"Itoobiya cid innaga celinaysaa ma jirto, Abiy Axmedna waa.." Xuseen Caydiid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 282

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 месяца назад +29

    Ethiopia 🇪🇹 sowta joogta hiiraan. Baydhabo gedo.bakool

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад +24

    Horaaloo Yidhi Mas baa Aburdhala
    Xusein Khassare

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 2 месяца назад +19

    War waa xanuunsan yahay ilaahay ha caafiyo.

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 2 месяца назад +14

    Anigu waxan kala garan waayey inu Xusein Caydiid isyeel yeelayo iyo inu waashay Waayo su’alaha isdhaaf ayu uga jawabaya

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 2 месяца назад

      @@duaalesomalilander5452 😂😂😂 odaga malaaigtii way ka booday

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 Месяц назад +1

      The son of brave nationalist General mohamed farah Aideed

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 Месяц назад +1

      @@alinoor6515 xuseen way kadhantahay waa xaga dhimirka,

    • @mrwadaniciilan8799
      @mrwadaniciilan8799 Месяц назад +1

      Kkkkkkk aniga xitaa waa k shakiyey

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 2 месяца назад +10

    Ninkan nin waalan waaye 😂😂😂warkisa ma fadhiyo war itoobiya anaga iska celin dono

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 месяца назад +7

    dhuxul baa dambas dhasha ma noocan ayuu gen.caydiid dhalay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад +13

    Huseen caydiid sidii dabcasar buu u sheekeynayaa waxa la waydiiyo kama jawaabayo ee wax kale ayuu ka jawaabayaa

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 месяца назад +2

    Most Somalis don’t understand what this guy understands. He is very intelligent man.

    • @abdulrahimjama3887
      @abdulrahimjama3887 2 месяца назад

      😂😂

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 Месяц назад

      He is intelligent man and understands political maps, he might have drinking problems or overthinking too much

  • @floose2
    @floose2 2 месяца назад +2

    wale waa marki igu horeysay ee an arko new world free
    waa sirti igu wayna ee an arko somali runta ka hadlay waxansocda dadka dhan way indho la.a yihin❤

  • @ibrahimsigad1571
    @ibrahimsigad1571 2 месяца назад +4

    I think this guy is delusional. He is out of touch with the reality. A confused man cannot explain anything. This is a waste of time show.

  • @the_hit_man_
    @the_hit_man_ 2 месяца назад +1

    Ninkani wlhi waa very intelligent somaliduna nin waalan ayey u haystan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад +8

    Wiil Nabasi Qadaad weyen ismadhato
    Xalane Iska Xoreeya Turki Culmani
    U badan oo dub Cad Marabano
    IOromo 100/80 40 milyanoo Deris
    Muslim Ayaan Wala Qabasanayaa

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 месяца назад +1

      quti uraye Waa tarxiili

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад +2

      @@magafeabtigiis1852 Reer Soomaaliya wallahi wax ka qadhmuun lama arag yurub somalidu way urtaa ayaa la yidhaahdaa car google ku qor waad arki inay soomaalidu urto weliba reer soomaaliyaa ura xabad sawda digiro macsan uunsi qadhmuun cadar adag

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 месяца назад

      @@TogdheerBurco-x3p quti gerashen ku dhashay tahey kolkan kuu ima do waan ku tarxili Oromo uryooy orod mayo hiuro

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 месяца назад

      @@TogdheerBurco-x3p kkk somali Iyo itopiyan yaa qurmom hadii aad fuulo rabto dabada iska nadiifiya malaxda ka socoto ten kale idoor qoora yadh bisad beey qaban ma bir beey ku geliyan uf uf qurun u adaga

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      @@magafeabtigiis1852 quti waa maxay maba karay sid kkkkkkkkkkkkkk

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 месяца назад +4

    Ina caydiid , markuu la socday ciidanka maraykanka , waxaan ku kulanay 🇧🇭 bahrain. Wuxuu ahaa cook, koog cuntada u kariya ciidamada maraykanka , siduu siyaasad uga hadlaaa ma bariis baa la karinayaaaa

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf Месяц назад

    ❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻ABIY AHMED WALAHI
    HADAANU NAHAY
    ISAAQ ETHIOPIAIYO SOMALILAND 1 HAL CADOW AYAAN LENAHAY WAA SOMALIYA

