SAAFI CUMAR WEYNA I KUFSADEEN 😱😳😱😳😱

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • Fadlan Subscribe 🤪

Комментарии • 28

  • @Umxasan
    @Umxasan Месяц назад +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад +2

    Saas weeye waa mom aomaliyeed

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Месяц назад +1

    Saafiyey hadaalin wad guuleysan inshaa allah🎉

  • @Anodsks
    @Anodsks 29 дней назад

    Safi. Kaalay. Sacudiga. ❤

  • @CabdisalanMacalin-yn8cc
    @CabdisalanMacalin-yn8cc Месяц назад +1

    Dhaqanka Somalis ayaa wixuu ahaa mid aan din ku dhisneyn.gabar ayaa la xogayaa dadkeduna waa aar gosanayaan

  • @user-pu6mj3op5g
    @user-pu6mj3op5g Месяц назад +1

    Somaaliyey gabadha wllaashen halo hiiliyo

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 Месяц назад +1

    Xaqiiii Waa Soo Dilaacey Maansha allaah

  • @CabdixakiinBarre
    @CabdixakiinBarre Месяц назад +4

    Rag inanta la dhashay mee xigto iyo ehel ninka dila wasakh weeye.

  • @fowziya9536
    @fowziya9536 Месяц назад +1

    Makii aduunyadan lajogo dadqatar sheganjiro majiran kulugod waa daba ku xarayaal anshinka

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Месяц назад +1

    Somalia maxaad u habaari ,sheeko
    Maad sharciiiga udhiibtid nacas ka xayawanka ah miyan hablo ladhalan .wbt

    • @Sara-bl1vn
      @Sara-bl1vn Месяц назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂
      Habaar miyaa u harey somalia wey habaaran yihin weyna waalan yihiin somali hadey miyir qaban abyo 33sano miyey is cuni lahaayeen 😮😮

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад

    Magtaadii baa ku leedahay 50 halaad baa ku leedahay soomaali oodhan ha habaarin intii dhibaatada kuu gaysatay habaar

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 21 день назад

      Mag beel Aduga Halugu Kufsade Mag qaado Wasaq

  • @saidali7233
    @saidali7233 Месяц назад +1

    People from Somalia lives in Toronto canada xaflado ayaad ku casumaysaan that's unfair no justice

  • @MohamedSaladmohamoudMoha
    @MohamedSaladmohamoudMoha Месяц назад +1

    Hartland. Qaatumada. Seegtay. Daahirow. Naga. Daa. Iyada. Iskufsatay

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Месяц назад

      @@MohamedSaladmohamoudMoha 👊👊👊👊👊🏻👊🏻👊🏻👊🏻👊🏻👊🏻

  • @khadrakaliilabdi6572
    @khadrakaliilabdi6572 Месяц назад

    Farmaajo laftigiisa ayaa kufsi gestay in ay inantan tahay ayaan u malaynayaa farmaajo markii uu kufsi geysatay ayaa markanka loo dhoofiyay

    • @hawamohamed5502
      @hawamohamed5502 Месяц назад

      gabadhan ma dhihin Farmaajo I kufsadey ee maxaad uga sheegi been iyo sow dambi iyo masabid maaha.

  • @CabdisalanMacalin-yn8cc
    @CabdisalanMacalin-yn8cc Месяц назад

    Walaal saffo waxasi waa dhaqankii Somalia hadaad lacag don tahayna sheng waa lagu arurinayaa

    • @Sara-bl1vn
      @Sara-bl1vn Месяц назад +2

      Edeb yeelo xawayan yhow neefkaa ma kuwii kufsadey bad ka mid ahayd waryaa ka waran hadey walaashaa ahaan lahayd barako laawe yohow shame on you xawayan yohow

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Месяц назад +1

      @@Sara-bl1vn waa isagii mindhaa

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Месяц назад +1

      @@Sara-bl1vn ❤️

  • @user-jk4xo5yz4l
    @user-jk4xo5yz4l Месяц назад

    Maxaa u habaareysaa Mwnaha ma tagtey oo ma la hadashey ,hadaad la hadashey oo wax qabo kuu waayey ,Dambi ayuu kaa galey.

  • @CabdisalanMacalin-yn8cc
    @CabdisalanMacalin-yn8cc Месяц назад

    Dàhiroow arinkaani waa aargoosi arinkani duqdaanina waa lacag raadis

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Месяц назад +1

      Ilaahaa kaa weyn😢 maskiinta hadaadan u naxayn amaan sii cuqubo kugu dhacday

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 Месяц назад +1

      Somalida waa in ay bartaa ( every action should have a consequence) marka ninka soomaaliyeedow dhibkaad gaystaa waa in aad ciqaabteeda martaa xataa haday kasoo wareegto 100 sano hadii kii danbiga gaystay dhintay dhashiisa ayaa shame ka qaadayo ilayn waa aabahoode iyagaa bixinaya wuxuu aabahooda gaystay

    • @fahimacilmi3577
      @fahimacilmi3577 Месяц назад +2

      Lacagta maadan ku waydiisatay bilaa edeb kuwa gabdhaha xoogaya waa noocas oo miiran 🤮