FANAN CAAN AH OO UUR KU INKIRAY GABAR MISKIIN AH KADIBNA DIL UGU HANJABAY MARKII ILMUHU SO DILMEEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 37

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 3 месяца назад +12

    Naag ween oo doqon eh marka arko Anigaba isla yaabo indha Adeeg maba shiixeyso kulahaa Cidiisa ayu ibaray madama uu diiday in u Cidayda barto oo Nin an Familkayga rabin maxa isku sheegayna teeda kle Nin an Cidayda iga so doonan maxan idaba dhigaayo xoolo miyan ahay Familkayga rajo kama lihi miya yaa ii imaanayo oo iso boqanaayo marka cunug xun oo jidka iga kaxeestay oori unoqonaayo No way Laxwalbo meesha ay isdhigto aya lagu qalaa been ma ahan

  • @shukrimohamud8541
    @shukrimohamud8541 3 месяца назад +3

    Habo waxad tahay gabar quruxbadan waxa habon canimo ilaahey aaidin hayee sharaftiina ilaashada qofkad gursaneysid ulatag waldka ama walaalka kasna niyadada kasar ilaahey midka qerbadan hakusiyo

  • @maryanruun8670
    @maryanruun8670 3 месяца назад +3

    Musiibo dumarka hadey diinta bara nlahayed weyfiicned owey badbadilahayen guur uusan waligaga ogeyn majiraa horta taasa kahoreyse naak meelaha nin isugu dhiibtay kaliged mexey lacawadey

  • @mohamedbooyaax6391
    @mohamedbooyaax6391 7 дней назад

    Waxaa LA joogaa waqti Wixii laga xishoon jiray laga Raadiyo in caan lagu noqdo

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 3 месяца назад +1

    guurka aan waalidkaa ogeeyn guur saxd ah mahan allaaah na raali kama ahan marka qaladka ninka kaliyaa malahan adiga,waad laleehaday yarabi hana galin guur noocaas ah aniga iyo inti aan kanaxaayaba

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 3 месяца назад

    nin aan reerkaada kaadoonaneyn wax ha haysto ama habaahnaado mid dan kaa leh maaha wax la aan ceeb maaha aqliga yaan laydinkaga cayaarin waa doqonimo waxaan kale

  • @NimcaCabdilahi-h4x
    @NimcaCabdilahi-h4x 3 месяца назад +1

    Laga qaarkiis. Gabdhuhu. Kumaba xidhna ee xuquuqdiina. Barta

  • @NimcaCabdilahi-h4x
    @NimcaCabdilahi-h4x 3 месяца назад

    Talabaad. Gabadha waxay kucelcelisay. Madaxaygiibaan kaqaadan. Kariwaayay. Ninka qaabkaan. Laguguursaday. Madaxba uugama xidhna

  • @YussufhusseinOmar
    @YussufhusseinOmar 3 месяца назад +1

    Fanaan Ey Ey dhalay waaa kaas

  • @UbahJama-t7b
    @UbahJama-t7b 3 месяца назад

    Naa xishood oo ilaahay ka baq.

  • @mohamudhussein9296
    @mohamudhussein9296 3 месяца назад +1

    Kiabka ilahey aya lugu nafisaa
    Oshegaa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 месяца назад

    Ha cafin waaba noolyahay

  • @AbdirahmanAhmed-s1e
    @AbdirahmanAhmed-s1e 3 месяца назад

    Naagihi hada waxay iska noqdeen wax raqiis ah oo la iska heli karo marki lad doonana la burin karo tankale naag fakeeda iyo edinkeedaa isma maqlaan miyaa mar waxay leedahahy qof dembe oo caan ah marabo marna waxay leedahahy ninka waan rabaa naa wax iskufal

  • @Rodah-x4g
    @Rodah-x4g 3 месяца назад +1

    Wa laftarkisa kader keeyo waye

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 3 месяца назад +1

    Tan ma isla fiicantahy hada nin away dadkii dhalay inataa sookorinayay xataa xabad yaanyo miyaa 😭

  • @ladancali1240
    @ladancali1240 3 месяца назад +3

    Waxan la yabanahay ma dhaqankii aa laa badalay gabar kaligeed guri degan away wixii dhalay away walalaheed away ehelkeedii yab qudbo siro aa laygu guursaday gurina waa laa daganahay ehelkeygina ima oga?

