XIDIGAHA GEESKA - SHAX GUUR XALQADDA 1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Xidigaha Geeska Presents Shax Guur Xalqadda 1aad

Комментарии • 274

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 6 месяцев назад +86

    Alle u naxariisto mustafe liiban waa bila Ramadane inu ilahay jantu fardowse geeyo 🥺🤲

    • @abwaanjannaale
      @abwaanjannaale 6 месяцев назад +1

      Aaaamiin alle ha u naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @suhaybomerr
      @suhaybomerr 6 месяцев назад +1

      آمين

    • @MustafeCabdiraxmaanHoori
      @MustafeCabdiraxmaanHoori 6 месяцев назад +1

      Ax 😢😢😢aamin aamin aamin aamin aamin huuno ilahay ha unaxariisto qabrigana allaha waasac uga dhigo janooyinkiisa janada uguqaalisan janatul fardawsa allaha kucasuumo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin 😢

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 6 месяцев назад +14

    Wa bil ramadaan ayu u duceyno inti dhimatey in ilahay u naxariisto🤲🏻🤲🏻😭

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 6 месяцев назад +74

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤

    • @Africa569
      @Africa569 6 месяцев назад +1

      Alla maxad run iga sheegtay 😂😂

    • @nadiiracabdiwahaab
      @nadiiracabdiwahaab 6 месяцев назад +2

      Iga daa Yanan xishone😅

    • @SHAYMAQLI-hg1me
      @SHAYMAQLI-hg1me 6 месяцев назад

      Ayyyy😢❤

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 6 месяцев назад

      @@nadiiracabdiwahaab ha xishoone😂

    • @muqtaaribraahin2611
      @muqtaaribraahin2611 6 месяцев назад

      Qurxy ciwan kda sodirhe halgu barte​@@nadiiracabdiwahaab

  • @hamzeizmail442
    @hamzeizmail442 6 месяцев назад +48

    waxan ku jira xalada cabdi hani insha allH wakhtigu wuu ii samaan

    • @user-xs9hi7mx9c
      @user-xs9hi7mx9c 6 месяцев назад

      insha allh wll😢

    • @Janno190
      @Janno190 6 месяцев назад +1

      Illahay waqtiga hakuu hagaajiyo adiga iyo dhalinyarada Kula mid Ka ah ee Reer somalilland culayswalba oo idin haya Alle haydinka kor qaado Aamiin

    • @Apdifatah_TaaxO
      @Apdifatah_TaaxO 6 месяцев назад

      ​@@Janno190aamin wll

    • @hamzeizmail442
      @hamzeizmail442 6 месяцев назад

      ⁠@@Janno190aamin wllo

    • @monaaar5277
      @monaaar5277 6 месяцев назад

      Insha Allah wu kuu samaaan

  • @amirismaacil2592
    @amirismaacil2592 6 месяцев назад +32

    Wllahi.waa arin dalka kajira maanta waan wax laga murugoodo into soo badiya .thanks xidigaha geeska

  • @AbdiHamse-m7f
    @AbdiHamse-m7f 6 месяцев назад +31

    Allaha naga Aqbalo Soonka intii manta sontay allx 👆🏼❤️

  • @user-xs9hi7mx9c
    @user-xs9hi7mx9c 6 месяцев назад +8

    thnks xidigaha Geeska Lkn Heesta Musica ka Goya Wa ramadane ama ka reeba

  • @MowlidMuse
    @MowlidMuse 6 месяцев назад +33

    Waqal studio Best somalia film production/producer wooow keep up my people

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 6 месяцев назад +6

      say somali not somalia

    • @user-uc5oc3vr5j
      @user-uc5oc3vr5j 6 месяцев назад

      ​@@albertoyahyayou right 😅

    • @MaryamSaleban
      @MaryamSaleban 6 месяцев назад +6

      Best Somalilander film production

    • @Supr93
      @Supr93 6 месяцев назад

      I the I’m 😂🎉 Orang we've had little kid fan for years a but on wired it that to elbow single care is so funny sawdust in is my did you say people have it on their cute little head tens of feet

