DEG DEG AH; Xog Yaabisay Somaliland Oo Ka Yeertay Hooyo Caan ah Iyo Arintii Coldoon Lagu Xiray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 89

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 3 года назад +2

    Masha allah xaqu ha guuleysto

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi907 3 года назад +5

    Waa gabadh fiican khayr alahaa kusiiyo

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 года назад +2

    Subxaanalaah illahay haynaga qabto gaalada walaasha iyo inanka wariyaha illahay ha xafido aamiin

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 3 года назад +1

    Alla aamina xalane ayaan iskula jirnay ku salaamay

  • @jumcaalemaxamud5621
    @jumcaalemaxamud5621 3 года назад +2

    Masha Allah, Allah barakeeyo hooyada soomaaliyeed

  • @umleyla4195
    @umleyla4195 3 года назад +3

    Xaqii baa soo ifay
    masha allah
    allaha ku sharfo

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 года назад +3

    Masha Allah waa waraysi sare su’aalo sare jawaabo sare xaqu ha guulaysto.

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 года назад +2

    Subxaanalaah Hayadaha aad haloo daba galo iyagaa lagu soo dhuumanayaa illahay haynaga qabto gaalada aamiin

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад +1

    Ilahayow caruurah noo xifdi

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 месяца назад +1

    Ilaahay haku sharfo

  • @sangabajibril9424
    @sangabajibril9424 3 года назад +3

    MashaAllah hooyo sharaf leeh, Allah hakubarakeyo inshaAllah

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 3 года назад +1

    Alaha Ku Xafido Maama Qaaliya Ayaa Tahay Wlll

  • @zahraaden4608
    @zahraaden4608 3 года назад +4

    Masha'aAllah!Tabaaraka'Allah!

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 3 года назад +6

    hoyo sharaf badan masha allah

  • @faizahassan3241
    @faizahassan3241 3 года назад +5

    Alaha ku xafido xaqiiqaday taabatay

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 3 года назад +5

    Rer konfurka gaalki u imada qarax be ka hor geeyan rer somaliland weba so dhawestaan wa kaase ka sheekeya caruurtiina lawada gaaleysiye ki ka hadlana xabsiga lo taxaabayo wlh aduun waxan jogna dhulkeeni caruurteni lagu gaaleysinayo ya rabbi caruurteena u gar gaar

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 3 года назад +1

    Subxanllha

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 3 года назад +1

    Walaal telka aamina ma iisoogudbin kartaa

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 3 года назад +5

    SOOMAALIYEEY LAYNOO TASHAYOO
    XAGEE LAYSKA SOO MARAY IN DUMARKII SOOMAALI OO DA'A WAYN
    AH OO HADANA XIJAABAN DHAGARTA
    HALKAA GAARTAY ADINKANA LAYSKUKIIN MARAY REER HEBEL IYO
    KURSI HUNGAA DAL, DAD IYI DIINBA WAA SOW MAAHA SHEEKO.
    ALLOW NA CAYMI.

  • @liilanmedia
    @liilanmedia 3 года назад +6

    Walahi waa sheeeko kale

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 3 года назад +1

    Thanks

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 3 года назад +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 года назад +4

    Amina hadad daacad tahey Maxaad arintan dadka uga baraarujin weydey Subxana allah

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc 3 года назад +1

    bulshada hadii hoosta laga dhiso oy yaqanaan macaanka diinteena islamka ah wax walba oo dhaca ineysan ku fakarin iney diinta ka baxaan qofkii ilaahey hadeynaayo cid lumin karta ma jirto qofkan ilaahey hadeyna cid hadeyn karta ma jirto aniga waxan idin lee yahay lactan miyanada ah waa u baahan nahay ee caqli adeegsada oo caruurta diinta macaankeeda ka buuxiya kuwii islahaa gaaleeya oo muslimey baa u noqonaaya insha Allah

  • @abdilaahicabdi8590
    @abdilaahicabdi8590 3 года назад +1

    Walaahiarintu maahaarinreer ahaan looga ganacsado waa xaq lagu doonayodulmi waa xaqiioo loo rararyoxagadulmiga

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад +2

    Subxanallah

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye8523 3 года назад +3

    Manshaallah tabaaraka llah gabadhani waxay sheegtay waa 100/100 somalay hurdada kakaca coldoona hadii waxlaguu geyto samirka alle وعسى انتكرهوشىءوهوحىرلكم وعسى انتحبوشىءوهوشرلكم والله ىعلم وانتم لاتعلمون

