Q. 3aad - Kufsigii Mama Saafi Loo Geestay, Saadaq Oo Ku Marqaati Furay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024

Комментарии • 74

  • @SacdiyoAdan-fi5nf
    @SacdiyoAdan-fi5nf Месяц назад +12

    Daahir calasow haddii aad kioskaan ku guulaysatid dumarland oo aan qabiil lahayn in aan kuu raadin doonno waxa loo yaqaan Nobel bress.

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 Месяц назад +17

    Allaah waynee awooda aleh waxaan ka baryaya in nimankaa la soo qabto oo cadaalada la hor keeno

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Месяц назад +11

    Abaayo waa kula jirnaa Allaha kula jiree. Insha Allaah maxkamad hadey noqoto in Canada lagaaga qabtana waa kugarab taaganahay.

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l Месяц назад +2

    Walaahi qof fiican aad tahay ilaahay qeyr ha ku siiyo sida maamadaan uugu naxriisatay

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax1844 Месяц назад +3

    Dambiile caqli ma lahan 86dii Dambigii dhacay ma wuxuu is leeyahay waa duugoobay adeer buuga xumaha lagu qoro ayuu kuugu nootgareeysan yahay bidixdaad lagaa siinayaa qiyaamaha Alloo kuu dambi dhaafo maahane kuwa uu magacaabay ee ayagu danbiyada waaweyn geeystayna ayagana xisaabkoodaa u yaal maxuu ugu hoos dhuumanaa Xumafalayaasha Allaah ha qaribo dhamaantood ,
    Saafiyay adiguna Soomaalida aad habaaree ka waantoow sida laguu dulmiyay ha u dulmin dad aan waxba kuu dhumin ,
    Xaafad walbo guruub duliya way ku noolaayeen gabar iska maskiina oo dagan ayey raadsan jireen duliga waxma garatada ah .

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 Месяц назад +5

    Ilhow umada diinta fahansii iyo xaqa yarbi umadane ubooga dhay xanunka eydaremayaan 😢😢😢😢

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +1

    Waxaa naxdin ah Duniyo iyo cabdullahi, sidaan fahmay saaxiibo ayey ahaayeen,naagahayna u shirqooli jirtay ,tolow hada gabdhaha yar yar ee reer afgooien ah yaa duniya ka ilaalinayo i

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 Месяц назад +6

    Caasho kef halakeno maxkamada

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh Месяц назад +3

    Ìlaahay xaqa saafi hasoosaaro

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 Месяц назад +6

    Maxkamada Daahir calasow haday kiiska maama saafi cadaalad mariso o maamadaas kiiskeeda meel adag ku dhameeyo waxaan u aqoonsan doonaa inay tahay maxkamada 2 ee aduunka

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад +1

      Daahir waaba khatar, nimankii qaar ayuu keenay. Cajiib.

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj Месяц назад +1

    Abahaa warkiisana waa sax

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 Месяц назад

    Xasbiyullah wanecmal wakiil walal illahey hakaga sooqAdo illahey. Shallacajil kansar kan ugu xanuun badan oo caajil ah dag dag ya Rabi maafi xaaja yaqfa canak ya arxamaraaximiin ku illahay intakale oo ku Kiran kiosks okhtana SAFI xaqeda galay illahay ow maxkudhacay kuwancajil dag dag ah yarabi

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 Месяц назад +4

    Abdullahi goof magaciisa ayaaba sheegaya inuu yahay Qof aan caqli badan lahayn! Goof waaye aan maqli jiray!!

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Месяц назад +1

    Xaqeeda Alle ha u soo daahiriyo mamadan. Umada islaamka Alle ha ka qabto dadka kufsado gabdhaha muslimiinta ah.

  • @UmuAisha642
    @UmuAisha642 Месяц назад +1

    Plzz in ninka ladacweynayo yaan live laka sheegin hala qariyo si uusan u dhuuman dambiilaha

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj Месяц назад +1

    Walaaley ilmahaada u tur

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax1844 Месяц назад +1

    Saafi waa iska daacad waxaa laga yaabaa in ay ku hormareen caashokeef oo xaqiijinaysay wixii iyada hore ugu dhacay in ay ayadana ku dhaceen hadana ay ka cabsanayso in wixii ku dhacay ay banaanka yimaadaan Allaahu aclam laakiin shakigaas ayaa igu jira Alla maxaa wax huursan .

