JILBAHA AYEE QABSATAY SI EE CAFIS U WEYDIISATO BALSE MUXU SAMEYAY ASAGUNA MAKA AQBALAY? CAFI WALALKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 209

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 11 дней назад +1

    masha allah wiilka waa anigo kale sidas ban sameya marka qofka cafis iga baryo waa iska cafiya qalbi jilec ban ahay naxariis badan

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 5 месяцев назад +13

    Subxaanallah walahi waa wiil naxariis badan Allaah haku cafiyo sidaad ucafiday gabadhaas

  • @ŊimaŋdayibKeepgoing
    @ŊimaŋdayibKeepgoing 4 месяца назад +6

    Masha allha barakallah wiil Naxaris daacad iyo wanaag oo dhan isku darsaday waaye wllhi wllshy Fatima wiilkaas xaqisaa illali

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 3 месяца назад +6

    Masha allah waa nin qalbi wanaagsan waba anigo kalaa kani

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 4 месяца назад +3

    Masha allh waa wiil wanag san oo dacada runtii jaceel dhaba haduu jiro wiilkaasuu hayaa gabareey alle kabaq wiilkaas mar labaad walasheey qalbigiisa haku ciyaarin hadaa guur Santana sida boqor kii u ilaali waa wanaagiiyo soconaya masha Allah waana xariistiiyo hadlaya waada cadiiyo qofa allaha is ku kiin calfo waligaa ilaali

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 6 месяцев назад +25

    Fatimow Allah uga baq wiilkan dacada, maanta lama helo qof dacada ❤❤❤
    Hadii aad mar kale qiyanto shaleyto ayaa ku danbeyndonto, isagana waxan rajeyna inu qof wanagsan ku noqdo, lakin damaca iyo lacag jacayku waa wax xun qofka daba socdana qasaro ayaa u danbeysa.

  • @hawoumar588
    @hawoumar588 4 месяца назад +2

    Walaahi waa ilmeeye Abdullahi waa wiil aad ufiican sida ka muuqato gabadhane alhamdulilaahi ilaahey qaladkeeyda woo tusay

  • @AbdinasirIbrahim-s4x
    @AbdinasirIbrahim-s4x 6 месяцев назад +5

    Binaadan iskumit maahaaa wlh this guy is very kind

  • @mwluhzaysalt
    @mwluhzaysalt 6 месяцев назад +5

    Ax ax ax waa wiil qalbi fiican odhaqan iyo akhlaaq wanaagsan ee tatimo wiilk marlabaad lacag hakaraacin wll ❤❤❤❤❤🎉

  • @fardowsajimale8769
    @fardowsajimale8769 6 месяцев назад +4

    Asc wr wb runtii waan ooyey faadumo aad ayaad u nasiib badan tahay wiilkaan waa daacad si run ah ula dhaqan qayaano dambe yey jirin, waxaan idinkula talin lahaa sida ugu dhaqsaha badan isu mehersada guul iyo horumar ayaan idiin rajeynayaa .

  • @Luuliina
    @Luuliina 11 дней назад +1

    Waxaad nooga oysiiseen xalad denbi ah ilinteenana xaqma aha way nin ajinabi utaabanee jeceylkan hadii towbad aydan la imaan guuldaro ubadanyahay balse ilahay waa naxariis badane cafinbadan

    • @munaGerat
      @munaGerat 10 дней назад

      Ani xita iga oysiyeeen😢

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 6 месяцев назад +9

    Sheeka dambe joojiya guur xalaal ah ku heshiiya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Cazanyo-b1h
      @Cazanyo-b1h 6 месяцев назад

      Lapadinu ma bilwona❤

    • @Cazanyo-b1h
      @Cazanyo-b1h 6 месяцев назад

      Lapadinu ma bilwona❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 6 месяцев назад +8

    Balayo fareweyn maskinka wu ilmayay SooryBowe dar Allah ucafi😢😢😢😢😢😢 Rabi Dadaka wu cafiya

