Xogta Madaxda & Tirada Kooxda Daacish Duqeynta looga dilay iyo Magacyada, Dagaal kale oo ka qarxay B

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 32

  • @MaysaAbdi-g5q
    @MaysaAbdi-g5q 4 дня назад +1

    MashaAllah ماشاء الله
    Well done puntland people 👏 👍 😊❤
    Guul iyo Gobonimo ❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 6 дней назад +2

    Xassan wax uu Maqlo wuxuu u jecelyahay Putland ayaa burburtay
    Laakiin hoostiisa ayuu ka heli

  • @IlkacaseYare125
    @IlkacaseYare125 6 дней назад +2

    ❤❤❤

  • @BenkarowSandeel
    @BenkarowSandeel 6 дней назад +2

    Xasan.ma.yiraahdo.duqeeya.koonfurta.iyo.shabaab.run.naan.la.sheegine.rati.ka.raad.qurxoon

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 6 дней назад +1

    Xasan baa ku deydey Dani , takale maalin kadib ayuu xasan dhahay ciidanku wuu ku jire duqeynta, waa beentii xasan, maba ogeyn 😅

  • @necterine6635
    @necterine6635 3 дня назад

    Mashalaha ciidanka putland
    Guul Guul gara ishalaha

  • @IshwaaqAbdulkadir
    @IshwaaqAbdulkadir 6 дней назад

    Xasan isagu hasaka xoreyo budalan wa necebayahaya guuuul caidanka budalaan xasan wa kanahaya guuuul madaxweene dani❤❤❤❤❤

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 6 дней назад +2

    Maxaa ka galay Dowlada MOQDISHO PUNTLAND 👑🇸🇱❤️ Waxaa Guusha leh PUNTLAND POWER 👑🇸🇱❤️💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻 Ceeb tiisa kama Baqo miya in lagu ogaado Beenta 🤮🤮🤮🤮

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 6 дней назад

      Because Dawlada Federalka aya mareekan kala hadashay arimaha dacish. Mamul gobaleed xiriir ama codsi dibada masameyn karaan

  • @amrano1302
    @amrano1302 5 дней назад

    xasan shiekh is qor badana inu ka hadlo didayee wuuna xaqiray putland deni masha Allah dal xoreyey ada ah Trump long live for ever and thnks for your help putland ❤❤❤❤💪💪💪

  • @AbdirahmanFarah-d3c
    @AbdirahmanFarah-d3c 5 дней назад

    Xasan sheekh Askari Kama jöogo puntland deni 7000 ciidan buu udiray iyo qeybtii labaad dhowe kun

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 6 дней назад +4

    Waa khasab in xasan sh. Lagu wargeliyo duqaynta waayo isagaa ah madaxweynihii dalka...taasi maaha xasan waa fcnyahay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 дней назад

      Riyo haday dabo leeyihiin duburtooda ayey Ku qarsan lahaayeen
      Ma Xassanka ay Drones Ka cayrisay Villadi 😅😅

  • @Sumaya60-o8y
    @Sumaya60-o8y 6 дней назад

    Yaa somalia MW ka ah ma nin mamulgobaleed jooga arimaha debada cid lagala xiriirao dowlada somalia.

  • @CabdimaxamedFarax-b3t
    @CabdimaxamedFarax-b3t 6 дней назад

    Gc

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 6 дней назад

    Madaxweynuhu ma isku dayey inuu hor istaago duqaymaha maraykanku fuliyey

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 6 дней назад

    Xasuuqa buuraha Cal Moodow wAA Dhimashadii Harti ugu badnayd halkaas ka DHACAY.

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 6 дней назад +1

    Xasan xabalofage wax Shaqo dagaalka. Wuu kucammiranayaa waxaan. Usheegayna. Iinnuu xabalihiisa iskafagto

  • @necterine6635
    @necterine6635 3 дня назад

    Guuleysta reer putland had iyo jeer Ishalaha jani iyo jiihad

  • @aishaluulcadysay5470
    @aishaluulcadysay5470 4 дня назад

    DANI WAA DALKIISA MADAXWENA UU KAYAHAY ADNA WAAD OGTAHAY WARIYE DAA CAD ISKA DHIG

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 6 дней назад

    1:03 Xin iyo Xaasid.
    Qof Xinle ah Jago Iyo Masuuliyad ba waa laga Ilaaliyaa. Waa Dumar-Isbuuca ku jira camal.
    100 PHD oo kala duwan waddo. Mar hadaa tahay. Qof Xinle ah Iyo Qabiilyahan/Xaasid.. Garaadkaagu Waa 1sano Jir. 5kiilo SAXAN-BARIIS ah u Dhiib, Ragaana U dhig ku dheh.. Miyuusan Bariisku Ciida galin.. Hogaan Somaliyeed Waa saa. SIYAAD BARRE IYO FARMAAJO LAGA REEBO.
    Wax ka Fiicnaa, Oo Doowlad ah? Miyaa la arkay?. Aan ku Darree 🤔.

  • @amrano1302
    @amrano1302 5 дней назад

    deni ba leh guusha iyo dadaalka xasan musuqmasup alshabaab ba iska xoreyn kaha cidaka somalia dhameyey hubkana ka furta

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 6 дней назад

    Waa la ogyahay in ey budlan ey si layableh ey uladagalen u babiyen uga dacish uga sufeyen buraha calimiska intodi badneyd xasan waxa lagu war galiyay xasan sheq marki la we rari rabay nusac ka hor xasan sheq lib iyo abal u budlan u geystay må jirto

  • @MahadTahlil-z8g
    @MahadTahlil-z8g 6 дней назад

    war xasan xaasidow p/land kuma baahna

  • @AbdirahmanFarah-d3c
    @AbdirahmanFarah-d3c 5 дней назад

    Triumph wuu sheegay in puntland la dagaalameyso dacish isagoo sheegay in muqdisho korrupt tahay musuq Fight Fight ayuu yiri trumph

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 дней назад

    HIHI😂 WAA CEEB ADUUN IN XASAN TUUG SHEEGTO DUQAYNTA DIYAARADAHA USA EE KA KACAY MARKABKA BADA HIDINYA JOOGA😂. ISAGA OO NAXDIN KA QAADAY MARKUU ARKAY CAALAMKII OO USOO GURMADAY 🤥. XASAN BEEN IYO CEEBI WAX KAMA QAADO😂. WAA KHANIIS XIRIBAHA XISHOOD LA AAN XIIRTAY😂.

  • @badicadebadicade12
    @badicadebadicade12 6 дней назад

    Hasan wa iska hadlay

  • @DariCali-y3w
    @DariCali-y3w 6 дней назад

    Hhhh xasan xumow in uu masaajidka galo oo kaso habaaramo kaliya ayaa u hartay caawa aduunka wuxuu ugu jecelyahay in puntland dagaalka ku jabto

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 5 дней назад

    Ceigaadabo maxa kabeli karan

  • @MaxamedCabdilahi-v7r
    @MaxamedCabdilahi-v7r 6 дней назад

    Wariye ceergabo ..way .suganahy amaankeedo .lgmana .warwar qao wana . Been ..wax aad. Shegaso ..iska .hubso ..iwm