Ilhan Omar Ha Is Dejiso!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 625

  • @houssenaboubeker3767
    @houssenaboubeker3767 5 лет назад +6

    Everything single thing you said is absolutely right and only people with long vision can understand.Thank you

  • @aishaabukar8678
    @aishaabukar8678 5 лет назад +10

    Abaayo afkaaga towxiidka lagu qabay aad bad ula talisay caqligaaga allaha kuu barakeeyo mahadsanid abaayo

  • @hassanmohamed4945
    @hassanmohamed4945 5 лет назад +4

    ManshaAllah walaalshey Fathia Absie, you’re 💯% right.. our sister Ilhan Omar must be careful and I hope she listens to your valuable Advice..May Allah reward you. Amen!

    • @suadisnail7450
      @suadisnail7450 5 лет назад

      Fantastic woman, i really truly like her so much

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 5 лет назад +9

    Illahayow Hodon unaxariso wall qalbigaaga qlbi lamida lama helaayo wall guuleyso

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 5 лет назад +11

    ilhan should slowdown ! In my opinion! I agree with you Oprah:)

  • @samiramohamed6357
    @samiramohamed6357 5 лет назад +8

    Mashaa Allaah sis waxaa tahay gabar caqli badan ilaah haku xafido wlo wan filaa ineeyka faiidesan donto ilhan cumar thnks sis we love u ❤️😍😘

    • @safiyomaxamed1232
      @safiyomaxamed1232 5 лет назад

      It's true, she should concentrate more on issues that made her to be on that office

  • @bilana7028
    @bilana7028 5 лет назад +10

    Waa runtaa Ilhan waxay u baahan tahay inay qunyar socod noqoto waa inay barataa hadalka politicians ku isticmaalan iyagoo aan waxba dhimeynin ayaanay hadana waxba dhaafin.
    Waxa aan shaqadeda ahayna yaanay ku mashquulin sida Jews waayo USA qoladasi iyagaa haysta qofkii ka soo horjeestana waa halkaagee " kob caleen leh ka soo dur-durin maayo"

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 5 лет назад +18

    Alla gabadhaan hadalkeeda waa relaxing❤️ sidey u hadasho Ayaan jeclahay

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 5 лет назад +11

    Fathia Absie Gabar Qaali ah, runtii waa Shaqsi aad u wanaagsan oo Nadiif ah, waa Naadir Fathia oo kale waxaankuleeyahay Guuleyso Abaayo

  • @canabahmedjamac7053
    @canabahmedjamac7053 5 лет назад +7

    War dadkii imanka aya alle ka qaaday.qof walba calafkiisa alle aya horey u qorey una balanqaaday inta uu dunida ku noolyahay ee alle u noqda

  • @m0hamedali900
    @m0hamedali900 5 лет назад +7

    Well said sister, i think our sister is not politically mature, her arguments is not going far because she is emphasising alot in Palestinian political problem. She forgot about her constituents

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 лет назад +1

      Gaaladi Cadanka ahayd ayaa Garab taagan adigo walalkeed ahna, English ayad ooguso Qoraysa wey qaldan tahay get the f out man, I support Ilhan All day Every day

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 5 лет назад +1

      Hunno falastin maxa naga kaley anagu somali ayan nahnay oo madao ah maxa naga kalay carab .waa i ilahan lo shego in ay carinta palastin ah iska deyso

    • @saidagaalkaacyo8804
      @saidagaalkaacyo8804 5 лет назад

      @@soomalimidnimowadajir5688 www.powerlineblog.com/archives/2019/07/david-steinberg-tying-up-loose-threads-in-the-curious-case.php
      ILHAAN CUMAR WAA LA SOO OGAADI INEEY AHMED ELMI INUU WALAALKEEDA YAHAY SHARCI BEEY U QAADAY. SOON AYADAABA XABSIGA LOO TAXAAWI

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 5 лет назад +3

    Fathia Obsiye waan kusalaamey gabadha aqliga usaaxiibka ah mashaa'alaah tabaaraka.

  • @kafally741
    @kafally741 5 лет назад +17

    I agree with YOU 100%👍👍👍

  • @shaymacadey9414
    @shaymacadey9414 5 лет назад +25

    Mashaallah codka quruxda badan alle haku barakeeyo

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 5 лет назад +6

    Qof macquul ah ayad tahay oo si macquul ah uhadley hno we proud of you sis don't listen to other people what they say , just move on and keep forward hno qaali

  • @husseinmohammed9313
    @husseinmohammed9313 4 года назад +1

    Very true! Caqliga ALLE ha kuu kordhiyo, my beautiful sister.