    • @munaGerat
      @munaGerat 10 дней назад

      Maxa uceyne😢 he yakacafina adna

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 6 месяцев назад +9

    Waa nin waxgarad ah mashaalaah @

  • @ZahraHareed
    @ZahraHareed 23 дня назад

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatumaadanAli
    @FatumaadanAli 6 месяцев назад +2

    Jah waa wil qalbii wangsan wlh fathuma wilakan xakucayarin walaly ❤❤❤

  • @fadumoxasan3300
    @fadumoxasan3300 3 месяца назад

    Masha allah wan ku farxad ❤❤❤❤

  • @fadxiyafadxiya2614
    @fadxiyafadxiya2614 3 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 23 дня назад

    Filimaan taan cml waan ka helaa❤

  • @fahima6666
    @fahima6666 3 месяца назад

    Sax runtiisa waaye maskin wiil fiican waaye walaahi😭♥️

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 месяцев назад +3

    Weliga nin lacag kama qadan isagoon i qabin aniga waxay ila tahay nin lacagtiisa benben kuma bixinayo weliba nin naag leh yahuu gabdho cajerada hoyada cun joog guriga shaqo ma noqoto shaxaad

  • @baabamaama2533
    @baabamaama2533 5 месяцев назад +1

    🎉🎉🎉hampalyo marlabaad xiriir dib udhismay

  • @lulahmed4611
    @lulahmed4611 6 месяцев назад +1

    Mashalaah mashalaah ❤❤❤

  • @Liqaaye256
    @Liqaaye256 6 месяцев назад +3

    Nin rageerka la sheego waakaa adeer

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 11 дней назад

    alle ha idin rumeeyo mustaqbalkina

  • @Belloalli-z2b
    @Belloalli-z2b 6 месяцев назад +4

    Qof ku jecel oo dacad ku ah waliga ha ka tagiin sabtun wxye tahye mid ba sas ogah tagey aniga wali dacad ban uu ahe waan jecala lkin asaag naag kle iga racye waan kaso kaban wayey qalbi jabkas lkin alx hada cafis bu iga dalabaday wan isk cafiyey iso ducey inu raabi nolo qurux ii ifiyoh wlloyal😢💔😭😱

    • @kunneyare9407
      @kunneyare9407 6 месяцев назад

      Aamiin wll

    • @Cxakiim-o5p
      @Cxakiim-o5p 6 месяцев назад

      Aaaaamiiin

    • @Cxakiim-o5p
      @Cxakiim-o5p 6 месяцев назад

      Anigana.wll will.ayaa.igaraacaday.habeen.dhawad.qabi jaabaan hada ku.jieaa iisooducee

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 6 месяцев назад +3

    Xoolo rageed Ferro kaxisaaban

  • @Xamze394
    @Xamze394 6 месяцев назад +2

    Maashaa allaah ilaahay haysu barakaayo

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 6 месяцев назад +1

    Ma shaaAllah

  • @XasanmaxamuudXasanyare
    @XasanmaxamuudXasanyare Месяц назад

    Mashalx

  • @ContentCakeSlice-yv5bb
    @ContentCakeSlice-yv5bb 6 месяцев назад +2

    Mash allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminoCqadir
    @AminoCqadir 4 месяца назад +1

    cabdulpadir sorii abowe macane jcayl owanagaga kataliyo farxadadakataliyo ilahay hakuusahlo walahi qalbigaixanunay sorii abowe macane qalabi jabay wadhibadanyehe walalo ilahay hakugarab istago sorii walal ayankuleyahay salam

  • @NahiiBaabaa
    @NahiiBaabaa 4 месяца назад +1

    Axmaed Kalaa Zxp nin wanaagsan baa tahy wllkey😭😭

  • @KhadraAbdi-ui9lq
    @KhadraAbdi-ui9lq 5 месяцев назад +2

    So SAD
    😢. Karma is real

  • @ahmedmohamedfarah3067
    @ahmedmohamedfarah3067 6 месяцев назад +22

    Waxan dhaqan islaam ma ahan, mana fiicno dhaqamada noocaan ah in la faafiyo , waa hab sumacad xumeynaayo umada islaamka diinteeda iyo habkii wanaagsanaa ee asturnaanta gabadha muslimka ah.😢