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 6 месяцев назад +10

    sugitaan dheer oo ay sanado kasoo wareegeen kadib
    Mar hadii filimkii SHAX-GUUR aad soo fasaxdeen waad ku mahadsantihiin TEAM WAQAL 🎉🎉🎉

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 6 месяцев назад +5

    Illahay Bisha Barakaysan Ee Ramadan Kheyrgeeda Hana Siiyo Dhamaanteen 🥰🌙🤲

  • @qurankareem2639
    @qurankareem2639 6 месяцев назад +10

    Kani maaha film loogu talagalay ineynu ku qosolno lakin waa film fariin aad muhiim u ah xambaarsan,magaca ayaan ka dareemay oo shaki badan iyo fikir badan i galiyey markaan furay vidoe waxan ka so dhex baxay xaalada aynu maanta ku suganhay iyo sidaa aynu u shax guurnay oo dhaqankii iyi diinti uga shax guurnay,film kan aadbu bulshada ugu muhiimyey dhalinyaro filmkan wacyi galin ha inoo ahaado😊

  • @Yaraanka2012
    @Yaraanka2012 6 месяцев назад +15

    Cabdi Haniyoow waanu kuu xiisnay wallaaahi.😥💔

    • @geedi1132
      @geedi1132 6 месяцев назад

      Hadaad u xiistay meelaha khayrka ee uu joogo ugu tag lkn sharka haka dhex raadin wlle

    • @wadanidhabachannel2216
      @wadanidhabachannel2216 6 месяцев назад +2

      Kulanka islaamka ayuu joogaa ee ku booqo

  • @OmarFatou-xq8rp
    @OmarFatou-xq8rp 6 месяцев назад +1

    Allahu uu naxaristo mustafe saleban iyo Liban dahir

  • @munocllhi7627
    @munocllhi7627 6 месяцев назад +19

    Musatafe saleeban allaha una xariisto 😢iyo libaan daahir 😢

    • @hoodoilkacaz8228
      @hoodoilkacaz8228 6 месяцев назад +2

      Ameen ya rabi

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 6 месяцев назад +4

      Aamn yaa rabbi 😢

    • @MustafeCabdiraxmaanHoori
      @MustafeCabdiraxmaanHoori 6 месяцев назад

      AAMIN aamin aamin aamin aamin huuno ilahay ha ha unaxariisto qabrigana allaha waasac uga dhigo janooyinkiisa janada uguqaalisan janatul fardawsa allaha kucasuumo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

    • @FardowsoBurhaan-or2mt
      @FardowsoBurhaan-or2mt 6 месяцев назад

      AAMIIN YAARABI

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 6 месяцев назад +13

    Allah soomka io salada haynaga aqbalo Ramadan kariim

  • @xadaari129
    @xadaari129 6 месяцев назад +5

    walhi xaqiiqa wadanka talay ka turjumayaan 🥹🫢 xadigaha geeska come back intaas iyo inka badan idinka sugaynaa 👏💚

  • @ibrahimhadame8766
    @ibrahimhadame8766 6 месяцев назад +3

    Allah ha u naxariisto mustafe saleeebaan oo ka mid ahaa muuqaal duubayaashii filmkan😢

  • @CadaaladaMedia
    @CadaaladaMedia 6 месяцев назад +11

    first one
    ramadaan kariim umatul muslimiin

  • @MustafeCabdiraxmaanHoori
    @MustafeCabdiraxmaanHoori 6 месяцев назад +1

    WLLAHI WAA WAX DALKA KAJIRA
    Waad mahadsantihiin waqal iyo xidigaha geeska ❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 6 месяцев назад +20

    Habeen dambe haddaayaa yaan la waayin musasalkan xalqaddiisa 2aad haddii kale waa lagu kala dareerayaa team waqal baan la hadlayaa

