To me such harmonic quality of music doesn’t represent skills and talents only but after all , it represents IDENTITY, UNITY and common belongings that draws each of us back into that virtue of SOMALISM deprived.. right? It creates an immense of common values with nostalgia and higher skills of team synergy to revive not only our social prowess but our unity lost 😢… I thank you guys all and commend you all for the good job done…🙏🏽
Speechless 😢 this is the best Somali orchestra I ever come cross,a large group of musicians playing different instruments and playing together without conductor this is amazing well done Astan 👏✔️
Waligay comment uma qorin fanku sheega Somaliyeed ee 1990 ka dambeeyey. Lakin Maanta wan qoraya Sobobta oo ah waxan xasuustay Fankii Somaliyeed ee lagu diirsan jiray. Hambalyo Astaan.
Maasha Allaah waa qarannimadii oo soo noqotay. Walaalahyga qiimaha badan khayr Allaha idin siiyo. Shacabka dhiirigeliya oo muusikadii iyo heesihii dawladnimada Soomaaliyeed lagu yaqaan u garaaca si qalbigoodu u soo noolaato.
Maansha Allah Waxaad moodaa in lasoo ceshay Waagii Wacnaa Heestaan Waa Laxankii Cajiibka. Ahaa Ee Al Ustaad Saciid Harawo Qoladaab si wanaagsan ayay u timeen
waaw runtii waa music aad kuu soo jiidanayo ASAAN TV well done xitaa raga tumaya waxaan ka helay sida ay ugu raaxeesanayaan action ka iyo sida camera men uu ula jaan qaaday amazing !!!!
they mixed somali and Sudanese musicians really they play exactly original somali song SIR MA QABE for sahra ahmed allah might grant her his jannah ameen
Hobolada waberi iyo golihi murtida iyo madadalada national theatreki waxay lahayen dugsi.music lagu barto markey aflaxana isla waberi aya laga shaqaleynayey iyo somali jass musician koxaha kale dugsigas aya wada dhalay qof so barta conductor iyo pianada weyn ustadka ugu horeyey axmed naaji sacad allaha u naxaristo aamin 🔥🔥
Being a musician 30 years ago, I can certainly confirm that music is indeed an art. With respect to the late Sahro Ahmed and Said Harawo (Southern & Northern MN exposure mixed), the defining moment for me was at the 4:05- 4:16 / 6:28 minute mark. Seeing the "Maestro - Ninka Shaatiga madow - Magacisii waa hilmaamay" in action was truly unforgettable.
Astaan waxay soo noolaysay fankii iyo suugaantii soomaliyeed waxaanan leenahay halkaa kasii wad Adoo soo saaraya fanaaniin cod macaan oo lamida ama ka cod wacan kuwii hore Waxaan kuu haynaa taageero iyo mahadcelin balaadhan oo aan lasoo koobi karin Thanks for the construction and conservation of literature and materials of all somali 🎶 musical instruments and materials
its great remembered me berisamaadki lkn waa jirtay nation orchestra munaasabaha ayaa lagu qaban jiray national thiatre waxa kleyiya oo ka dhiman violinstayaasha tiradooda in la badsho waa mahadsantihiin. astaan tv
Ina adeer ma macaanida kooxda dhan tuneyso heeska miya waxa kala macaana jiimi hal organ ku tunayay Wa dhadhan macaana hal organ ahan fanan music tumo jiimi balse bahashu marka halkan ay mareyso far kaliya fool ma dhaqdo weye
Sirma qabe raxmaankow adiigaa u sahanee waxba maan samaynine ilaahay inta bukta haynoo caafiyo inta caafimadka qabtana ha u siyaadiyo intii dhimatay qabriga ha u nuuro inta music garacaysa rabbi arsaaqad xalaala oo waasaca ha ugu badalo insha allah aniga iyo inta ila midka ahna rabbi heesaha ha naga madoobeeyo
Amiinta hayla dhaafina thu, 13 jul 2023
Allah musiga iyo heesaha hanaga madoobeeyo waa aan dhimano, mana yeelayno, annaga kuguluma jirno habaarkaa, !! adeer meelaha kale la aad
To me such harmonic quality of music doesn’t represent skills and talents only but after all , it represents IDENTITY, UNITY and common belongings that draws each of us back into that virtue of SOMALISM deprived.. right? It creates an immense of common values with nostalgia and higher skills of team synergy to revive not only our social prowess but our unity lost 😢… I thank you guys all and commend you all for the good job done…🙏🏽
Great expression absolutely bro it is value image
Very valuable comment❤
Indeed it's a valuable comment ❤
Well said. I
Kheyr Allah ha siiyo macalimiinta bareysa dhalinyarta musigeenii waayo waayo iyo cidii dhaqaalaha ka caawiseyba. Amiin❤🎉
Munkar huduceeyn walaal danbi dageesiga ayaa inagu filan
Speechless 😢 this is the best Somali orchestra I ever come cross,a large group of musicians playing different instruments and playing together without conductor this is amazing well done Astan 👏✔️
woooooow wacdaro aan caadi ahayn astaan inaba ismalahay kooxdan ayaa muqdisho joogt muuqaal qurux badan mahadsanidiin horay usocda
Waligay comment uma qorin fanku sheega Somaliyeed ee 1990 ka dambeeyey.
