Falanqeyn: Maxay Jabuuti uga xanaaqday Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Itoobiya?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Комментарии • 55

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto Месяц назад +6

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 Месяц назад +3

    Guul somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад

    Guuuuul isha allaah somalilan

  • @TheSalammoussa
    @TheSalammoussa Месяц назад

    Issa is not easy, we have "salal région in somaliland ", " sitti région in DDS Éthiopia ", "and djibouti my issa home" , 3 différents lands One Nation, issa Power all over the world.

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 Месяц назад

    Allahaa gulleyo somalilaand

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад +2

    Guul somaliland guul itopiya ❤❤❤

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    WAXAAAN JOOOGAAA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL HAJABO CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 HAJABO CADOWGA SOOMALIYEED HAJABO

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +2

    Beeenaalayaal dheh

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Месяц назад +1

    guul qaranka somaaliland

  • @cabdishakuurmahamuud2568
    @cabdishakuurmahamuud2568 Месяц назад

    I amin waa macalin iyo ardaygisi _
    Guul somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад

    Guuuuuuul somaliland yes 1960 jun 26❤❤❤❤

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Месяц назад

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA 1960 1977 IYO 2O24 CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA AXMAARO AXMAARO QUSHAASH CADOWGA SOOMALIYEED HAJABO

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад

    GUUL SOMALIA CADOWKANE ALLAH JABIYO KUWII XAASID KU EH SOMALIA ALLAH JABIYO GUUL GUUL SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 Месяц назад

    RIYADU WA FREE ILMO CABAARSO FROM JABUUTI

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    HAMBALYOO HAMBALYOO MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL

  • @hurrekoje2146
    @hurrekoje2146 Месяц назад

    The most peculiar aspect regarding these individuals is their consistent fabrication of historical events, particularly those that transpired in 1960. To begin with, there has never existed a nation known as Somaliland. The term "land" was commonly utilized by various European colonies in the region, such as Italian Somaliland, French Somaliland, and British Somaliland. British Somaliland only maintained independence for a mere four days. It is unprecedented for a nation to achieve statehood after only four days of independence, especially without financial resources, a military, or a national flag. Essentially, it was merely a territory that amalgamated with another to form what is now recognized as Somalia. The notion that Somaliland or British Somaliland was an independent nation is grossly inaccurate. Furthermore, the SNM, a group purportedly inspired by your clan and others within the region, did not have unanimous support, rendering your clan's secession illegitimate. It is unacceptable to impose the political agenda of one clan onto others, as it goes against the principles of democracy and mutual respect.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Месяц назад

    The hair and the voice !😂

  • @AadanMahamuud
    @AadanMahamuud Месяц назад +1

    Politistic aqoonyahan abdikarim. Halkeediiba aqoonyahan soo dhigtay

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    HAKA XOROOBAAAN BAAAN SOOMALI GALBEED CADOWGA ITOOBYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Месяц назад

    Qaalasyadiih Dhulbahanteh miiyad raabtaan iin Ethiopia iidinkah diifacdo. Ssc is gone Awdal is on the isaaq 100 Sano oh daanbeh aaqonsih haaradsho good luck

  • @lulali8651
    @lulali8651 Месяц назад +1

    Yaa isaaq laand waa mamul goboleed aad u yar waa halfobol iyo bar ,marka beentaa isku seexiiya isaaqow

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xayawaan meel laga jiro aan aqoon wuxu sida dadkaba maaha kuwani
    Dhamaantood sida ,lo ,da ayey u ciyaan

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 Месяц назад

      Adigu inaad hadashaba maaha waayo wax jira maba tihid

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Месяц назад

    Ethiopia waa sxpkaa kowaad ee Somaliland muqdisho na waa cadawga kowbaad ee Somaliland djoubtina waa cadawga labaad ee Somaliland

  • @user-jf9qs1ec1y
    @user-jf9qs1ec1y Месяц назад

    Cunuga bac itoobiyaan jacayl ah baa kujira muxuu lagargairaya muu caadi uhadlo maangaabka dal la ictiraafayo dhulkiisa iyo badisa magato

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Месяц назад

    .nasiib.xumo.dadka.hadlaya.qarkood.wax.magartaan.war.itoobiya.aqoonsi.kum.sin.kartee.dhulka.yaan.lagaa.qaadan.abiye.waxuu.yIri.sayac.anagaa.lahaan.jirnay.war.yaxaas.ku.yuusan.idin.laqin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад +1

    ale hajibiyo cadow kasta oo soomaliand ku soo wajahan aaamiiin iiraan maxay cid tari kartaa iyadu hoeta ma ogaatay cidii dishay madaxweyne nihii iraan arinku waa tiisa daryeele baa dadka kale wax taarta😮😮😮😮

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 Месяц назад

    Wali caadi ah 😂😂😂😂

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 Месяц назад

    Adero isse iyo samaron rali kama ah figirna ad wadan😂😂😂. Sii washa😂😂😂

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Месяц назад

    Faqash jabtay rumayso ama ha rumaysan geeela doofaar godkiisa ayay biyo ugu galeen

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Месяц назад

    Gabadhan yaa dhalay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Firdhiye hooyadiin ayuu idiin dhisay. Xabashi iyo oromo cidi u nixi mayso meeshaa ha qaaaaaaaaaq leeyaan itoobiya maxay idinku falaysaa ee aad u qaban kartaan. Idinka iyo badda masuul ayaa laydinka yahay

  • @user-hs2cy9gd7e
    @user-hs2cy9gd7e Месяц назад

    Kkkkkkkkkkk waligey dad ka khiyaalibaden ma arkin anaga u dhallen Awdal waxay ka hadlayaa maba fahan san na waayo meeshan dawlad Mahee waxaad tidhaa beeshadda isaaq ayaa sida rabta waayo cidna Inama rabto anaguna waan ognahey inaad tihiin cadaw gaya.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Месяц назад +1

