- Видео 227
- Просмотров 6 576 146
Gu`Roon Jire Media
Великобритания
Добавлен 10 сен 2020
A BIHI FANKA - GU`ROON JIRE MAXAMED SICID - Mohamed Saeed Nicknamed "Gu`Roon Jire" The great composer / oud player & singer in the 1940's, '50s, '60s & 80`s . He is the first singer to open / work and broadcast in Radio Hargeisa
You will only find the Original & Rare Qaraami Songs on this Channel
"الفنان الصومالي محمد سعيد الملقب ب "جورون جيريه
Free copyright videos used on creating the Videos for the channel from pixabay.com
You will only find the Original & Rare Qaraami Songs on this Channel
"الفنان الصومالي محمد سعيد الملقب ب "جورون جيريه
Free copyright videos used on creating the Videos for the channel from pixabay.com
Xasan Aadan Samatar - Haradigeed "Kaban"
Heestii Haradigeed | Xasan Aadan Samatar
#Xasan_Aadan_Samatar
#Xasan
#Aadan
#Samatar
#Qaraami
#Qaraam
#Heeso_Qaarami_ah
#Kaban
#Qaaci
#kaban
#Qaaramiah
#Somali
#Heeso
#Somali_Songs
#somaliDjibouti
#Djibouti
#Jabuuti
#heesihii_hore
#xulah
#Haradigeed
#GuroonMedia
#Guroon_Media
#GuroonJire
#Guroon_Jire
#Xasan_Aadan_Samatar
#Xasan
#Aadan
#Samatar
#Qaraami
#Qaraam
#Heeso_Qaarami_ah
#Kaban
#Qaaci
#kaban
#Qaaramiah
#Somali
#Heeso
#Somali_Songs
#somaliDjibouti
#Djibouti
#Jabuuti
#heesihii_hore
#xulah
#Haradigeed
#GuroonMedia
#Guroon_Media
#GuroonJire
#Guroon_Jire
Просмотров: 27 640
Видео
Xasan Aadan Samatar - Jacaylkii Ladnaan Jirey
Просмотров 45 тыс.3 года назад
Heestii Jacaylkii Ladnaan Jirey |Xasan Aadan Samatar #Xasan_Aadan_Samatar #Xasan #Aadan #Samatar #Hasan_Aadan #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Xasan Aadan Samatar - Igu Dheeridaa - Kaban
Просмотров 62 тыс.3 года назад
Heestii Igu Dheeridaa | Xasan Aadan Samatar Erayadii : Yuusuf Maxamed Axmed " Yuusuf Jafaal" #Xasan_Aadan_Samatar #Xasan #Aadan #Samatar #Xasan_Samatar #Hasan #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Nimco Jaamac - Balan Maha Jacayl Ku
Просмотров 64 тыс.3 года назад
Heestii Balan Maha Jacayl Ku | Nimco Jaamac #Nimco_Jaamac #Nimco #Jamaac #Jaamac #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Nimco Jaamac - Guur Xalaal Ah
Просмотров 9 тыс.3 года назад
Heestii Guur Xalaal Ah | Nimco Jaamac #Nimco_Jaamac #Nimco #Jamaac #Jaamac #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Nimco Jaamac - Waan Dibjirey
Просмотров 52 тыс.3 года назад
Heestii Waan Dibjirey | Nimco Jaamac #Nimco_Jaamac #Nimco #Jamaac #Jaamac #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Nimco Jaamac - Miya Shalay la Soo Celin - Kaban
Просмотров 266 тыс.3 года назад
Heestii Miya Shalay la Soo Celin | Nimco Jaamac #Nimco_Jaamac #Nimco #Nimo #Djama #Neima #Djama #Neima_Djama #Jamaac #Jaamac #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somali_Djibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #Abwaan #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Nimco Jaamac - Heestii Mala Dhacay - Kaban
Просмотров 224 тыс.3 года назад
Heestii Mala Dhacay | Nimco Jaamac #Nimco_Jaamac #Nimco #Neima #Djama #Nimo #Djama #Neima_Djama #Jamaac #Jaamac #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #MalaDhacay #Mala_Dhacay #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Nimco Jaamac - Anba Dunida Maan Arag - Kaban
Просмотров 188 тыс.3 года назад
Heestii Anba Dunida Maan Arag | Nimco Jaamac #Nimco_Jaamac #Nimco #Neima #Djama #Neima_Djama #Nimo #Djama #Jamaac #Jaamac #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #khadradaahir #khadra_daahir_Cige #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Nimco Jaamac - Kala Baranay Waaryaa | Qaraami
Просмотров 182 тыс.3 года назад
Heestii Kala Baranay Waaryaa | Nimco Jaamac #Nimco_Jaamac #Neima_Djama #Neima #Neima #Djama #Nimo #Djama #Neima_Djama #Djama #Nimco #Jamaac #Jaamac #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #khadradaahir #khadra_daahir_Cige #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #Old_Qaraami #Old_Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Me...