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 6 месяцев назад +2

    Flim la kasaara music waa rabadn inshallah mashallah lamakala hadhin

  • @AbdalleMohamed-mr4bc
    @AbdalleMohamed-mr4bc 6 месяцев назад +2

    😮😮weyoo wey sidani inay jirto waa dareensanaa lkn Waaqic ayaa ka fahmay inay u jirto Thanks waqal For baraarujintiinna❤🎉

  • @Qanimotivation
    @Qanimotivation 6 месяцев назад +2

    Masha allah waan idin hambalyynaynaa kooxda xidigaha geeska ❤

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 5 месяцев назад

    Allhe ha unxariisto intii dhimatay inta noolna Allhe ha udanbi dhaafo hana unaxariisto janadiisa Allhe ha inagu irsaaqo janatul fardawsa

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk 4 месяца назад +1

    3:28 ilaa 4:04 waan ka qiiroodaa 😢❤

  • @baxnanoproduction
    @baxnanoproduction 6 месяцев назад +9

    Aynu u wada ducayno MUSTAFE SALEEBAN IYO LIIBAN DAAHIR in alle qabriga u nuuro

  • @arabahmedmohamed7637
    @arabahmedmohamed7637 6 месяцев назад

    Erayga (biciid) 2016-2019
    xili hore aya la isticmali jiray hada waa laysku fahmay

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 6 месяцев назад +13

    ABDIHANI dadka leh ma fanku kusoo noqday filmkkn 2020 ayaa la duubay waqti aya kaso waregay ma garanayo sbbta imika loosoo dayay😮

    • @Muniir-m1u
      @Muniir-m1u 6 месяцев назад

      Su'aal is waydiin mudan maxaa iminka losoo daynayaa😢

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 месяцев назад

    Dulcad reer Holand ayaanu isku ahayn waliba aanu meel kuwada baashashali jiray

  • @abdishakur3791
    @abdishakur3791 6 месяцев назад +11

    Mucjisadii fanka cabdi hani xaashi ilaahayba mahad leh oo kaa so hadeeyey fanka

  • @King_maanoh
    @King_maanoh 6 месяцев назад +7

    Cabdi hani xaashi cabdilahi proud of you🤚🔥

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 6 месяцев назад +5

    Mustafe saleban alle ya raxma waa bil radaman waxan ujeda 📷 inuu ka ahaaaa alle ha u naxriisto aaaamin waa bil Ramadan aaminta uraaciya I.a

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 6 месяцев назад +10

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤❤

  • @ahmedabdoulkader5935
    @ahmedabdoulkader5935 6 месяцев назад

    Anigoo ah Ph. D. social science iyo Ph. D. political science, waxaan boogadin uga diriayaa halkan Xidigaha Geeska oo marwalba buuxiya halka ay uga baahantahay JSL.
    Aad ayay ii taabatay qaybta Ciro iyo students ka dhex maraysa ee wadaniyadda.
    Hambalyo aniguna diyaar ayaan idiin ahay marwalba insha ALLAAH.

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 6 месяцев назад +3

    Wlhi waa arin dalka ka jirta qaabka cabdi hani loogu diidey shaqadii kuuliga waxan xasuustay subax dhaweyd oo aan guri agtayada laga dhisayo aan is yidhi kuuliga ka soo xoogso in taad seexan lahayd ka dibna shaxaad gali lahayd markaas baa foormankii yimi wuxuu yidhi afar (inan) ama afar (kuuliya ayaa galaya markaas 10 kuuliya ayanu ku joognay ka dibna wuxuu yidhi afartii ay farduus igu balamisay meeye (ilma farduus) farduusna waa gabadha guriga loo dhisayo sidii baa 6dii kuuli ee kale iyaga oo safradeysan ku dhaqaaqeen

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 6 месяцев назад

      Aboowe soomaalida oo dhan ayaa sidaas ah kismaayo aan joog xataa waa sidaas wax waliba waa qabyaalada
      Laakiin qofka alle isku xiro nolosha wey u wanaagsanaan qofkii istiqfaarta iyo saliga nabiga aqristo irziqa wuu ufurmi anigaa tijaabiye adna tijaabi waxaan ku heley shaqo iyo Farhad