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 5 лет назад +5

    Fathia ilaahay caqliga hakuu barakeeyo

  • @internwomen
    @internwomen 5 лет назад +12

    waa talo cafimaad leh masha Allah 👌🏽👏🏽

    • @fadumohirsi9801
      @fadumohirsi9801 5 лет назад

      3647463763464363464734664644643637647474744464737347374734737474746

    • @fadumohirsi9801
      @fadumohirsi9801 5 лет назад

      347436344333464746467347637474744466444374434674646347746474343337433474735747

    • @jimalehahmed1784
      @jimalehahmed1784 5 лет назад

      I agree with you fathia

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 5 лет назад +8

    Adan kugu tagersanahay kalmadada wayo qofka walaalka ah waxaw kuwaniya markaw kadamqanayo 👑👑👑👑👑💕💕😍😍

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 лет назад +2

    Farxiyo wllshey shugran waa figrad fiican iyo waano toosan rabi hakaa ajarsii

  • @yusuffarah351
    @yusuffarah351 5 лет назад +4

    Waa sax ilhaan waa in ay aad isku ilaaliso oy isdajiso. Extreme view never yield desire outcome. First two years she should focus state of Minnesota. There is plethora of issues need to be address and do something about it that every one agree on. Moving forward I hope she will display political maturity and created more allies and than enemy. Thank you Farhia .

    • @saidagaalkaacyo8804
      @saidagaalkaacyo8804 5 лет назад

      ILHAAN SOON AYADAABA XABSIGA LA DHIGI. EVIDENCE BADAN BAA LAGA HAAYAA INEEY WALAALKII GUURSATI. AHMED ELMI WAA WALAALKEEDA INUU YAHAY BAA LA SOO OGAADAY

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 5 лет назад +30

    who ever got love for single mother give thumbs up👍🏾

    • @abassyussuf7273
      @abassyussuf7273 5 лет назад

      i o 7mmm877

    • @ahmedakram6901
      @ahmedakram6901 5 лет назад +1

      Never ever love or marry a single mother they are used and damaged goods.

    • @omarhussein3425
      @omarhussein3425 5 лет назад +1

      Stay away from single mothers unless you are a single father

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 5 лет назад

    Waa markii iigu horeysay aan maqlo codkaaga sidoo klane aan arko muuqaaga m.a marwo fekerkaaga wn kugu raacsanhy sida aad ula talisey wlshda boqolaal somali ah ee ka aamusan gabdhaas ee aanan wax fakar ah siineyn ayaa ka wanaagsan thnku alot🖒🖒🖒🖒👌👌👌👌you are perfect mom

  • @abdirahmangoomey3217
    @abdirahmangoomey3217 5 лет назад +1

    Farxiya is the One and Only, Waan jeclahay hadaladeeda iyo heesaheeda dhaxal-galka ah (Love you Obsiye)

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 лет назад +3

    ilhan Omar gay ga iyo transgender Ka ayay ba la baashalaysay . subhanallah Allah

  • @612nasir2008
    @612nasir2008 5 лет назад +8

    Fathia Absie waad ku saxsantahey fikradaada. Waan hubaa fariintaada in ey gaareyso Ilhan, waxaana rajeeynayaa in ey taladaada qaadan doonto insha Allah. Mahadsanid walaasheen Fathia.

  • @xafsamohamed2503
    @xafsamohamed2503 5 лет назад +5

    walaalo waxaan joogaa Ireland waankayaabaa hadalkeeda Inayka fiirsato ayaa muhiima waan taageeraa leekiin siday kusocoto waaqalad siyaasada siday uwado wax badan hakafiirsato dumarka lasocda madag dagaan

  • @mahadmohamudnur33
    @mahadmohamudnur33 5 лет назад +1

    I always watch your short videos leaving no comment, but surely feeling that your words and analysis is absolutely amazing and true, not just your social stories but also your political views, coming to Ilhan’s issue I really felt long time ago that our sister needs someone who tell her this advice one day but the good thing you did it. And I believe she will appreciate your sisterhood voluble advice.

