SAAFI OMAR- GABDHAHA RIKAATO AYAA LAGU HAYSTAA!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....

Комментарии • 102

  • @fadumoali502
    @fadumoali502 3 года назад +16

    Waxa kaliya oo na ilaalinaya waa in diinteenna aan ku dhaqannaa, awaarmiirta allaah nagu siiyay diinteenna aan qaadannaa rag iyo dumarba hadii ay taas dhicinna badbaado ma jiri doonto
    Allow na hanuuni
    Allow na badbaadi

  • @abdinasirmohamed1307
    @abdinasirmohamed1307 3 года назад +15

    Saafi:- Ilmaha ee Hooyada U tahay Ayaa Badhaadhay Hooyo adag oo nolosha isku Dhiibin.
    Waa Guuleysatay Horaan inta Kuu Dhiman Cfimaad iyo cibaado Suubon Hooyo🌹

    • @safiswisdom9369
      @safiswisdom9369 3 года назад +1

      Aamiin kuligeem

    • @suldaamocali8711
      @suldaamocali8711 3 года назад

      @@safiswisdom9369habaray masha Allah waxaad nootahay tusaale waana jeclaanlahaa in aan kula soo xariiro insha Allah

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 года назад +8

    Kufsi kii wax kufsadey ayeey ceyb ku tahey, saafi💗

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 года назад +14

    Saafi quruxleey Allaha ku barakeeyo

    • @nuurka658
      @nuurka658 3 года назад

      QURUXDEE DEE!.!.!..

  • @shukrielmi2331
    @shukrielmi2331 3 года назад +3

    Abayo Safi xijaabkaga dhamaystir Shukran

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 года назад +7

    Masha allah ayaanle ilahey haku barakeeyo waa baraarujin wanaagsan fadlan haka daalin

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 года назад +5

    Safiiyo Omar we love you ❤👌

  • @jamayusuf2828
    @jamayusuf2828 3 года назад +10

    Waxa wanaagsan in gabdhuh waa inay is ilaalyan oo anay tegin meel qaldan waqti qaldan

    • @suldaamocali8711
      @suldaamocali8711 3 года назад

      walal gabadha is ilaalin kartaahi waa gabar weyn oo caqlileh balse mida 1 jir ilaa 15 maxeey awood iyo caqli heysaa ilaahow naxafid

    • @rammohamett5168
      @rammohamett5168 3 года назад

      @@suldaamocali8711 ku darso wll dumarka video yadda laga hayo way ka wayn yahiin 17_35 taazna wxY cadeenaysaa inay ogolaateen

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 года назад +4

    illaahay ha illaaliyo gabdhaha soomaaliyeed

  • @mariaabdirahman6680
    @mariaabdirahman6680 3 года назад +5

    Asc walle Ayaanle iyo walasheen Saafi ilhay haydin barakeeyo gabdhaha somaliyed ilhay hadhowro

  • @fadumoali502
    @fadumoali502 3 года назад +12

    Dhib kasta oo gabar ku dhaco rag ayaa sabab u ah

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 3 года назад +2

    Maashaa Allah Saafi Omar agtayda sharaf baa kuu taalla wad dagaalka inta aamusan ay ka xishoodeen

  • @jamayusuf2828
    @jamayusuf2828 3 года назад +6

    Gabdhah waxan leyahay hategin meel qaldan hana socon waqti qaldan waan ku celinaya

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 года назад +1

      Walalow markii aan yara waxaanba la ciyaari jiray wiilasha. School kana inta wiilasha ciyaari jiray. Qabsi waa dhaqan aan Alle Islamka ka xoreeyey walahi wax idhibana ma arag..
      Allhamdulilah.

