" Mudaharaad Dhici Kara Ma Jiro ” Xukuumada Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 авг 2022
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 145

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Год назад +9

    Mashalllah wasiirka waa runti

  • @cabdicalicali5438
    @cabdicalicali5438 Год назад +8

    Mansha allh wasiir kaahin iyo taliye jana gale waan wadanaa

    • @barwaaqocaydiid1285
      @barwaaqocaydiid1285 Год назад

      dabagale dawaarloow xirsi wuxuu ku yidhi garta iyo tusaalabaa adigoon gorfaynkarin sowtaan kugadabar sowtaan geesikaadhigay

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir Год назад +5

    Dabagale waxa ka muuqata hadalkiisa inuu afhayeenka xukuumada noqday ciidankuna shaqadiisu waa inuu bulshada u adeego sharcigana ku ilaaliyo, xoog ummadan waa loogu taagi waayay in lagu haysto.

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Год назад +6

    Mansha allah

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 Год назад +11

    police ka somaliland maasha allaah xirsi halla xidho liinta xoorka leh ayuu u baahan yahay xabsi dheer halloo diro

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      F I Burale
      Xirsi gaab kaaraa ijiilay xidha oo madheero u dira! waa tuug gaaban!

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад +5

    Masha allah

  • @siciidxaajimaxamed831
    @siciidxaajimaxamed831 Год назад +10

    Cirro iyo team kipirsan yihiin wlhi viva somaliland

  • @buskulaawi0112
    @buskulaawi0112 Год назад +9

    Ma dhici karo mudaharaad abti waanu kugu taageersanahay 💪

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 Год назад +7

    Mansha Allah boolis qaran oo aduunka lamida hhhhhhh 😂🙈

  • @uk16944
    @uk16944 Год назад +4

    Weldone 👍
    Somaliland first 👍
    ...............................
    Cadawga Somaliland 👇
    👉$Wadani +ucid$ 🇸🇴 faqash

  • @ahmedaliilmi6389
    @ahmedaliilmi6389 Год назад +3

    🤣🤣🤣🤣aar kani waa libaax fariid iga dheh kkkkkkkkkk

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Год назад +6

    Mashalllah good job's our leaders and also our army's especially police worker's thanks cadawgiin hajabo mudahraad ma jiro waa ino sida dhabr jabintoda wadayna shaysta ciidkagarankaygow

  • @cabdiraxmaanalale5647
    @cabdiraxmaanalale5647 Год назад +3

    Waarkani miyuu garanlaayahey masuuliyadiisa mise waa xisbi miyaanu xisbiyada udhaxeyn

  • @aliweli438
    @aliweli438 Год назад +2

    xirsi waa xadarad abuuree,siyaasi xul ah ma noqon karo xukun saxa ah
    Ma qaban karo ammaanana
    Xilkeed daa ,waana ina xadayaa

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Год назад +1

    Dalka walgu sodulay shinha burburka lacg kubixiyay tsywan simesha ugabaxdo halagu fara adygo jiritanka

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 Год назад +1

    baawarka baaaawarada ugu wayni waaa allaha boqorka ah

  • @ifrahmohamed1300
    @ifrahmohamed1300 Год назад +1

    Waa Janna isu Bedelay afhayeen nin kale aero battery buu dabagale ku ahaa iminka a afkuu ku darsaday ogow maanta beri noqon mayso

  • @jokerteer
    @jokerteer Год назад +2

    He shouldn't make such statements, he just dragged in the political game, police and army officials should abstain from being involved in the political game

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 Год назад +1

    Waa isagii inaga qabo taliye waliba xabsi dheer hala geliyo

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 Год назад +1

    ALLAH INAKAHIIN WAA SICK CODKIISA BAALDEEGESTAA FOOLXUMAADA BUU KAGA DAARAAY IYO MADAAX GORRILAHA AAH🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🤮

  • @iOnSL
    @iOnSL Год назад +1

    Good job arrest these idiots. Bartuun, Cirro, and Abiib next Insha Allah

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye Год назад +1

    Hadaldaada marka la eego hadal boolis mahan ee waa hadal kulmiye boolisku mucarad iyo muxafad midna laguma tirin karo ee arimaha xisbiyada ka baxa

