Xasan Aadan Samatar - Jacaylkii Ladnaan Jirey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Heestii Jacaylkii Ladnaan Jirey |Xasan Aadan Samatar
    #Xasan_Aadan_Samatar
    #Xasan
    #Aadan
    #Samatar
    #Hasan_Aadan
    #Qaraami
    #Qaraam
    #Heeso_Qaarami_ah
    #Kaban
    #Qaaci
    #kaban
    #Qaaramiah
    #Somali
    #Heeso
    #Somali_Songs
    #somaliDjibouti
    #Djibouti
    #Jabuuti
    #heesihii_hore
    #xulah
    #GuroonMedia
    #Guroon_Media
    #GuroonJire
    #Guroon_Jire

Комментарии • 17

  • @SiciidMatan-z1k
    @SiciidMatan-z1k 3 месяца назад +1

    Waa halyay soomaaliyeed sidaa laajigeed lalama simikaro fanaaniinta kale xasan adan waa in baal dahaba loogu qoro taariikhda fanaaniinta

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Месяц назад

      waa kugu raacsanahay, waa in siiiiin & saaaad la kala saaraa, Xasan adan waa Fanaan Gooni Daaq ah oo aan lala tartami karin dhanka heesaha

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 Год назад +1

    Bal eeg bilowga hore imise taqsiin ah ayuu marayaa cajiib allaha unaxariisto ustaad jiim ❤

  • @maadhiintube1077
    @maadhiintube1077 2 года назад

    Al ustaad muhyodiin sheekh muumin (jiim)
    Cawaad gacan macaan oo aan ku tilmaami karo boqorka cuudka soomaaliyeed oo aan been ahayn
    Mulaxamiiste weyn oo foolaad kii fanka ah
    Ilahay haunaxariis

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Год назад +1

    Axsan caleeg hees xusid mudan.❣️

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 8 месяцев назад

    Cajiib❤.

  • @shankarofficial7796
    @shankarofficial7796 2 года назад

    Boqrkii kamanka jiim muxu xidig aha allh ya araxm codkii halgsiga aha xasan adan samtr xasan bashi dad wada lgend ahaa halka ay maty so hareen kuwa an codkoda si toosa ugu heesin o mishiin maraa aduunyo

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 8 месяцев назад

    Laanyayay miraysoo
    Laagaha ku taalloo
    Laaceedu muuqdaa
    Ludda aad udhalatiyo
    Luunkaaga daymada
    Laabta jiidanaayoo
    Saddex laab cabbaaryada
    Luquntaada buuxshiyo
    Laafyaha tillaabada
    Xubintaa lammaanoo
    Aan laacdankii baraneey
    Lahashadu i qaaddoo
    Malahayn libtii iyo
    Laxawgii kalgacalkaa
    Taariikhi kaa lumin
    Ama laaxin kaa noqoneey
    Jacaylkii ladnaan jiray
    Liibaan lahaan jiray
    Lilaaf lahaan jiray
    Loxoskana nagaan jiray
    Hablahaa ladaabtiyo
    Baray laba sadlayntee
    Mxaan lexo jacleeyaa.
    .........
    Laanyahay miraysoo
    Laasaha ku taallaa
    Laxaadkeedu joogaa
    Laftaa aad udhalatiyo
    Lebecaaga muuqaa.
    Jirka liilan galisoo
    Kaymaho lulaayiyo
    Jirka oo labeentii
    Linguhuxu ku xiranyahay
    Lohodkuna bislaatoo
    Aan layligii baraneey
    Kuu loogay ruuxoo
    Ma lahayn libtii
    Lahankii kalgacalbaa
    Baa taariikhi kaa lumin
    Ama laaxin kaa noqoneey.
    By Beeroof❤.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад

    Duni jiim laka oofsaday Allh yarxam

  • @abdirahmanabdalla7182
    @abdirahmanabdalla7182 3 года назад

    Kabankii jiim shekh muumin

  • @tijaabicodkaaga1963
    @tijaabicodkaaga1963 2 года назад

    farshaxan cajiiba kabanka ka nuuqda

  • @maxamedgessi1994
    @maxamedgessi1994 3 года назад +1

    Heessaha ama eraayada ida samaysay xusa ama naga daaya waxan ad meesha soo dhigaysaan

    • @bashirabdulkadir1263
      @bashirabdulkadir1263 3 года назад +1

      Maxaad Ku Falaysaa Cidii samaysay ma abaal marin baad Gudoon siinaysaa, Danbi baad so Doonataye Heestaada dhagayso😅😅

    • @maxamedgessi1994
      @maxamedgessi1994 3 года назад +1

      @@bashirabdulkadir1263
      Ader wuxu wa tariikh in la ogaadana wa muhim fahan

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Месяц назад

      @@maxamedgessi1994 Xasan adan inuu qaado uun ogoow, yahayna Fanaanka la Holin waayay...Heestuna Tahay Jaceylkii Ladnaan Jiray ...

  • @abdullahiosman4692
    @abdullahiosman4692 Год назад

    I think this kaban is jiim not Daud soo hubi no hurt feelings

  • @tijaabicodkaaga1963
    @tijaabicodkaaga1963 2 года назад

    codkan aad dulsareysan Qoraal ku badala kaasa ka faafi og sxpayaal