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 2 месяца назад +5

    the reporter asking quesion is young boy having no idea of somali history he is only repeating somaliland and Eithiopian MOU agreements only Hussain he is tilling old story of 1980 analysis

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 месяца назад +12

    Wax badaan baa kaa kaaldan

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 месяца назад +3

    Xuseen waa nin waalan mafia ah

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 Месяц назад +1

    Mkkkkkkkk

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 2 месяца назад +6

    Republic of Somaliland got her own independence from Uk 🇬🇧 June 26 1960 and has nothing to do with the name Somalia yes And Somalia got her independence from Italia July 01 1960 . .. like it or not Republic of Somaliland are and will be independence.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 месяца назад +2

    Xuseen caydiid waa nin soomaali oo dhan ka ildheer,sidaa ayaAN LOO fahmeyn.

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 2 месяца назад

    Qaaniski kaa waasha walaweynne ah ku waasho somaliland👇👇👇👇

  • @sdn6082
    @sdn6082 2 месяца назад +6

    Ninkani af talyani iyo sawaxili miduu ku hadlayo ma fahmaayo

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Месяц назад

    Xuseen caydiid . Maxaad kawarey saney saan faatale run hadaa shege boqor cabdala waa dhintay bin salman maa ushegtid hadaa runshege 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🙏

  • @MubYus
    @MubYus 2 месяца назад +1

    GEN. Caydiid Alah raxma.

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 2 месяца назад +1

    Qofkaan fahmin wareysigan skuul dib hawgalo..ninkaan wareysigan wax dhab ah buu kaga hadlayaa

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 Месяц назад

      Hussein Aideed is very intellectual but others underestimate him.keep up the son of brave nationalist

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Месяц назад

    Ninkan xusen lamunalti waa sooomalyey,✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 месяца назад +4

    Kani kii oran jiray berigii cabdilaahi yuusuf Ethiopia iyo somalia waanu isku daraynaa soo maaha, weliba waa ragii tigrayga dalka keenay shame on you wixii baa na hor taagan

    • @afaarax6322
      @afaarax6322 2 месяца назад

      Waa isagii

    • @adoonaleadoonale
      @adoonaleadoonale 2 месяца назад

      Haa lkn siyasad ayay aheyd dadka hurda ayuu xaqiiqda taabsiinaayey

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 месяца назад

      @@adoonaleadoonale maya sxb isaga iyo muuse biixi waa khaainul wadan waa daba dhilifyo u shaqeeya xabashida, iyo kii bakhtiyee cabdilaahi yuusuf isma dhaamaan waa in la iska qabtaa , maxaa siyaasad ah sxb ma ninka cadaw soo hogaamiyee xamar keenay oo cabdilaahi yuusuf ku shaqaystay , hawiye haday caqli leeyihiin waa inay dilaan xuseen caydiid iyo cali geedi

    • @samirr546
      @samirr546 2 месяца назад

      Waa isla kii soo geliyey xabashida ee calanka ka taagay!!!!!

  • @BrianRosenblum-x2l
    @BrianRosenblum-x2l 29 дней назад

    Quigley Mountains

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 2 месяца назад +1

    Xussein caydiid talo mesha kuma hayo waxbarashadii markii u mareykanka joogay ka dhacay, waa af kunoolay maanta xildhibaan ama xisbi siyasadeed xita malaha. Fikraad wakati geeda dhamaaday ayuu haya sorry hora loo soconaaya.

  • @saidahmed8037
    @saidahmed8037 2 месяца назад +1

    Fadlan,isoo waca anigaa idiin sharaxaya wareysiga,no way, wuxuu idin yiri ,reer xamarku ,qaatumo,awdal, gabooye,ciise,isaaq walaalo wada qaldaamiin ah,ee walaalayaaw dib u eega oo heshiiya.

  • @HankaSare
    @HankaSare 22 дня назад

    Wariyihii ayaa wareeray!!! qof kasta miyaa la wareystaa...waa waalida dhaqanta!

  • @ahmedmahomed3056
    @ahmedmahomed3056 2 месяца назад

    Xuseen Caydiid waa xayawaan waxba ma oga

  • @aminsali575
    @aminsali575 2 месяца назад +3

    Isma oga aqalki baay aslaysa wa mahmah.war ninkan wa riyoonaya haddi aad aqoon ledayay dee hagaje somalia.