  • @cabdilaahioodweyne2734
    @cabdilaahioodweyne2734 Год назад +1

    Afhayeen kulmiye dabagale had muuse wuutegi doonaa

  • @abdinasserabdihajisaeed3879
    @abdinasserabdihajisaeed3879 Год назад +1

    Habarjeclo mid dhisaaya iyo mid duminaaya dalka ka daaya maamarada

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Год назад +1

    Maxay mudaharaadka ugu ordayaan waa yaabe?
    Siyaasadii ayay Ku fashilmeen markaa.

  • @book2316
    @book2316 Год назад +1

    Well said!

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 Год назад +2

    Ina Kaahin Maalinti Hore Wuxuu Ku Doodaayey Mudaharaadka Maalintay Qabanayaan Iyo Halkay Ku Qababayaan Warqada Kumaysoo Xusin.
    Maantana Markii Taariikhdii Iyo Goobtii Loosii Sheegay Kuye Anigu Ogaysiin Ma Lihi Ee Ogolaanshiyaha Ayaan Leeyahay!!
    Tallow Dadka Ma Arday School Ugu Jirta Oo Wuxuu doono Ku Odhan Karo Ayuu U Haystaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Hamsa mohamed
      mudaharaadka waa in uu saxeexaa Ciro qasaaraha ka yimaada waa in uu isagu masuul ka noqdaa oo saxeexaa hadiikale ma soconayso,

  • @MA-pu4id
    @MA-pu4id Год назад +1

    Afhayeenka xisbiga Kulmiye Mr Dabagale waa rageedii

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Год назад +1

    Bolice 🚔🚔🚔🚔🚓🚓🤺🤺👮👮👮👮👮🤺🤺🚓🚔bolice 🚔🚓💪💪👏🙏 nolow in Sha allaah
    Somaliladn 💚🤍♥️ way Soo daashay ee buuqa kadayaa mucaariddoow waydaan eedaysaan qaranka somaliladn wllhi bilaahi tolaahi ilaahay ha lagabaqoo in Sha allaah

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад +1

    Mudahrad dheci kara ma jiro

  • @ahmedaadandheri7444
    @ahmedaadandheri7444 Год назад +2

    sharciga maadaa waafaqsan

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Год назад +1

    Ragan nidaamka way yaqaan odaydu idhahay iska dirayaan

  • @cabdicalicali5438
    @cabdicalicali5438 Год назад

    💪💪

  • @ahmedaadandheri7444
    @ahmedaadandheri7444 Год назад +1

    kibirka qofkii dayn waaya

  • @ahmedaadandheri7444
    @ahmedaadandheri7444 Год назад +2

    horta ninkani afkuu kuhadlaa waakee

  • @hamdaladan
    @hamdaladan Год назад +2

    Garanay kkkk

  • @thegent2716
    @thegent2716 Год назад +1

    Boolisku waa inuu siyaasadda ka hadlin, shaqadooda ha qabsadaan, Xirsi waa kii kala garan waayay gurigiisa iyo masjidka uu gaadhigu galay, waa ka diidan in ururo la furo, Muuse isna waa ka inamadiisa magaalada ku soo daayay ee dadka iyo warbaahinta xidhaya dadkana dhulkooda ku qabsanaya kolba, mid ka kale dhaama ma jiro, ee dadka waallida ka daaya koleyba wax dheef ah uma haysaane.

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Год назад +1

    Libaax 🦁🦁🦁🦁🦁 libaaaxa somaliladn 💚🤍♥️ maasha Allah tabaraka allaah libaaax libaax dhalay 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🤺🤺🤺 libaax 🦁 libaaax🦁🦁 libaax dhalay mujaahid Ina🦁 kaahin maanta wllhi bilaahi🦁 tolaahi wuu xanaaqay ugu🦁 danbayn uudhaaartay🦁🦁 mujaahid Ina kaahin 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🚔👮👮🚔🚔🚓🦁🦁🤺🤺👮👮💪💪🙏🙏🦁🦁🤺🚔🚓