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 3 года назад

      @@mustaqbalabdiweli
      Hadeer sooma weynaanin ilaah ka cabso kuuma banaana in la hadasho wiilal oon kula dhalanin ama oon ku qabin is dhowrida waxaa ka mid ah in lis dhowro diinta la ilaaliyo diinta waxay na amartay araga in aan ilaalino gabarta aysan fiirinin raga isha hoos ay aadiso ragna uusan dumar fiirinin isha hoos uu aadiyo gabarta ay xijaabato is asturto ay qaadato jilbaabka islaamka ay amartay yacni jilbaab adag oo astura .
      Aniga waxaan aamin sanahay gabar kastoo la kufsaday ayada sabab u ah yacni wixii sababayo ayay sameysaa sida jilbaab xumada la wato iyo balanta aan sharciga waafaqsaneynin inay ogolaato sida guri In lagu balansado ama hotel ama inay safar gasho muxram la aan iyo waxii la mid ah

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 года назад

      @@user-tz4hc5hd4v hada hooyo iyo xaas anigaba sodoh. Waxaan ka wada gabdhaha ragga qabsada waa ragg kas usameya. Kuwa iyaga oo xafadooda ama dugsiga hortisa laga dafaa.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 года назад +3

    Maashallah Mashallah Maashallh maashallah Maashallah Mashallah.
    Xagee xaal Maryaa.Ninmakii ma la qabey,Soomaalidu wax beey bilaabaan laakiin dhamaadka inta badan ma keenaan.
    Soomaalia aad bey u sugeesaa xaaldii saafi dhamaadkeed.

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 3 года назад +5

    Guubaabin fiican mida kale shaqsiga gawaadka daruufaha xun Gabdhaha uga faaideysto waa inla ciqaaba maxaa yeelay Diinta islamka maqabto in anshax xumo la faafiyo iyo dhaqan ka wanaagsan ee somaliyed Ragow haku cayaarina Gabdhaha mustaqbalka leh.

  • @xasancabdulaahi4968
    @xasancabdulaahi4968 3 года назад +3

    in aad qof aaminto waxaa ka wanaagsan in aadan aaminin ama aad sifo sharci aad ku aaminto.

  • @sahraqadanofficialchannel7630
    @sahraqadanofficialchannel7630 3 года назад +3

    Asc waa ku salaamay Wllo ayaanle adiga iyo Azxpta channel ka hanoolaato intaa ka dib waxaan hayaa sheeko la mida baan dhihi karaa sheekada saafi oo aan jcl hablaha inaan ula wadaago wacyi galin hadii ay maacquul tahay qofkay ku dhacdayna waa aniga

  • @hanadqays5415
    @hanadqays5415 3 года назад +1

    Adigu wax danbi aH malihid waaYo waa Lagu xoogay RabiGu JannooYinkiisa Ha kugu casuumo
    InanTaada inaan kaaso doontan jecLaYstaY🥰 MaMo

  • @abdulfattahmohamed4822
    @abdulfattahmohamed4822 3 года назад +2

    Wacyo galin fiican oo ku saabsan hablaha Guul hanoolato

  • @bilandeeqa1928
    @bilandeeqa1928 2 года назад

    Mom safi ilhy cimrikagaga ha dhereyo 💯

  • @aziiz94
    @aziiz94 3 года назад +3

    Marwalba gabadha qaladka leh ayada nin ajnabi ka ah marke isku qaawineso caqligada xago jiray gabar sharaf leh o diin iyo dhaqan leh wxas ma ka suurtowan, nimankana kuligod wada rag ma ahan qaar bila damiir ba ku jiro o diin lahen marka gabadha waine is ilaalisa

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 года назад

      See gabadhu qalad ku yeelataa? Meesha nin sineysanayo gabari xagee joogtaa?
      Ma ogtahay dunida in Alle ragga masuul uga dhigay ? Inta nin Muslim ah oo Somali ah sineysanayo gabdhuna way sineysan waayo qof walbaba dareen baa ku jira, Alle baa ku sameeyey dareenka gabar iyo Wiilba.
      Waa in wiilasha la wacyi galiyo..hooyaday waxay wiilasha ila dhashey ku tiri "sino hadii idinka oo ragga aad iska celin waydaan, maxaa dumar uharey?
      Dareenka nin ragga ceshan waayey gabari xagee joogtaa?
      Raggu waa in ay arkaan meekhaanka Alle saarey dhamaantood.
      Sinadana joojiyaan.