  • @ahmedhassandjama9837
    @ahmedhassandjama9837 2 месяца назад

    ALLAH ha caafiyo.isaga lamaan yasbin.waxaan layaabay telefishican waraysanaya nikanwaalan ee ka waraydanaya siyaasad.

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 2 месяца назад +2

    Ina Caydiid siyaasadii Suufi BUU ku noqday

  • @osmanyusufburco9477
    @osmanyusufburco9477 2 месяца назад +3

    Kani Aduunba lama socdo, yaa yidhi kan Caydiid ayaa dhalay, he has no knowledge at all..

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 2 месяца назад

    waa runtiis ibtii wax dhacday uu u horeeyo xasan sheikh naagihiisa iyo qarabadiisaba waa la ka sicdaa waxay dhacayan iyo meeshay geynayan intaba waxana sugeysa maxkamad insha allah

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 2 месяца назад +1

    Good politician dadkan wakhtigan joogaa maba fahmi karaan xataa yarkan weriyaha ah waa ku dawakhay kkkkk

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 месяца назад

    Xusen Aydiid waa Qarac

  • @bulshaawiofficial2725
    @bulshaawiofficial2725 2 месяца назад +1

    Wax badan buusheegy

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 месяца назад +2

    Boqor cabdalla 5 sanadood ma talin . BEENTIISA EEG MBC baa xukuma

    • @khada917
      @khada917 2 месяца назад

      Boqor cabdale waa horuu dhintay salmaan buu ka sii horeyay kkk

  • @mohamudabukar2595
    @mohamudabukar2595 2 месяца назад +1

    Hadii aad rantid in maskaxdaadu Jaam garoowdu laba Mar dhegayso Ina caydiid

  • @LorraineYoung-p8o
    @LorraineYoung-p8o 22 дня назад

    Schimmel Fields

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 месяца назад +2

    War aaway habar gidir tii waalka janaka sida u dhaama oo cubital geeya waraysiyadda kadaaya ninkaan Ina lilaahi wa Ina ilayhi raajicuun no no no no 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍

  • @WoolfKeith
    @WoolfKeith 13 дней назад

    2895 Trey Radial

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад

    Kani wq Xolo xusen caydid wa Xolo

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 месяца назад

    Xuseen caydiid wax siyaasad layiraahdo waxba kama oga waa nin careeysan

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 2 месяца назад +1

    Dabaaqii Baxrayn cuntada ukarin jiray Maraykanka miyaanu ahayn ninkani goormuu siyaasi noqday General kii kudhalay ha ceebaybn General Caydiid nin rageed ayuu ahaa lkn kani waa khasaare

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 2 месяца назад

    Good xusen caydiid

  • @saidahmed8037
    @saidahmed8037 2 месяца назад +1

    Somaliland aan idiin sharaxo, wuxuu idin yiri ,qaatumo, awdal ,isaaq,waa qadaamiin walaalo ah ee yaaqey ma isdhaaftiinoo.

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 2 месяца назад +1

    Waar itoobiyoo dalkaga 1hr ku qabsan karta ayaad maanta ka hadleysa iyo dad dhulkooga oromka inui joogo iskadaaye week walba iska saara😂😂😂

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 2 месяца назад +3

    Kan caadi maaha waxbaa si ah

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 2 месяца назад +2

    Waar neefkan naga aamusii jaahilka uraya aabihi isagaa dilay

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 Месяц назад

    waa runtii

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 месяца назад

    Nigis soo xidha Muqdisho ha laydinwase

  • @aminahussein2242
    @aminahussein2242 2 месяца назад

    Subxanallah alle ha caafimaad ha siiyo

  • @mrbulshawibutaale6066
    @mrbulshawibutaale6066 2 месяца назад +2

    Afnooli wuu hadlaa ayaan maqlijiray kkkkkkkkk

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 2 месяца назад

    Abaaaaxa beenalah ka was qaanis yahow afga caaad👇👇👇👇👇👇

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 2 месяца назад

    Waa waalan yahay. Sidiiaabihiis xukunka uu sheegayo yuu u qabtay ma dalka mise reerkiisa sacad

  • @jakey2424
    @jakey2424 2 месяца назад +1

    Ninkani waa nin xanuun sanaya ilaahay ha caafiyo. Wuxuu ku leeyahay adduunka hal meel baa Carshiga uga furan yahay waana Berbera. Waxaa ka furan dalool muqdisho le'eg . Carshiga duleel kaas baa laga gali karaa kkkkkk. Ninkani waa nin xanuun sanaya. Ilaahay ha caafiyo. Kan waray sanaya ayaa iiga daran

    • @MrSaraar
      @MrSaraar 2 месяца назад

      Wariyuhu yaabuu ku maqanyahay sidaa kamuu filayn

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 2 месяца назад

    Kan dhaya Ethiopia cid naga celineysa Ma jirto Ma aabihiis iyo hooyadood bey Soo gumeysanjireen ???