  • @nouradinyahyah8807
    @nouradinyahyah8807 5 лет назад +2

    Masha Allah wa runtaa
    Fathiya maantaad wax wanaagsan sheegtay keep it
    And thanks a lot. Arrimaha diinta iyo dhaqanka siiba guurka iskadaa walaal waayo dumarkiibaad ragoodii ku diraysaa.

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 5 лет назад +2

    sister mashallah you are full of wisdom 😙😙😙😙

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 5 лет назад

    Mahadsanid Fathia Absie.
    Waa runtaada, ilbaxnimo iyo siyaasad toona ma aha in aad cadaw badan abuurato, adiga oo kari karaya in aad gacaltooyo iyo saaxiibbo badan samaysato. Ilhan ha xasuusnnaato dalka ay joogtaa in uu yahay dalka dunida ugu awoodda badan, dal diversities ah oo quruumo faro badan oo aan midna mid ogayni ay ku nool yihin, dal taariikho xanuun badan soo maray, dal kala duwannaanshaha afkaartu marar qaar ay gaadho in ajalo ku baxaan oo nafo lagu gooyo, marar kale oo farobadanna si nabad ah loogu wada noolaado, iyada oo la kala aaraa duwanyahay. Ilhaan fursad aan qof Soomaali ah helin ayay heshay, inta yar ee xun ha ugu dulqaadato, inta badan ee wanaagsan ee hadh iyo habeen ba garab taagan. Waxaan kula qabaa in Ilhan ay buuq badan oo aan soo gaadheen ay iyadu samaysato. Falcelinta degdegga ah ee dadka ka soo horjeeda, sida ay doonaan ha uga soo horjeedeene, uma wanaagsana, tolerance iyo dulqaad ayay cid kasta kaga guulaysan kartaa. Wax ha ka barato Barak Obama iyo marwadiisii: in ka badan inta maanta Ilhan neceb ayaa necbayd, balse way ka guulaysteen, oo maanta dunida sida looga jecel yahay waynu wada ognahay.
    Mar kale ku mahadsanid, Fathia in aad talladaa soo jeedisay, iyo in aad arrintan lafteeda aad daboolka ka qaadday.
    Mustafa, deggen London, UK

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal5175 5 лет назад +6

    Walee Kula Feker ayaan ahay' Gabadh Aqli badan weeyaan fadxiya ,

  • @hafsomedia3638
    @hafsomedia3638 5 лет назад +2

    I was with Ilhan Omar Somalida i vote garaysay it's not enough and they are not 25%

  • @namiin3034
    @namiin3034 5 лет назад +12

    Sax my thoughts exactly, the Congress Women needs to calm down and think about the consequences not just for her but for all somalis,

  • @justme1769
    @justme1769 5 лет назад +13

    Asc, sis Fathia. Your analystist skill is on point as per usually. I feel your sentiment. (my words I never felt comfortable with sis omars stance with her retract. I feel like she is beining used by powerful groups for a propose.)

  • @ubahmohamed7562
    @ubahmohamed7562 5 лет назад +2

    Farhiya Absiiye, wlal Alleh haku xafiddo, sifiican ayaad u hadashay, in wax laysu sheegaa waa muhiim, taladda aad Ilhan siisayna waa talo qiimo badan, Alleh ha garan siiyo. Runtii waa geesiyad balse bina'aadam ayaan u nahay in hadaladda qaar sikale uga dhacaan. Juma mubarik walashay.

    • @saidagaalkaacyo8804
      @saidagaalkaacyo8804 5 лет назад

      ILHAAN CUMAR WAA QOF AAN DIINTA ISLAANKA AANAN WAX KA OGEEN, OO AADNA U FUDFUD. BALSE WAXAA LA SOO OGAADAY INEEY WALAALKII SHARCI SIISI

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 года назад

    Fathie absia I agree with you 100% sis thanks for sharing qaaliyeey..

  • @mohvolgs2808
    @mohvolgs2808 5 лет назад +5

    Gabadha Trump iska celi ayey ku jirtaa. Balse waxay ilowsan tahay odeyga in uu dhinac kaste kaga xoog badan yahay

  • @ayubbashir2957
    @ayubbashir2957 5 лет назад +20

    Our sister Ilhan Omar is wrong and we should tell her, her problems. I think she should stop talking of things that do not concern her

    • @muhimastylish6473
      @muhimastylish6473 5 лет назад +2

      that's absolutely right sis and she doesn't have more knowledge about that level she is crossing. I think she need more training regarding to political.

