DEG DEG Turkiga oo ku dhawaaqay natiijada Baarista Shidaalka Somalia, MW Xasan sh oo Lafta gareen Ci

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 15

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 2 часа назад

    Guul iyo Gobanimo 👏🏼👏🏼👏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 часа назад +2

    Itoobiya waxay rabaan inay goostaan oo ay ku beeraan xabashi jubbooyinka iyo K.galbeed sida ay ugu beereen Soomaaliland iyo puntland oo hads iska eriday markii shacabka puntland kacdoon sameeyeen Soomaaliland weli war lagama hayo oo dadkii ayay ku milmeen deegaano ayay ka saneysteen Hargeysa iyo zVurco iyo meeli kale marka xsbashi ma ogo lssnssyo Banaadir iyo shabeelooyinka waayo waa lagula dagaslas dadweynaha goboladaas oo meel ah iyo d shabasb.marka goboladaas koonfur fog ayay rabasn aaqirka in itoobiya lagu daro hadana befer zone ay u asto oo bern ah si ay u gasrto kismasyo una goosato.

  • @AweysQureysh
    @AweysQureysh Час назад

    Mala helay Haa oo may

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 часа назад +1

    WAA SHEEKA BARALEEY MARKA XASAN XAALKU KU XUMAADABA 3-DII BILOODBA HALMARAA LASOO GELINAA TURKIGABATROOLKII WAA HELAY, GOOD LUCK WITH THAT .

    • @HirsiFarah-h4k
      @HirsiFarah-h4k 41 минуту назад

      Hanoo keenin munaafaqa tuuga ah warkiisa waxaanu idinku darsanayno majiraan jubaland koonfur galbeed Hal dowlad bay isku noqon puntland iyo ssc Hal dawlad waxaanu idinku darsanayno maleh iyo dawlad danbe oo reera bililiqo la wadaagey no 37 Sano ayaad waqtiga Naga lumiseen DAWLADNIMO shaqa kumalihidiin

  • @AxmedAbdirashiid-c6z
    @AxmedAbdirashiid-c6z 2 часа назад

    Ciidan shisheeye waxaba na tari maayaane somaliyeey dalkeena ma difaacanaa oo daacad ma u noqonaa dalkeena io dadkeena

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 часа назад

    Soo daa turkigu waa tuugo heer caali ah

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 45 минут назад

    Hageeyo deegaanada qabiilkiisa

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j Час назад

    Imisaa bat somalida ladahay?😮😮 nosheeg adeer inta aad warka kuwa xamar joogaa fafinaysid

  • @CarabDhayloos
    @CarabDhayloos 4 часа назад +3

    TURKIGU WAA KHAAYINKA DOONAYA SHIDAALKA SOMALIA INUU DHACO ISAGA IYO XASAN MUAAFAQ,TURKIGU WELI KHAAYINIMADIISA SOMALIDU MA FAHMIN

    • @Mohamed-n9s2j
      @Mohamed-n9s2j Час назад

      Turkiga eedu ma aha ee xasan dhiqo iyo reer kisaa

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 51 минуту назад

    Anagu dhegtaanu kuhayney

  • @adenhajar9648
    @adenhajar9648 16 минут назад

    Watermelon been badanayeywa afkii xasan sheekh maxamuut aatahay

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j Час назад

    Dhulka hawiye haa geyaan turkiga ,galada , itopianka iyo balaayokastee.😂😂😂😂😂

  • @AhmedBashir-sp3iy
    @AhmedBashir-sp3iy 4 часа назад

    Sxbow beenta maat iska deysan wax meeqa idinku qoran iyo warka aat sheegeysaan inta badan isma laha wlhi 😢