    DHULBAHNTE LAASCANOOD BAA XOOG LAGA QABSAN HADUU EHULKA ISAAQ KU SOO DUILO XATAA SHACABKA HAWIYE KA YEELAYN WHY SOMALIDA MARKII HORE ARINTA MID SOMALILAND DHEXCTAALA U ARKEYN
    HADDDA HADEY KHATUMO DHULKA ISAAQ WEERARTO KU BUSHARSTEY IN DAROOD XAMAR HAWIYE KA SOO SARAI DOONO 4:15

    • @user-qg2ec3jw6o
      @user-qg2ec3jw6o Месяц назад

      Hawiye ma wax wanaagsan baad na ergateen ragii maatadii hawiye markabkii udiiday iney kaso dagaan dadkii maatida ahaa itoobiyan baad ka soo dejiseen xusuusta reer soomalilanow qarax marku nalaku qarxiyo waad dabaal degi jirteen farxad i kastoo aan leydiin qabaneyn oo hawiyuhu idinla mid aheyn hadana daarood baa idinka gobsan idinka soomalisan waa nin reer beledweyne ah oo aad idiin la yaaban odayashan sharafta odinka qaday wey fashil meen ee siyasada ka fariisiya muuse siyasi ma aha waa nin reer miyi ah ciilqabe ah

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Месяц назад

    WAXA YAAB LEH INAY RAG YAR YAR OO AAN KHIBRAD IYO FAHAN LAHAYNI SHEEGTAAN AQOON YAHANO KUWAAS OO DOONISTA NAFTOODA IYO DAREENKOODA
    AY QOF KAGA SOO HOR JEEDAAN AY KAGA WARAMAN ARIMO FOOL XUN OO ALLE UGU CADHOONAYO FAWDANA ABUURAYA SIDA KAN YAR OO KALE

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Месяц назад

    Qaarbaa u heysta in muuse biixi loojeedo oo mucaaridada muuse biixi iyo danaha qaranka aan kalagaraneyn ,siyaasiyiin maan gaab ah oo waxaa dhuraya ayaan arkey

  • @user-bp2kk4kr2r
    @user-bp2kk4kr2r Месяц назад

    Macalin abdikarem booltuur

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 Месяц назад

    Aqoonyal halkeedad dhigtay

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Месяц назад

    Aduunka waxaaa ugu liito adiga oo og in aaad been Sheegayso halaguu Sacab tûmo Adeer 2️⃣ week ago ayow muuse shezgaaye Air somailand today Ragii lahay way diideen warkiisa

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Месяц назад

    Runta in kagunoolaado wanaagsanaan-lahayd,reer been kunnool .
    Huunno heego shaqaaqdiina wada.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Месяц назад

    Mucu ka sheekaynaa?
    Wadan haduu calan qaato aqoonsi ayuu u helaaa si toos. Xataa Unta xumin ayuu ka noqdaa

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Месяц назад

    Xorowdaye Calankee ayaad taagtay.
    Haddii Calanka Buluuga aad taagtay sidee ayaad u xorawday.
    Maxayse ku taraysaa aqoonsi waddan kaliya ahi.
    Waxaan ku leeyahay waad habawdaye Aqoonsigaagu MUQDISHO ayuu yaallaa meel qaldan ha ka raadin.

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Месяц назад

    War ethiopia waa gaajo dad wax maalgashadana maaha

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 Месяц назад

      Niinkad kaaboh.kaa toolanaysid kiisah.laa firsha Ethiopian kaah.kuuwah saxaraha kuu, aaqday Somalia naah dawaarsanayah oh fuutadah ciinjirtah kuuleh soomaaaah miseh waah kuuwah kaaleh

    • @mohamedhassan-xl7lf
      @mohamedhassan-xl7lf Месяц назад

      @@haweyorashid9419 waa Arinta aan la yaabanahay ethiopian aanu naqaaney ma waxbaa laga badalay

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    BULSHA DA SOOMALIYEED GUUUUUL IYO GOBONIMOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA HAN GARNOO CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA

  • @faysalali1845
    @faysalali1845 Месяц назад

    Kkkkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk mabuu dhalanine dhorteysan ogaa bal ilmahan yaree doonaaya inuu siyaasad kasheekeeyo tolow siyaasada ma wuxuu moodayaa inuu xaynkii hooyadoo kujiro adeer usha biya ladhac waad barani dpontaaye maskaxdaada wali qeybo badanbaa awdan oo xidhxidhan oo wali baad dilaacsan hase ahaate sida hooyadaa qooshka ulaaqdo usii laaq laaqo waad afbaran doontaaye

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt Месяц назад

    Ethiopia iyo Somaliland isku xajmi ma,aha. Hadii 20 km la siiyo xeebaha Somaliland oo dhan ayay isku fidinayaan maxaa kaa celin Kara. Maskax ma jirtaa?

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere Месяц назад

    Hadal jilicsana ma reerkiiba

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Месяц назад

    Waa dad been ka dhigtay wax lagu noolaado.
    1 Julaay ayay calanka qaadatay Somaliland si official .
    Koonfur iyo waqooyi oo mid ah ayaa calanka la qaatay.
    26 Juun ma ahayn xornimo..
    Sidaa wax u barta.

  • @TheSalammoussa
    @TheSalammoussa Месяц назад

    Issa is not easy, we have "salal région in somaliland ", " sitti région in DDS Éthiopia ", "and djibouti my issa home" , 3 différents lands One Nation, issa Power all over the world.