Alle wuu ijecel yahy balse aniga aya ogayn hadafkeyga in aan ka dhabeyn karo waxan raby oo idil muuqalkaan ayaa soo koobay waxaadbo moodaa in uu si qaas ahaan aniga iila hadlaayo thanks wallkeey
M.a wllhi videoga ugu jeclahay iyo kanaalka aan ugu jeclahay waaye Waxaan 5 sano isku dayay nolol ka duwan kan aan hada ku jiro Lkn insha allaah hada wixii ka danbeeya waxaan hormarin doonaa wax walba oo aan islaayahay waad ku hormari kartanaa naftaada Thank you very much waaberi media 100%
Anigoo 19sano jiro ayaan school sare iskaga tagey anigoo u arkaayey mid waqti lumis ah 💯💯wxn Ku fakaraayey mar UN in aan lacag aan leeyahay aan arko alxm maanta oo aan 27sano jiro lacag 120kun ah ayaan heestaa alxm 30sano goortaan gaaro 500kun in aaan heesto ayaan Ku hamminayaa insha'Allah hadafkeyga waa halkaaas dadaal kasta aad bixiso aaqir waad Ku guuleesan doontaa insha'Allah
Waa muqaal samayn nagu leh Hadanu nahay dhalin Ani Ahan waxan ku fakari jiray Hadii Aad dalka ka tago isbadal Ayad Gadhi o wadanku ma horu marsan ilaa manta wax isbadala ma Hayo noloshina wa bay sii Adkatay isbad iskaba dayo. لكن الحمدلله على كل حال ❤ mhdsanid Akhi❤
Abdirahman waberi waxaan ku waydiiyay sidee ayaan u arki karaa mar ka mida cumrigayga soomali midaysan horumarsan sidee loo midayn karaa soomaalida hurdaysan
Runtii waxanba moodaa inaad kahadleeyso sida an u fikiraayo iyo waxa niyadeyda ku jira 🙏
Waxey ila tahay inta caqliga leh iney fahmi doonaan muuqaalkan 🙏❤👬
sax waaye bro muqaal sameyn nagu leh weye hadaan naahy dhaliyarta
Waxaan hubaa intii garaadkooda ilahey kobciyay in ay fahmeyn muhiimada muuqaalkaan uu inoo soo jeediyay walal keen ilahey haka abaal mariyo allaha na isku Keena cafiyo dhamaan walalaheena muslimiinta ah
Waa macqul
This is the frist Somali motivation I hear 👂 in social media ever 🙏🏽
Thanks hor u socod baan kuu rajeyn
Alle wuu ijecel yahy balse aniga aya ogayn hadafkeyga in aan ka dhabeyn karo waxan raby oo idil muuqalkaan ayaa soo koobay waxaadbo moodaa in uu si qaas ahaan aniga iila hadlaayo thanks wallkeey
M.a wllhi videoga ugu jeclahay iyo kanaalka aan ugu jeclahay waaye
Waxaan 5 sano isku dayay nolol ka duwan kan aan hada ku jiro
Lkn insha allaah hada wixii ka danbeeya waxaan hormarin doonaa wax walba oo aan islaayahay waad ku hormari kartanaa naftaada
Thank you very much waaberi media 100%
Aqoonyahan Somaliyeed,
Hore u Soco Bro
Cabdiraxman cumar waa ogaansho two
Aad ayaad ugu fiicantuhiin wllo talooyinka iyo soo jeedinta barmaamujyada
Keep going wll A/rahman
Jazaka allahu khayraL Jaza wll aad bad u mahasanthy WxN jeclaN laha inad vedeo badaN oo sidaNo kala so galisid 🙌
Anigoo 19sano jiro ayaan school sare iskaga tagey anigoo u arkaayey mid waqti lumis ah 💯💯wxn Ku fakaraayey mar UN in aan lacag aan leeyahay aan arko alxm maanta oo aan 27sano jiro lacag 120kun ah ayaan heestaa alxm 30sano goortaan gaaro 500kun in aaan heesto ayaan Ku hamminayaa insha'Allah hadafkeyga waa halkaaas dadaal kasta aad bixiso aaqir waad Ku guuleesan doontaa insha'Allah
A/rahman waberi
Hore u soco wll qli ♥️🔥
Mahadsanid wll
jazaakallaahu kheer
Reality best motivational channel in social media is waaberi media I'm supporting this channel
Masha allah waa mowduuc muhiim ah.
ما شاء اللّه اللّه يحفظك
Jasakalahum khayran
Mahadsanida cabdiraxmaan cumar
Waad mahad santay wllo illahay khayr haka siyo wanadada balwada iyo fursada dhalinyaro ee aad naga wacyi galisay shukran wllo
Zxb alle haku guuleeyo ee soobadi barnaamijyada noocana ee marqaanka beenta ah kahadlaya from hargeisa
Sxp thanks walhi wan jclhy codkaga darenka leh nolow
Waa muqaal samayn nagu leh Hadanu nahay dhalin Ani Ahan waxan ku fakari jiray Hadii Aad dalka ka tago isbadal Ayad Gadhi o wadanku ma horu marsan ilaa manta wax isbadala ma Hayo noloshina wa bay sii Adkatay isbad iskaba dayo. لكن الحمدلله على كل حال ❤ mhdsanid Akhi❤
M.a talo wanagsan waaye
Mhdsnid pro
M.a aad iyo aad dadaalaa wuu gaaraa
Jazaakallah wll
Mahadsanid bro
Mahadsanid Inbadan wllo
THANZ
Mahad sanid mudane🧡💚
Mht zxpH qlliH allahe Haka abaal maraiyo wanaaga aad noo sheegataY.
