Daawo Canfar oo Caawa Weerar Gaadmo ah,Xasuuqii Garba_ciise,Liyuu ga oo JIida Hore ku Qabtay Basasin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 10

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 месяца назад +2

    WALAALAYAAL CANFAR WAA CADAW SOOMAALIYEED WAANA GARDARO GARAB OG. WAR SOOMAALIYEY GACMIHIINA KU CIQAABA WIXII CANFAR AH WAX NAXARIIS AH HA U SAMEYNINA ISKA DAAYA SOOMAALIYEY JIL JILEECA GACMAHA ISQABSADA ISKU DUUBNI MUUJIYA CANFAR WAXAA GADAAL KA TAAGAN ABIY IYO OROMO IYO XABASHI. GUUL IYO GOBONIMO❤❤❤

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 2 месяца назад +1

    😭 Somali Galbeedey hubka gurta, oo iskaashaada dhamantiin dhigtonada

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 месяца назад +3

    Ciisow dawlad deegaanka haysku halaynina idinku jabhado ciise weyne ka kooban samaysta waxba ha dhagaysanina buhuu bahaada Ogaadeenka. Somali hadeed qabiil qabiil bay u kala baxday qaran lagu midaysanyahay ma jiro hadeed

  • @CumarSaciid-d1l
    @CumarSaciid-d1l 2 месяца назад +1

    673 qof ayaa laagu dilay garba ciise maaliin kalye

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj 2 месяца назад +1

    Iska diida maxa ĺiniqsɓi

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 2 месяца назад +1

    Cafar waa Hasha cabaadee Geela cuunta. Cisse si ficaan ayuu u yaqaan in marnaba Cafar dhahiriin oo ay weeligeed gadhmo Dadka ku laayso.

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 2 месяца назад +2

    Markasto oo ay canfartu jabto dowladda itoobiya waxay ku baaqdaa dhexdhexaadim sifo aay canfartu dib isugu soo abaabulaan wax heshiis layidhaahdo majirte ragga iska celiya oo hais dhiganina
    Mida kale dadka laleeyahay ciidamada itoobiya ayaa amnigooda sugayo waa shirqool waxaana la doonayaa in canfarta lo bahalo geliya itoobiya dadkan marki guryahooda lagu xasuuqayay ayey bad baadin lahaayeen
    Canfar wey baabi'i doonaan haddii aysan dulmiga joojin itoobiya wey burburaysaa maalinta aay burburto meeshi ay Gali lahayeen baa larabaa iyaga ayaa somaali isku dadaansaday oo colaad iyo cadaawad beertay

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 месяца назад

      Somali state she never listen to Eithiopia

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 месяца назад

      They shd sue eithiopia govermrnt and arba

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 месяца назад +1

    Abyi waxaa looga guuleeysan karaa iyadoo hubka si daacad ah loo gurto. Loona sheego abyi inaanba toos somali u nahay dhulkana anagu aan leenahay. Wa koow.
    Midda labaad jabhaddi onlf hubka dib ha u qaateen. Baryo cidna kaama reebeeyso.