  • @AishaMhirei
    @AishaMhirei 3 года назад +3

    Wlhi dadkan dhan waxey iska dhahayan is ilaali lkn qofka ma fahmi karo waxa xun ilaa uu arko asoo dhexda uga jira, rikaato ama cagajugleyn culeyska ey leedahay qofki la kulmay aa yaqaan wax hal kalmad looga kabsan karo ama looga baxsa karo maaha.

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 3 года назад +1

      Abaayo is ilaali waa run waliba hadii sida allaah iyo rasuulkeena suuban salallaahu caleyhi wasalim inoo sheegen oo diinteena macaan qabto aan raacno,,, wax rakaato ama handadaad ama dhib oo dhan kusoo gaarayo ma jiraan ilaa iyo in aad adiga jidkii ficnaay ka leexdo maahe ama dhowr nin qasab iyo hub kuu qaatan ku afduubtan ku xoogan ku dilaan sida caasho yar iyo gabartii digsiga lagu riday tii dabaqa laga soo tuuray tii goldogob Videoga laga duubay maahe sikale wax kuguma dhacaayan. Kuwaasne rakaato iyo handadaad dhan maba jirto oo waa wax umada dhan aragto. Allaah waxuu ina faray in aan muxram la'aan soconin, oo aan xijaabkii allaah inagu waajibiyey ee la yaqaanay korkeeno dhan ku daboolno wax walbo waaba ka xijaaban tahay adkaarta aan aqrisanaa subax iyo galab gabartii sidaas sameyso miyaa dhib arkeyso iyadoo walaalked ama aabahed ama adeerked ama abtigeed, ama sowjkeeda, la socdo ninka u bareerayo ma ii sheegi kartaa ??

  • @somalimaantatv1522
    @somalimaantatv1522 3 года назад +1

    Masha Allah

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 года назад +1

    Asc dhibkasto oo gabdhaha gaaro nin ayaa usabab ah runti whi waa xaqiiq

  • @bilandeeqa1928
    @bilandeeqa1928 2 года назад

    Ragu nago jecela dumarkuna uronaa
    Lkn ragu aqli malee abohod wasoyin
    Raga inta xuun ilhy masibo adunka jirin ha ku rodo😪

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 года назад +3

    Ceeb ma aha adiga waa lagu xoogay wax dambi eh ma lihid

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 года назад +1

    Hanoolaato iyo Ayaanle ada aya uu mahadsan tahiin

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 года назад

    DHALINYARANIMADU WAA WAQTIGA UGU DARAN EE UGU HALISTA BADAN EE GABDHUHU SOO MARAAN,

  • @samlaahmed2428
    @samlaahmed2428 3 года назад

    Horay usoco walaasheey qurux Saafi waa guulaysatay . Barnaamijkaan wacyi galinta ahna waan ubaahanahay mahadsanid

  • @dhalinyaradasylcomeback1044
    @dhalinyaradasylcomeback1044 3 года назад +2

    Farxiya Cabsiye Ayaa ka Hadashey Raggii Dhan Baa Ku Kacay iyo Qaar ka mid ah dumar isku sheega oo yiri Diinta ay u gaftay iyo Waa Gaalo Iyo Waa la soo Direy War Raggow Alle ka Baqa dumarka Waa walShiina waa hooyadiina waa gabadhiia kufsiga joojiya iyo dhibka bahdilka aad ku wadaan

