XIDIGAHA GEESKA SHAX GUUR XALQADDA 7AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Shax Guur xalqadda 7aad by Xidigaha Geeska

Комментарии • 66

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 5 месяцев назад +8

    Mustafe saleeban allah hawnaxariisto waa ayaamihii kheyrkee aaminta raaciya adoon wanagsanbu ahaaye alle qabriga haw waasiciyo❤❤

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 5 месяцев назад +14

    I am first one Ramadan Mubarak dhamaan xidigaha geeska iyo umada kalee ku xidhan filimkan asc waraxmatulah warakaatuhu Allah Mahad❤💚🤍💯

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 5 месяцев назад +6

    Nala wadaag magalada aad ku dawanayso filmika shax guur iyo cida kula dawanaysa anigu hargaysa gar ahan xafadaha calamada singal ban ku dawanayaa illahow waad i argata😢

    • @idilmawliid9745
      @idilmawliid9745 5 месяцев назад

      Waxn ka dawanyaa Addis Ababa xafada bole 😂

    • @landergirl5664
      @landergirl5664 5 месяцев назад

      Hargeysa 😂

    • @YasmiinYaaz
      @YasmiinYaaz 5 месяцев назад

      Ana wxn ka dawanaya muqdisho 😅

  • @Liibaanmaxamed-q8g
    @Liibaanmaxamed-q8g 5 месяцев назад +1

    Kooxda xidigaha geeska gudh baa idin leeyahay❤❤❤❤❤

  • @MouhyadinMoussaHoussein
    @MouhyadinMoussaHoussein 5 месяцев назад +4

    Ramadan Moubarak Dhaman Umatul islaam Meelkastooy Dunida Dacaladeeda ka jogaan Waxanan Si Gaara iyo si Guud ba u salamaaya Xidagah Geeska Ruwaayadu waa Macaanthy waxayna U socota Si Nidaamsan O lo wada Riyaaqayo Lkn Meel Munaasiba U Qurux badan Ha ku Dhamaato Guulbaan idin Rajayna Dhaman Go head For Ever

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 5 месяцев назад +9

    xidigaha geeska wan tageera💚🤍💚

  • @abdirisaakjeesto4903
    @abdirisaakjeesto4903 5 месяцев назад +1

    Xidigaha geeska kooxdii fanka somaliyeed reer hargysa ayn ahy lkn imika wxn ka dawanyaaa gadar doha❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 5 месяцев назад +3

    Asma jilliinkeeda waxba lagama qaban karo❤❤❤

  • @Khalidabdi2
    @Khalidabdi2 5 месяцев назад +2

    waxay soo gudbiyeen fariin xaqiiqa ah oo somali oo dhan haysata allah inaga saaro
    xanuunkeeday sidataa

  • @barashotubeofficial8919
    @barashotubeofficial8919 5 месяцев назад +5

    7:16 hebla waa lagursadheyaa
    Guri caawa yeelatayaa
    Mid ugaar ah yelataya
    Gelbiskeedi baa socda aa

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 5 месяцев назад +4

    Anshax best actor walaahay!

  • @MouhyadinMoussaHoussein
    @MouhyadinMoussaHoussein 5 месяцев назад +5

    abdi Haniyooow Magacii Reer Daba Qalooc Ha Dilin e kor u qaaad Nio

  • @allayoyusuuf7450
    @allayoyusuuf7450 5 месяцев назад +1

    Asma sabban waa jilaa buuuxa mnshaa allah

  • @MrmuxudiinMaxamed
    @MrmuxudiinMaxamed 5 месяцев назад +1

    Waw waxba laama qaban karo wa wax dhici kara❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalichallenge1
    @somalichallenge1 5 месяцев назад

