DAAWO Saafi Sheekh Cumar oo Ka Sheekeesay Kufsi Loo Geestay 1986-dii Qeybta 1-Aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 93

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe Месяц назад

    alaaha aay kaga araayo insha alaH

  • @mohamedhussein4002
    @mohamedhussein4002 Год назад +5

    Forgiveness is the best part Allah will punish them here after. So sabr nd continued on your way of life

    • @Lulu-n4x
      @Lulu-n4x 3 месяца назад

      It hasn't been done to you or someone you love

  • @shamsaanyuusuf1856
    @shamsaanyuusuf1856 Год назад +4

    Xamar hada yaan lagu kufsan ka baxso meesha

    • @engsayidmohamed7527
      @engsayidmohamed7527 Год назад

      Hhhhhhh haka cararto iminkaaaann ladhaafinnnn caruur iyo ciroolrba

  • @abshir6088
    @abshir6088 3 месяца назад +1

    1986 38 year ago xili dheer ninkii wagaas dhashay wa 40 gaad 😢😢😢😢😢😢

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Год назад +1

    Allah kuuu sahalo xaqaaqa abayo

  • @HodanElmi-n4t
    @HodanElmi-n4t 4 месяца назад

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 4 месяца назад

    Allaah calool. Umo weeynaa
    Abaayo uu eedi doonaa aduun iyo aakhiro

  • @abudarda00
    @abudarda00 Год назад +1

    Alle aaqiro maxa la xisaabtami doonaa. Quran Ayuu Alle kunsheegey. Waxkasta wa la abaalmarin Ilahayow na cafi inoo na naxariiso
    Mujrimkasta wuxuu rabuu samayn cidna lama hadlayso markaasi nabad bey rabaan.

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe Месяц назад

    Waa gas waxa aa. giraay dowlo maxamed sigaad bare oo so qabaahmarkas xey uu shegi waysay hada ma abaay haa isku diriin ciyaal kaga iyo nimaankas se waxas kor ugaa bax oo dhi kale yaa ka imaa. karo aal ku xafidIdaay ee çebtaada haday kun oogtahay kow loguma daro markas hub mLAHAYSAN. EE XAY KUGU WATEN MINDIYO SHEV

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Год назад +2

    While this is a heinous crime, unfortunately, the prospect of justice being done, anytime sooner seems a remote chance.
    Sorry to disappointment you Qaali, but it's the fact on the ground.

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Год назад +1

    Cabsi subxaanallah

  • @abdimalikcade8503
    @abdimalikcade8503 Год назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 Год назад +2

    May disho rag ku sheega anigaa kula dilaayo saqajamiinta sawikooda soo dir

    • @dsf9824
      @dsf9824 Год назад

      Waar aamus waxaatahay
      Axmaq bilaa garaad ah
      Naagtan waxaa lakufsaday
      1988kii iyadoo shaleemo
      Fiirsanaysa sawirkeen ayaad
      Leedahay waa qarni hore
      EE is miisaan

    • @ciiltire509
      @ciiltire509 Год назад

      @@dsf9824 qarni hore qarnigan cusub ayaa sahal lagu helaa sawirada ee hurdada ka kac Canada midka joogo oo cashuuska duqooway waa henaa sawirkiisa social media ayaa soo dhigayaa ka daawo adigana waxaa tahay lamid maxaa dareemosaa xanuun

    • @ciiltire509
      @ciiltire509 Год назад

      @@dsf9824 shaleemada lacagteda ayey ku gashay adiga maxaa kaa galay dambile isma qarin karo

    • @dsf9824
      @dsf9824 Год назад

      Anigu mawaxaad iihjaysataa
      Ku wii kufsaday
      Adeer orod dib isku
      Qiimee

    • @dsf9824
      @dsf9824 Год назад

      Ninkaasi waa libaax
      EE yaanu adiga kuwasin
      Caqli gaabyohow

  • @AxlamQurux-f8h
    @AxlamQurux-f8h 3 месяца назад

    Iminka alle idinka qaada

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 5 месяцев назад

    Walahi it’s so sad

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 Год назад +1

    Nimankii Gabadhaan kufsadey iyo Gabadhii Shirqooshayba waa-in Sidegdeg ah cadaalada loohorkeeno.
    waa foolxumo Niman Dumar kufsadayaal ah Shacabka Soaliyeed kudhexnooladaan. Ceebey inkutahay Somaliyoodhan.
    Bisiq Sarmaan

  • @ahmedcire9628
    @ahmedcire9628 Год назад

    Dadkaas Allah haka jaseeyo
    Dembigaas

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад

    1952 ayey dhalatey 1986 waxey jirtey 32sano habrtani maxey ka sheekeeneysaa haddey wagaas xafladaha tagi jirtey

    • @Abdalla-1122
      @Abdalla-1122 4 месяца назад

      Said muuse maxaa gabadha kudaba dhigay qandho kudishaye

    • @nastehosicid8610
      @nastehosicid8610 3 месяца назад

      Yaa ku warestay dhilayohow qaniska eh👹

    • @Munadalac
      @Munadalac 3 месяца назад

      Adi midkii kufsaday oo cinwaan beena sooqatay matahay Niyow kulelka kuhaayo muxu yahay

  • @daudabdirashitawill4062
    @daudabdirashitawill4062 Год назад +2

    Hada maxaad rabtaa inaad mashruud wado inaad naga gado qoomuluud baad nabtaa inaad xuquuq uraadiso

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 3 месяца назад

    13 ilaa 14 Sano yaa casumanaya xaflad ilaa 16 Sano haa da iska sax ! macquul maha gabar intaa la eek xaflad ma ado kali !