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 3 года назад

      Waryaa xishoow diinta wax ka fahan dumar weyna la dhalatay wayna na dhashay waxyaalahaasi wax diidan ma lah lkn in waxyaalaha anshaxa iyo diinta ku wanaagsaneynin in bulshada lala hor imaado ama lagu Soo dhiirto waa edeb daro dumarka la kufsada ayaga diinta rabigeyga sida saxda ah ha u qaataan waxay Soo gashaney jilbaab xun ama wey isoo dhilaalisay yay ka fakaney marka waraabaha hilib hadii uu arko oo yaalo meel cidlo ah ma dhaafaa jawaabtu waa Maya marka dumarka waxay is dhigeen meel cidlo ah muxrim la aan ayay wareeg aadaa ama safar ay aadaa waxaa dhacay ka dib wixii dhacay ka dib ayaa la leeyahy aac aac aac waryaadaa islaamka wayna dhowrtayee islaamka aan isku dhawrno hadii lisku dhowri waayay duli kasto way nagu dhacee gabdhaha waa sharafteyna xumaantooda waa xumaanteyna ma ogolni wax dhibaayo ayaga iyo wiilasha waxaa dhaheynaa islaamka waxay na amartay aynu qaadano wabilaahi towfiiq

    • @dhalinyaradasylcomeback1044
      @dhalinyaradasylcomeback1044 3 года назад

      @@user-tz4hc5hd4v adiga Xishoo iyo kuwa kugu ra'iga aha Yaa u baneyey in la kufsado dumarka mida kale hadeysan jalbaab wadan ma kufsigaa u banaan adiga diinta baro Mida kale Darka hadeysan jalbaab qaadan Alle ayaa Kala Xisaabtamayo Markaad wax kufsataan baad go' weyn Danbiyadiina ku dadaan Allena kama baqdaan naagaha waad gumeysataan si xuna waad ula dhaqantaan inta wanagsan waa idinku yar yihiin markii runta lidiin sheego ku mar Marmarsiyooda Diinta
      Alle Subxana watacalaa idinkaa danbi ka Gala ee soo baro dinta Alxamdilillaah in igu Filan wAn ka aqanaa ee orodoo shaqo yeelo Runta waa idin dhibtaa Alle Dumar Darajo iyo Naxriis Buu Siiyey Waana Hooyo Ceebna Ma laha Idinkaa Ceeb leh oo Edeb daro iyo sheydanimo waregysiin ee Edeb Yeelo Yaa Ahbal ufff

    • @dhalinyaradasylcomeback1044
      @dhalinyaradasylcomeback1044 3 года назад

      @@user-tz4hc5hd4v magacaana iska badel Nuur Alle kuma siiyee Naxriis laawe yahow

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 3 года назад

      @@dhalinyaradasylcomeback1044
      Islaamka waxay reebtay waxkastoo dhib keenaayo nin dhana ma xumo nin adiga xitaa waa aabahaaga waa awoowgaaga waa walaalkaaga waa adeerkaaga waa abtigaaga marka nin xun wuu jiraa nin fiicana wuu jiraa sidaasi oo kale waaye dumarkuna dumarka waxlagu taagan yahay ma aha dumarka iyo raga bo waxaan leeyahay sharciga rabi aynu qaadano markaasi ayaa la nabad helaa ileyn islam micnaheeda waa nabad gali hadii aynu u qaadano sida saxda ah waa la toosaa .
      Teeda kale dumar isqaabisay in la kufsado oo uu kufsado mid aan xishooneynin ayada isku keentay jilbaabka haday qaadan lahyd ma dhici lahyd gurigeeda haday joogi lahyd mala kufsan lahaa gabdhooy ilaah ka cabsada waxaa war nii noqday adiga maakala xisaabtameyo aniga xisaab ma lihi ilaah ayaa niga xisaabinaayo lkn aniga waxaan xaq u leeyahay inaan sheego wixii alle uu amaray hadii intaasi u eedeysidana adiga ayay kuu taalaa ee diinta hala barto wadada qaldan ayaa haysiinee

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 3 года назад

      @@dhalinyaradasylcomeback1044
      Adiga aniga wax xun oo sharaftaada ku saabsan ku dhihi maayo aniga wixii afkaar ikaaga aadan waan ku dhahay inaad I cayso xaq uma lihdid teeda kale aniga waan ku celcelinaa gabdhaha dhibka ku dhacaayo wadada loogu badbaadin karo waa la yaqaanaa xal meel qaldan yaa laga raadinin xalka diinta ayay ku jirtaa warka oo kooban waa diinta waa badbaado oo aynu isku qurxino diinta ma aha waan kasaa oo kaliya ee diintu waa dhaqan inay kaa muuqato waaye waan kasaa ma aha sheekada ee waa dhaqan awaamirta la qaato waxa liska reebayna laga haro