Nimco Jaamac - Sida laan Gabi ku Yaal | Qaraami
Просмотров 74 тыс.3 года назад
Heestii Sida laan Gabi ku Yaal | Nimco Jaamac #Nimco_Jaamac #Neima_Djama #Neima #Djama #Neima_Djama #Neima #Djama #Nimco #Nimo #Djama #Jamaac #Jaamac #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #khadradaahir #khadra_daahir_Cige #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heeso #Somali_Songs #somaliDjibouti #Djibouti #Jabuuti #heesihii_hore #xulah #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Khadra Daahir Cige | Macaankii Qadhadhaa | Qaraami
Просмотров 27 тыс.3 года назад
Heestii Macaankii Qadhadhaa | Khadra Daahir Cige #Khadra_Daahir #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #khadradaahir #khadra_daahir_Cige #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Somali_Songs #Qaaci #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Khadra Daahir Cige | Aduunyadan Wareerk ah | Qaraami
Просмотров 25 тыс.3 года назад
Heestii Aduunyadan Wareerk ah | Khadra Daahir Cige #Khadra_Daahir #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #khadradaahir #khadra_daahir_Cige #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Somali_Songs #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
Просмотров 300 тыс.3 года назад
Heestii Waa Bixiso Oday | Khadra Daahir Cige Erayadii Abwaan: Maxamed Cumar Xuseen "Huriyo" AHN #Khadra_Daahir #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #khadradaahir #khadra_daahir_Cige #Kaban #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Huriyo #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Heestii Raaxeeye Burcaawi 2 | Fadumo Cabdillahi "Mandeeq"
Просмотров 7 тыс.3 года назад
Heestii Raaxeeye Burcaawi | Fadumo Cabdillahi Mandeeq | Qaraami Kabankii: Maxamed Siciid Gu`Roon Jire AUN LAXANKii: Maxamed Siciid Gu`Roon Jire AUN #Raaxeeye #Burcaawi #Qaraami #Qaraam #Heeso_Qaarami_ah #Mandeeq #Fadumo_Cabdillahi #Qaaci #kaban #Qaaramiah #Somali #Heestii #GuroonMedia #Guroon_Media #GuroonJire #Guroon_Jire
Maxamed Saleeban Tubeec - Raaxeeye Burcaawi 2
Просмотров 15 тыс.3 года назад
Maxamed Saleeban Tubeec - Raaxeeye Burcaawi 2
Faysal Cumar Mushteeg | Ha Derderin Carrada (Kaban)
Просмотров 15 тыс.3 года назад
Faysal Cumar Mushteeg | Ha Derderin Carrada (Kaban)
Faysal Cumar Mushteeg - Heesta Dawoy ii Ahayd | "Subcis"
Просмотров 17 тыс.3 года назад
Faysal Cumar Mushteeg - Heesta Dawoy ii Ahayd | "Subcis"
Faysal Cumar Mushteeg | Heesta Lacageey (Kaban)
Просмотров 27 тыс.3 года назад
Faysal Cumar Mushteeg | Heesta Lacageey (Kaban)
FAYSAL CUMAR MUSHTEEG | Heesta Damam iyo Khobor | Qaraami
Просмотров 45 тыс.3 года назад
FAYSAL CUMAR MUSHTEEG | Heesta Damam iyo Khobor | Qaraami
Maxamed Axmed Kuluc - Heesta Ruuney - Raaxeeye
Просмотров 26 тыс.3 года назад