Lakin Maanta wan qoraya Sobobta oo ah waxan xasuustay Fankii Somaliyeed ee lagu diirsan jiray.
Hambalyo Astaan.
CAJIIB CAADI MAAHA TANI
Hayey baad tahay
Faarhad weeyn hambalyo ! Keep going and glad to see this masterly performance & brilliant musicians !
Maasha Allaah waa qarannimadii oo soo noqotay. Walaalahyga qiimaha badan khayr Allaha idin siiyo. Shacabka dhiirigeliya oo muusikadii iyo heesihii dawladnimada Soomaaliyeed lagu yaqaan u garaaca si qalbigoodu u soo noolaato.
Very impressive. Somali music and culture is back . Thank you Astan orchestra. Hambalyo!
Wax micno leh inay yihiin waan iska gartay ❤❤❤ astaan waa idin wataa
Maansha Allah
Waxaad moodaa in lasoo ceshay
Waagii Wacnaa
Heestaan
Waa Laxankii Cajiibka. Ahaa Ee
Al Ustaad Saciid Harawo
Qoladaab si wanaagsan ayay u timeen
Masha Allah
Astaan TV bahda fanka iyo heesaha wlhi legend waye koox dhan oo qalabkooda sida maasha Allaah ìga dheh
Keep it you are the first people in Africa by music every time
waaw runtii waa music aad kuu soo jiidanayo ASAAN TV well done xitaa raga tumaya waxaan ka helay sida ay ugu raaxeesanayaan action ka iyo sida camera men uu ula jaan qaaday amazing !!!!
Waayo waayo iyo sidii lootumi jiray waa heestii SIRMAQABR IYO AUN SAHRA AXMED
TV ga ugu horeeya Tv YADA AMBA CHANNELADA SOOOMAALIDA EE KALIYA SIYAASAD IYO QUDHUN UUN KA SHAQEEYA hAMBALYO ASTAAN TV
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allaah haydiin xafido idilkiin
Erayadii maxamed adan Dacar cimri dheer iyo cibaado suuban Allah SWT Ha ugu deeqo Sahra Axmed Jaamacna naxariis waasaca
Laxankii Siciid Xarawo
Waxaan oo dhan laxankaa hooyo iyo aabe u ah siciid xaawo noo maceeyey
Shaqsiyaadka kaalinta ka geystay inuu isku keeno intaan rug cadaa waa u mahadceljneynaa oo wey ku mahadsan yihiin. You did good joob
they mixed somali and Sudanese musicians really they play exactly original somali song SIR MA QABE for sahra ahmed allah might grant her his jannah ameen
They are 💯 Somali 🇸🇴
Waryaa I didn’t hear arabic sudanese songs but just Somali songs combine with the it’s lyrics let’s enjoy go Khartoum if you want to here arabic songs
I enjoyed with this beautiful orchestra after many years back on stage our music iaback
Cajiib wallaahay❤ wax lagu cabbiro ma leh!
