Maashaa Allah Tabaarak Allah. Allaha guuleyo Ciidmadeena, Reer Puntiland , Wariyayaasha so tebiya positive ka iyo inta jecel Horumarku Puntiland. ❤🇸🇱🇸🇴👍🤲
Ina adeerow SSDF markii Ay wardheer iyo walwaal fadhiyeen Baad isoo xasuusay Bil kasta 200 ariya iyo labaatan geela ayaa jamhada Ku bixi jirtay 90% kii reer khalaf baa bixin jiray ceeb baad ka sheekaysay Reer PL Waa daacish adeer run la isuma sheegin
Waryaa reer puntkand iyo waxay ciidankkooda ku garab istaageen ha faallayn hana kala gurin kii aan bixin adigu deyn kuma lihide? Waxay bixiteen noocyadoodana cidi ja sheejee juma orane ogow Xoolo ayay ku farab istaageen inaad tiraahdo naku deeqi weyde?
Reer bari dad maaha quran uf dadka iyo salka laga xoranayona iyagaa keenay uf reer bari aad bay umahadsan yihiin reer 1,nugaal eer 2,mudug reer 3.haylaan 4.reer qardho 5, reer bari baa ugu xoolaya yar waana nimanka dadku u dhimanayaan wele reer bari waa bakhayliin lakala badi oridna maaha salbool reer bari istoosiya
SHARE + LIKE & SUBSCRIBE
Masha allaah guul Ciidamadena iyo shacabkena puntland
Masha allah guul shacabka iyo ciidanka dawladda puntland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK DDS D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha Allaah Reer Puntland ❤❤
Maanshaa allaah 🇸🇱 ♥️ illaah meesheey ka soo saareen bedelkeeda oo qayr qabo alla ha siiyo aamiin yaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤
Maasha.allaah tabarakalaah
Mansha alah meshey kasoo bixiyeen alaha ugu barakeeyo wax kamal badan walala puntland guuleysta guul iyo gobonimo shacabka puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa Allah Tabaarak Allah. Allaha guuleyo Ciidmadeena, Reer Puntiland , Wariyayaasha so tebiya positive ka iyo inta jecel Horumarku Puntiland. ❤🇸🇱🇸🇴👍🤲
mashaAllah ماشاء الله تبارك الله
Well done puntland people 💪🇺🇿👏👍❤
Guul iyo Gobanimo 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allah way dadaaleen xiraday kasoo saareen wax ka ka badan alaha uga buuxiyo
Aamiin aamiin aamiin yaarabi caalamiin
ASC.WAA RABI MAHADII IN SHACABKA PUNTLAND AY QEEB LIBAAX KA QATEEN DAGAALKA SOCDA.WAXAAN RABI KA BARYAYAA IN UU SIIYO AJAR MAALINTA QIYAAMO.AMIIN.
Masha Allah ❤❤❤❤❤
ALOW BARAKEE OO BARWAAQEE XOOLA DHAQATADA PUNTLAND❤🙏🙏🙏. ALAHA U CALFO XOOLAHAAS CIDAMADEENA💯🙏🙏🙏
Mashaa Allah tabaraka allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waaawareey reerka imaaraadka daarood taajir Sanaa ilaahoow idin badi xoolaha aad ugu deeqdeen ilaaheey ha idin barakeeyo guul baan idin rajeeynayaa❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah guul guul iyo gobanimo reer puntland 💪💪💪
Maansha Alaah butland guuuuuul butland guuuuuul 🌸🌸🌸🌸🌺🌺🌺🌺💐💐🌺🌺💐💐💐🌸🌸🌸🌺🌺💐💐💐💐🌺
Maashh allaah maasha allaah la ha barakeeyo dadkiila soo baxay
Masha Allah guul puntland
Maasha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobanimo
Mansha Allah caymaleh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah meeshii ay ka soobaxsheen ilaahay wax ka khayrbadan haygu badalo
GUUL IYO GOBANIMO❤
DEEQ WAA LAGU YIQIIN DADKEENA😊 ALAHA INTII WAX BIXISEY 1000 JEER LABANLAABKEED UGU BEDELO💯🙏🙏🙏
Manshallah guul iyo gobonimo Putland Government ❤❤❤❤
Maansha allaah viva gobolkaygii nugaal
Hadaanahay nugaal ari ayaa naguxaaray maanshaa allaah tabaaraka llaah
War reer abtigay geelna waa leeyihiin illaahay wax khayr qaba howgu bedelo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ha Cambaarayn Reer puntland, kii bixiyey iyo kaan bixin
