HEES | Amran | Cabdi Baadil Iyo Khadiijo Hiiraan | Original+lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Ereyada: Maxamuud Maxamed Filfil
    The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Комментарии • 37

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 Год назад +7

    Heesta amran xusuus gooni ayay igu leedahay hadda ayaan ku dhageesanayaa Calgary, Alberta Canada 🇨🇦 aniga oo qudbo kasoo baxay cabdi baadil legend weye mahadsanidiin team maadeys we salute ur channel

  • @MohamedmuuseJilacow
    @MohamedmuuseJilacow 29 дней назад

    Waa erayadii maxamuud maxed filfil alla ha u naxariis wuxuuna ahaa cornayl ciidamadii qarankii soomaaliya wuxuu ahaa nin reer reega ceelaa ee gobolka shabeelaha dhexe ah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 месяца назад +2

    Heestan Cabdi baadil waa looga horeeyey saaxiib Cabdi khadar Xasan Laari iyo Khadiijo Hiiraan ayaa wada qaada iminkana codadkani waa Cabdi khadar Xasan Laari AHUN iyo Khadiijo Hiiraan sawirka aad soo saartayna xataa waa Cabdi khadar Xasan Laari ee qoraalka fanaanka sax fadlan.

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 3 месяца назад

      Waa isla ina baaddil meel walba cmment fake ah iyo taaariikh fake ah baa isaga so qoraysaa.

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 3 месяца назад

      @cabdiwalibeeroof2483 Codadku
      Waa isu ekaan karaan, oo anba waan isku qabtay, Laakiin heestan Cabdi khadar Laari iyo Khadiijo Hiiraan ayaa wada qaada iyagaana Abwaankii heesta lahaa Maxamuud Maxamed Filfil u dhiibay. Intaasi waa heesta iyo xogtaan ka qoray.
      Ta kale ee aad leedahay taariikh fake ah ayaad qortaa cadaynteeda keen heestii xasan ganey ee aad abwaanka kale u doonaysay inaad siisid ee aad igu qabsatay, mooyee meel kale iyo taariikh kale oo aad dood galisid ma hysaa miskiinoow?.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 месяца назад +1

      Runtiibaad baad u dhiibtay ciyaaladan dambe ee wuxuun iska maqlay.
      Legend Cabdi Khadar ( AUN) inyar ka hor intuusan dhiman ayaa Liboye,Kenya iigu dambeysay ( cagaarshoow baa ku xumaaday) Abwaan Siciid Saalax Axmed ayaa hayey.
      Xilliga heestani soo baxday Cabdi-khadar (AUN ) SSDF buu joogay walow uu mardambe soo noqday. Very humble guy buu ahaa .

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 2 месяца назад +1

      ​@@AhmedAhmed-tx6dj
      AHUN CABDIKHADAR SXB. Thanks

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 месяца назад +1

      Fannaanka heesta qaadayo waa cabdi baadil sxb asaana iska leh heesta oo mar walbo qaado

  • @rabadaaan
    @rabadaaan Месяц назад

    Goobtu waa hargaysa xafaada jigjiga yar 22/ 8/ 2024 2: 36 haabenimo xasuus 😭😭🧕

  • @nuuraxmed5522
    @nuuraxmed5522 Месяц назад

    Arligaynu joogniyo afartiisa geesood waxan kugu asteeyaa maan arag uur hooyo May galin ifkana kumaan arag wali lama amaani xppti allayaheey jaceylkaaga I abaaray halista ag teediyo beerku ag jooga oogaduu Ku faafoo I idleeyey anigoo deeqsaney ma ogtahay❤

  • @qadafinuur
    @qadafinuur Год назад

    Heestan ayadoo hafa basan arkay waw mahadsanid ayadoo dhamaystiran ileen heesahu waa wada qabyo

  • @ibnuaxmedcismaan4586
    @ibnuaxmedcismaan4586 Год назад

    Alla yaacizak maadays heestan iyado half ah baan arkay waad mahadsantihiin haddad so dhammaystirteen

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 месяца назад

    WAA RUN WAA CABDI BAADIL ,IBRAAHIM MA QAADIN

  • @AbwaanHamuuje-pf6oh
    @AbwaanHamuuje-pf6oh Год назад

    Saaxiibteey amarn inaan uxulo waaye heestaan

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 3 месяца назад

    Codkaan waa Cabdi baaddil nice❤.