  • @MMATVs
    @MMATVs Год назад

    Askarigani ma xisbi ayuu ku jiraaaa

  • @aminajama7880
    @aminajama7880 Год назад +1

    Xeerarkan la sheego hadi sida lo qortay logu dhaqmi laha dero dero ma hirdiden ee wa xer camera horteda un lala so fadhisto si madhiya hada dontan waba naa warerisen ee

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 Год назад +1

    Xirsi waa ma xishoode aad u liita oola adeegsato tuugadii ayaa u muuqata uu xoolaha dadka xadayay

  • @abdulraven9994
    @abdulraven9994 Год назад +5

    Policeka somaliland oo ku biiray xusbiga kulmiye.

  • @sali6052
    @sali6052 Год назад +1

    Wa laydinku mudaharadaya
    Waliba labada bilod ee idin hadhay ma dhamaysanaysan

  • @cabdisamad7565
    @cabdisamad7565 Год назад +1

    Almaye Rasas Rabadha war wax malin dhaow laysla dhacaya rasas dhab Ah

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Cabdi samad
      gurigiina la dhac iyo hooyadaa rasaasta balse somaliland waxaasi kama dhacayaan yaa dayuus

  • @hassanosman3824
    @hassanosman3824 Год назад

    Inakahahin remember the future

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 Год назад

    Magacbaadthye boolisna ma tihide

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 Год назад +1

    Horta somalidu runta iskuma sheegto haday qoys tahay haday qabiil tahay iyo haday qaran tahay waar mudaharaadka lagu celcelinayaa kii lasoo dhigi jirey miyaanu kii kulmiye ku caano maalay miyaanu ahayn kulmiye intay soo baxeen miyaanay riyaalow budh ayaan kaaga soo saareynaa meesha mudaharaadka waxan aynu qoranay miyaanu ku jirin maxaa looga qeylinayaa mise wax kalaa jira waar Somaliland maanta wey qurux badan tahay tan iyo malintii lagu dhawaaqey waan dhex taagnaa waar haloo tudho talo waxan ku bixin lahaa car iyo carta inaga daaya haloo ogolaado xisbiyada inay isku soo baxaan idinba waasoo bixi jirteene waxan la yaabanahay kuwii culimada ahaa oo afka xidhay culimoy allah ka cabsada nimankan is haya runta ukala xaqa cadeeya cida qaldan farta ku fiiqa

  • @skaba6390
    @skaba6390 Год назад +1

    Ninkastoo danbi dalka ka gala yaan loo ogolaan in uu wasiir noqdo Wakiilada madaxweynu ha horkeeno Sharci qabanaya

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 Год назад +1

    Ha LA qab qabto kuwan aan caqliga lahayn ee cadawgu dabada ka riixayo mudaharaad maaha boob doon dalka dib u celinaya

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 Год назад +3

    Faqash soldiers down

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Adoonkii Alle
      shaqaalaha faqashtuna down

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Год назад

    WAXAN TALIYE CIIDAN MA AHA, WA ARGAGAXISO XASUUQAYO SHACABKA, WAA ASKARI MAXA SIYAASI KA DHIGAY, LAALUSH AYU QAATE ISKA CESHA.

  • @omarabdi4181
    @omarabdi4181 Год назад +1

    Wala mudaharaadaya walahi hadad wax ku qadan waydan waa lays kaga daraya.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Omar Abdi
      maxaad samayn kartaa somalilandar maba tihide yaa gudhuuu

  • @maxamedaloore9153
    @maxamedaloore9153 Год назад +1

    waar ciidal la haynle ordoo meesha iska dhaafa dadka caadi ah ma tihine

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад +1

      Axmded Aadan Aloore
      poliska somaliland waajibkooda ayay gudanayaan ee maxaa kaayaal somaliland Aloore?

