Wacdaraha Astaan Orchestra iyo Heesta aan calankeedu dhicin ee Neyruus

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Wacdaraha Astaan Orchestra iyo Heesta aan calankeedu dhicin ee Neyruus
    Erayada Cabdiqaadir Cali Cigaal (Cirro)
    Laxanka Cabdiqaadir Muuse Lugey.

Комментарии • 95

  •  6 месяцев назад +13

    Saxaphone Alto, Saxophone Soprano, clarinet- contra-alto, clarinet-contrabass., shepherd's crook-cornet,and the trumpet.
    Acoustic-Guitar. Electric-Guitar, Electric Bass Guitar, electronic keyboard, synthesizer keyboard, violin, and ofcourse
    the oud. battery drums and the bongo drums.

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare Год назад +7

    Farxad weybay iitahay inaan arko kooxo music ah soo nooleynta fanka soomaaliyeed dadaalkiina xalkaa kasii wada all musishan Respect

  • @historicalethiovideos3333
    @historicalethiovideos3333 Год назад +12

    Great Music My Brothers & Sisters.
    Love from Ethiopia.

  • @HmahamudM-wf3xb
    @HmahamudM-wf3xb Год назад +4

    Runtii waxaan ku ceshaday in ka badan 4 jeer waxaan ahay 25 jir uhilowsan fanki hore iyo waayo aanan so gaadhin, maanta astaan waxay dib moo milicsiisay sida ay somalidu fanka hodan uga noqotay iyo heerka ay ka gaadhay. Mahadsanidiin...

  • @kulkuleelmiseqabqaboow
    @kulkuleelmiseqabqaboow Год назад +4

    Waaw astaan hool fiican ayaad bulshada u haysaan halkaa kasii wada fankii iyo suugaanta bulshada waa u tiirkii udub dhexaadka u hayey horey u socda🤩👍

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 8 месяцев назад +1

    Labakacleynta fanka Soomaalida. Xasuustii Tubeec iyo Magol. Mahadsanid Astaanta Orchestra! ❤️

  • @abdimuhumedaligadiid9031
    @abdimuhumedaligadiid9031 Год назад +4

    Astaan soo noo laynta fanka umada soomaaliyeed 🙏dhanka kale halyeyadaa inooga faaidaynaya xirfadooda Allah cimrigooda iyo caafmad kaba Allaha u siyaadiyo dhamaantood waxaan jeclaan lahaa inay intay karaan hees soomaliyeed noo tumaan si ay dhaxal gal ugu noqoto jiilka soo korayaa intabadan classic umad kale ayaa dhagaysanaa lkn hada waxaan ku raaxaysanaa heesaheena oo live loo tumayo🙏🙏🙏🙏

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 3 месяца назад +1

    National heroes waa waaye kooxdan 🇸🇴

  • @abdimalin9935
    @abdimalin9935 Год назад +2

    Labadii boqor fanka soomalida Allah's unaxariisto

  • @ugaaz
    @ugaaz Год назад +6

    I loved every second of this ❤

  • @Jaylaani-Jama-Suleiman
    @Jaylaani-Jama-Suleiman Год назад +3

    Nidar Waxaan Ku Gali. Jiray Noloshaada awgeed. Qalbigeedu noogiyo. Naafaba hadaaye.
    Heesta: Nayruus
    Erayada: Abwaan Cabdiqadir Cali Cigaal (AHN)
    Laxanka: Cabdiqadir Muuse Lugey
    Luuqdii: Maxamed Saleban Tubeec Iyo Xaliimo Khaliif Magool (AHN) labadoodaba
    Ruwaayadda: Jacayl Boob uma baahna
    Wakhtiga: 1975-kii

  • @DekMohamoud-o2s
    @DekMohamoud-o2s 11 месяцев назад

    Y'a salam mashallah guys wonderful Music no comment amazing Tubeec and Magool Allah yarhamo

  • @bash44
    @bash44 8 месяцев назад +1

    the name of the song is call nayruus duet by tubeec and magool its considered one of top ten somali sons of all time. its first time i have ever seen a none ethnically somali musicians playing one of greatest somali songs wow

  • @wehelie555
    @wehelie555 Год назад +1

    Waxaan ka cabsi qabay in uu lumayo fankii quruxda badnaa ee Waaberi iyo kooxahii kala gedisnaa ee Qaranka, balse waxaa filaa inaa Tusaale iyo Xasuus ba u tahiin ASTAAN TV aad iyo aad ayaan idinkuugu hambalyeynaa sida tayada iyo quruxda badan oo aad u agaasinteen Guuleysta ee hore usocda Saaxibayaal.