  • @Hinda-u2l
    @Hinda-u2l 3 месяца назад

    ragg badan oo burburki gabdha kufsada jira lkn yan la dayn

  • @mohamedsaid7338
    @mohamedsaid7338 Год назад +2

    Iska ilaaliya nimanka baabuurta layskala raacayo.

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Год назад

    Shekada Ngo miyaa hhhhhhh

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 Год назад +2

    Sacdiya salaad iyo khadiija diiriye armaad isku xisbi tihiin bisinke wlhi waa akhrusabaan dumar 50 ama 60 jir ah baa TV intaas belaayo kasheekaaynaaya

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg Год назад +2

      Qoftaan isku xaafad ahayn Sheekada waa runteed

    • @bilowhabiba1880
      @bilowhabiba1880 Год назад +1

      Saafi runtey shegee adiga maxad kihadleysa ma xaqa qari ayad ledahay waryaa aqiru samanka adigo kala sobato xaranta kudhashay kii wax kufsada tahay sharciga walagugeynaa nacalad kugu dhacday

    • @Munadalac
      @Munadalac 3 месяца назад

      Qofka nuucaan okale uhadlayo waa qof damirki kadhintey oo calooshis laciyar ah Balayo xizbi kugubirtey Doqonyahay jaahiLada iska aamus

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад

    70sano ayey jirtaa beenleyda waa islaantani waa nahaab

  • @maxamuudhureeri8082
    @maxamuudhureeri8082 Год назад

    Qoomuluudbay wadaa

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Год назад

    Maxay kasheegasaas waaba ayeeyo may allle udayso

    • @nemohupdirahman2467
      @nemohupdirahman2467 2 месяца назад

      Ma nimanki maamada kufsaday Mid kamida ayaa ku dhalay miyaa garacow

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Год назад

    Yaab Qof la soo istaagaya waa lay fuulay. Ma jecli in aan dhegaysto Sacdiyo ayay taageeraysaa

  • @bashirgurey8142
    @bashirgurey8142 Год назад +1

    Wa cadi waxas ee iska cafi

    • @Munadalac
      @Munadalac 3 месяца назад

      Kufsi Miya caadi ah adiga xalal kumadhalan umaleyna

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 Год назад

    Qoftu ma sharmuuto yey wax kaga doonaysaa mar labaad yaan lagugu kufsan intaad igu sawir leedahay qofka muslimka ahi waaka ku samra wixii soo marey 33sano ka dib ayaan ka sheekaynayaa habartaa ay isku da'da yihiin ayey la socotaa waa kuwa riixaya sharcigii qoomuluudka adiyo sacdiyo firimbi hadaad rabtaan sida ka dhulkaa gaalada allah sharkiina haydinku celyo umadani waa dad muslimiin ah dhaqan fiican haysta qodobkasi wey ku fashilmay sacdiyo firimbi iyo inta kula socotey hadaad qof xishoonaya tahay kamaad shekeyseen dhacdo mar kusoo martey

    • @Zalma_30
      @Zalma_30 10 месяцев назад

      Sanad kadib baan qoraalkaga arkaya but qof muslim ha u gafin wax aadan ogeyn haku dambaabin yaa kugu dhahay muslim wax ma dhibaateyo ragu damiir maba laha all isku mid bila dhaqan baa thn ilaa kuwa allah u nimceeye mhnee aqa

    • @Ifrah-go2ge
      @Ifrah-go2ge 9 месяцев назад

      Waad akhlaaq xuntahay waanad edab Daranatahay maamada sidaa Ha ula Hadlin waa Hooyadaa Oo Kale dhilaa ku dhashee uf

    • @Hinda-u2l
      @Hinda-u2l 3 месяца назад

      ey ey dhalay adiga alle kufsiga gabdha iyo familkada haka dhigo

  • @mohamedhussein4002
    @mohamedhussein4002 Год назад +2

    Am sorry for such ugly moment mum.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад +1

    Inkaarqabto Maa iska aamusto ilaahey baaba ku asturey ee ma Asturias Allah kujirtid tankale hada hooyo 5 caruur leh oo guur xalaal ah Allah kusiiyey maxaa caruurtada u ceebeynee.subxanallah

    • @bilowhabiba1880
      @bilowhabiba1880 Год назад

      Maxey u amuse ilaa ad hesho cadalad hadal adiga goofkii foosha xumaa badtahay waxa kugubayo walaguyaqan tuug xaarami ah adiga amus uuf

