Nimco Jaamac - Miya Shalay la Soo Celin - Kaban

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 30

  • @ismailabdi7461
    @ismailabdi7461 Год назад +2

    Heestan waxa ku jirta macnaha Ayaadan qur'aankaa oo la .
    وَقَالَ الشَّيْطَانُ لَمَّا قُضِيَ الْأَمْرُ إِنَّ اللَّهَ وَعَدَكُمْ وَعْدَ الْحَقِّ وَوَعَدتُّكُمْ فَأَخْلَفْتُكُمْ ۖ وَمَا كَانَ لِيَ عَلَيْكُم مِّن سُلْطَانٍ إِلَّا أَن دَعَوْتُكُمْ فَاسْتَجَبْتُمْ لِي ۖ فَلَا تَلُومُونِي وَلُومُوا أَنفُسَكُم ۖ مَّا أَنَا بِمُصْرِخِكُمْ وَمَا أَنتُم بِمُصْرِخِيَّ ۖ إِنِّي كَفَرْتُ بِمَا أَشْرَكْتُمُونِ مِن قَبْلُ ۗ إِنَّ الظَّالِمِينَ لَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ".

  • @habanebulale1121
    @habanebulale1121 Год назад +1

    Waa midhihii iyo laxankii abwaankii weynaa mulaxamistihii reer jibouti abdirahman ali xirsi Allah ha unaxariistee

    • @HawaAmatalah
      @HawaAmatalah 7 месяцев назад

      Zemo😂❤❤😊😊😊

    • @vachelliatortilis8468
      @vachelliatortilis8468 6 месяцев назад

      Laxanku muran badan maba geli karo, balse Cabdiraxmaan ereyada aad uguma badnee armuu qofka curiyey Xasan Cilmi Diiriye yahay? Misaanka iyo falsafadda heestu wadato waa mid u dhedhen eg tii Xasan. Ku darsoo, Nimca heesaheeda inta ugu asaga ayaa leh. Hadii uu noqon waayana Cumar Macallin ayaan ku sii riixi lahaaye, Cabdiraxmaan bal hubi sxb Habbanoow.

  • @maguled
    @maguled Год назад +1

    Allaa yacizak yaa Nimco, waayo waayo.

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 3 месяца назад

    Nimca jaamac migil Ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba haw siyaadiyo aameen

  • @asadabdilaahi8348
    @asadabdilaahi8348 3 года назад +2

    Waa heesihii huryo

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 года назад +1

    waar waa Nimco jaamac

  • @hodansabrieoffical5612
    @hodansabrieoffical5612 7 месяцев назад

    That's true story

  • @CismaanAadan-ro7ui
    @CismaanAadan-ro7ui Год назад

  • @hanaloulahanadjama4285
    @hanaloulahanadjama4285 2 года назад

    Mama Aad U Jeclahay NIMCA JAMA MIGUIL . XIDIGTA JIBUTI

  • @khaalidabuukar1231
    @khaalidabuukar1231 2 года назад

    Yaa.igu.haysto

  • @hargaysawayn8959
    @hargaysawayn8959 2 года назад

    Waa maya

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 года назад

    Erada x ganey

  • @mohamedhassan8952
    @mohamedhassan8952 3 года назад +1

    Heesta waxa qada fadumo axmed dhimbil

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 года назад

    Zxb waa dadkii qiimaha lahaa YAA SAMEEYAY HEESKAN ZXB

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 3 года назад +1

    Chanelkan heeso taageeri jirey ee waxan diidey ka dhex hadalkan badan

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 3 года назад +2

    Sxb heesta waa macaan lkn codkaa ku dhax daraysaa xumayn haya

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 года назад +1

      Wax dhageeyso oo heesta kursaxeyso dhirtsna iska daweey fhegaha malaha dhirbaa kula hadleyseesee weeye

  • @ayanlecade6752
    @ayanlecade6752 2 года назад

    Fananadan saynab ciga ucud egtahay walhi

  • @xaawacaateeye1109
    @xaawacaateeye1109 3 года назад

    Pl

  • @axmedsayidaaxmedcade-zz6ks
    @axmedsayidaaxmedcade-zz6ks Год назад

    Add a comment