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад +1

    Acuudu billah

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 года назад +2

    Waxbadan ayaa kajira arimahan waayo adis ababa ethiopia waxaan ku arkay nin somali kiristan ah waan waraysty markaa wuxuu igu dhahay maalin maalmaha kamida wiigii hore ayaan hargeysa ka imi oo maxaad kadoonty ayAAN KU IDHI WUXUU igu yidhi waxaan geeyey kutubta masiixiyiinta waxaan suaalay oo hargeysa gaallo miyaa joogta haa ayuu iigu jwby mgrty wuxuuna ii sii raaciyey weliba waxaay kujiraan xitaa dowlada iyo dhamaan bulshada noocyadeeda kaladun run iyo wuxuu sheegaayo illaahy ayAa naga og lkn aniga ninkale ayaa illAfadhiyey oo sheekada illadhegeysanaayey markaa waxkasta oo kugu cadow ah hadii aad dhayalsto ama uqaadato dacaayad mAsoconayso lkn waa in sidegan wax loobaadhaa oo looga hortagaa weeye

  • @xafsoxafso8966
    @xafsoxafso8966 3 года назад +2

    Waawareey ilahow masiibadan dhinac naga Marsii bisinka

  • @nuuramahamd1410
    @nuuramahamd1410 3 года назад +1

    Yaaku soodiray ma ciro

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 3 года назад +1

    masha allah.masha allah.ilaahay hakaa jasaai siiyo runtaad sheegtay wllo dadka inta hagaagsan oodhami way ogtahay abaarso iyo.meelo.kaleba in diinta kiristanka lagu faafiyo siyar siyar ayaa loogalinayaa marka dibada looqadona hadalkeeda daa

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 года назад +1

    Malin kudhashay aba wadamo kale laga tahribiyay sida sacudiga wadan yaaubahan ninki kudhashay kukoray kuduqobay baaba diidoy wadankisi ilahey xagisuu kadhisanyahay

  • @mohammedyussuf4250
    @mohammedyussuf4250 3 года назад +4

    hoyada allaha janada kawarabito arin cajiib ah oo dad badan oo somali ah aysan samayn karin bay samaysay diinteeda inay gadayana waa diiday ayadoo mashruuc intaa la eg oo 1 milyan iyo badh qabso oo shaqada kubiloow ladhahaybay diiday
    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR

  • @ibrahimwaska6117
    @ibrahimwaska6117 3 года назад +1

    Arimaha qaarkood ma aha in laga Hadley adiganaqeyr allaha ku siiyo

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 3 года назад +2

    Subxana Allah 🤭

  • @abokaradaan8232
    @abokaradaan8232 3 года назад +1

    Yaah maxaad tidhi bisinka

  • @hashiahmed3900
    @hashiahmed3900 3 года назад +1

    waarunteed gabadan

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 года назад +3

    Walee soomaali musiiba ayaa ku soo socoto

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 3 года назад +1

    Rer waqooyi hunguri aa dilayo intaa lacag raadinesan mel xun haku dhimanina

  • @liilanmedia
    @liilanmedia 3 года назад +3

    Alaa gaal doqonsanaa oo aqli yaraa

  • @robberthank805
    @robberthank805 3 года назад +7

    Waaw eedo waa runted degenanta an kahelay war muuse tuura ee midnimo kashaqeya

    • @abdulkadiryuusufabdi7581
      @abdulkadiryuusufabdi7581 3 года назад

      WAA RUNTEEEED? eedadaa? kkkkk adeer waad kaftameysaa....! xuuuuuuuuuux

    • @mm.joseph4351
      @mm.joseph4351 3 года назад +1

      Midnimo kkkk qaraxayada Wahaabiyada iyo Ilmo AMISOM,???kkkk

    • @sajidawar4822
      @sajidawar4822 3 года назад

      @@mm.joseph4351 adigu diintee haysataa!!!!!!!!!!

    • @mm.joseph4351
      @mm.joseph4351 3 года назад +1

      @@sajidawar4822 waad suaalo xun tahay ee hadii ee hadiiba kaa'ga jawaaboaad caruur tahay waxaan haystaa diin NABADGALYO naxariis iyo nasteexoba leh oo aan o'galayn in caruurta iyo maatida lagu gumaado.