  • @adenali2478
    @adenali2478 8 месяцев назад +1

    Ce genre d'innovation vraiment encourageant mérite que les gens créent une cagnote pour ces musiciens, les aider les rendre heureux.
    Si vous êtes d'accord je suis prêt à y participer.

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 6 месяцев назад +1

    Wow Love from s/Land halku fanku ka abuurmay ❤

    • @Qoojistan
      @Qoojistan Месяц назад

      meeshu waa xamar waana hoyga qalab tumista geyiga somaliyeed 🔥

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 Год назад

    Astaan ,,waa faanka iyo soo noolaysiInta ,,, BEST IDEOLOGY ,, KEEP IT UP ,,

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 7 месяцев назад +1

    Heestan waah nayruusku waah by xalima qaliif magool iyo maxamed suleim tubeec🎉

  • @deeqoowdalnuurshe879
    @deeqoowdalnuurshe879 Год назад +1

    Classic hees ah without Cod! New level.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 месяцев назад +1

    Erayadii Cabdiqaadir Cali Cigaal AHUN Laxankii Abdiqaadir Muuse Luggey AHUN Luuqdii AHUN tubeec iyo maandeeq. Riwaayadii Jacayl boob uma baahna 1975 kii.

  • @abdinasirshhussein4866
    @abdinasirshhussein4866 11 месяцев назад +1

    Sida geed caleenloo, M.A.Kuluc , tuma heestaa akhyaareey

  • @muhammadhassanyusuf3022
    @muhammadhassanyusuf3022 Год назад +3

    [Tubeec]
    Neyruusku waa ciid
    waa nagi aduunyadu
    waa nuur kalgacalkuye
    magooley
    waa nuur kalgacalkuye
    xaliimooy
    nafta maw xidigisaa
    nacab ma iska celisaa
    waxaad naawileysiyo
    naqu makuu cuntamayaa
    inaguna nasiibkeen
    nasiibkaa nasiibkey
    maku naaxi doonaa
    caashaquna neecawda
    maku neefsan doonaa
    [Magool]
    Nayruusku waa ciid
    waa nagi adduunyadu
    waa naar kalgacalkuye
    nasiibow
    waa naar kalgacalkuye
    nafteydow
    nabaraa i gaadhoo
    ma nuux nuuxsan karayee
    anigay noq noqoshadu
    i naanaabineysaa
    sidan kuugu nabanahay
    hadaad iigu nudan tahay
    amaad iigu nugushahay
    xiskeenoo nagaadiyo
    nimco la arki doonee

  • @Kingofbali401
    @Kingofbali401 Год назад +2

    Viva Somalia aloow dalkeeyga dhibka ka saar yah rabi aamiin
    😢

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 9 месяцев назад

    maasha allah xasuustii tubeec iyo maandeeq iyo magool, cigaal iyo khadrana waa qaadeen markay mataayeen

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 7 месяцев назад +1

    New Somalia 🇸🇴 well done

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 Год назад

    Mudane mwne xasan shiikh ASTAN TV , mudnan gaar ah hala siyo, magaca somaliyeed,Adunka ayey la simeen,ama wa dhafiyen,guul jira o joga

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 10 месяцев назад +1

    Axey Ax !! Walaal yaal heesta isoo xasuusiya way igu dhexluntee. Waar inader fankeenu macanaa marka sidan la isku xiqaamo !

    • @ismaciilf5909
      @ismaciilf5909 9 месяцев назад +1

      Magool, iyo tubeec, nayruusku waa ciid ayaa la dhahaa.