Maxamed Axmed Kuluc - Heesta Ruuney - Raaxeeye
Cabdalla Maxamed Sagsaag | Heesta Uur Hooyo (Kaban)
Просмотров 24 тыс.3 года назад
Cabdalla Maxamed Sagsaag | Heesta Uur Hooyo (Kaban)
Cabdalla Maxamed Sagsaag | Heesta Geela 🔥 (Kaban)
Просмотров 10 тыс.3 года назад
Cabdalla Maxamed Sagsaag | Heesta Geela 🔥 (Kaban)
Maxamed Axmed Kuluc | Heesta Gabadhyahay Kalgacal Baan
Просмотров 5 тыс.3 года назад
Maxamed Axmed Kuluc | Heesta Gabadhyahay Kalgacal Baan
Hibo Nuura | Heesta Sabab Kale ha Moodin
Просмотров 6 тыс.3 года назад
Hibo Nuura | Heesta Sabab Kale ha Moodin
Maxamed Axmed Kuluc iyo Xalima Khaliif Magool | Heesta I Madadaali
Просмотров 2,5 тыс.3 года назад
Maxamed Axmed Kuluc iyo Xalima Khaliif Magool | Heesta I Madadaali
Maxamed Axmed Kuluc | Heesta Hawl Baad I badoo Habaabay
Просмотров 54 тыс.3 года назад
Maxamed Axmed Kuluc | Heesta Hawl Baad I badoo Habaabay
Maxamed Suleebaan Tubeec | Heestii Hibooy | Horseed
Просмотров 37 тыс.3 года назад
Maxamed Suleebaan Tubeec | Heestii Hibooy | Horseed
Maxamed Nuur Giriig Iyo Faaduma Axmed | Heesta May Isheli Karnaa
Просмотров 42 тыс.3 года назад
Maxamed Nuur Giriig Iyo Faaduma Axmed | Heesta May Isheli Karnaa
Mohamed Nuur Giriig | Heesta Sulekha (Kaban)
Просмотров 24 тыс.3 года назад
Mohamed Nuur Giriig | Heesta Sulekha (Kaban)
Borama awdal somaliland 2024.to.2025
😂😂🎉😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤11
❤❤❤❤❤
Wzxaasaam Chanelkam ku nacay Gudhoodmedia waxaa maad ka daysid walaal. I hate it. Kiyuusigga waan dheeraystaa hadalkaagaa ka dheer
Siciid
RIP sweetheart ❤❤
Eebow janada meel aan ahayn haku hubsan Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq, Xabaal nin galaa xaq weeyaane ilayn xubibaan xagna u dhicine.
The 🎉
Illahay swt haw naxariisto curiyihii midhahan,Cabdiqadir xirsi [ yam yam ] iyo khadra daahir cige
Ereyga gunbacasho waa maxaa Ma xasuus baa ?
Fanka dumarkuba mandeq bu aha ax❤
yaslaam
Midha yaa leh?
Amintu 2:30kii habeenimo Hargeisa ilaa xeebta ceel sheekh Mirqaan + heestan jeclaa goor aan leebarka isku ilaaway goobtan ubaahna gaadhay isgaran waayey
gaadhiga wadata hadanu speed xv ahayn iskaga dag markaa awowe
Maxamed mooge
❤❤❤
sxp waxaa tahay curiye faneed somali ah🎸🪘🎶🌷
2025 ʙɪʟᴘᴀᴀ ᴋᴀ ʜᴀᴅʜᴀʏ ǫᴏᴠᴋɪɪ ᴢᴏᴏ ʙᴏᴏǫsᴀ ʟɪᴋᴇ ɪɢᴜ ᴊᴀᴄsɪɪ👍
Waayo waayo❤
Hestii dagalka somalia ethopia aye qusese sas halo fahmo qarabo fanadan amal marin aya lasiyey xiligi siyaad bre doladi naxe kacanka
Kuluc
Kuluc
Maxamed alle godka hownuuro hana janeeye marla aragbuu ahaa 👑
Hees Ujeedo Weyn xabaarsaneyd Oo Loola Jeeday "Af-weyne Siyaad Baree " Dadku Laakin midhaheeda Waxay moodayaan Jacayl in loola jeedo 💯 15_11_2024 2:25 Am Habeen jimce ah
masha allah
Siciidmaxamdin to
maxaa looyiraahdaa xaliimo cabdi afweyn baa heesta laqaadeysa ????