  • @r.mohamed1106
    @r.mohamed1106 3 года назад +1

    Marwo Saafi waxaan kuu aqaanaa geesiyad nolosha macnaheeda fahantahay inaad tahay

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 года назад +4

    Saafi you are beautiful woman

  • @hanniali5758
    @hanniali5758 3 года назад +1

    Really mamadan waan waata naftu halmar baay baxda simply haday kug dhacdo wax wayn maaha meel kasta so dhig ku dheh intu ku isticmaali lah maalin kasta intasna wax ka mihiimsan inay baa sawir cawradeeda muuqato ninba u dirin waayo nin rajo ka qaba maba ku dhihi karo wax itus bahal dhintey ubaa wax sameya naagow intiina yar ilaashad saas qaali ku tahay

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 года назад

    Inshaa allaah

  • @bishaarojamac2276
    @bishaarojamac2276 3 года назад +1

    Hanoolato

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 года назад

    Good job 👌👍 Mr ayaanle.

  • @khadiijasuufi6363
    @khadiijasuufi6363 3 года назад +3

    Maxa loo soo qaban la'yahay kii kufsaday saafi

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 года назад

    Ha is aruutiyaan gabdhaha qof walba ha iska aaminina

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 года назад +1

    Ayaanle kuwa is furay oo vidio laga haayo ee lagu handadaayo ayaanle taasi kawarama walaaloow mid lafuray oo dalaaqadooda dhamaatay ayaa niman iska heestaan sxboow whi waa xaqiiqo arinkaas halaga hadlo ayaanle

    • @abdulrahmanmoha3424
      @abdulrahmanmoha3424 3 года назад

      Naag ninkii furay sidee buu ku Han dadi karaa waaba kii furee

  • @umunasiib672
    @umunasiib672 3 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 3 года назад +1

    Gabadooyinoow waa niila cirib tirayaa

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 3 года назад +1

    Kkkk saafi adeer Gabaad maaha kelmadaas ee waa GAWAAD. Waana ninka naagaha iyo nimanka isugeeya, waa nimoow naageesh.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 года назад

    midkani wareysanya isagaba gabdhaha gada midka ay sheegeyso

  • @saraisse3019
    @saraisse3019 3 года назад

    balayo idin kufsatey oo muuqaal Idin ka dubtey gabdhoow be ateshion please

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 3 года назад +1

    Saxiix

  • @khuwaylakhuwaylachannel8376
    @khuwaylakhuwaylachannel8376 3 года назад

    War raga jidhkiina ka ilaaliya lasheekayso lakin isqawi haye kudhahaysa naa nagahan waside war wax afduuba majiran dumarkan maxakaqaldan why ay jidhkeedi nin kale idawo naa walidki away awlada baraysay akhlaaqda gabadha markay dhalato ceeb maha bara diinta akhlaaqda wamagsan raga an idinqabin fadlan ha uraacina meelfog kulan been wankujeclahay abayo inakeen kulane shekaysane kudhahaya si uu kuguxadgudbo war nindhan kalay igulashekayso rerkayaga dhexdiisa dhaha hadikale bahay igasoodon garacdan.haweenka usodhigtay war raga inta wanagsan alaah hanoogadhawro alaah ilaaliya inta wNagsan raga xun idinka aya isbaray hablo sabab ad isuwin sharaf kudhinta qadarka masheegin lakin dumar atihin is ilaaliya

  • @aslijimale8101
    @aslijimale8101 3 года назад

    Gabdhaha waa in waalidka ay aad ila sheekeystaan oo looga digo in ay nin u raacin hotel ay banaan kula kulmi hadey rabto in ay la sheekeysato gurigeeda ay keento, waalidka ay Barto.ninkaas haduu daacad yahay gurigii ugu imaan hadii kale halkaas ayuu ku kashifmaa oo dacad maha. Walidiinta waxaa laga rabaa in ay gabadha sidaan kalsooni.