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu 2 месяца назад +1

    Kkkkkk Wariyhii wuu isku dhex yaacay

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 2 месяца назад

    Masha Allah guul somaliland and Ethiopia 🇪🇹 🙏 ❤️ 💖 ♥️ 💓 🇪🇹 🙏

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 2 месяца назад

    XUSEN CAYDIID MIYAANAD AHEEN KIILAHAA ITOOBIYA CALAN WAAXID DAL WAAXID
    WALOOLO ETOBIYA SHALAY MIYAANAD AHEEN XAAR WEYENE
    ABUR BAAD TAHAY

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 2 месяца назад +4

    Waa nin jirran maxaa carshiga meesha keenay!

    • @hamdiyamohamed4307
      @hamdiyamohamed4307 2 месяца назад

      Waruuntisa Carshiga wa xariiq wuxuu isku xida ila syria read Geography

    • @khada917
      @khada917 2 месяца назад

      Kkkkkkk​@@hamdiyamohamed4307

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h 2 месяца назад

    Ninkan waa xabashi. Waa ninkii lahaa somalia iyo ethiopia waan isku daraynaa. Ninkan iyo ninkii dhalay isma laha

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 2 месяца назад

    Yaab anagaa arag
    Muxuu ka sheekenayaa una ceydii.
    Wax badan buu isku qasay.
    Odeygu siyaasadii baa wareerisey

  • @Sarta100
    @Sarta100 Месяц назад

    Jenerasl ceydiid 90meeyadii ayuu caqligiisu toliw ma suuxsanaa mise komo ayuu ahas 30sano ka hor ayuu joogaa sheekadiisa. Ma fiyoobo.

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 Месяц назад

    Taaswaasax

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 2 месяца назад

    Xasan shiikh wareysigiisii uu mareykanka kaga qaaday kumeel gaadhnimada kaga qaday 4 bilood baa lala doodayey oo danaha mareykanka lagala hadlayey

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys 2 месяца назад

    Waa inta laga baxayo dagaalka Palestine

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 месяца назад

    Mr Xuseen maxamed faarax caydiid waxaan uga ballan qaadayaa shaqsiyan waxyaabo badan oo uu sheegayaa siduu u haysto mooyaane si Kale inay yihiin,,, haday xataa ciiin daaqayso amba geeska afrikaadba gubanaayo reer somaliland siday doonayaanbay Aakhirka tagaysaa,, isku soo wada duuboo Mr xuseen wax badanbuu ka dhacsan yahay,,, wbtawfiiq

  • @abdik9002
    @abdik9002 2 месяца назад +2

    Sheekana waa sheeko mirqaan!

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 месяца назад

    Kan waxaan moodi jiray nin siyaasi ah xataa ma hadal garan maayo wuxuu u hdalyaa sidii ciyalaka xaafada

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 месяца назад

    Need Husain in the Somali government

  • @abdirizakabdi1913
    @abdirizakabdi1913 2 месяца назад

    Kani aabihii oo kale maaha wa doqon

  • @Dophill260
    @Dophill260 2 месяца назад +3

    Weird

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

    Meel aar ka kacay atoor adhfadhiisay Caydiid baa idhalay baan ka maqlayey.