    • @FerehAbdi
      @FerehAbdi 6 месяцев назад +5

      ilaahay hana asturo ilaahay haso hanuuniyo maxa 3 sano nin idaba sudhay aan iqabin fasahaadka nagadaaya

    • @Somalispeaker123
      @Somalispeaker123 6 месяцев назад

      Yakudahay in laba Hadi isgafan in leysuu kenin fakin doqosh

    • @ahmedmohamedfarah3067
      @ahmedmohamedfarah3067 6 месяцев назад

      ​@jowharstudio123 adigoo i aflagaadeynin wax iima sheegi kartid miyaa?
      Aniga ma diidin labadii is maagto in la heshiisiiyo lkn waxan ka hadlay hab dhaqankaan ma ahan mid wanagsan, ayadoon Videos la duubin ma la heshiin karo miyaa?
      Nin aan qabin maxay jilbaha u qabsanee ?
      Sharcigee u baneeeyay ?

    • @Mohamudupdi
      @Mohamudupdi 4 месяца назад

      Hala isu keeno waa caadiyee laakiin in lafaafiyo maaha caadidiinteena maqabto😢​@@Somalispeaker123

    • @munaGerat
      @munaGerat 10 дней назад

      ​@@Somalispeaker123😂😂😊

  • @FadxaJaamac-dz6tn
    @FadxaJaamac-dz6tn 2 месяца назад

    Mansha allh ale haysku kin bara keeyo

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 6 месяцев назад +8

    Waryaahee war gabadhu Aabahana midilin hooyadaana macaayin ee hal hal dollar baay sheegtay in aay kaacuntay hadii aay kutiri iska-keey cafi iska cafi dee. Waxaad u eg tahay nin kasamrila hal halkii dollar kawaran hadii aay boqolaal dollars aay kaacuni lahaad. Hanaqon QOF aan gob ahaan oo aan waligiis wax laga cunin

    • @FarxiyoAlishire
      @FarxiyoAlishire 6 месяцев назад

      Farax olways xaasid😅😤😤😤

    • @ADANABDILLEBULOW
      @ADANABDILLEBULOW 5 месяцев назад

      Hal dollar aa

    • @ReerMagaal-k8g
      @ReerMagaal-k8g 4 месяца назад

      ​@@FarxiyoAlishire
      Cafinta uu sameeyay uma jeedaan miyaa.
      allow na badbaadi

  • @xamdijamalxamdijamal5584
    @xamdijamalxamdijamal5584 3 месяца назад

    M.a waa wiil qalbi wangsan murugo dambe allaha matuso

  • @ZakariaAbdi-x2o
    @ZakariaAbdi-x2o 4 месяца назад +2

    سبحان الله العظيم
    Lacag miya guursaneyso

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 4 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @LaeTae-ci9tr
    @LaeTae-ci9tr 6 месяцев назад

    Masha Allah ❤

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 6 месяцев назад

    .mash allh cabsulqadir io fatima walalaheen ilhy haidin cafiyo isku waara waayo badan

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439 6 месяцев назад +4

    kuma jecli mana kucafinayo wa qayan tay qof kulugoyo illah haku sahlo

  • @AyanMohamed-x3w
    @AyanMohamed-x3w Месяц назад

    Wiilka iska dhaafe anigaaba madaxa ixanuuney war jeceylka haku dheelina

  • @MedRob-r8y
    @MedRob-r8y 5 месяцев назад

    Alhamdulilaha

  • @IqaroBashir
    @IqaroBashir 5 месяцев назад +1

    ❤😢😢

  • @DrhassanAbdirahman-rg3ih
    @DrhassanAbdirahman-rg3ih Месяц назад

    Nin herka raga wax kayaqana wayee❤

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 4 месяца назад

    😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanyusufHargaanti
    @MaryanyusufHargaanti 6 месяцев назад +6