  • @kcundercover415
    @kcundercover415 Год назад

    Waa la isu soo baxayaa waa dabdaan la idiin foorarinayaa sharci kuma fadhidaan asaasq yaw miidhani ee ciil qabayaasha ahi eexumaanta iyoxiqdigu ka buuxaa ama waa dungay tani am naagahan komishinka ayaa dalka badbaadindoona ama iyguna jilicsanaan tooda kuwan komishanku ayaa banaanka u soobaxidoonta ama dalja doorsho ha ka qabtaan

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 Год назад

    Taliyaha Ciilanka Baabiiyaha shacabka.........
    Hhhhhhhhhh

  • @yaseinfaarah6037
    @yaseinfaarah6037 Год назад

    Boolis siyaasad ku Milan

  • @ibrahimyonis
    @ibrahimyonis Год назад

    Xirsi ha lasoo xidho cirrana iska daayaa kkkkk waa miskiinee

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 Год назад

    Taliyaha police ka somaliland bal dhagaysta wuxuu yidhi waxaanu isticmaalayna gas mask? Taliyahu miyaanu kala garaneen gas mask vs tear gas.. cajiiib

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Год назад

    SHARE

  • @eidraabi12
    @eidraabi12 Год назад

    Hhhhh.. taliyuhu ma shaadhkii
    kulmiye ayu xidhay

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 Год назад

    Mudaharadka maa adigaa xukumaa markaa

  • @cabdisaleebaan2857
    @cabdisaleebaan2857 Год назад

    Kani waa bodow yaa dirays u xidhay

  • @zafwaanmohamet3708
    @zafwaanmohamet3708 Год назад

    Doonimayno wadani

  • @sahrasaleman1529
    @sahrasaleman1529 Год назад

    Ina kaahin ma biladay

  • @ahmedaadandheri7444
    @ahmedaadandheri7444 Год назад +1

    bal eega siduu u hadlayo

  • @kcundercover415
    @kcundercover415 Год назад

    Heego aad iyo aad ayay xirsi fariid uga baqataa xirsi waa nin habar jeceldii lahay taariikhada aduunkaba yaqaano xirsi maaha ninlayaalada kula yaa muse ee askarigoodii aad xidhay isagoojeel kuugu jira oo dhaawacan aad silsilda ku xidhay ee isku qudhmay ee ay ka ag qoslayayaa waayo waxa calooshooda ku filan aya haystaan oo ay ku iloobeen dadkoodii maah xirsi muse cawar xoog buu uga baqaa xirsi

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 Год назад

    Aduunka ha ceebayn

  • @ahmedaadandheri7444
    @ahmedaadandheri7444 Год назад

    Nidaamku waa kee kkkkkk

    • @liinaali1910
      @liinaali1910 Год назад

      @ahmed aadan dheri nidam waka ad ku nooshahey nabadisa e ad abni ku seexato eed ku so toosto orad muqdisho aad sujuuda halaga Toogte walahi waxa idinku fiican xusbi sheydanoow in koontiinar inta la idinku guri xuduuda falastiin la idin dhigo yahudo ha idin dubate cuqdad iyo xuman u dhinta xusbi binu salooloow ciro khasaarana anaga o shiciba walahi garaaci hadu dalka dhibatada ka deyni wayo

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 Год назад

    HERSI BAAD UU HANJABAAYSA ASKARIYOHO FOOSHA XUUMI EE DEBEGAA UU EEG🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Год назад

    Waxasa badhaacis layidhah daa taliye iska dabagale aleylehee

  • @daacadyare7791
    @daacadyare7791 Год назад

    Adeer xirsi waa mucaarad , saad rabto inuu ku yeelo socon meeso

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 Год назад

    Dabkaygu intuu madow yahay, ha dilin hana iga dagaaline, dubkaa iigu yaalee Ax wadnahaa damqashada ka daa

  • @khalilmohamed7326
    @khalilmohamed7326 Год назад

    Rag adkayaal ah oo qoricas ah weeye taliye janogale iyo wasiir kaahin

  • @sakariyeaxmed1691
    @sakariyeaxmed1691 Год назад

    Somaliland ilaahow iyo Soomaaliya Madoobi

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Год назад +1

      Wax midoobaya majiro Somalia iyadiiba shan dowaladed uu kala baxdey waxay ka rabto Somaliland waa maxay? 1960 ayan khaled kula midoownay lakiin mar dambe Maya Maya Maya. Ilahayow wandankayaga no xafid insha Allah aqoonsigana no so dedeji.