    • @ridwaanamir1339
      @ridwaanamir1339 5 лет назад

      Ayub Hassan sorry she’s not wrongly

    • @zachmahomes3517
      @zachmahomes3517 5 лет назад +2

      Ridwaan Amir are you serious? She’s pretty stupid getting involved in Israel problems

  • @Wadani924
    @Wadani924 5 лет назад +5

    Dadka u codeeyey Ilhaan waxa ay tiro ahaan gaarayaan 180.000. Soomaalidu ka ma badnaan karaan 5,000, taas oo macneheedu tahay in codka Soomaalidu yahay 3%. Markaa 97% kaa kale waa dad Maraykankaas kale ah oo caddaan kow ka yahay. As you said, Ilhan is a very naive person.

  • @khaliifhusseinmohamud9776
    @khaliifhusseinmohamud9776 5 лет назад

    walaal waad mahadsan tahay talada aad u soo jeedisay qpyska labaad ee calan noo sida waan tuurnay carada iyo shaydaanka ku dhex jira in shaa allaah

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 5 лет назад +18

    I agree with you sis. I get scared these days too when iam out with the kids. I feel like they can picture Ilhan in us. You know. I wish she was out of the spot-light for a while. And i dnt think she will come back for the next Election, cause this is effecting her image.

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 5 лет назад +35

    Farxiyey Ku jecliyaa Alle hanoo kaadaayo xbbty

    • @abdiahmed643
      @abdiahmed643 5 лет назад +2

      abayo mcn wallahi wa runta somalida ciladaas way leedan badankood lkiin waxas ha u bixin wanaga iyo sharafta iyo sida wanagsan oo aad u hdlayso ayay kaga wantoobi doonan kuwooda hdlka qalafsan qpfkana rayiga wad Ku kala duwanan kartan taas wax ceeb ah ama xuman ah ma'ahan

    • @nimcomahammed1986
      @nimcomahammed1986 5 лет назад +1

      Aamin aamin aamin

  • @ahmedbaana5591
    @ahmedbaana5591 5 лет назад

    masha Allah waa runtaa abaayo anigaba runtii waan u naxaa ee walaasheyna ilhan Omar dad kale ayaa isticmaalayo ee waa runtaa ee ilaahey ha dhowro

  • @ibrahimdhogor8516
    @ibrahimdhogor8516 5 лет назад

    waa fikrad waadixa waa markii iiguhoreysey ee aan dhegeysto haweeneydan mnsha alah lasifeynkaro waxan yarahakiyey hawl aanlahaa waadkumahadsantahay rayiga fiican eednala wadaagtay.waxan is iri haweeneydan somali badan ooqurbaa kudaqrantay oo hadalkoodu meelibadan aadka dareemayso adigu waadkaduwantahay.waanad caafimaad qabtaa cilmi nafsiyan "keep going sister"

  • @improudtobesomalimohamed8696
    @improudtobesomalimohamed8696 5 лет назад +2

    MashaAllah abayo farthia you should be llhan Omar advisor..😊

  • @ZAKA85able
    @ZAKA85able 5 лет назад +10

    I think maybe you r right about Ilhan.But Hey no one is perfect lets hope that she understand why U worry for her.
    I believe It is never the courage to retaliate that counts.It is the humbleness and honest love to educate and bulldoze their hate.That is what really count.
    By:zak said

  • @ahmedfarah4752
    @ahmedfarah4752 5 лет назад

    Marka hore waad mahadsanid Wll talada aad so jeedisay walaashen Ilhan Cumar ilaahay haku anfaco

  • @somar7214
    @somar7214 5 лет назад +5

    La taliye unoqo walaasheen ilhan hadey suurta gal tahey
    Dadka u baqda baan ka mid ahey.

  • @shankaronmahamed7326
    @shankaronmahamed7326 5 лет назад

    Masha allah hadalkaga walhi waa hadal macquul ah wadna ku saxsantahy talo aad u wanagsan badna siisay waxan rajayna in ay wax badan kaqadato hadalkaga oo aysan si qaldan u arag Ilhaan omar.

  • @sadiaabdikadirahmed
    @sadiaabdikadirahmed 5 лет назад +7

    I love you sister 😻😻😻

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 5 лет назад

      Yariisay waa shidantahay. Makula soo xiriiri karaa? Waanku baryaa.