  • @osmannasab9842
    @osmannasab9842 Год назад

    Masha allah ilahay haa niibarakeyo u nii bahna fankenu

  • @ShukriShuushuu-c1t
    @ShukriShuushuu-c1t Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Inoo soo badsha asxaabta saaxibada ku nahay bahda astaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muhammadhassanyusuf3022
    @muhammadhassanyusuf3022 Год назад +2

    Heesta qoraalkeeda qeybta hoose inaa soo raacisaan ayaa ka dhiman legends 👏 🎉

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 месяца назад

    Mahadsanid

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 2 месяца назад

    waxaan ka helay labada walaalo base ka kitaarka sida ay ugu raaxesanayaan waa soo jiidasho iyo alto oo saksoofanka isna ka cabaadsiyay si qiiro ku jidho iyo odayga keyboard ka qaraacayo inta waxan siiyay like sare nimanka kabanka aad bay u tumeen lakin wax action ah kuma darin

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 месяца назад

    Axsan, gacantu idinma go'do,yaa Salaam yaa Salaam

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 месяца назад

    Codkii labada fanaan ahun fadlan dul saara

  • @jaxtv3
    @jaxtv3 5 месяцев назад

    One blood

  • @Cawayska
    @Cawayska Год назад +1

    Hala hala Mahadsanidin bahda astaan in weliba

  • @AhmAdannn
    @AhmAdannn 3 месяца назад

    Waa Run Calan Keedu Ma Dhaco Hesta

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 8 месяцев назад

    ❤Amazing Somali music 🎶

  • @AhmedMohamed-zh2yb
    @AhmedMohamed-zh2yb Год назад +1

    Runtii astan waa nooleeyaha fanka

  • @mahamedyarecisman3492
    @mahamedyarecisman3492 Год назад +3

    fadlan waxan idin ka codsaneyna inaad fananin keentaan oo heesaha sidan lo tumo plz inta sameeya fananinta tartan u qabta waan huba dad badan manta fanan isku sheega iney meeshaan ku haraan oo fananimadooda u dhamane marka fananinta muqdisho iyo guud ahan ba dalka tartan adag oo kulul dhax dhiga plz plz plz codsigaas yaan idin so gudbina hadi ad qadatana alxmdulilaahi hadi ad qadan waysana rabilcallamiin waye koley aragtideeyda waye mahadsanidiin dhamaan mamulka iyo howl wadenada astaan tv mel kasta ad dunida ka jogtan ba ❤❤❤❤❤

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 Год назад +1

      Kugu raacsanahay

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад +1

      aad yo aad baan kuugu raacsanahay sababtoo ah dadkaas taalant ga leh waxaa

  • @AbdirahmanIsmail-d9b
    @AbdirahmanIsmail-d9b Год назад

    Thanks Astaan Music

  • @abdiwaliceeblaawe8603
    @abdiwaliceeblaawe8603 Год назад

    Xasuustii
    Maxamad Saleebaan Tubeec iyo Xaliimo Khaliif Magool Allaha unaxariistee

  • @MohamedAli-ed6vi
    @MohamedAli-ed6vi Год назад

    Wali Original keedi hore ka fog. Lkn dadaal wacan❤

  • @ahmedyusuf8108
    @ahmedyusuf8108 Год назад +1

    Waaah waaah ❤

  • @cabdinaasirxiddig2338
    @cabdinaasirxiddig2338 Год назад +1

    AstaanTV❤

  • @mataanyare611
    @mataanyare611 Год назад +1

    Waa marka aan aad ka ujeclaado inan hesaa noqdo ama fanan

  • @xhasaneshaq8039
    @xhasaneshaq8039 Год назад +2

    Gof uhureyey cominti
    Kabixiyey ayaan ahey

    • @deeqoowdalnuurshe879
      @deeqoowdalnuurshe879 Год назад +2

      "Qofkii ugu horeyay oo comment ka bixiya ayaan ahay" Fadlan, luqada qoraalkeedda ha la saxo.

  • @abdiqanimohamed2493
    @abdiqanimohamed2493 Год назад +1

    Mashaalah wan ooye

  • @mubaarikahmedqarayare3403
    @mubaarikahmedqarayare3403 6 месяцев назад

    "Nasiibkaa nasiibkay maku naaxi doonaa.."

  • @pharah01
    @pharah01 11 месяцев назад +1

    Muuqaalkan ka hor ma ogayn qalabkaan tirada badan waxay qabtaan.