    Xidigaha geeska
    Dib usoo nooleeyayashii fanka soomaaliyeed

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 5 месяцев назад +6

    HALIIL QANIIN NAXIIM 😂😂😂😂

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 5 месяцев назад

    Alla silac waynaa waxa ku dhacay anshax

  • @CabdiraxmaanXuseencumar
    @CabdiraxmaanXuseencumar 5 месяцев назад +2

    Asmoooo sabaan fankii ka cajistee❤❤❤

  • @HassanHaybe-j1l
    @HassanHaybe-j1l 5 месяцев назад

    Wlhi Film macaan ❤

  • @DoualehDHDHousseinDjama
    @DoualehDHDHousseinDjama 5 месяцев назад +3

    Film est Meilleur xidigaha

  • @Khadar.xasan50
    @Khadar.xasan50 5 месяцев назад

    Masha allah

  • @CshakuurMaxamed-gl2ng
    @CshakuurMaxamed-gl2ng 5 месяцев назад

    Qaybtii 8aad waan tiigsanay kusoodhakhsada

  • @KhadarCabdi-s7j
    @KhadarCabdi-s7j 5 месяцев назад +1

    Yes xidigiihii dalka

  • @GeerashkaDhako
    @GeerashkaDhako 5 месяцев назад +1

    Best flim wlhi

  • @salahbootaan9041
    @salahbootaan9041 5 месяцев назад

    Best film

  • @AsmaDhool-e5k
    @AsmaDhool-e5k 5 месяцев назад +1

    Wacyi galin dhamaystiran

  • @Raxmaaxmed62
    @Raxmaaxmed62 5 месяцев назад

    Ee kadaa wiilka jeelbaa ladhigee I'm sorry anshax 😢

  • @Sayid_farmaa
    @Sayid_farmaa 5 месяцев назад

    Film kaan waaan qaatay Wlhi

  • @Yahyekaldaweye
    @Yahyekaldaweye 5 месяцев назад +1

    Xalqadan ayn ku haysta dagaalka ah

  • @MustafhugurHugur
    @MustafhugurHugur 5 месяцев назад

    Flimka goormaa lama talay

  • @HassanAbdi-x9x
    @HassanAbdi-x9x 5 месяцев назад

    Laso dhakhsada part 8

  • @rethwankareh7148
    @rethwankareh7148 5 месяцев назад

    war filmku waba wax kale maxa hore logu si daywayay 😂😂😂🫡

  • @yuusufmuhani4979
    @yuusufmuhani4979 5 месяцев назад

    Waaqica maanta

  • @MouhyadinMoussaHoussein
    @MouhyadinMoussaHoussein 5 месяцев назад

    Dhagaxbaad sida taa Halku Qayrkaa Qori ku Dagaalamayo

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid 5 месяцев назад +2

    Lkn lasoo dheeraya

    • @Mr.Hoiwa123
      @Mr.Hoiwa123 5 месяцев назад

      Waa maalin dhaaf waxoodu waan ka yaaby may malin walba so dayan ila filmka ramadan ka hor ba laduubaye

  • @Khadarahmed-qg3ef
    @Khadarahmed-qg3ef 5 месяцев назад +1

    Apdi hani magacii reer dib qalooc waa dilay😂

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 5 месяцев назад

    Kan usha wato maxuu ahaaa😂

  • @Mr.Hoiwa123
    @Mr.Hoiwa123 5 месяцев назад +1

    Cabdirisaq anshax waxn umalaynayah wuxu jooga hada maraykanka hadanay been ahayn cidi og halku joga reply ha iiso gasho

    • @QadanCaday
      @QadanCaday 5 месяцев назад +1

      3 sano ka hor ayaa laduubay riwaayadan

    • @Mr.Hoiwa123
      @Mr.Hoiwa123 5 месяцев назад +1

      @@QadanCaday haw 3years ago

    • @landergirl5664
      @landergirl5664 5 месяцев назад

      War waa2020 filimkani 😂

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 5 месяцев назад

      Nairobi bu jooga bro

  • @liina3528
    @liina3528 5 месяцев назад

    Halil qanin saxdii maha😂

  • @YasminCumar-mf3xp
    @YasminCumar-mf3xp 5 месяцев назад

    Wxa maxa helay

  • @koshariir2001
    @koshariir2001 5 месяцев назад

    All back strar s welcome ❤❤

  • @warsanayaan302
    @warsanayaan302 5 месяцев назад

    Abtiyo biso sorry wa lagu xidhay

  • @kadraahmed3064
    @kadraahmed3064 5 месяцев назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MaxamedBaqdaadi-ss2bz
    @MaxamedBaqdaadi-ss2bz 5 месяцев назад

    😮bal day wayabe waxa lagu leeeyahay arooskedina way ogtahay umana sheegin inuu jeel galay

  • @barkhadzaki1234
    @barkhadzaki1234 5 месяцев назад

    Sxb filimka qalad ayaa ku jira xalqadan sorry waayo maxaa inanka maanta ugu horeryey ee qoyskoodi u yimid hore ugu iman waayeen

  • @21Mediapro
    @21Mediapro 5 месяцев назад

    Three

  • @sakariyaabdi6673
    @sakariyaabdi6673 5 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @ZapiztiyanJk
    @ZapiztiyanJk 5 месяцев назад

    🎉

  • @raxma1004
    @raxma1004 5 месяцев назад

    Xaliil qaniin kaliil😂😂

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 5 месяцев назад

    Lebenka iska dhig cabdi hanoow oo qaado bkm ka

  • @ahmedofficial637
    @ahmedofficial637 5 месяцев назад

    Best action ❤

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 5 месяцев назад

    😂😂😂😂