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia 5 лет назад +10

    Qofku marka uu caqli iyo aqoon leeyahay, sidan oo kale ayuu talo caafimaad qabta u bixiyaa. Farxiya, waxa aan filayaa in Ilhan taladaadu gaadhi doonto.

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 лет назад

    I do agree with you sister 100% Talo ayey u baahan tahay; Ilhan Omer, Thanks fathia absei

  • @lisasamz8282
    @lisasamz8282 5 лет назад +5

    Wallahi you right she is putting us all in danger she not smart we need to talk to her.

  • @fadumoadan8485
    @fadumoadan8485 4 года назад

    Absolutely walal,I couldn’t agree you more.. you a give a wise advise to ilhan Omar..

  • @shukriyusuf6306
    @shukriyusuf6306 5 лет назад

    Mansha Allah walal waa run waxa aad sheg tey mar kasta waa ka wel wela in walashen dhib la garsiyo waxan rajeynaya in allaah xafido waxana wax u shegi kara walidked iyo inta dadka ey isu dhow yihin adiga ajar allaha ka siyo wanaga aad la jeceshahay walashen.

  • @foziemohamoud1054
    @foziemohamoud1054 5 лет назад +1

    FOOLEH!!!!!! KOLAAY WAA REER HARGEISA....ADEER NAAG MAJERTEEN IYO NAAG IDOOR WAA KALAA DHAGAAGEEN....KADRA HAID IYO ILHAN OMAR...TARIKHDUU WAA GOORAYSSA...ALLAH YARHAMUU

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 лет назад

    Fathia Absie Mom aan jeclhy, Alle haku xafido si wanagsan ayad utala bixisay. Alls ha inatoosiyo dhamanteen

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 5 лет назад

    Thanks farxiya
    Sifiican baad walaasheen wax Ugu sheegtay
    Dhanbaalkaaga waa gaadhayaa

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 5 лет назад

    Masha allah wallo waxaa tahay gabadh caqli badan alle ha ku siyadiyo runbaad sheegatau waxaan kadhaliya somali waa dadka ugu fegarka xun umadaha qabii bay qoorta ku wada sitaa waan ka xumahy

  • @ayaanosman4002
    @ayaanosman4002 5 лет назад

    Walaashay illhy dartii ayaan kujecalhy barnamijyadadana wan xiseyaaaa no so badi
    Barnamijka gurkana iskadaa ayaan kudhihi lahaaa because somalida waa dadka aduunka ugu xunxun adoo khayr uafalaya ayay cay iyo niyadjab kugu samaynayaan mana yaqaanaan thank you 🙏.....
    Tankle walashaaa ilhan wad latalisay waxaana u arkaaa inay thy walasha oo aad jeceshahy waayo qofka kula taliyaa waa qof kujecel
    Markaa waxaan kuleyhy horay u soco wall 😘💋

  • @aminahmed311
    @aminahmed311 5 лет назад +2

    waa runtaa walal waanada waa iney wax kuqadataa walasheen Ilhaan maaha ineey white men kahadasho waa cunsurinimo qofka lajecelyahay ayaa wax loo sheega dadkena xumanta kutagereya gabadha waa dad aan kanaxeynin rabana ineey god xun kudhacdo

  • @nemahmohammedsaeed2297
    @nemahmohammedsaeed2297 5 лет назад

    Absolutely talo fiican weeye in ay barato kalmadaha ku munasibka ah ee ay u isticmaalayso dadka ay ka so hor jeedo waayo kalmadaha ay isticmaashaa way culus yihiin waxyeelana iyada iyo inagaba way ina saamayn karaan thanks farxiya allah ha ka yeelo qaar ay ku cimro qaadato

  • @zaraadem87
    @zaraadem87 5 лет назад

    Waa runtaa waxaan jeclahay walasheen inay xooga idejiso ayaa fiican alle waxaan uga baryayna inuu talafiican waa fajiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @samiomar3041
    @samiomar3041 5 лет назад

    Waxaad siisay talo aad iyo aad u qiima sareysa, Masha Alah. Waxaan rajeynayaa inay taladadu gaadhi doonto. Fikradaada waan kula wadaagaa. Kheyr iyo guull ayaan kuu rajeynaya.

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 5 лет назад +1

    Fathiya abaayo ma dhici kartaa fariitan in aad si khaas ah inaad u wacdo lana wadaagto? Mahadsanid.