  • @mahamedyarecisman3492
    @mahamedyarecisman3492 Год назад

    heesti nayruus mahamed saleman tubeec iyo magool alla yaa raxmaa ❤❤❤❤❤❤

  • @maxdar11
    @maxdar11 Год назад

    Yaa salaam illayn fiyooliintu waa sonkorta musica

  • @AbdaalGood-ey1mr
    @AbdaalGood-ey1mr Год назад +1

    Qalabka latumoyo cuudka lama maqloyo lkn inta kle waalqmaqalayaaa waan daawaday dhamaan labadii hore iyo kanba intaba waxa kaman cuudka oo aan lamaqlayn

  • @DahirAhmedgurey
    @DahirAhmedgurey Год назад

    Zoogaa original keedi waxbaa ka dhiman si kastaba waa ok horay u socda

  • @abdimuhumed9883
    @abdimuhumed9883 9 месяцев назад

    Mansha alh
    ❤❤❤

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 11 месяцев назад

    Maashaa allaaah

  • @SolaPortal
    @SolaPortal Год назад

    Neyruusku waa ciid
    waa nagi aduunyadu
    waa nuur kalgacalkuye
    magooley
    waa nuur kalgacalkuye
    xaliimooy
    nafta maw xidigisaa
    nacab ma iska celisaa
    waxaad naawileysiyo
    naqu makuu cuntamayaa
    inaguna nasiibkeen
    nasiibkaa nasiibkey
    maku naaxi doonaa
    caashaquna neecawda
    maku neefsan doonaa
    [Magool]
    Nayruusku waa ciid
    waa nagi adduunyadu
    waa naar kalgacalkuye
    nasiibow
    waa naar kalgacalkuye
    nafteydow
    nabaraa i gaadhoo
    ma nuux nuuxsan karayee
    anigay noq noqoshadu
    i naanaabineysaa
    sidan kuugu nabanahay
    hadaad iigu nudan tahay
    amaad iigu nugushahay
    xiskeenoo nagaadiyo
    nimco la arki doonee
    [Tubeec]
    Waligey kumaan nicin
    naagana kuma ag dhigin
    ka nixina ismaan odhan
    naruurooy
    ka nixina ismaan odhan
    nasteexooy
    nidir waxan ku gali jirey
    noloshadaada awgeed
    qalbigeedu noogiyo
    naafaba ha daayee
    allahayow nasiibkeen
    nasiibkaa nasiibkey
    maku naaxi doonaa
    caashaquna neecawda
    maku neefsan doonaa
    [Magool]
    Neyruusku waa ciid
    waa nagi adduunyadu
    waa naar kalgacalkuye
    nasiibow
    waa naar kalgacalkuye
    nafteydow
    waa nibiri caashaquye
    nugul waa u daran yee
    hore iigumaad nixin
    naxariis kalgacalee
    waan ku naawilaayee
    nabad aan ku waarnee
    igadaa litaaqada
    niyad samida caashaqa
    adiguna ha naafeyn

  • @abdillahiaouledaouled1970
    @abdillahiaouledaouled1970 Год назад

    C'est magnifique à vraie dire ❤❤❤❤

  • @shiiqcali-yw2fx
    @shiiqcali-yw2fx Год назад

    Walee waa la qaan gaaray

  • @n3tnomad
    @n3tnomad 11 месяцев назад

    I really want to learn how to play the kaban. Does anybody know of any resources where one can learn the kaban, Somali, or Sudan are both okay...

  • @ismailomar2004
    @ismailomar2004 Год назад +1

    Kabanka lama maqlaayo inta kale waa ok

  • @xhasaneshaq8039
    @xhasaneshaq8039 Год назад

    Waaw

  • @CabdinasirmaxamudToxow-cz9br
    @CabdinasirmaxamudToxow-cz9br Год назад +1

    Shayadiin alle ka baQa

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour9510 Год назад

    agasimee astaan wax kalee oon ku diro ma garanayo walaal wax walba guul baad ka gaadhay ee bal imika somaliya uun baad ku eeg tahay geeska u soo ka halkiisa somali kala badan

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 месяца назад

    Heestii in la raaciyaa fiicnayd

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 Год назад +1

    Ma xuma wey dadaaleen laakiin orchestra ma ahan musiga wuuisku dhex yaacsan yahay kala saara noocyada musiga la garaacayo una kala qeybiya hana gogoynina musiga