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 3 года назад

    Waa jiranyihiin

  • @cilmimediafilms9580
    @cilmimediafilms9580 3 года назад

    Alle ha ina asturo ragbaa dumarka baabiiyay lkn dumarku qayb ayay ka yihiin

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 3 года назад

      Raga dhan ma aha lkn kuwa amarka rabigeyga ka tagay waaye ninkaasi wax kufsaday hadii runta lisku sheego ayada sabab u ah jilbaab xun oon astur ahayn ayay wadataa ama gabsaar ama naasaha ayay Soo taagee way isoo dhilaalinee meel cidlana way maree waraabaha ma dhaafaa marka ama waxay u aadeysaa balanta waxay la galeysaa qol waraabahaasi ma dhaafaa sharciga markay dayaceen ayagiina way dayacmeen waxay sharaftooda kuso noqon kartaa islaamka inay isku qurxiyaan akhlaaq wanagsan inay sameeyaan
      Naag hadeer leh kufsiga ceeb ma aha hadana wadato dhar xun naag wacyigilin usocoto miyaa mise faasidad waaye subxaana Allah

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 года назад

    Kalmada rag naga dhaafa nin xun dhaha

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 3 года назад

    saafi waa xaaraan kelmada ah jeceyley xaarana kusiisay waa qalad waxaas ha faafin walaal

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 года назад

    islaanatani wayeelka AH OO HADDA LACAG KU raadineysaa WAA LA i kufsadey YOUTUBKA ROOTI KA raadineysaa

  • @misalabdullahi3553
    @misalabdullahi3553 3 года назад

    Warun

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 года назад

    Sheer

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 3 года назад

    Kufsi u kadiye dhibkas kuso mar ee dharfican gasho

  • @salmanhajimukhtaar6239
    @salmanhajimukhtaar6239 3 года назад

    Naagtan mashruuc ay kuso qadatay kufsiga

  • @mrali3601
    @mrali3601 3 года назад

    Gabdhaha iska dhaafa ha idinka raxaystan ayaguba wa bini aadam wax kasta ka surtobo

  • @khuwaylakhuwaylachannel8376
    @khuwaylakhuwaylachannel8376 3 года назад

    Dumarka xanunka.kadaya war ragan.qar waside

  • @nurahmed6712
    @nurahmed6712 3 года назад

    Naagtan caanima ayey raadineysaa . Ayaanle daawada yaal ayuu raadinayaa!

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 года назад

    Gabadha la rakaakeeyey waa in ay soo sheegtaa si ninka waxaas sametnaayo loo dilo, anagaa gasngis u diyaarineyno qaarajiyo doofaarkaas.

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 года назад

    Wlhi ciil waye sorry intii takaato ku jirto

  • @ahmedjama716
    @ahmedjama716 3 года назад

    Beenta jooji. Allaah ka baqa

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 года назад

    WAXAAN LA YAABAY DUMARKU WAY DHIHI KARAAN ""SEXY" LAKIN MA DHIHI KARAAN WASMO.WAAYO?.
    SEX=WASMO.
    EREY BIXINTA UGU FIICAN WAA GALMO.

  • @jamalhusen9600
    @jamalhusen9600 3 года назад +1

    Waar dumarka Ha waalin.. inan Gumeedyow

    • @jiniinsi9726
      @jiniinsi9726 3 года назад +1

      Why cayda makuwa wax gado baa tahay baahi udhimo Inshalah

    • @asmah7586
      @asmah7586 3 года назад +1

      Ma kuwa wax ka duubo gabdhahaa tahay

    • @jiniinsi9726
      @jiniinsi9726 3 года назад

      @@asmah7586 waan umaleeynaa noocisa waad ujeeda ee tiibisho udhimo dheh

    • @sahrokhalif7421
      @sahrokhalif7421 3 года назад

      Adi mawaxad ka midtahay kuwa hada lagahadlayo qumay xun

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 года назад

    Saxiix