    Masha allah

  • @Hamida-29
    @Hamida-29 6 месяцев назад

    Rijaal laba maaha, wiil qalbi fiican😍

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 6 месяцев назад +8

    Anigu waxaan kula talinlahaa wiilkaas ka fogoow naagtaas

  • @falisa576
    @falisa576 6 месяцев назад +1

    Awal baa fanaan horay ugu heesay
    Jacayl aan lagula wadan waqtigaga
    Yuu dhumine.gabadhani waxay so
    Ogaatay inan lacag waxba ahayn
    E jacaylku muhiim yahay wayna ku
    So noqotay wiilki jaclaa lkn yeysan
    Mar labaad dagin wiilkan miskiinka

  • @hanaali5893
    @hanaali5893 6 месяцев назад +4

    Abaayo pls mar dambe ha dhaawicin waa wiil daacad ah, qof daacadaa lama helo this world.

    • @FarxiyoAlishire
      @FarxiyoAlishire 6 месяцев назад

      Naa farax daacad ma,ahan hduu farax daacad ahaan lahaa wuy cafinlahaa xasidka🤣😤😤

  • @abdisalammohamedhussein
    @abdisalammohamedhussein 3 месяца назад

    😢😢😢😢

  • @IbaroozAhmed
    @IbaroozAhmed 6 месяцев назад

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @mahamednur8039
    @mahamednur8039 6 месяцев назад +1

    Waa duugo maafiya ah afka fur ku dheh foolxumada ayaa dhahayso lacagta ka aruursadaa danaha kale ay sheegayso dalaq dalaq madax ay siisaa

  • @SunduaMaxamud
    @SunduaMaxamud 3 месяца назад

    Acudu billaaahi xasbuuun alllha aniga wab yabanhy

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 6 месяцев назад +1

    I have cry❤😢😮

  • @mutafeapdi856
    @mutafeapdi856 6 месяцев назад +1

    Kkkk tani wayab aniga wafilin isleyahay maha dhacdo sobadiya filimada nocan okaleh

  • @IdilHoche-e9s
    @IdilHoche-e9s 6 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 4 месяца назад

    💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @CanabCisman-v1x
    @CanabCisman-v1x 3 месяца назад

    M.a allhah naxaris badnaa🥹

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 6 месяцев назад +1

    Mar idage alle hadago lkn 2ba mar idage anaa isdagay cafi lkn xiriirkaa kafiirso

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 6 месяцев назад +1

    Allaha mid khayr qabta Allaha siiyo wa been lay malaha uur bay leedahay Allahu yaclam please haku dheelin inanka

  • @farahmohamed3432
    @farahmohamed3432 6 месяцев назад +2

    2$ ayey usoo xistay nin lacag leh haday haysato Ninkan Uma soo noqoten

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 6 месяцев назад +1

      𝗠𝗲𝘀𝗵𝗮𝗻 𝗦𝘂𝘂𝗿𝗮 𝗞𝗮𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮.🤣🤣🤣🤣🤣

  • @IqlaasMoha-rd7jk
    @IqlaasMoha-rd7jk 6 месяцев назад

    😂❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AminoCqadir
    @AminoCqadir 4 месяца назад

    alagadow alihii idinabwray kabaqa qiyanada iskadafa abayayalw walahi ilmadii waigadamatay sorii abowe macane

  • @hanaali5893
    @hanaali5893 6 месяцев назад

    Oh, maashaa allah he is so nice wlhi.

  • @ContentCakeSlice-yv5bb
    @ContentCakeSlice-yv5bb 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 6 месяцев назад

    WIILOOW ADOO DIYAAR AAN AHAYN SHUKAANSI HA BILAABIN.Hadaa bilowdana, Kharash ha siinin. Qof mustaqbal kaa rabo kuma biisho.Hada haday soo laabanaysaana ayada lacagtii ha bixiso bilwalba kkkk❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 6 месяцев назад +1

