Farxad Donald Trump oo Qiray in Ciidanka Puntland laayeen Amiiro ajinabi ahaa oo Halis badnaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Комментарии • 10

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 6 дней назад +1

    Masha allah walaal guleso xidigaha tabe war xaqiiqo ah ugu imow xidigaha tabe waa idaacad umada somaliyeed udhexeeso walaal hadaa nahe cidanka difaaca puntland abaal baa kuu haynaa sidaa noo garab istaagtay ilahay hakuu garab istaagnado puntland na waad ku casuuman tahe oo marti sharaf weyn baa noo tahe inkastoo puntland aad marti ku aheen ee tahe jubbaland dhukaga hooyo ee somalia mar kale aad baa umahad santahe walaalkey 👏👏👏

  • @bby6
    @bby6 7 дней назад +2

    Guul ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 6 дней назад

    Mansha Allah guul puntland adna gulayso sad nogarab tagantahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 6 дней назад

    Guul guul geesiyaasha ciidamada Puntland Allaha garabkiina ahaado
    Guul 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @AbdulHassan-o5f
    @AbdulHassan-o5f 7 дней назад +3

    Weriye sare guuul puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 6 дней назад +1

    Guul PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱✊✊❤️❤️🏅🏅

  • @mrjamac
    @mrjamac 7 дней назад +3

    PUNTLAND IYO MARAKAYNKA WEY ISKA KSHANAYAAN CIRIBTIRKA ARAGAXSDA URURKA DAACISH

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 6 дней назад +1

    Guul ciidanka difaca dowlada puntland dowlada America 🇺🇸 Donald trump iyo dowlada imaaraadka arabi waxey duqan cirka iyo dhulka lagu qadey kooxdi argixisada lSlS dacish shbb damajid KBB horgaladi shurshurki wey jaban

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 дней назад

    Yaarabi xasan sheekh baa ka naxaya arinkan

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 7 дней назад

    Butland 💪💪💪💪💪💪🌸🌸🌸🇸🇱🇸🇱🇸🇱🌺🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪🌸🌸💕💕💕💕🌸🌸🌸