Heesta xasuus ayay igu leedahay. Habeen unbuu PC wixii Information ahaa ee iigu jiray aayar is masaxay. Wax walba oo iigu jiray documents, cashiro iyo xoga kale oo muhiim ah ayaa iga baxay. Anoo aad u wal bahaarsan ayaan galay RUclipska si aan bal ugu madax dagsado deetana khadra oo FV ii ahayd ayaan searching ku qoray, deetana heestan "Waa bixiso Oday" ayaa ii soo baxday. Habeenkaas dhan waan dhagaysanayay ilaa intaan ka seexanayay. Marka heestan xasuus wacan bay igu leedahay. Khadra dhool❤
😂😂😂😂❤❤❤❤😅😅
Caawa oo taariikhdu tahay 9 November 2024,saacada shan saac hamaynimo ,ayaa dhagaysanayaa ,waliba anigoo dareen san xanuunka ay ka turjumayso ,waa samirsiin,sagootin iyo Rajo galin lagu Laray Hogatusaalayn. Waa layaabe xusuusuhu ma waxay le yihiin wadne gaara oo Hamaynkii garaacma?!
Kabanku waa cumar. Dhuulle Sidan jecLahay Durbankuna Busuri cali cawed Ma yahay tolow ❓❓
Kaynaan 0 hhhhhhhh😂😂😂❤❤❤
Nimco jamac fananaanad Wayn
6/11/2024 galin danbe degmada celbarde konfurgalbed somaliya ayaan ku dhagaysnayaa hees aad u quruxbadan jawi robaad ayaan ku dhagaysanayaa
maandeeq cod macaan no 1
Maxamed mooge dhaxal buu nooga tagey alle godka alle ha unuuro
Waa cabdala sagsaag isaga iyaa iska lahaa heeskan kuna luqeeyey markii ugu horaysay waana originaalkii iyo duubistii ugu horaysay. Sagsaag baa iska lahaa heesan balse wakhti damba waxaa iyaguna qaaday ilmo mooge.
Iska saxa qoraalada heesta Erayada waxaa ka soo maaxatay ustaad abdicasis daqarre sanadaku waa 82 meeshu waa Riyad saudi arabia laxankana waxaa wada saaray Bagaag iyo nin la yidhaahdo cusman love oo iminka reer canada ah.waana xaqiiq.
🎉🎉🎉🎉
Walee aniga iyo adiga xitaa wan soconaah Allah yaa raxmah Mohamed nuur giriig
Heestan cawa ayan bartay waxana oga mahadcelinaya @Abdihanad
Shab shab foodda la is galiyey.
Wow
2024 last mo heestan waxa laha abdi khafaar ciise cagoole wana sil siladii Sheeko baraley iska daaya beenta😎
Tubeec ayaa kaga fuucan ani aragtidayda
Waa halyay soomaaliyeed sidaa laajigeed lalama simikaro fanaaniinta kale xasan adan waa in baal dahaba loogu qoro taariikhda fanaaniinta
waa kugu raacsanahay, waa in siiiiin & saaaad la kala saaraa, Xasan adan waa Fanaan Gooni Daaq ah oo aan lala tartami karin dhanka heesaha
Maashaa Alaah
2024/10/12/maalin sabdi ah guur sheegto thy 10/24 daqiiqo waxaan ku dhageysanaya dalka south africa gaar ahaan magala xeebedka captw ilaahow ku naxariiso maama khadro daahir fan waa fankii hore ❤❤❤
Cali cabdule guure Oo ahaa nin indhool ah ayaan u aqaanay😊
Thomas Barbara Moore Paul Clark Sandra