  • @mohamedsharif7544
    @mohamedsharif7544 3 года назад +1

    Odiyaashan hargeysa maamula iyagaba islaam maaha balfiirri muse biixi edna aadan saleban gaal silaanyo intoodaba waa gaalo

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 3 года назад +5

    Gaaladu way neceb tahay togdheer sanaag sool iyo mudug 4 gobol hay adaha xitaa ma jecla

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 3 года назад +1

      Dad wacan baa degen goboladaa oo waxfahma markiiba wll cadowga gaalo alle hainaga qabto

    • @farhiyasharaf41
      @farhiyasharaf41 3 года назад

      Anigu 4 gobolba kama soojedi .waxan ah gabar muslim somali ka soo jeedo gaalna qofwalbo oo muslim ah WAA GARANEYNAA.. lakin hadaa is tiraah .anaga unbaa garano ..ayaguna weynagabaan calashaan .dad garasho dheer unbaanahay.wali 4ta gobol .waa kuu gaf iyo liidis .aaway somalidii intii kale oo muslim ka ahaa..maahin dad wax garto....? Ceeb waaye in aa liido dad kula siman ...akhiii ...or ukhtii

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 3 года назад +1

    Aleyleh waa hudhodhoo iyo sheeko hada la matalaayo ooy caruutuna fahmi karto, halkay ku soo gabagabawday aad ku fahmeysaa! Kkkkkk
    Cabdi Malik madaxweyne soo daa. Kkkkkk

  • @sangabajibril9424
    @sangabajibril9424 3 года назад +2

    Dinta aya dulan laguyahay

  • @fadumarage2682
    @fadumarage2682 3 года назад +1

    Washegi laaheyt maaxa uu amustey,

  • @husseinibrahim8852
    @husseinibrahim8852 3 года назад +2

    Marki hore maxa uga hadli waydeey

  • @xasanxasan4356
    @xasanxasan4356 3 года назад +1

    Cadow.walib.insoo.fadhiisto.ayuu.odhananigana.beribaa..arinka.sidaas.ah.la.iilayimi.cadowkasta.oosomali.land.ciil.uqaba..gabdhan.beenta.sheegaysa
    .

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 года назад +3

    Soomaalidii intay isku mapantahay ayaa loogu mapan yahay

  • @sajidawar4822
    @sajidawar4822 3 года назад +1

    Soomaaliyey hayad uma baahnidin dhulkiinaa qaniya ee dagaal oogayaasha idin horbooday oo iyagu danaysanaya ee jaahiliinta ah oo mid mid isigukiin diraya iska qabta diin baad sheegeysaaye dhulkiinaad kurdi kanoqon doontaan waqooyi keliya maahane soomaaliyoo dhan bay waxaani kajiraan qof kasta dhibkiisu isaga uun buu haystaa reer hebel waxba kuu tari mayo dagaal oogayaasha iyo danaystayaasha idin horboodaya soomaaliyey macalimiinta dugsiyada mushahaar hasiiyeen si dadka danyarta ah caruurtoodu wax u bartaan hadiikale dee madax hadhihinina mooryaanta dhiigiina iyo maalkiina kursiyada ugu fadhida

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 года назад +1

    dadkani waxad mooda cawaan xoolaha ka aqli liita ,,youtube xaalqado

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 года назад +4

    Caruurtii hargaysa snm ayaa ka gadatay lgbt ( kganiisuinta aduunka) iyo gaalo oo ku gadatay 37 milyan oo american dollar ah. Waxaa kale khaniiajiu ka tuejumatet khaniiskii schoolada abaarso iyo barwaaqo lahaa xiraa i arday looga keeno xamar, faaljacyo, bosaaso, laasxaanood iyo boorama caruurtaas waxaa iibsigoodu soo socday ilaa iyo 2009 . War maxaa khaniis caruurteenii u gatay oo uu lacagtiisa khasirayaa oo u leeyahay waxaan rabaa ina caruurta somaliya yeeshaan aqoonta aduunka kale oo kale oo maxaa hada anafa somaluda naga khaldan oo khaniisku u liiday waxbarashadeena iyo qiimaha waalidkeen inaga ku soo ababiyey oo muuse biixi iyo kuwii ka horeeyey oo ka soo qayb galay ganacsigaan caruurteena na wax garato ayey ahaayeen oo cilmi wanaafa lgbt sonali waqooyi caruurteeda la rabto kuwooda baahida iyo aqoondaradu ku hayso oo xabisyada ka buuxa ma ka jecel yihiin kuwa soomaaliyeed ee hargaysa jooga war madax jeegaantu ma waxuush lacag iyo somalidiidnimo mooyaane wax kale lahayn baa? Maanta jeegaanu way hoogtay oo somaliya uma ka harayso faalnimo iyo dhilaysi iyo lgbt waa maya oo caruurta somaliyeed lama gadan karo oo coldoon haddii amxaaro iyo gaalo iyo khaniisyo iyo dhilooyin siiso somaliyeeyey jeegaan wa insomaliya laga tiraa inta goori goor tahat oo barab baradaani somaliya ku faafin.

  • @abdikanikhalif1031
    @abdikanikhalif1031 3 года назад +1

    Markuu roobka soo daato fiiri hadii oo uu qof kula hadlo ma jeceshahay biyaha oo canbaha mar mar waa i weeydiin kartaa kaalay kaalay horta adiga xagee dagan tahay run miyaa run ii sheeg adiga maa iska leh this by cycle oh my ............