Waligoodba xooleheenu waxay ahayeed saadka dagaalka.Siiba gobolka Mudug.😍😍😍😍
Shacabka puntland guuuuul
Bari ayagiibaa daacish noqday illaahay hasoo hadeeyo cadow ayay hoosta soogashadeen
MaashaAllaah
Guuul
Xil weyn baa saaran reer buurtinle maadaama taliyaha ciidanka ugu sareeyaa yahay nin reer buurtinle ah
Maashaa allaah waa in laga sii badiyaa taageerada intaas
guul iyo gomanimo
Mansha allah dadka putland ee ciidanka garabtagan hambalyo Saad ciidanka ugarb istagteen
Shuke. Marwada. Madaxwaynaha puntland marwo ijaabo 10 geel ah baybixisay mana aadan sheegin intakale waasheegtay
Asc sxb hadalka furistiisa hal ku dhig u samee sida bisinka ama salaanta oo kale iyo wixii lamida
Mashalaha puntalan wa qali iyada isku filan
Guul iyo gobanimo Rer ciidan iyo shcbka
Asc maam way mahadsan yihiin
Masha Allha Insha Allha
m.a hawl kamadaalooyin wali waa hogadii horaa loo socon
Masha Allah Ilhy hagarab galo
Reer nugaaleed guulaysta walee magaalo madax bilaash kumaydaan qaadan gob gobi dhashay
Guuleesta puntland
Maashaallh
Sharaf ayey lee yihiin shacabka puntland oo ay garab istaageen ciidamadooda waa waxa reer puntland dheer yihiin soomaali oo dhan syl maskaxdii ka danbeysay waxaa aasaasay reer puntland
Waamahad santahay wariye
Sanaag waxy kujirta dagaal yaduba wana lguso qaxy erigavo bna kuso qaxdy yga r.sanaag taakulo u baahan
Waa runtaa maatadii ceerigaabo ka soo qaxday baa daadsan
Ina adeerow SSDF markii
Ay wardheer iyo walwaal fadhiyeen
Baad isoo xasuusay
Bil kasta 200 ariya iyo labaatan geela ayaa jamhada
Ku bixi jirtay
90% kii reer khalaf baa bixin jiray ceeb baad ka sheekaysay
Reer PL Waa daacish adeer run la isuma sheegin
Niyow shuukow hadalka aad calashanaysid Naga dhaaf please
Sanaag, sool iyo cayna iyagu dagaal kale ku jiraan arkagixiso snm ladhoho la dagaalamayaan oo aabaha daacishta ah
Waryaa reer puntkand iyo waxay ciidankkooda ku garab istaageen ha faallayn hana kala gurin kii aan bixin adigu deyn kuma lihide?
Waxay bixiteen noocyadoodana cidi ja sheejee juma orane ogow
Xoolo ayay ku farab istaageen inaad tiraahdo naku deeqi weyde?
❤❤❤
Reer bari dad maaha quran uf dadka iyo salka laga xoranayona iyagaa keenay uf reer bari aad bay umahadsan yihiin reer 1,nugaal eer 2,mudug reer 3.haylaan 4.reer qardho 5, reer bari baa ugu xoolaya yar waana nimanka dadku u dhimanayaan wele reer bari waa bakhayliin lakala badi oridna maaha salbool reer bari istoosiya
SSC. WELI MA BUUXIN MAMUL BUUXA. WELINA WAA PLAND
The one only
Dani xaaskisa Qardho 10geel
Hadaanahay buurtinle waxaan sugayay 100 neef oo geel ah waayo xaruntii geela nahay waa inaan isku noqo naa
Rer bariga farbaa ku godan 😂 aawey taakuladii ciidanka puntiand ee dagaalka ku jiraa
Siidaaa an caynee 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Mudalinta xoolaha kudhagan
Gobolka Riyaha. Nugaal.
Wakaalada maxay bixin ayadana 😂😂
Waxba😅😅
Ariga iyo geelka ee ugaar saleebanka ee bixiyen cismaan maxamuud baa sheegtay waa qiyano
Qabiil lama sheegin ee degaan ayaa la sheegay, Ugaar Saleeban gobalka Karkaar ee Qarho ayuu began yahay ee saa ula soco,.
Kuma jirin adeer ssc khaatumo waa dawlad aan nina aqoonsi uga baahnayan maamulada gobolada iska daaye mida weyn ee federalka ah ayaanan aqoonsi uga baahneyn adeer adna saa ogow
Dhulbahante iyagaa udhisay maamulkaa punland hadana waan kabaxney waxaan kudhawaaqnay maamul cidkasta kamadaxbanaa
Siciid deni oo ah madaxa punland waa ogolaaday saasaan uga baxnay punland
Uf caleek akhas futadiina kufilaada