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 6 месяцев назад

    Alaylehe iminkaad hesheen musigii aan denbi waxaan ahayn laga faaiidi jirin noogu bedesheen wax wax la faaiidayo hore u socda oo ku soo dara heeso aan musig wadan

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 6 месяцев назад +5

    Hargeisa hadhwanaag 🥰❤️😘

  • @XabiibeIsmail
    @XabiibeIsmail 6 месяцев назад +1

    Camera:-
    Liiban dahir
    Mustafe saleeban
    Allah haw naxriisto labadoba aan fatxda u marno wa bil Ramadan 😭

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 6 месяцев назад +6

    School kaygii faarax oomar baan arkaa 🥰😘

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 6 месяцев назад

      Huno imisadii baad ka baxdey

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 6 месяцев назад

      @MaxamedMaame-zu4dl wll wakhti hore 2010

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 6 месяцев назад

      @@ikranhaji2241 Anna 2023 glaska laga duubayo waa glaskayagi qeybti hablaha

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 6 месяцев назад +2

    ramadan mubarak 🌙 ❤all somali❤

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 6 месяцев назад

    Xidigaha Geeska, Qaranka Dhidibada Ragba U Dhiggo , U Shubey Dhiigoo Nabada Dhaliyey . Maya Fawdo, Maya Qas, Maya Isku DIR DIR . Maya Maya Maya Guumaysi Noockasta Oo U Yahay, Diidnay. RABADAAN KARIIM.

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 6 месяцев назад +2

    Nala wadaag filmka magalada aad ku dawanayso iyo cida kula dawanaysa anigu hargaysa gaar ahaan xafadaha calamada walib singal ban ku dawanaya illahow waad i aragtaa😢

  • @barwaqohupthirahman2568
    @barwaqohupthirahman2568 6 месяцев назад +4

    abdi hani maa come back wayn buu so sameyaay mise waa wx hore 😂😭

  • @Araweelomoh
    @Araweelomoh 6 месяцев назад +1

    Xalqada 2aad lasoo dhakhsada plz 😢❤️

  • @MowliidQiirojacayl
    @MowliidQiirojacayl 5 месяцев назад

    Walahi cabdi hani ani ga inuu imatalayo ayaan moodey ar soodaaya qabta 2

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 6 месяцев назад +2

    Waqal studio halkee kala xidhiidhnaa

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 6 месяцев назад +1

    Cabdi hani miyaanu xidigaha geeska ka bixin?

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 6 месяцев назад

    Wa top musasal ragba is heley ,dulcad kujiro👉

  • @husein-sugeh
    @husein-sugeh 6 месяцев назад

    Ramadan kareem waa tusale iyo cashar ficaan

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 6 месяцев назад +6

    Inta markay cabdi hani xaashi arkeen soo yaacay like dhac igu siya😊

    • @Yaraanka2012
      @Yaraanka2012 6 месяцев назад

      Walaahi isaga dartii iyo wajigiisa hadalkiisa oo aan u xiisay ayaan filmkan u daawanayaa,alla maxaa la jeclaa oo noociisu aanu dib noosoo mari doonin.😥💔

  • @Suldaan_Seraar
    @Suldaan_Seraar 6 месяцев назад +1

    Xidigaha geeska Come back ❤

  • @yooldigital_production
    @yooldigital_production 6 месяцев назад

    MUSTAFE SALEEBAN AALEH YAA RAXMA BROTHER WAA RABADANE ADI IO LIBAN DAHIR BA IO INTII MUSLIMA BA🤲🤲🤲

  • @MaaliPoi77
    @MaaliPoi77 6 месяцев назад

    Afur wanaagsan...✨️🌙
    Intìi alle ku hanuunshay..♥️

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 6 месяцев назад

    Filimkan qiyaastii 2020 ayaa laduubay oon goos gooska aragnay anayway waa bilow fiican

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 5 месяцев назад

    Maraykanku waa cadawga ugu wayn ee aan lehay

  • @ahmednkante9128
    @ahmednkante9128 6 месяцев назад

    Ilahabka igu oog tanoo kale in ay haysata wax alaaliyo wax sameyo garanmayo ilahay kheyr haka dhigee