  • @luulhassan80
    @luulhassan80 Месяц назад +1

    Mama saafi allow xaqaada soo ifi

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l Месяц назад +1

    Maama sorry aad aan oogu xumahay dhibka ku haray. America aan ku noo lahay weligeey iska dhaheynin wadankeena Somalia oo muslim ah aa gabar walaashooda eh kufsanahayaan. Ilaahay qalbigaa ha kuu Dajiyo naag strong eh aad tahay. Ilaahay gabdhaeena Somali da ha badbaadiyo

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Месяц назад +3

    Kuwa badan baa gabdho soo kufsaday hadana iska raaxaysanayaan qurbaha magacyaday iska badalaan xittaa allow amuuraha sahal

  • @user-df1hx1kk3z
    @user-df1hx1kk3z Месяц назад +3

    Let him come forward and say something

  • @fadumojeyte2599
    @fadumojeyte2599 Месяц назад

    Asc walaal waan ku salaam ,above waxaa jiro gabdho badan

  • @degamagan4448
    @degamagan4448 Месяц назад

    Wantakier sanahay safii❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 Месяц назад +2

    Mida kale Gabdhaha uu soo cunay waa in lahelaa

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Месяц назад

    😢😢

  • @Estaro
    @Estaro Месяц назад

    Daahir Calasoow walahi waan qosalay sababatoo ah waxaan is waydiiyay maxkamadaan shaqo badan bay wadaa laakiin yaa doortay oo u dhiibay shaqadaan????

  • @user-mx3jc7mt1j
    @user-mx3jc7mt1j Месяц назад

    Subxana.Laah.malikulqudus.salamun.mumun.caziizul.jabaaru.mutakabiru.qaaliqu.qaadiru.somali.waxa.nahaya.waa.uqubo.weyn.bal.aniga.ila.soo.xiriira.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    Cabdullahi goof waa runtiis ,somali oo dhan baa is laysay ,lkn somali oo dhan maamo saafi ma kufsan

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Месяц назад

    Oo xagay kaa soo raadinee duniyo huuno

  • @SacdiyoAdan-fi5nf
    @SacdiyoAdan-fi5nf Месяц назад +1

    Wey dulmantahay kuwii ogaana way ka xeeladayteen kii fallaas sameeyey ee aan kagarbixin cadaabka allaha kufogeeyo kii qariyeyna allaha la jaaseeyo qofwalbana Gabar waadhalay weyna la dhalatay

  • @maamobiibi758
    @maamobiibi758 Месяц назад +1

    Allaa ku dhaartee NINKAAS haduu xamar yimaado waa hubaa reer imaam ineey kufsanayaan reer imaan gabadhooda kama kaftamaan ilaheey ha kaso inuu xamar yimaado

    • @Aragsaan23
      @Aragsaan23 Месяц назад

      Dhowr jeer ayu xamar tagay maxad wax uga qaben weyden

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 Месяц назад +1

    Walhi wan ka naxay ilma yar oo nimaan wawen farxumiyeen

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 Месяц назад +1

    5jiro ayaa la jufsaday oo lslaayaa ilaa hadana way socotaa

  • @SaredoMuse
    @SaredoMuse Месяц назад

    Mama saafi cadaalad ha hesho

  • @Mustaqiim22
    @Mustaqiim22 Месяц назад

    Jiija cali sweden bay daganayd

  • @moplays2553
    @moplays2553 10 дней назад

    Abdullahi Goof waa in la dilaa oo dhibaatada dhacdey oo dhan isagaa ka dambeeyey

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 Месяц назад +4

    Gabadhan waa in lacaawiya Somaliyoo dhan bay u tahay marti Ninka Canada jooga waa in lagu dacweeya Dadka hawshan qaabilsan.wAayo waa dadcun waa dadqal

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj Месяц назад

    Rabbi kabaq iyo rag iska celli layskuma hello

  • @Zahrasomali48
    @Zahrasomali48 Месяц назад

    Malin waxa dambeso wajiga illahey wax waliba leskula xisabtami doona allana wax waliba waa ogyhy

  • @sser4622
    @sser4622 Месяц назад +1

    Wasaqdah gabdha kufsadahh ha lasoo qaqabto

  • @moplays2553
    @moplays2553 10 дней назад

    Ninkaan been buu sheegayaa

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Месяц назад

    Abshir gaarane xabsiga miyaa lagu kufsadey

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 Месяц назад

    Dahir calasow kiska waa tijabo dadbadan oo amusan ayaa dahir sowici doona

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Месяц назад

    Maxkamadda oo dahir isku magacabey aqirkeda maxey ku dambeyn donta wayo gabadhan calamka oo dhan laga ogadey oo haddana wax lo qaban wayo wa argagax kale iyo dhiig bax hor leh oo ay adag tahay si ay oga so kabato lakiin haddii wax laga qabto wa guul u so hoyatey gabadhan iyo dahir iyo dhaman shacabka somaliyed oo dhan

  • @user-ff2xw5dp9x
    @user-ff2xw5dp9x Месяц назад

    Kaso kale baa buxa😢

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 Месяц назад

    Sharciga islaamka lugaha iyo gacmaha inta isdhaaf loo jaro qorraxda hala dhigo ilaa uu ka dhinto