    • @dsf9824
      @dsf9824 Год назад

      ماشاءالله تبارك الرحمن
      Wllo in taa aad garanayso
      Hadii dadkan meesha
      Waxku soo qorayaa
      Garan lahaayeen
      Way wanaan sanaan lahayd
      Mashaa alaah
      ilaahay cimriga iyo caafimaadka
      Hakuu barakeryo wllo

    • @xafsaxayaati6950
      @xafsaxayaati6950 Год назад

      Wa waxaad gabdhaga somaliyed intad gufstan u aa musisaan oo ayada inay ceebowday uga dhigtan 😏 ayada ceeb malahan lkn kii gufsaday baa cebeysan
      Waxayna dhirigalinaysa gabdhaha lakufsado ee la amuso dhibkoda ayago daremayo inay cabsanyihin🤔

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Год назад

      @xafsaxayaati6950 cidi makufsan maba aadan fahmin hadalkeeda iyada u foorarsatey oo raali ka aheyd in lawaso in dark place oo aan dhihin abahey ama walalkey iga raadi maxa wiilasha ku eedeyneysaa iyadaa tiri iqarso ina dubee maxuu ku diidaa lagayaabo in uu kuqaldanyahey in uu inkiro hadey dhihi laheyd aan ehelkeyga utagno yaa inkiri lahaa sxbey hasha halkey isdhigto yaa lagu bireeyaa iyana meeshey isdhigtey baa laguwasey calaacalka iskadhaaf gabadhii edeb leh cidna madhibeyso

    • @bushratayasiir5424
      @bushratayasiir5424 Год назад +1

      ​@@saadhussein5466war khaniis yahoow umada amaan sii balo ku wastaye dayuus yahoow bilaa damiirkaa 😡😡😡😡

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад

    1986 waxey jittey 30sano haddana waa islaan waayeel ah oo habeenkii xafladaha aadijirtey

    • @nastehosicid8610
      @nastehosicid8610 3 месяца назад

      Qanisyohow amus

    • @Munadalac
      @Munadalac 3 месяца назад

      Qof biLaa damiir ah baatahay 16jir ayey ahayd marki lakufsaday oo ladafay waagii nabada jirtey ee Dowlada siyaad Barre wadanka amni baa kajiray gabdhaha iyo dumarkane xiLi danbe ayey xitaa riwaayado aadi jireen wax weyn maaha hadey xaflado aadey lakin iney afduubtaan oo kufsadan waa qalad

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Год назад +1

    Hadda sheekadaan gabowdey maxaad ka soo celinaysaa .
    Ilaahay waa kuu xilqariyey ,adiga ayaa is fadeerxadiyey .
    Sheekadaan ma lacag baa ku qaadanaysaa ? Kam kam immisa gabdho soomaaliyeed la kufsadey aaway sharcigii
    Arrimahaas wax qaban lahaa?
    Habartaani malaha ngo baa la ballantay .

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 Год назад

      Hye wallka diin hadad taqanid iyo hdd gaal tahay xta adgu majcln lahyd gabdhada mise hoyada in lakufsado hday shegtana lacayo balkwaran jahilnimadada

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 Год назад

      Qof hadadn wax uqaban karin amaan haka helo ayu yiri nabigu scw ee ilaaheey kacabso inta lakufsadayo dhan maiyaga qaldan mise ragii kifsadaa qaldan ilaaheey kacabsada e

    • @Hinda-u2l
      @Hinda-u2l 3 месяца назад

      kufsi qof lo gaystay kama gabobayso dhibka lo gaystay coladana waligeed ma ba ayso

  • @dsf9824
    @dsf9824 Год назад +1

    Habartani waa beenalay
    Marhore ayaan daawaday
    Hadii lagu wasay
    waa caadi waayo
    ilaahay waxa uu siilka
    Kaaga jeexay in lugu waso
    Mida kale maxaad ka faa iidaysaa
    in aad dhahdo waala iwasay
    Waxaas oo kale waa laqariyaa

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Год назад +1

      Ilahay ka cabso waxa Ku dacadya mamad wa kugu dacayan wakul dashan gabada ama wa Dali dontah

    • @sharaifbashiir9673
      @sharaifbashiir9673 Год назад +2

      Ilahay Haku been awuuran ilahay kacabso xaraanta ilaahay waa inaga xarimay ya ubaneyay inu kufsado Lakin guur xalal ba,LA,ogol yahay

    • @mos1954
      @mos1954 Год назад +1

      Wasaq baad tahay oo aan Damiir lahayn?

    • @dsf9824
      @dsf9824 Год назад

      Yay naan is caayin
      Caydu waa ceeb wllo
      Waana xaaraan miyaanad
      ilaahay kacabsanayn

    • @mos1954
      @mos1954 Год назад

      @@dsf9824 kumadhaco inaan caayo ama Afkeyga gaaro Inan ama Gabar walaashey ah laakin Xalraadis bey igagahay waana kaqiirooday Runtii.