  • @252Qasaalimedia
    @252Qasaalimedia 6 месяцев назад +1

    Filinku manu ahyn kii 2020 kii la xaysiinyey

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha39 6 месяцев назад

    4sano ka hor ayay ahayd malintaad hordhaca flimka so dhigteen hadnaa waxa la maraya 2024 sidanu u sugaynay waan iska ilownay ba

  • @kadraahmed3064
    @kadraahmed3064 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cabadi hani mansha allah

  • @nimcocabdillahi4387
    @nimcocabdillahi4387 6 месяцев назад

    3 sano ka hor ayaan arkay hordha filimkan inbadan baa sugayey

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 6 месяцев назад +2

    XASUUSTA: Fanaankeeni Weynaa ABDIHANI HASHI

  • @rooxaaniofficial2114
    @rooxaaniofficial2114 6 месяцев назад +1

    Wasaarada cirkiyo dhulka ku lahaa arshe is not easy.

  • @hooyoqali4135
    @hooyoqali4135 6 месяцев назад

    Ramadan Mubarak

  • @user-il3tt6ld2z
    @user-il3tt6ld2z 6 месяцев назад

    runtii waa true story ka tarjumaysa xalada somalida dhabta ah iyo tan hadda dhalinyaradu ay ku sugan yihiin

  • @OmarsaidYT
    @OmarsaidYT 5 месяцев назад

    Maxaan daawaday hada

  • @Businessflip
    @Businessflip 6 месяцев назад +2

    Ugu danbeyntii masoo deyseen😮

  • @clmaaligyusuf9615
    @clmaaligyusuf9615 6 месяцев назад +2

    C/Hani aabahiii Fanka 😮❤

  • @safwaantokyo8641
    @safwaantokyo8641 6 месяцев назад +1

    inbadan ayaan sugaayay filimkan sxbyaal wn oagahay fariimaha uu xambaarsanyahay inay dhaxal gal yihiin xalqada 2 ilaa
    dhamaadkaba suagaynaa

  • @naimoabdullahi
    @naimoabdullahi 6 месяцев назад

    filimka Mr Hore ma La duuby waxan u jedaa dhanka Duubista waxaa ku xusan Mustafa Saleban io Libaan Daahir Allh u Naxaristee

  • @SUNEEYE_FILMS
    @SUNEEYE_FILMS 6 месяцев назад +1

    AMAZING❤🎉

  • @HindaJaamac-qe5xd
    @HindaJaamac-qe5xd 6 месяцев назад

    Waa wax jira oon anu soo arkay wana xanuuun wlhi 😢😢😢😢😢

  • @kariimtamaam5319
    @kariimtamaam5319 6 месяцев назад

    Waad ku mahad santihin film qurux badan no so gudbisaan waqal studio🙏✌️

  • @SUHAYBCabdurahmaan
    @SUHAYBCabdurahmaan 6 месяцев назад

    Waa xaaL dhabta ah ee daLkeena ka jira

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 6 месяцев назад +1

    Wooow amazing ❤

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan 6 месяцев назад +1

    Dee haaaye yara waqti ino kordhiya wL😢😢

  • @Hafsamubarik98
    @Hafsamubarik98 6 месяцев назад +2

    Wax 3 sano kahor ah miyaad hada soodeyn

  • @boqorkaraabka329
    @boqorkaraabka329 6 месяцев назад +3

    Actor ka flimku waaba c.hani waa best jiliiin ah wle.

  • @Abdillahi.1
    @Abdillahi.1 6 месяцев назад

    The best production waqal studio good jop my team waqal😮😊🎉

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 6 месяцев назад +1

    Cabdi hani fanka sawkuu fanka ka baxay say wax u jiraan huuno RAMADAN KARIM

    • @nimadaahir834
      @nimadaahir834 6 месяцев назад +1

      Wll waxn sanado ka hur aya ladobay

    • @hoodolike6993
      @hoodolike6993 6 месяцев назад

      5 sano ka hor weeye

  • @hamdamuhipo9935
    @hamdamuhipo9935 6 месяцев назад

    Filnkan 2018 kii ayaa la bilaabay haddaanan khaldanayn. Beryo dhan ayan sugi jiray.