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 3 месяца назад

      Kkkkkk waxas aa shegoysid guur La ogyahay familka iyo qarabada dhan blse naag Nin ana cideda ka so doonan qudbo siraysanayo yadna ee raali ka tahay yaa u imaanaayo naag familkeda ixtiramen oo sharaf leheen Saan cml ayey u Oynee lkn guur reerkina ku bixiyeen hadii even Ninka kugu xumaado familkaga Aya ka furaayo Naagtaan Ayado naag ween ah ayeyba indha Adeeg la so fariisatay kulahaa cidiisa ayu ibaray madama Asaga familkeeda diiday in uu barto oo Nin ana Familkayga rabin maxa isku sheegeyna yaaba idilay

  • @NimcaCabdilahi-h4x
    @NimcaCabdilahi-h4x 3 месяца назад

    Tankale. Ilmaha. Maisagaaba. Udoodikara. Haduub. Saanÿaha

  • @Ibraahimshidotaiylor
    @Ibraahimshidotaiylor 3 месяца назад

    Walaashey sidaas xadhixin dadkoo dhan iska mid macxa shanta faro jin macxa

  • @mohamudhussein9296
    @mohamudhussein9296 3 месяца назад

    Cajib

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 3 месяца назад

    Qofki Rabbi kka fogaado dhib kama baxayo waligis. Qof weyn oo 50jir ah baad tahay, side nin aan dadkaga ogeyn ula degi karta. Nocan ba wax laga dhageysanaya miya?

  • @NimcaCabdilahi-h4x
    @NimcaCabdilahi-h4x 3 месяца назад

    Gabadha waxa. Looyidhi. Reerahooda. Halaga doono. Oohalawaydiisto. Waxaan bay diintu. Kahortegaysay

  • @AbdirahimHaji-gf2sp
    @AbdirahimHaji-gf2sp 3 месяца назад +3

    Qofta tiktok maxaay kusoo gashaa

  • @Abdi-f4p
    @Abdi-f4p 3 месяца назад

    Hal qof ayee aragtay qof caana waa qof xun ku teh wixi Loo qariye ayee qabtaa waa naag walan

  • @fahima6666
    @fahima6666 3 месяца назад

    Qofka maga ciida hadan dhehen in why usoo fadhi satay famliga ga waad ka aqrisay adigana Waa lagu aqriyay Qalad ka adigaa iskaleh

  • @Asiya441
    @Asiya441 3 месяца назад +1

    Ax waa inan yro qurxbdn Naczba baa hely qiimahee garani sorry sister

  • @nuriaabdinoor3939
    @nuriaabdinoor3939 3 месяца назад +1

    Yahuu qof ebahisa melasofadisanayo maxawaye?yaaab

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 26 дней назад

    dee marka ninka miyey la tumatay

  • @maryanruun8670
    @maryanruun8670 3 месяца назад +1

    Nin meelaha idku wadwadaten miyad wakusugeysay adaba qiimahaga dhulka kujiidaye

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 3 месяца назад

      Naag kasto oo doqon ah oo isqiimo tirto saan cml aa u danbayso because hada adi qiimo isku yeelin cid ku qiimaynayso malahan wherever aa jogtid

    • @Zeytunosman-hu1mq
      @Zeytunosman-hu1mq 3 месяца назад

      Exactly 💯

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 3 месяца назад +1

    😂😂😂 caLaa kuli xaaL
    Naagta ninka weeyLa tumaneeysay
    Xaraan ayeey uur oogu
    Qaaday
    Markuu uur kusoobaxay
    Ayuu ooga boodhay😂😂😂
    Qisada runteeda wataa
    Asaxaabeey

  • @Deeqo031
    @Deeqo031 3 месяца назад

    Asc

  • @LilHossen
    @LilHossen 3 месяца назад +3

    Qurliydan wa farid

  • @NimcoOmar-u9u
    @NimcoOmar-u9u 2 месяца назад

    ASC gabdhaha Soomalidu ma dhaqan kii galada ayey qaten familka yan ka qarinaya hadana ninkii ayan la dagay urna wan leyahay ma sidaas ayad famil kaga uga qarisay mise awal aydba garoob xur ah ayaad aheed tan labad wiilasha islameed ha xog xoganin ceeb na ha u rad radinin adigaa qaldan nin miyaa u naxaya naag sahal ku soo gashay oo iyada qimha iska qaaday adigaa is dhigay dhiqada ee iska dhaaf raga aad in ad cebeyso isku dayeyso

  • @iqrocabdirishiid
    @iqrocabdirishiid 3 месяца назад +1

    khadar keeyo miya