“ Difaaca dalka haloo diyaar garoobo, Xeryihii tobobaradaa laydiin furayaa “ Wasiir Maxamed Kaahin

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 62

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 дней назад

    Mujaahid kaahin waa sidaa diyaar waa loo yahay difaaca dalka❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 7 дней назад +1

    Mustacidiin ! from saylac

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k 6 дней назад +1

    READY MUJAAHID FROM CEELSHEIKH

  • @Xasmas
    @Xasmas 7 дней назад

    Geesi Qaran Muj.Kahin ❤

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 7 дней назад +2

    Waa in laga hor istaago muusebixi iyo inakaahin ay wadanka ka baxsadaan dhibaatada ay ka geystaan wadanka ayey idinka sii jeedinayaan boodh isku qaris.

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 7 дней назад +1

    Maxaan ku idhaahdaayeey

  • @user-gt3gw1fb8f
    @user-gt3gw1fb8f 6 дней назад

    أحسنت بحضرتك ياوزير

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 7 дней назад +2

    Soodigii ka soocaray dalkii laguu dhiibay

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 7 дней назад +4

    Waa nin marqaansan 24 saac

  • @MubYus
    @MubYus 7 дней назад +1

    Marka ugu horaysa waa in aad xidho xuduuda Jabuuti, hadal badan looma baahna.

  • @user-jg8it8tu5w
    @user-jg8it8tu5w 7 дней назад

    Shaadhka diineed
    سبحان الله سبحان الله سبحان الله

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 7 дней назад +1

    Ina kaahinow dalka laydinku aamini maayo walaahi dalka intaa. Kataliinaysan inaan soomaliland waxba noqonaynin

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 7 дней назад

    Diyaar garooba

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 7 дней назад +2

    Maad difaacdid sawdigii soo cararay maxaad u difaaci wayday ? Jooji sheeko baralayda & catawga . Nin shaqadiisii gudan waayay baa dadka wali hortaagan , dadka African ka ahi way ka dheer tahay in xisaabtan ay sameeyaan , caadifad raqiisa iga dheh.

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 7 дней назад +1

    Mr. Macaac huu haa. Wanu iskaa dhaafinaynaa xeryaha iyo waxad sheegaysaba bada kula dhac macaac ilaa macaac

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 7 дней назад +2

    Difaac lahayne nadhaaf somalia waa walaaladayo hadii somaliland wax laga difaacayo amxaar iyo xabashi baynu ka difaacayna

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад

      Faqash afweyne godka kala soobax

    • @user-du3qj4ww8k
      @user-du3qj4ww8k 7 дней назад +1

      Dhilo faqasheey

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад

      @@user-du3qj4ww8k dhilo afweyne majoogo buuqayareeya

  • @NADIRHASSANAWIL
    @NADIRHASSANAWIL 7 дней назад

    Diyaar wan nahay

  • @khadraosman9892
    @khadraosman9892 7 дней назад

    taasi waa run in dagaal loo diyaar garoob

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 7 дней назад

    Diyaarbaanu nahay

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 6 дней назад

    Xasan shiikh waa walan yahay midh inagama qaadayan kooxdi yararayd kadifacna ku sii dayna arsenal kadifacne inaan ku sidaynay raban qaraxbu u xiisay odayga xasan sheekh

  • @faaraxwarfaa4037
    @faaraxwarfaa4037 7 дней назад +1

    Waar fag dheh oo dee qayil gal illeen mataqaannid wax kalee daanyeeryohow.

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 7 дней назад +1

    Halgan halgan wayel bilaa khatuma ah war naxliga umada kala fadhiiso

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +1

      Afweyne godka kala soobax

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 7 дней назад

    🎉😢😢😮😮😂😅😅

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 7 дней назад

    😂😢😮😅😅😊😊😅

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 7 дней назад +1

    Carurta halugooynin runta ayaa hadhi beentuna way tagi

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +1

      Faqasheey afweyne mee

  • @fotballontop
    @fotballontop 7 дней назад +1

    Fule Ina Kaahin markaad waddankii burburisay ayaad dadka ku beerlaxawsanaysaa dalkiinna difaaca, dalkii iyo dadkii laydiin dhiibay meeye?