  • @ahmedbarrow7590
    @ahmedbarrow7590 Год назад

    🙏

  • @higilhassan975
    @higilhassan975 Год назад

    Amazing ❤

  • @sameerhase788
    @sameerhase788 Год назад

    [Tubeec]
    Neyruusku waa ciid
    waa nagi aduunyadu
    waa nuur kalgacalkuye
    magooley
    waa nuur kalgacalkuye
    xaliimooy
    nafta maw xidigisaa
    nacab ma iska celisaa
    waxaad naawileysiyo
    naqu makuu cuntamayaa
    inaguna nasiibkeen
    nasiibkaa nasiibkey
    maku naaxi doonaa
    caashaquna neecawda
    maku neefsan doonaa
    [Magool]
    Nayruusku waa ciid
    waa nagi adduunyadu
    waa naar kalgacalkuye
    nasiibow
    waa naar kalgacalkuye
    nafteydow
    nabaraa i gaadhoo
    ma nuux nuuxsan karayee
    anigay noq noqoshadu
    i naanaabineysaa
    sidan kuugu nabanahay
    hadaad iigu nudan tahay
    amaad iigu nugushahay
    xiskeenoo nagaadiyo
    nimco la arki doonee
    [Tubeec]
    Waligey kumaan nicin
    naagana kuma ag dhigin
    ka nixina ismaan odhan
    naruurooy
    ka nixina ismaan odhan
    nasteexooy
    nidir waxan ku gali jirey
    noloshadaada awgeed
    qalbigeedu noogiyo
    naafaba ha daayee
    allahayow nasiibkeen
    nasiibkaa nasiibkey
    maku naaxi doonaa
    caashaquna neecawda
    maku neefsan doonaa
    [Magool]
    Neyruusku waa ciid
    waa nagi adduunyadu
    waa naar kalgacalkuye
    nasiibow
    waa naar kalgacalkuye
    nafteydow
    waa nibiri caashaquye
    nugul waa u daran yee
    hore iigumaad nixin
    naxariis kalgacalee
    waan ku naawilaayee
    nabad aan ku waarnee
    igadaa litaaqada
    niyad samida caashaqa
    adiguna ha naafeyn.

  • @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
    @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 Год назад

    Weligeey kuuma nicin naagana kuma ag dhigin ka nixina ismaan oran nafteeydaay.Axsan hees.

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 7 месяцев назад +1

    Waar meeshaa miyaa laiigu yeedho, heesta oo intaa oo qof tumayaan si fican ayaa aan u qaadi lahaaye.

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 Год назад

    Kooxdaanxageeyjoogaan

  • @abdulkadirhassan3393
    @abdulkadirhassan3393 Год назад

    ok

  • @ahmedali-zk7ud
    @ahmedali-zk7ud Год назад

    Astaan waxaan usoo jeedinayaa inay barnaamijka noocan ah joojiso waxay dhaawac ku tahay xadaaradeena muusiga ee soo jireenka ah. Habkan waxaa u shaqeeya ummadaha aan waayoaragnimo aqoomeed u lahayn muusiga iyo fanka. Waxaas oo dhan shaqada ay qabanayaan afar ama saddex qof baa ku filan.

    • @cabdiraxmaan.aalley
      @cabdiraxmaan.aalley Год назад +1

      Music waa kan sxb wax hal qof organ ku tumay dhadhan maleh wax laga dhagaystana maleh soo fiirso mucica suudanta ee sidaan ah adoon afkoda fahmayn baad macaansanaysaa, quruxda fanka waa sidaan xadaarada musicana waa in sidaan loo tumo aalado kala duwan iyo gacmo kala duwan ay isla helaan

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Год назад +1

      Music iyo fan ayaadan waxba ka aqoon yurub giriig iyo Asia intaba eeg musiga noocan ah ee dadka badan garaacayaan waa kan ugu sareeya uguna mirqaanka waalan,fadlan intaadan commenta qorin waxa aad ka hadlayso baadh kadibna adoo xogogaal ah qor waxaad rabto. Ee wixii kugu soo dhacaba ha qorin