    • @skaba6390
      @skaba6390 Год назад +1

      Madaxweyne Xasan sheekh Dawladii sa la shaqeeyay maamul goboleed yadana la tali kuwaasba ku ubaahan Somaalilaan boos kaaga a banaana

  • @qaali4589
    @qaali4589 Год назад

    Booliska shacabka qjimayankra angaa dhalay wa inamadyadii idinka yidhi dadka laaya hablaha naasha ka graaca adna muwadin ba tahay aniguna muwadin ban ahay xaq leh

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад

    wadani idina waalida maga joogiya mudohaaradka dariiiqiisa sooo mara odayadi cumada qadanayay e waareersana meeye dee ragan runta u kala sheega ha dalbadan mucaridka mudaharadka oo dariiqiisa ha soo maraan hadii kale umada qaxarka ha ka dayan

  • @nimcoyar440
    @nimcoyar440 Год назад

    Hhhhhhhhh 🤣🤣

  • @khadarcisman3312
    @khadarcisman3312 Год назад

    Rasaasta dhabtaha usoo dhiib ciidanka oo waxba halahadhin marka dadkuna Waysoo baxayaana mana joojin kartaa laakiin waa Layni kartaan

    • @thegent2716
      @thegent2716 Год назад

      Haduu walaalkaa ku jiro, talow sidaa miyaad dhihi lahayd?

  • @sahrasaleman1529
    @sahrasaleman1529 Год назад

    Ma ninkii faashka sitay ayad qarinkart

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 Год назад

    Mudaharaad iyo waxaasi waa sheeko jilicsane dhiigbadan oo daaata haloo diyaar garoobo hadii sinaanshiiyo la doonayo hadii Kalena qoyska reer bihi taabaca

  • @kcundercover415
    @kcundercover415 Год назад

    Daba galo adigoo aduunkaba wanted iyomuse cawar kaahin saleebaan gaal suluba dhamaantiin waa diiwaan gashantiin waxa badan ayaa madaxdii idinka horsay aad si xun ugu mucaaradi jirteen oo shaanida aad la dhacayseen maxaa xumaanaya maant waa markiinii in shaani aad u kulul la idila dhco ee adkaysta jilicyahay ragii idinka horeeyayba dhibkaad ku haysay muse shaano way xamilayeen xamil niba waa mar mus ma kul kory

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 Год назад +2

    Hhhhhhhhh duliyaal 😡👎

  • @ahmedaadandheri7444
    @ahmedaadandheri7444 Год назад

    kkkkkk

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    adiga ma waxaad tahaay police peace mise waxad u shaqysa xusbi war isla yaaab

  • @uk16944
    @uk16944 Год назад

    Wadani +ucid 🇸🇴 China 🇨🇳 Chinese money coming from Red China via villa somali faqash

  • @khadarducaale1584
    @khadarducaale1584 Год назад +1

    Kan qof Kanaxaya oo amusiya ma la waayey? Waa qodaalkii oo loo galiyey direys.laakiin waxan Leeyahay xirsiga aad sheegaysaaba waxba Kuma dhaamo.Maxay ka nuugi maxay ku nuugi.

  • @kaltuunyaasiin7382
    @kaltuunyaasiin7382 Год назад

    Ciidanka gu waa kuwii dhagaxa tuurayey

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 Год назад +1

    Taliyihii Ciidanka Police-ku Goormuu Wasiir Kulmiye Ka Tirsan Noqday??
    Taliye Police Oo Xisbi Mucaarad Ah La Garnaqsanaya Siday Siyaasad Isku Hayaan Waa Inoo Kow.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад

    marka taaliyahan hy cida uu u dhaaranayaba wa xirsi cali xaji xasan miyaa walahay wa yaaab hadu xirsi dilo isana kama danbayn doono odayga xun xirsi uma hanjabi karo xirsi walahay ilahay isha ha ka duwo hadalkiisa cad ayay indho badan soo eegaayan dabogale ma taasuu keenay dabo gale sidaa adoonka yaanu kugu guurin muuse isla yaaab wax isku fa l caadalada ha ka tegin ragan raag loo hanjabo maaha hadii kale xaangeeyadaa lagu gayn