  • @Abdullaahi_Ali_Abdi
    @Abdullaahi_Ali_Abdi Год назад

    Sxp sare maadays aad baan kuu salaamayaaa 👋👋 waan kala raagnay 😮🎸🎸🎸🎸

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga7343 Год назад

    mahad sanid wlh heestan hapeen aan dheereen ayaa radio 📻 .Mogadishu kadhageestay lkn dhax ayaa ku gaaray lkn hda waa helay wlh hda ayaa ku mirqaamowaa

  • @liibaancaraboow9861
    @liibaancaraboow9861 Год назад

    Heestaan Xasuus aan gureyn bey igu Leedahay Sanadaha Kala ah 2014 iyo 2015

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 4 месяца назад

    Afka waxan ku haayaa
    Uurkana igaga yiil
    Mar un maad is aragtaan🙇‍♂️
    9 jirkeygii ayaan dhagaysan jiray heestan meel la yidhaahdo kaba kasiib ilaa bakhtiiley dalka Ethiopia gobolka Afdheer deg jaratti ayey hoos tagaan Xasuus wlhi🤦‍♂️

  • @rabile6352
    @rabile6352 Год назад

    Maadeys chanel caadi maaha heeskan oo dhamaystiran waan waayey thank you

  • @abdishakurfarhan3927
    @abdishakurfarhan3927 Год назад

    Team maadeys waad ku mahadsantihiin sida aad jiilka dambe Ee Aan ka mid ahay ugu soo update garaysan murtida iyo heesihi jiilki hore

  • @AMRA149
    @AMRA149 8 месяцев назад +1

    😢😢😢❤

  • @maxamedaxmed2986
    @maxamedaxmed2986 Год назад

    Waayo-waayo iyo waqtigeedee heestan xasuus bay igu leedahay 2010 iyo caawa 29/07/2023 ilaahow cimriga noo barakee

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 Год назад

    ❤❤❤❤❤ Amranay uso jawaab😅

  • @AbdiRahman-ko5wj
    @AbdiRahman-ko5wj 9 месяцев назад

    HAYGU ERININ INANYAHAY AROOSKENA WACAN IYO AQALKAAN DHISAYNOO ARAGAAGA OO QURA KUMAAN IIBSADEEN EE ADOONYADA CODADKII CABDI BAADIL IBRAAHIN IYO KHADIIJA CABDULI WAA SUGe KHADIIJA HIIRAAN

  • @ayaanciise1971
    @ayaanciise1971 17 дней назад

    Ws 2:00

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 11 месяцев назад

    WAA IBRAAHIM BAADIL IBRAAHIM MAAHA CABDI BAADIL ALLAAH YARXAMO WUU KA WEYNA FANKANA WUU UGA HORRAYSEY.

    • @user-yc6he4oz4v
      @user-yc6he4oz4v 5 месяцев назад

      Absolutely 💯

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 месяца назад

      Waa cabdi Baadil waana heesta uu kaga qeyb galay hirgelinta heesaha.
      Mida Ibraahim Baadil abid heegan buu ahaa weligiina lama heesi Khadiijo Hiiraan. Dhegayso wareysiga Cali Xadhaadhe ee bishan uu ka qaadey Cabdi Baadil.

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 9 месяцев назад +2

    (wcb)2 ppe23/24elite(eagle eyed)

  • @liibanmaxamad2286
    @liibanmaxamad2286 Год назад

    Khadiijo dallays ma iyadaa ustaad

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Год назад

      May, waa khadiija hiiraan.

    • @liibanmaxamad2286
      @liibanmaxamad2286 Год назад

      @@sayidka6911 ma labo khadiijaa

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Год назад

      @@sayidka6911tani khadiijo hiiraan weeye waxay ku jirtaa riwaayada masiibada aduunyada adayoo surweel qabta ku matalaysa ciyaal suuq

  • @AbdullahiAlijimcale-gh6md
    @AbdullahiAlijimcale-gh6md Год назад

    7

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 9 месяцев назад +1

    (Wcb)2 viking ppe23/24elite(. eagle-eyed)