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Год назад

      Links kaa daawo adaa ogaanaya musiga noocan ah waxa uu yahay iyo qiimaha uu ka leeyahay wadamada ku faana awoodda faneed iyo tan fanneed ee music
      ruclips.net/video/rOjHhS5MtvA/видео.html
      ruclips.net/video/u7sTTv_A3IQ/видео.html
      ruclips.net/video/jHe-pwvN0Zk/видео.html
      ruclips.net/video/5UMB8UVsufc/видео.html

    • @ahmedali-zk7ud
      @ahmedali-zk7ud Год назад

      @@DHAQANMAALONE Waxaan ka xumahay saaxiibow inaad xadaarada, xikmada iyo xirfada u taqaano uun keliya waxa Ninka cad iyo Ninka Cas sameeyaa, wax kasta oo ay sameeyaana sax yahay. Fahamka noocaas ahi waa mid lunsan ee iska saar shoodhe.
      Isweydii shaqo labba qof ama afar qof oo xirfadlayaal ahi si buuxda u qaban karaan maxay tahay baahida keenaysa 30 qof iyo ka badan in lagu waajahaa ?!
      Muusigan markii la tumayay ee fanaankuna teembada raacayay maxaa waxan oo xirfad yahan ah loogu baahan waayay?!
      Maxayse ka bedeleen kooxda intan leegi dhadhan iyo dareen ahaan ba hab dhacii asalka muusigan?
      Giriig ta, Aasiyaanka iyo Carabta aad sheegayso ee daliilka ka dhiganayso iyo dunida ba waxaa ugu badsada hab dhaqanka muusig tumista ee noocan ah Soodaan ta iyagana waa la yaqaan taariikhda muusikadooda oo shalay ayay ahayd dibu habaynta iyo casriyaynta manhajka muusiga Soodaan oo Muusiishan Soomaaliyeed dib ugu dhigay, aqoon gaabnidaasi waa sababta ka keenaysa tiro badan oo xirfad layaal ahi inay hal habdhac muusig isugu tagaan ee ogow.
      Midna ogow noloshu waxay leedahay sharciyo dabiici ah oo iskeed ay u dhigtay lagana talaabsan karin waxaa kamid ah "Nolosha kawniga ah marna ba tiro iyo tayo meel ma wada galaan" oo micnuhu yahay markasta oo tiradu badato tayada ayaa yaraata.
      Se adigu su'aalahaa jawaab naftaada iyo cidii kula rayi ah ba kasoo sii aqoonta muusiga ee aad ka hadlaysana adigu qaado ba saaxiibkayow ceeb la'aan.

    • @ahmedali-zk7ud
      @ahmedali-zk7ud Год назад

      @@cabdiraxmaan.aalley maxay Soodaantu sidan u sameeyaan weli ma baadhay? Taariikhda muusiga soodaan ta se wax ma ka haysaa saaxiib ? Bal baadhis ku yar samee arrimaha muusiga Soodaan wax badan baad fahmi Insha Allaah

  • @Said-e3y
    @Said-e3y 10 месяцев назад

    Saksifoonku wuu ka dhexmuuqdaa

  • @mohamedabdulahi6324
    @mohamedabdulahi6324 Год назад

    90 dhoola tusaaa
    Wxan sugna wa heeso hore iyo fanan cod leh. I.a

  • @maryamawalid8670
    @maryamawalid8670 Год назад

    Maxaa laga wadaaa

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад

    Cimaamadaan lama hesano karo astaan tagtay oo tilabsatay

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Месяц назад

    Wada jirka ninba waajibkiisuu guto macnaha ayaa la idin tusayaa ,bin hal abuura , nin laxanka saara,kook music ninba aaalada tumayo isku duba dhacdo bal eeg macaanka ay leedahay dawladnimaduna waa sidaa oo kale…..Somali dhawlaaaaaay

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 месяца назад

    Hal doorada muusikada sama ku waara

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Год назад

    ASTAAN WA WABEERI MAANTA
    HAMBALYO

  • @AbdaalGood-ey1mr
    @AbdaalGood-ey1mr Год назад

    Cuuudka have no sound

  • @mohamedsiidow7030
    @mohamedsiidow7030 Год назад

    Waaw