Hobolada waberi iyo golihi murtida iyo madadalada national theatreki waxay lahayen dugsi.music lagu barto markey aflaxana isla waberi aya laga shaqaleynayey iyo somali jass musician koxaha kale dugsigas aya wada dhalay qof so barta conductor iyo pianada weyn ustadka ugu horeyey axmed naaji sacad allaha u naxaristo aamin 🔥🔥
Astaan orchestra another level keep going
Being a musician 30 years ago, I can certainly confirm that music is indeed an art. With respect to the late Sahro Ahmed and Said Harawo (Southern & Northern MN exposure mixed), the defining moment for me was at the 4:05- 4:16 / 6:28 minute mark. Seeing the "Maestro - Ninka Shaatiga madow - Magacisii waa hilmaamay" in action was truly unforgettable.
Fadlan haddii aad taqaano magaca - ninka line-ka u horeeya ee dharka ( shaatiga madow) gaarka aha ( Maestro) magaciisa soo sheeg
ustaad muqbil@@diim7987
ustaad muqbil waaye.@@diim7987
@@diim7987Muqbil.
Haakah, Hadda ayaan wax Ka garanayaa. Ma dhagaysto mana fiirin 25 sanadood. Oo wax aan fahmi waayay ayaa isku haystay Masraxa, Billaahi Calayk. astaaneey Soo badiya
Waa Mahadsantihiin
Saxaphone Alto, Saxophone Soprano, clarinet- contra-alto, clarinet-contrabass., shepherd's crook-cornet,and the trumpet.
Acoustic-Guitar. Electric-Guitar, Electric Bass Guitar, electronic keyboard, synthesizer keyboard, violin, and ofcourse
the oud. battery drums and the bongo drums.
Thanks!
Fankeenii weli ma dhiman Masha allah
2024 hargeysa orchestra waan sugeynaa ❤❤❤❤
Astaan waxay soo noolaysay fankii iyo suugaantii soomaliyeed waxaanan leenahay halkaa kasii wad
Adoo soo saaraya fanaaniin cod macaan oo lamida ama ka cod wacan kuwii hore
Waxaan kuu haynaa taageero iyo mahadcelin balaadhan oo aan lasoo koobi karin
Thanks for the construction and conservation of literature and materials of all somali 🎶 musical instruments and materials
THANK YOU ASTAAN YOUR WONDERFUL TV
YOUR APROVE EVERTHING OF SOMALI ART AND MUSIC ENJOY
Waaaw this is another level 🎉 keep going ❤
Astaan TV well done
Allah ha idiin raaxeeyo sidaad innoogu raaxeeyseen.
wooooooow astaan wax wanagsan ayaad samaysaan well done
waaw waka guruxdi lagu ciiqin faanka
👋👋👋👋 bravo
Runtii waxaan dib u noqday 43 sanadood murugo iyo hawl iyo hayaan
Iyo qurbe 43 sanadood mar qudha
Ayaan dib uga boodey waxaan ku nastay maraan joogey magaalada
Ceerigaabo ahaa dhalin yarro ahaa
Labaatan jir waqtiga la legdamaya
Ahaa naf nolosho u macaan tahay
Werwer iyo baahi iyo murugo midna
Aan shaqo ku lahayn ku wareega sandaqadaha iyo dukaamada habluhu
Haystaan la dhegeysta heesta music geeda astaan inoo soo cusboonasiisay thanks astaan
Salaan sare hadaad tahay reer crgabo
The realitets good music orjester The world thansk this groub
Amazing stuff I like we love you .make us proud
Speechless..bravo Astaan
Waaaw❤
Waaw.sidaan.inad.kuwadiin.fiicnaan.lahaydaa
❤❤❤ waaaw caadi maahan ❤❤❤
Soomaali Jareer iyo Jileec waa idin salaamay
orschestrada heestan ee ay kooxdii iftin band sameeyeen, dabayaaqadii 80skii ma gaadhi karaan maanta kuwa joogaa, xattaa macaan ma leh,
This is one step forward
Thanks for doing this!!
Astaan meel sare ayey gaadhay! Hambalyo 🎉
Insha Allah we will see Somali Orchestra tour to the world
its great remembered me berisamaadki lkn waa jirtay nation orchestra munaasabaha ayaa lagu qaban jiray national thiatre waxa kleyiya oo ka dhiman violinstayaasha tiradooda in la badsho waa mahadsantihiin. astaan tv
Marka xigah fannaan noo keeena meesha music qalalan ma rabnee😂 horay u socda Team Astaan Music
Wlhi way naga barajeyen reer Sudan 🇸🇩
Nolada hor u socod wanagsan
shaqo dhaanta alahadin siiyo aamiin
Waww wa xagee meshan qurux
Kaalay Muqdisha
Soomaliya Samaanteed Soomaaliya xumaanteed Soomaaliya Soomaali baa leh 🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🎶🎵🎵🎵🎵🌹✅🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🎶🎶🌺🌺🌺
Astan 🔥
Cajiib.