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +1

      Wadanka faqashbuu kafujinayaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 дней назад +1

    ISAAQOW ragii rajiimkii siyaad bare lasoo shaqeeyay ayaa HARGEYSA idiin fadhiya sida....Faysal, warancade,ina kaahin,muuse.... kuwaasaa idin laayey hadana weli colaad idin ku wada ee laxisaabtama

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +1

      Kuwaasaanu garab taagantahay. Ma faqashta dalka sheeganeysa dooneysaa?

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 7 дней назад +1

    Adigu ina kaahinow waxba madifaacikartid fulowyow afka kahadla beenaale

  • @jamaalmohamoud1887
    @jamaalmohamoud1887 7 дней назад +1

    Bal ninkan wayn ee xabashi ino amanaya isaga ayaa xabashi Ah habur xabashed ayaa la odhan jiray qabilka ninkan hada waa abu xabash

  • @saalaxy
    @saalaxy 6 дней назад

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Bal Adba????

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 7 дней назад

    Geenyo shaaximani qaylo badanaa horta 😂😂😂😂😂😂😂

  • @faaraxwarfaa4037
    @faaraxwarfaa4037 7 дней назад

    Waar ina kaahin kaar baa hayooo wuu wareersantahay.

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад

      Afweynuu kaa burburiyay maahin

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 7 дней назад

    Soomaali diid waa laga shaqaynaysaa ee xaarka isku xaji ma adaa dal xoreeyay ceebay tacaal

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +1

      Afweyne godka kala soobax markaa nookaalay

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 7 дней назад

    Heegadii markey helaa meelyar oo ay kunefisan ayey qaylo afka furtan . Iskadaa waxaase Goojacade kawaran . 30 sano ayuu been sheegayey welina wuusiwada.

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 7 дней назад

    Futo qadhmuune ma dadkaad kala dishayba ku difaacaya.eed lahayd waa CADAWGA GUDAHA

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 7 дней назад

    😂😂😂😂😂 ina kaahinow anigu nin Habar awal Ayaan Ahay xaqiiqda ayaan sheegaya muuse biixi iyo xasan sheekh jabuuyi ayaa lagu kulmay iyo abiye axamad,waxa jabuuti lagu diyaariyay kubadii somali lagu midayn la haa kubaduna maxay tahay waa DAKADAHA LAGU MURAN SAN YAHAY

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 6 дней назад

    😂😂😂adeer intaad adiga iyo muuse joogtan wallhi naago aya dalka qadanaya jilicsan fooqal jilicsan

  • @fotballontop
    @fotballontop 7 дней назад

    Fule lascaanood sawdigii ku soo daayey odayaashii iyo garaadadii ku khiyaameeyey fule wax ma tare, xilku wuu kaa dhammaadaye iska wareejiya adiga iyo saaxiibkaaba.

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +1

      Afweyne mee 😂😂😂Waa ragii ku agoomeeyay laascaanood qiimolamalaha

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 7 дней назад

    Bacaaac Neef orod iska qayil xayawaan yahaw SNM MUNAAFAQAD BAAD LA DHEX JOOGTAY HADANA MUNAAFAQADII BAAD LA DHEX JOOGTAYE

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 7 дней назад +1

    Beenaale soodigii reer soomaliland kala diley

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +2

      Waxba muukala dilin kuwa faqashta u shaqeeya buka

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 7 дней назад

    Waar dalkan adiga iyo muuse ayaa baabiinaya waad asaasaqdeen ee talada baneeya xoolayahaw indinka dalkan baabiinaya cadaw ka hor waayo tala xumadiina dalka jabinaysa ee baabiinaysa

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 7 дней назад

    Beenaale ina kaahin ninkii marka xabadu dhacdo carari jirey ayaa leh dal ayan difaaceynaa ninkii laascanod kasoo cararey

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +1

      Afweyne mee waa raggii afweyne daaqada kala baxay ina kaahin holac buu soo jiiday faqashoow

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 7 дней назад

    Beenaale tuug waxmatare afka nool meeday laas coonood soodigii ka soocaray fuloyow

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 дней назад +1

      Laascaanood doono meyno faqashow laascaanood maxay kugu soo kordhinkirtay