  • @nuuneey3970
    @nuuneey3970 5 лет назад +2

    Halka hadal ee somalida kasiman yihin waye
    Hadad qof ka ra’yi duwanatan
    Wa necebtahey
    Qabiilkas ayad necebtahey
    Waad ka maseer santahey
    Aqli aan intaas ahayn somalida maqabaan
    Laba isla dhalatay aya kala fikir duwan ma isnecebyihin markas yaab
    Somalida ilahey xaqa hatuso

  • @amiinomar9603
    @amiinomar9603 5 лет назад

    Farxiya obsiye sifican oo xikmad iyo dagananshiyo leh ayad u hadashay waxna ugu shegtay walashen Ilhan omar Ad bad u mahadsantay wll

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 4 года назад

    Waa runtaa xabiibtii I agree 100% she's my relative but it's good to slow down .

  • @cismanmaxamuud9098
    @cismanmaxamuud9098 5 лет назад

    Masha allah qof wanaagsan ayaatahy wax feecan ayaa kahadashay walali

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 5 лет назад

    Wllhi u right wllo one word is enough to the wise even eray aad si utiri Aya si kale loo Qaadan Caradu was ineyan kaa tanbadin waayi dhamanten doin quranu Saranahay Maha in eynu Cadow Aburano/Farxiya wad Mahadsantay inantaasi Talk wngsan ayey u baahan tahay ..thank u wllo..Qof wax KU Siiya Wad Hesha blse Cid Waxku Sheegta Ma Heshid. ...

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 5 лет назад +2

    I agree your waning to for her

  • @mohamudgadid4603
    @mohamudgadid4603 5 лет назад +3

    Masha Allah great advice and good strategic analyst to win people vote.

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 5 лет назад

    HEESTII MACAAN NOOGU DHUFO HADHOOW OO BILAA MUUSIG AH!!THANK YOU.

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 5 лет назад +3

    What an mazing woman you are, الله يحفظك ويبارك فيك

  • @barwaqosharif6326
    @barwaqosharif6326 5 лет назад

    Mansha allh waa sax walhay waa figrad fiican takale mahan ina aya mar walba ujawabto odagaan asasaqa waa inay kafiirsto hadaldeed wllo adan waad ku mahad santahay waxa usheegitankaas wanad ku saxasantahay 😘

  • @kadrahanshi1231
    @kadrahanshi1231 5 лет назад +4

    Waa runtaa waan kugu raacsanahay rayigaaaga fiican.

  • @omarabdullahidhoore2750
    @omarabdullahidhoore2750 5 лет назад +4

    Waxaan qabaa inaad saxanthy walal sida ula talisay wlsheen, talada adiga kaa maqan walalka ayey ku jirtaa bay somalidu tidhaahdaa, waana boogaadinayaa sida togan eed arrimaha bulshada ee somalida uga hadasho una cabirto dareenkaaga markasta.

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 5 лет назад +1

    ilhaan cumar ha is dajiso kulahaa ilhaan haku mashquulinee camal kuu gaara ku mashquul shaqo aan umada lagu mashquulaYo ahaYn maad weYdaY

  • @omarhassan7561
    @omarhassan7561 5 лет назад +1

    Fathia you're right! I welcome your advise. Ms Omar has to come down little bite.

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 5 лет назад

    Asc Fathia waa sidaad sheegtay somali hadaan hubsashda ayaa aad noogu yar iyadoo aynu ku maah maahno hubsiimo halbaa la siistaa hadna kuma dhaqano takale waxa iiskaga keen qaldan waxa bulshada ka dhexeeya iyo waxa gaar loo kala leeyahay qofku haduu caan noqdo bulshadiisa wuu u siman yahay waa la waanina yaa waana la dhaleecay nayaa waayo waa qof muuqda oo indhuhu hayaan markaa Fathiay hore uga soco wax magaratada haw joojin ee figrada haaga wanaagsan u soo gudbii bulshada walaal I wish you the best ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 5 лет назад +2

    Absolutely true

  • @qalbinuura7473
    @qalbinuura7473 5 лет назад

    Masha alaah hadeey wax maqleyso waad usheegtay ilaaheey haku xafido xabiibti

  • @ahmedsomali7259
    @ahmedsomali7259 5 лет назад

    Masha Allah Farxiyo Walasheey waa Rayi wanagsan waxan Filayaa Ayadana walasheen iney qaadan doonta Taladaas insha Allah

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 5 лет назад +2

    Guuleysto walaashay

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 5 лет назад +1

    Hello Asc Kheyr Iyo Barwaaqo ayaa idin rajeynayaa I love that bit Masha Alllah.
    Somalida hadaa nahay qabyaalada ayaa nagu badan that’s why ayaanaa qof criticise ku sameyn Karin we are mostly hypocritical when it comes to qabiiil.