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 6 месяцев назад

    walhy arinkan ah shaqalaha sida shaqada loogu dirayo faarxoow gal iyo hebelow gal waa mid jirta oo caadiba noqotay 😢

  • @zakihazaazi
    @zakihazaazi 6 месяцев назад

    Cabdi hani ayaan wataa ilaaa. Ciida. Insha Allah dhamaadka filimka. ❤❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 6 месяцев назад

    Flim xaqiiqda taabanaya weye runtii sharaf iyo karaamo my team waqal studio 😊🎉

  • @Kiin67
    @Kiin67 6 месяцев назад +1

    Mukhtaar gabanaa 😂😂

  • @abdilahiambiyal
    @abdilahiambiyal 6 месяцев назад +1

    First Comment ❤😊

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 6 месяцев назад +1

    18 kn mint e filmkni ma googos ba wax o shega xagu ka socda ku socda 2020 gi banu arkyne 😂

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 6 месяцев назад

    Niyow soomaalida goormee qabyaalada ka koraayaan ileen dhalayarada waxay u tahriibaayan waa sidaan subxaanallaah

  • @ugaaskareerka8986
    @ugaaskareerka8986 6 месяцев назад

    The best filim 😢

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat 6 месяцев назад

    Wll maxa kusoo celiyay abdi hani Allahay ruwayada uun ha kugu daayo
    Wa baryo ramadaan ee🤲

    • @SagalmamaxedUmuamiin
      @SagalmamaxedUmuamiin 6 месяцев назад

      Hada maaha waa 2020nogii lkn dib baa riwaayada loosoocwliyay hada xidiguhu,waykala yaaceen😅

  • @neimanabdi7894
    @neimanabdi7894 6 месяцев назад

    Waqal studio kama filay inan film ka dawado lakine sheekadu waa khatar haab jilida ayay wax ka yar qalda yihin lakine sxb keep going 😊😊 taagero buxdaa

  • @abdirashiidcaano8565
    @abdirashiidcaano8565 6 месяцев назад

    Waa sidee cabdihani miyaa shashadii kusoo laabtay

  • @AniisaAadan-w8k
    @AniisaAadan-w8k 6 месяцев назад

    Waaa waxa jiira eee hada an ku suganhy wlhi😊

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 месяцев назад

    Aad baad u mahadsantihin team waqal waa xaqiiq jirta

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 6 месяцев назад +4

    Anigu xaalada AbdiHani baan ku jidha' maalintina wan Hurda habeenkina wan soo Jeeeda
    Fiira gaara BeLwad an so jeedka Aheyn ma Lihi😢😭

    • @maryamjama7537
      @maryamjama7537 6 месяцев назад

      Yanad nolosha ka dhicine jooji oo malintii soo jeed

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 6 месяцев назад

      Soo jeedka habenkii xanuun baa laga qadaa iska walaalo😢

  • @BEELDAAJISO
    @BEELDAAJISO 6 месяцев назад

    Imisa bari ayaa lasoo gelinayaa❤

  • @ibnumohamed3080
    @ibnumohamed3080 6 месяцев назад

    Legend abdi hani

  • @ZamiirCade-s2l
    @ZamiirCade-s2l 6 месяцев назад

    War yaadahen filamka ma cabdi hani ba ku jira mise Ana moday

  • @habsahabsa6341
    @habsahabsa6341 6 месяцев назад

    Cabdihani hachi wn ku xiisnay ❤

  • @MahamedSaid-l4b
    @MahamedSaid-l4b 6 месяцев назад

    3 Years Maxaa Loo haystay Filmka loolz halaga so jasabo

  • @rudwaaniid9323
    @rudwaaniid9323 6 месяцев назад

    Wadan kood udhalatay
    Weeyi