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Месяц назад

    Daahir calasoow hooyooyinka dabdamiska uu Hassan shiikh ka ooyinayo ka hadal

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l Месяц назад

    Axmednuur juge wa nin marexan , celi , ree fiqi yusuf ah

    • @Light-q3r
      @Light-q3r Месяц назад +1

      Marexan iyo kufsi

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Месяц назад

      NINKA WAX KUFSADAY WAA XAWAADLE
      MAREXAN IDINKA WAASHEY

    • @caingheart621
      @caingheart621 Месяц назад

      @@user-sn5yz7vg8v war waa murusade

    • @caingheart621
      @caingheart621 Месяц назад

      @@user-sn5yz7vg8v waa murusade lkn nin xun qabiil ma lahan😊

    • @nadifoomar9161
      @nadifoomar9161 Месяц назад

      @@Light-q3rninka wax kufsaday wa inaderkedd

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 Месяц назад

    Caawa waa jimco wlhi waan kaxumahay Allaah ha kasoo saaro xaqeed sorry sis insha Allaah hadii aad aduunka kuweyso cadaalad insha allah waxaad kuhelesa Allaah agtiisa 😡😡

  • @Honey_iyo_chocolate
    @Honey_iyo_chocolate Месяц назад

    Duqdaan ilaahey niyada ha u qaboojiyo her story is so sad
    Lkn i hate her attitude

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 Месяц назад

    Maamada dhib baa ku dhacay laakiin waxey rabtaa in dad aa danbi laheyn in ay danbi u yeesho

    • @UmuAisha642
      @UmuAisha642 Месяц назад

      Yaa danbi laheen kuwa ay leedahay wey ikufsadena walal maxa kala socota kiiskan

  • @muhidinarab2574
    @muhidinarab2574 Месяц назад

    naagta gabdhaha gadan jirte oo xilka heshe ma qadiija diiriyaa tolow wayo kama daba hadli karin

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад

    Kaligiis taliye Siyaad bare 21 sano lacag laaluush oo qeeybiyoo xukun ah ayaa dadkii la siin jiray, welina lacagahii laaluushka ayaa la bixinooyaa, si uusan qofka uusan wax uga sheegin Dowladii kaligiis taliye Siyaad bare iyo tii Farmaajo Xukunka , markii uu haayay kufsigii lagu sameeyay rag iyo dumar, si aan looga hadlin 😢

    • @Light-q3r
      @Light-q3r Месяц назад

      Maxaa tiri ragga la kufsadeyaaa 😂😂😂😂 farmjo Wali ma quusan waa soo socdaa somalia 🇸🇴 nimkaa hawiyeeee iskuma duubna

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Месяц назад

      CIIL UDHIMO IYO WABIIL
      MID DABAQ LAGA TUURAY MID LAGUBAY TII DIGSIGA LAGU RIDAY TALIYE MADAXXEY OCAMERADO KASHIFEEEN QARAXYADA IYO OLOLKA HAWIYA KA DAMBEYA OLAA LUSH KUBIXIYA QABUURO LAFAGTO DHAC IYO BOOB OOY AMA HA OOYIN AABE FARMAAJO WU SOO SOCDAA SHACABKA OOYNAAYAA RABA KKKK

    • @nadifoomar9161
      @nadifoomar9161 Месяц назад +1

      Nagtaan inaderked ba kufsaday 😂ilmo futomadowbe oo iskufsaday maxaa naga galah kalaxadii kudashay wase

  • @marshalukraine
    @marshalukraine Месяц назад

    wan qoslay jaahilaadan maxkamad run ah bay mnoodaysa lakin wa maxkamada jahilinta 😂🤣

    • @user-hj7vz8gk8r
      @user-hj7vz8gk8r Месяц назад

      😂😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад +4

      Kuwii wax kufsaday miyaad ka mid tahay, nacalad hakugu dhacdo.

    • @user-ee1hk3ff6l
      @user-ee1hk3ff6l Месяц назад +3

      Wxy tahayba wa meshay garabka ka heshay, markay dadko dhan albaabada kaso xirteen

    • @marshalukraine
      @marshalukraine Месяц назад

      @@niyaaladem maya oo allaha so qabto kuwas bas waxan sheegayan miskintan wa jaahilaad halkan maxkamad run ah bay moodaysa lakin dahir dayer u ku baashalaya taakale sheekada mamadan hada waxba lagama qaban kaaro ee ilaahay ha ku dayso waaayo wax walba marku dhaco un baa wax laga qaban kara

    • @marshalukraine
      @marshalukraine Месяц назад

      @@user-ee1hk3ff6l wax ka garab ka heeshay ma jirto ee dahir dayer u ku bashaalaaya un walahi waayo waxba uma qaban kaaro ee ilaahay haku dayso