    Hayeey ilaa goorma❤❤❤❤

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 6 месяцев назад

    Waa Naag qalin shubato ah

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 6 месяцев назад

    Maashaallaah waa will wanaagsan

  • @Hodanali-s6c
    @Hodanali-s6c 6 месяцев назад +3

    O Lacg ma Adig u dhibty wa yabe

  • @abdisalamsheikh112
    @abdisalamsheikh112 3 месяца назад

    Iscafi lakinse iskalali jacel benben ah 😢

  • @LiibaanCabdullaahi-ct9pf
    @LiibaanCabdullaahi-ct9pf 4 месяца назад

    Geesi geesi dhalay naa adine lacag laheyne ninka qabligiisa ila lagu qaadyee😂

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 6 месяцев назад

    Good luck man

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 6 месяцев назад

    Horta shukaansi in lacag lugu kala qaataaba qalad ah gabarey heshiiska diyaargaroga guurka ka hor nin lacag haka qaadanin

  • @BashiircasooweBashka
    @BashiircasooweBashka 6 месяцев назад

    Hada wuu ilmeeyay lakin sifiican buu uooyidoonaa naagtaan saa uhadlaysa dhaqan maleh lafahaaga kalacarar miskinyaw

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 6 месяцев назад

    Subxanalaah lacagta miyey u dhiibatay dadyohow beenta iyo qayanada iskadaya ilahay ka baqa

  • @CaliMaxamud-k5v
    @CaliMaxamud-k5v 6 месяцев назад

    sxb qofwaliba waa jaaniskina❤❤

  • @nimconfg
    @nimconfg 6 месяцев назад

    😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiAbdullahiHassan-b1p
    @AbdullahiAbdullahiHassan-b1p 5 месяцев назад

    Boqol dollar iyo kabadan Ayan raba kulahaa Mashaqesatid Qayaanada iskadaaf

  • @MUCAADCali-y4j
    @MUCAADCali-y4j 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 месяцев назад

    Lacagtiisad Cunaysey 3 Sanadood. Aakhirawarjiraa😢

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 6 месяцев назад

    Subxanallah Allow ku wano kale hanatusin A

  • @143-k1d
    @143-k1d 6 месяцев назад

    Naagaha Inee Xumaan Sameeyaan Ee Calaac-alaan Hadana Yaab

  • @AyanMohamed-x3w
    @AyanMohamed-x3w 6 месяцев назад +1

    Ka fogow walaakey lacag waaye ujeedkeeda

  • @BashiircasooweBashka
    @BashiircasooweBashka 6 месяцев назад

    Kaykaraacdaa kayaabay miskiinkaanay kusoolaalabanaysaa naag lacag raadinaysa kaniyo karaacday midna maguursan dhaqan xumay baratay waar kacar waxay wado mataqaanide

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 5 месяцев назад

    Allaha mideeyo lamanahan qisada xanunka leh oo murugada wata dhax martay

  • @AliAbdirahman-oi4pe
    @AliAbdirahman-oi4pe 6 месяцев назад

    m.am.am.am.a ❤❤❤❤❤❤

  • @kadarali6223
    @kadarali6223 6 месяцев назад +1

    Biyo sacabadaaadaa loogadhargaa 😂

  • @shinemalin1853
    @shinemalin1853 4 месяца назад

    Weligay naag ka indha adag ma arkin

  • @MaryamoAbdi-fu5lt
    @MaryamoAbdi-fu5lt 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @AminoFaarax-w3f
    @AminoFaarax-w3f 6 месяцев назад

    You have to tell him the truth woman

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 6 месяцев назад

    ILAHAY CAFISKA QADHAY KUYIRI

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 6 месяцев назад

    😂😂😂 war naagta qaa insanaa waa haamaanad
    Kii kaleey lacagta kasoodhameeysa 😂😂😂

  • @kunneyare9407
    @kunneyare9407 6 месяцев назад

    Sxp kallaa horay usoco waxaad haysaa howl qaran

  • @Thekingkillerson
    @Thekingkillerson 5 месяцев назад

    Karma Fr my sister astahtg

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 месяцев назад

    Haday wax jira yihiin tan ha soocelin.nin aan awoodin inu biil bixiyo muxu naag kufalaa