Wadiyarsantihin gull iyo gobanimo 🎉🎉🎉
Wow, thanks, guys
Best ever
Of caleyk 🎉🎉
Saharo ahmed jaamac alle ha UN heestii sirmaqabe
Sir MA qabe raxmaankoow 😢
Sahra axmed
❤amazing instruments ❤
Cajiiib cajiiib waayo waayo
😅 ❤❤❤yaaa salaam saxibnaaaaaaaa
Woow
Somalidu fanka ahaan reer waqooyiga ayey wax ku ahaayeen car maantaba sharna boy taariikh ha ka tago la kala badi orodse ma aha
Ka kafton qbylda oo wanagyada kugu haree raysan wax ka radso
Bukur yare oorganka waan kusalaamat
Wooow wooow
Hambalyo 🎊 🎉❤
Cajib walhi.....waaww
Ax yaa Edo sahra Axmad, Xabaashad kasoo toosiseen.
Somali music is back
Yaa Ilaahii adduunka lahaayoow, maxaad hsaqo qurux badan qabateen. Maxaa ASTAANtv loogu abaal gudi?
Kalmada orchestra afsomali u badala ❤
isku dubarid or islakaasasho
Wow wow Somali successful normal days
ax ax ax waan mirqaamay runtii ❤❤😂
Sahra Axmed ayuun baa ka maqan ma istidhaahdeen!
Allah yarxamuhaa
wow!
Orchestra yaad meel kaga dhacdeen Niman yahow isku xishooda musiga waa Inaad iskool u gaashaan oo soo barataan.
Masha’allah Halkan waxaa ka soo socda fankeeni oo dhameys tiran, new waaberi musicians, Hoballo cusub oo xul ahna waan idinka sugeynaa...waxad mudantihiin inaad hore u socotaan......Mahadsanidin
CAJIIB WALLAAHI WAAN QIIROODAY XUSUUS WAXAAN DAREEMAY FANKEENII OO SOO ROGAAL CELIYAY
Astaan si kobci daqaan faneedka Somaliyeed
Guul & Horsocod wacaan
Axsan, waxase fiicnayd inay codii ahun sahrana ay ku ladhaan
Waad igaran. Isko HAADII. Yimado madhafto nama dhafto
Magacyada musigaystayasha laydunka rabaa
❤
Cajiib Allow umada no hanuuni kuwana ayagoo cimri kujira wali music garacayan.
Thanks!! Where is this taking place??
mogadisho national theatre
Hadda dadkaso dhan ma music bay tumayan waxan la yabanahy say iskuma kenayan cajib Wye ❤️
Music waa luqad leh xarfo iyo habraac Marka laxanka la sameeyo ayaa music la qoraa hadii la qoro musician kaste xataa ajnabu ha ahaado wuu Tumi karaa
@@ismailomar2004 maa la qoraa mise waa la tumaa sxb
Hadaanan qaldanayn waa heestii sahra axmed.
Sudaantiiba inagaa badeleyna iLaahay hakala qaboijiyo Suadan.
Ma Sudanese ba meshan ku jiro wll
Astan Waxaa ka codsaneynaa iney dhalinyaro soo Sarto qeybta Violini
laxankii saciid maxamed xarwo iyo mirihii
Aad Ayaan uga helay waaw
Faninta haka live ku hessta unba fanan buuxa noqondona
Abwaanka alifay ma taqanaan.?. Waa Siciid Xarawo.
Music haduuba micno iyo macaani leyahay Abdisalam Jimmy baa tumay
Ina adeer ma macaanida kooxda dhan tuneyso heeska miya waxa kala macaana jiimi hal organ ku tunayay
Wa dhadhan macaana hal organ ahan fanan music tumo jiimi balse bahashu marka halkan ay mareyso far kaliya fool ma dhaqdo weye