la halaagijiray uun wadadoodii hayaa
جزاك الله خيرا فضيلة شيخ امل
M.a sh qeyga xafidahul Allah
Allah haku xafido sheekhanaa aamiin
Waxaan gaalo ayaa wadato . Ijmaaca laga hadlaa wax caadiya moodaan dadka . Imaam yada waa dad diinteena Alle ku taagay . Allaha u wada naxariiato .
War ijmaav diin maaha
@@hamdihaji7298 Alle ka cabso wll waxaa jiro kalimad aad iska dhahdo oo jahanamo 70 sano hoos loogu socdo . Ijmaaca waa daliil daliilaha diinta kamid ah . الله اعلم
Boqol kale sheeq umul nooga so Saar Somali isagana sheeqa Allah barakeeyo
Dad badan Indhaha waad u furtay
Baarakallahu fiikum Shaykhunaa UMAL.
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخ
JZK LAAHU QEYRAN SH MAXAMED CABDI UMAL
Ninka shiekhku ka sheekaynayo muxuu dhaxalka uga hadli waayey,waxay lamida tahay doodiisu isagoo ka horyimid dhaxalka, Sh umala run Buu sheegay.haddii hanuun uqoran yahay.
Dhaxal iyo mag maxa iska galay
Illahey hanoo barakeeyo culimadeena
Msha alah sh.umal hduu san jirin shydamda wy soo bdn lahaayeen
الحمد لله على نعمة الإسلام
SUBXAANALLAAH MA SHARCIGA ALLE AYUU BADALI KARAA
M.a sheik umal hafidhaxuAllah
Kheyr alle haku siiyo sheykhanaa xaqana alle hakugu dilo
Mnsha allah sh umal allah ha barkeeyo
Allaha dhoowro shiikha maxamed umada wax weeyn buu uhayaa.
Muftigena soomaaliyeed Allaha ku sharfo
Sheikh umal Allah ku barakeyo
Waa geed hosta engan
Tabartiisaa latusay maxaaa kuwatay diiinta nikaaas😃 sh maxamad alaha nookaaaxafido qofaaan aheen culumada waaween yaaa lamaqlin 👍🏽
Ninkaas wa saxan yahay
@@hamdihaji7298 hadu saxan yahay ninkaas keeyn daliil ama jidkiisa aa mare ileyn waa saxanyahay war mahe
@@mohodinhassan4228 waaaruntaaa sax
Masha Allah sheekheena alle haku barakeeyo ❤❤
Shiikh kher alh ku siiyo
Waxaan illahay ku barin afaarohooda lamagalo. Sh.Umal xafidullah illahay ba baray diinta
Rarbash kan lamid ah جزاك الله خيرا يا شيخنا
Shiikha allah u danbu dhaafo aayada النفس بالنفس wu katagy xadiiska saxiixana wu ka tagy wuxu qadaanya ijmaacul culamaa
Tartiibso ukhtii waxbo lagama taginee
diin baro culimada ha hor cararinee
Shiikha so kama tagin xadiiska وفي النفس مائة bila sabab oo qiyaas ma aadin
Ijtimaac waxaa la sameeya markii aayad lo waayo iyo xadiis labadas ba waa la haayayee mexe tahy ijtimaca yahuu
walee wax ba ku dhacay dr.kii caamiga ahaa shurkan sheekh m
c.umal xafada ka ALLAH
Culuma qabta miya lagu wada
تاج علماء الصوماليين، جزاك الله خير
Waa sheegadi reer galbedka tasi 😮
نمعه مؤمن مالن وناكسن
بارك الله فيك يا شيخنا هو ثالث الأصم وابن علية فكبر عليه أربعا لوفاته أو لعله يبحث عن دعم الغربيين والله أعلم
Walaahi comentiyadiina markaan arkay waxa aan dareemay wehel iyo inaan leeyahay walaalo aan isku aragti iyo iskuculumo nahay alle ha idin barakeeyo inta sheekh umal jecel Ani suufiyaan kudhexnoolahay maalinwalba Nacayaya oo sheekh umal kudhagan
Ani xitaa wllo wan ku dhex nolahay sufiyo aad uneceb yihin lkn waxay kaqadayanbaa yar
Walaal diinta uun baro , hebel iyo hebel waxba ma taraayo , qofkasto camalkiisa ayuu wax ku yahay aduunyo iyo aakhiro.
Hebel wax neceb ama hebel ayaa jecel waxba masoo kordhinaayo , xaqa cid wax ka badali karto ma laha balse qofka xaqa wata asiga ayaa ka sareynaayo kan baadilka wata
Waxaan aad iyo aad u fahamtaa: towxiid iyo shirkiga maxay yihiin mid kasto maxay tahay xaqiiqdooda ?
Waxaa kaloo kala fahamtaa :
Bidco iyo sunna
Towxiid = waa inaad ilaah kali yeesho kaligiisa aad caabudo , kaligiisa aad bariso kaligiisa aad kaalmo weydiisato wax waliba ilaah xaq u leh kaligiisa inaad siiso .
Shirki = waa inaad ilaah wax la wadaajiso wax ay ahyday kaligiisa in loo gaaryeelo sida ducada , salaada .
Marka towxiidka aaan ku dadaalno shirkigana aan iska ilaalino si weyn inaan iskaga ilaalino .
Sunna = waa inaad ku dhaqanto sunada nabiga salaalahu calayhi wasalam wax waliba oo ka sugnaaday nabiga in lagu dhaqmo .
Bidco = waa inaad la imaado ama aad sameyso wax cibaado ah aan kaaga horeynin nabiga salaalahu calayhi wasalam yacni aan sameynin nabiga salaalahu calayhi wasalam, nabigana wuu nagaga digay wuxuuna yiri : waxaa iska ilaalisaan waxyaalaha diinta lagu soo daraayo aan ka midka ahyn , wax waliba oo diinta lagu soo dara waa bidco , bidco oo dhana waa baadil , baadi kastana naar ayay ku geyneysaa
Marka warkoo kooban waa inaan aad u fahamnaa afartaasi magac
Walo diinta ale hyna fahansiiyo lkn suuufiyo xataa hala sheekysn hadii aand awoodin inad xaqa ka dhaadhiciso kolyba kuma yeelayaane waa dad dhamcaye khyr ale haku xifdiyo ku xidhnaw culimada salafka eee diinta ku toosan xaqana cadeya
ما شا الله تبارك الله شيخنا
Researched for 20yrs only to come out reading the ayah wrongly and using it as substantiation, it's unfortunate. Subxanallah
Jazakullahu kheyran shekh umal
Qof qur,aanka qalad uaqrinaya , asagaa ubaahan in qur,aanka labaro
لاحول ولا قوّة إلا بالله العزيز الحكيم