  • @ahmedhassan5093
    @ahmedhassan5093 3 года назад +1

    Beenaale xaqiira ayaad tahay. Habartani waa Coldoon edadii dacaayad rakhiisa ayay latitimid meesha. Haday run sheegayso maxay hore ugu soo bandaging wayday,waxay tidhi shan sano horteed bay ahay . Eeshcal sheeko 🤣🤣🤣🤣😎😎😎

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 3 года назад +1

    Naag ka beenwayn waligay ma arag gabaray ilaahay ka yaab

    • @sajidawar4822
      @sajidawar4822 3 года назад

      Wll manaagtay kasheekaynaysaad tahay mise

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 года назад +1

    Waa beenaley ilaa hada wey la shaqeysaa gaalada waa in la daba galaa habartan waxay excuse u sameyneysaa shar fale coldoon

  • @abdulkadiryuusufabdi7581
    @abdulkadiryuusufabdi7581 3 года назад +1

    maxkamad hala soo joojiyo, habartan warameysa..
    waa gaaaaaal .. nacalad dadkeedii iyo dhallinteedii bahdishey, hunguri iyo LACAG DARTEEEEED...XUUUUUUUUX

    • @mohamedibrahim2567
      @mohamedibrahim2567 3 года назад

      Dadir eebow ifahansii maxaad ku aragtay inta ay noosheegtay kuwa madaxda sheeganaya nomasheegin ee duco iyo mahadcin bey naga mudantahay mise somaliga ayaa kugu adag marlabaad dhageyso inacafi haddaan kugu gafay.

  • @mocharles5641
    @mocharles5641 3 года назад +1

    Habartani waa alshabaab kuwii ay qabeen.

  • @guledahmed2958
    @guledahmed2958 3 года назад +1

    Warkaaga lama rumaysankaro. Qofka ujeedaa lihi kuuma sheegayo gaalnimada lagula rabo.... Sorry cid kale u sheekee xaajiyo..

  • @mocharles5641
    @mocharles5641 3 года назад +1

    Habartan gaaladu maxay ku doorteen jaahilada ah qaar aqoon yahano ah oo ka furfuran bay dirsan lahaayeene....cadaymihii emailadii ha soo bandhigto haday run sheegayso.

    • @ashahassan8878
      @ashahassan8878 3 года назад

      Ma waxaad rabtay in ay lacagta qaadato oo caruurta gaalayso

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 3 года назад

      @dharaar shacul maxaa gabadha ka qaldan oo ay munaafaqad ku noqotay!!!?

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 3 года назад

      Mustafe, adigaa mala ku fiicnaa!! Lacagtu waa qaadasho si kastaba haku timaadee!! Kkk

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад +1

    Warbaahinta somaaliya laga leeyahay waxay sootabiso umada somaaliland maba dhagaysato waayo warbaahinta shabeele waa qadaad wayn iyo faqash ama habar yar oo beensheegaysa kahadliya ama soohabaara ogaada dalkayga hadal kumaanaan helin shanti iyo nafobadan baanu u waynay cadaw aan somaali afkanoole ahayn maleh jamhuuriyada guulaysatay ma muqdishaamoodeen isku dhan maaha rer somaliland iyo koonfurta farmaajo fecbook kuqabsaday taladu waxaa kajira xaqiiqadhaba beeni kamabashaqayso itus oo itaabsii baa kajirta haxiiqina

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад +1

    Waakooxdii farmaajo eecabdimaalik ceebdoon katirsanaa oo kolba si isu ekaynaya oo kolba wajale soo surabaya walee somaalila waakukhasaaraysaan muqdishaa fecbook kuqabsaday farmaajo jamhuuriya barakaysan warba umahaysaan kkkkkk hadaalina

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад +1

    Idaacada shabeele waa warbaahin kajirta muqdisho oo ayleeyihiin dad kasoo horjeeda jiritaanka iyo hormarka somaaliland gabadha hadlayaan maaha gabadh utaqaan xaqiiqda somaliland kajirta waabeenawaas kulahaa burcaan awoodkuleeyahay oo hayad gaynkaraa maba fahansana in somaaliland waadawlad qura aykajirto 6 gobolba wixiitaga we shisheeye waataa ay gacan dawlada uun hadlayaan markaa mabataqaan somaaliland waxay tahay

    • @homeh3455
      @homeh3455 3 года назад +1

      Runtaa ku gubaysa

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад +1

    Mawaxay mooday jamhuuriyada somaaliland somaaliyana burbursan kulahaa burcaangaynayaa baanidhi dalka dawlad adag baa kajirta habaryar I gaalomakeenikarto beenaaley

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 3 года назад +1

    Been waynaa