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      madasha wanaaga
      taliyre daba gale qabiil ma aha waa taliye somaliland anaga Hy iyo Hj hanookala gurin! ee ka dhex bax somaliland
      Xirsi gaab waa laxidhayaa kaalay soo daa yaa gudhuu

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Год назад

    Yaa beenale Munaafaq

  • @ahmedaadandheri7444
    @ahmedaadandheri7444 Год назад +2

    xirsi waa madax qaran adeero adiguna shaqaale muuse ayaad tahay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Ahmed aadan dheri
      ciidanku waa tiirka dalku ku taagan yahay, Xirsi oday ma aha ee waa EEy

    • @saynabSr
      @saynabSr Год назад

      @@ijoxasan9132 qofkaagan qaranka ku dhegsani miyaanad qabiil mug iyo miisaanleh ka dhalan? somali qabiilay noqtaye hadii qabiilkaagu jilicsan yahay reeraha reer abti iyo bal cid raadi mise aabe iyo hooyo waa isku qabiil qaran laga tegey ayaad isu joojinaysaaye,

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@saynabSr
      qabiil waan leeyahay oo Xirsi Xaaji xasan Maxamuud Faarax Buraale Raage Maxamed waa adeerkay waana gudoomiyaha wadani balse qabiil
      wax iga quseeya ayaan jirin qarankana halyeyo ayaa haad u cunay oo aan xitaa la aasin ee lafohooda waraabuhu burbursaday
      Qaranka somaliland ha waaro cadwgiisuna ha jabo,

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@saynabSr qabiilku waa nasabkayga Kursi kuma raadinayo! ninkasta oo somaliland u dhashay kursiga wuu geyaa balse cod buu ku helikaraa buuq looma baahna 2022 ayaad qabiil raadinaysaa miyaa yaab??????

    • @saynabSr
      @saynabSr Год назад

      @@ijoxasan9132 anigoo qabiil ku helay ayaan ku tusayaa ee maalinta magaca ha bedel oo dir iyo umad dadkale ah hays qorin,qabiilkana anigu waan ku faana adna waad qarisaa markaa dad kaftami kara ma nihin ee soomaliland ayaa dadka is gaadhsiisey oo dawac iyo libaax meel wada fadhiisisay

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 Год назад

    Beenalayaal

  • @sahrasaleman1529
    @sahrasaleman1529 Год назад

    Beenalr

  • @abdirashidabdi4126
    @abdirashidabdi4126 Год назад +1

    Habanan baxan maxaa loogu didayaa muuse waa cunsuri dalka halaga qabto

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      abdirashid abdi
      muuse doorasho ayuu ku yimi in uu reer koonfurka dalka ka raafo ayaanu u dooranay ilaa uu faaro qadaadweyn
      kursiga ka degimaayo

    • @saynabSr
      @saynabSr Год назад

      @@ijoxasan9132 qofkanow ma qarankaa ku dhalay miyaan qabiilku dhalin itaal la'aan ayaa qaran ku tustay

  • @MahadAbdulle-in3zv
    @MahadAbdulle-in3zv Год назад

    Beenloow baa tahay boolisna mahid

  • @kinzidheman6824
    @kinzidheman6824 Год назад

    Malaga nafta hdaan ahy wlhi mahamed kahin hal mln ma daaye war umada dhaaf mudahardi sharcigu ku jiraaye 🧡dabafale abihi Ha waso hodan hilis halagu mooriyo

    • @waaberi1
      @waaberi1 Год назад

      Hhh

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Kinzi Dheman
      ina kaahin waxaad ladoonayso rimaygaaga lahel Qumanyo

    • @ahmedabdi5805
      @ahmedabdi5805 Год назад

      Dabagale waxa wanaagsayd inuu yidhaahdo boliska dalku kul.miyuu u shaqsynaya

    • @ahmedabdi5805
      @ahmedabdi5805 Год назад

      Ninkastoo salaan dheer ubaxa siibasha xigi

  • @skaba6390
    @skaba6390 Год назад

    Isgoo danbiile ah muxuu siilaanyo uga dhigay wasiir