  • @nuurcali1981
    @nuurcali1981 2 года назад +1

    Mansha Allah farxiyo cabsiiyo waxan umalleynaya qofna qokiisa ma hello

  • @mariamrobly
    @mariamrobly 5 лет назад

    Your Chennal is one of my five Chennal I Subscribe. In RUclips. One person I can WHT, your absolutely true,

  • @salmaanmukhlis8778
    @salmaanmukhlis8778 5 лет назад

    Asc, wr wbrkatuhu, l'm greeting you wllo my allah keep you more and more . If l come back to the topic, your advice is really right because: if you care your brather and you tell him something is important its Ajar and allah will reword you that. Talo iyo Tusaale inaad walaalka siisid waa muhiim masha allah

  • @Hamzalii1
    @Hamzalii1 5 лет назад +7

    That's true I support what you saying

  • @mahamoudomarahmed6432
    @mahamoudomarahmed6432 4 года назад

    Fathia waxaad u fekerta si wanaagsan sida uwad hore usoco, hadi sida ad ufekerto ummada somalidu ufekeri lahayd waxaan noqon lhyn ummad wanagsan ha ka daalin hore usoco

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 5 лет назад +1

    Baayo ha ubixin beryaha kan kuwa baraaruge weeye, baratanka bilicda beelaha waa baraaraha bulshada guud, kuburi ILHAAN bar barkeed soco, baalaheeda xooji, ha,ubukoon bololka bugcad weliba u budhsida, kolka ay bukoota bedelkeed noqo, halbayga waa barashada biseylka ah , bax naaninkara ubad, beri qur ah aan waxsoo baran, baylah hanoqon bushma adag, '' B '' da weedhan waa baafinayaaye, waa busayl gaaraa bidhaan sidda ka bidh tiri *** BU,AALE *** JUBBALAND SOOMAAMALIYA

  • @salmaanmukhlis8778
    @salmaanmukhlis8778 5 лет назад

    Wlahay inbadan ayaan ka helay hadalkaaga iyo barnaamij yadaada my allah keep you inbadan hore,hore!!

  • @fatmahassan7902
    @fatmahassan7902 5 лет назад +3

    It’s about time this ilhan cooled off honestly. Fathie 👍🏽 sister. I am with you on this 💯

  • @abdikadirmohamouddualeh5459
    @abdikadirmohamouddualeh5459 5 лет назад

    Waa sax ilhaan inay is dejiso baa la gudboon waayo somalidu wa necebtahy runta fadxiya cabsiiye taas aniga kula arkay inay yihiin dad qalafsan

  • @shafimoha1249
    @shafimoha1249 5 лет назад

    Waa kula qaba fikirkaas wllo umada somaliyeed ilahay ha xifdiyo waadna mahadsantahay

  • @ibrahimmohamed-or8si
    @ibrahimmohamed-or8si 5 лет назад +5

    Fathia my roll model big respect walshaye

  • @zakarmohamoud6444
    @zakarmohamoud6444 5 лет назад +3

    #fathia_absie. waan ogahay wxd tahay qof waxbadn garanaysa oo cilmiga bulshada taqaana . lkn ha ilaawin raali galinta banii aadamka oo dhan waa qaayo aan la gaadhikarin . marnaba banii aadamka oo dhan ma raali galin kartid , shar iyo khayrba hadii aad samaysid . lkn rabigaaga waad raali galin kartaa

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 5 лет назад

    Fadlan so booqda Channel keena, inshallah waa ka heli dontaa

  • @haaruunyareaxmed6352
    @haaruunyareaxmed6352 5 лет назад

    Asc wlshy qli waa markii iigu horaysay ee aan video gaaga daawado
    Aad baad ugu mahadsantahay arimaha bulshada iyo waliba waanada aad siisay wlshaa
    Waxaa kugula talinayaa wll haka jawaab celin cida aan xaqiiqda fahmayn.