  • @MaamacaashaXuseen
    @MaamacaashaXuseen 2 месяца назад

    Tan kaliya uu ka run sheegay waa dowlada dowlada kaa celinaysa ma jirto waa runtii

  • @HusseinHAden
    @HusseinHAden Месяц назад

    Siyaasi waa cilmi la barto ama muddo dheer ugu yaraan 15 sano in lagu dhex jiro khubaro siyaasiin ah oo Laga dhaxlo waayaha siyaasadda.
    Qof reer baadiyo ah oo qabiil ku soo fuulay masraxa siyaasadda doowladda aa ku dhahaayo siyaasi ayaan ahay

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 Месяц назад

    Maxaakajira arimaha xusencaydid

  • @maryanapas9124
    @maryanapas9124 2 месяца назад

    Huesen acdiew wad qosashay lakiin wad oyidonta qab qab le dhalin yaradi xamar me ina xabashi mada hadlikara shanti badod udirdey abay ahmed

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 2 месяца назад

    Fethopiya inaga isaga filan

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 2 месяца назад

    Xuseen caydiid waxan kula talin lahaa markuu waraysi bixinayo inuu weriye senior ah doonto

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 месяца назад +1

    Somaliland gobol Somalia ka mid ah waa riyo....

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 месяца назад

    dhashiy libaxa

  • @hah7064
    @hah7064 2 месяца назад

    Hussein su'aasha la waydiiyo kama jawaabayo wax kale ayuu isku qaadayaa, markaa ma waxbaa ka si noqday hhhh

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 2 месяца назад +1

    Aqli hawiye waa kaa .Aabihii baa ka sii Aqli xuma .Hawiye aqli dameer

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 месяца назад +1

      Idoor waa idoor caqlikiina gaalo raac iyo quumoluud inaa tihin wba la og yahay

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 месяца назад

      haweye faa Ida maleh isaaq iyaga xarshin ka keeney daroodna kaakumo ku xareeyey qaxooti kaga dhigey Kenya welina weey malabsanayaan

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 месяца назад

      @@mahdibahdoon9742 adigabu dameer dameer dhaley cuqdadi ku jirto Qowmuluud ah iyo qawaarijka ah idoor idoor dhaley caqli mana lihid gaal baa tahay waliba kuwa ukuxun 🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷

  • @SafiyoClahi-c3r
    @SafiyoClahi-c3r 2 месяца назад

    Husen. Aytit. Warunti. Wadankale. Wax makadhi. Iikaro. Wainanis. Ka Celina. Itobiya

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 месяца назад +1

    Dagaalka Socdaa maaha Somalia-Talyani iyo Ethiopia 🇪🇹. Dagaalka rasmiga ahi waa dagaal u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia-Talyaani. Somaliland dadkeeda iyo Dalkeeda way difaacanaysaa. Somalia-Talyaani tooda duntay ha daryeelaan.

  • @MubYus
    @MubYus 2 месяца назад

    Xuseen Caydiid, oo Xashiishad ka dhergay ayay waraysanayaan.. Yaaaaab.

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 месяца назад +1

    This guy is totally confused and dreaming a dream, dreamn't on the bed of ambition and self over estimation far, far away from the land of practical life. He seems to deny that Somaliland attained it's independence quite separately from Britain on 26th June 1960, while muuqdisho attained it's independence on 1st july 1960. Now he seems to be forcing a river to flow upstream which is quite impossible!!!

  • @abchiryou95
    @abchiryou95 2 месяца назад

    Cacheflow cacheflow, intay lacagta aduunka ka dhamaanayso somali ha iska samirto

  • @InaA-jy1qo
    @InaA-jy1qo 2 месяца назад

    His absolutely right Hubkii cabudwaaq duleedkeeda lagu qabtey waa hub si aan bareer ahayn loga wado laascanoood si logala dagaalo isaaq.

  • @Abshirjama-h9p
    @Abshirjama-h9p 2 месяца назад

    ninka maxuu soo cabay'
    marba mowjod buu kula aadayaa"

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Месяц назад

    DOWLADA SOMALIYA XAMAR AYEY KU EGTAHAY WAXAANA DHIGAY QABYAALADA IYO CUNSURINIMO SIDAAS DARTEED MAAMULADA KALE WAA INEY ITOBIYA SOO DHAWEYSTAAN DARAJO XIL DHAQAALO QABIIL AYAA LAGU BIXIYAA

  • @MohamedHassan-gi8cv
    @MohamedHassan-gi8cv 2 месяца назад

    War wariyahan nuucan wareesanaya muxu yahay?

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

    Weriyuhu wuu yaabanyey wuxuu isleeyahay hadaad suaalaha ku kululayso waabu ku feedhi kani.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 2 месяца назад

    Waa runtii masal ayaa uga dhow

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 2 месяца назад

    Xuseen Caydiid maaba hadlaayo. Waa aduunyo gadoon walaahi. Caydiid wuu ku qasaaray kan yar.