Masha allah congratulations our motivator mr Abdurahman
Salam powe aaad baan ku salamy. C.racmanow
AllaH
HaKu
PaRakeeyE
Thanks bro🙏
Barnaamij ka so samey
Really ☑️
Mahadzanid
Zhp
MAHADSANID ZXP
Hormar wacan ayaan kuu rajeenayaa
Maanta baan jiijiyay caado kamid ah caadooyinka xunxun mon/19/2020.
40jir afartan million hysta
Thanks pro
Masha Allah Allah waano wanaagsan
Sxbky apdirahman wabari aadban kugu bogaadinayaa inad dhiiri galiso dhalyarada somaliyeed
Mahad badan....
MchlH wll hore usoco
alle haku barakeeyo wll qaali
baratan waxan Ku xariiqayaaa erayo aaan dib usooo booqan dooono wayo waxan bilaabay qorshe yar si uu ii gaadhsiiyo hadafka weyn
thank you wall cbdiraxman
mana jiro hadaf ka weyn ka aakhiro
1 inaad dhayal sano awoodeena waa wax feker khaldan
2 : waan ka fursad badanahay kuwa jooga qurbaha
3:akhrisku waa sxbka ugu dhow ee aynu leenahy
4: muhiim maaha inaaan waqti Ku lumino muuqaalkeeena sare iyadoo ay ruuxdu gaajonayaso
7 months ayaa kaso wareegtay Qoraalkaga Wll wax miyaa ku hagaagay Waxan rajaynaya inad Cafimad qabto😍
@@rahmamohamoud1865 shukran wllshy waan noolahay alxm gclo wax ii hirgaleen waxna iima hirgelin rahma shukran wall
@@kaltuunali7597
Sedex sano ayaa kasoo wareegtay
Wll , waxaan rajaynayaa inaad caafimaad qabto !wali wax ma xaqiisijasay oo qorshahaagii makuu hirgalay
Masha Allh wll Abdirahman Alleh haku xiftiyo 💯
Khayr Alle haku siiyo
Horay usoco walal Waaberi
Maansha allaah sxb waan ku taageer
Walahii waa cadoow sigaarka ilahay hanaga hayo afoyinkiia
Wllahi weli waan daba ordaya
Fursadaha
Hambalyo walaal C/raxmaan
Masha Allah walal Allah haku daayo
Aad ayd u mahad snthy wax badan ayaan halkan ka ogaanay oo dhanka nolosha ku saabsan...
Mahadsanid
Keep going cabdi raxman
Wlhi sxp vidio asigi mar hore ahay ayaan hadane daremaaa dhiirigelin keep going
Bil walpa £200 geydiyaa maadada computerka bartaa'dadeeda waa 18 sano
wadankee joogta wlle ??
fadlan alle dartis like igu saar
ShukrN walaal
Inoo soo badi wll
Tnx sxp
Wlhy zxb ilaa xili dheer waaan ku dhagaysan jirey
Woow
Keep going
M.a tala fcn
Alx wll wllhi nolol ad umcn ayan kujiraa wxna jira 20 sano lkn bal ayan leyahy kaliya sigar lkn sidan iskaga kari laha ba walwal igu dilay🙏😪😪
Keep going.
Neve geve up.
Guul wcn
sxp c/rxmaan keep going garab kaaga alle ha galo
30 sano ani ahaan 13 sano iiga dhiman adigaan Meeqaa kaaga dhiman
Wakhti fiican ayaad haysataa ka faaidayso aniag waxaa iiga dhiman 12sano👍
14 sanno iga dhimn
Jzka allah
Abdirahman waberi waxaan ku waydiiyay sidee ayaan u arki karaa mar ka mida cumrigayga soomali midaysan horumarsan sidee loo midayn karaa soomaalida hurdaysan
2021 dwnya
Mahad Sanid wll❤
ʷᵃᵃᵇᵃʳⁱ ᵐᵉᵈⁱᵃ ᵏᵉᵉᵖ ᵍᵒⁱⁿᵍ ᵇʳᵒ
Asxb alle cilmiga alle haku siyadiyo taladadu qalbiga ayay itaabaty waxnhay da,ada 25jiir
🌻🌻🌻
Waxaad tahay dhiiri galiyahayga
Ilahay haka abal mariyo
Zxp waxdthy qof aan aad isugu figrado dhawnhy
iguna dhiirigeliyey talaabo ii qorshaysnayd in aan deg deg uqaado
wxaad go,amisay nolol aan rabay inaan soo afjaro waxana kaa helay dhiiri galin mahadsanid wll waa balan marka aan gaaro hadafkayga inaan kuugu imaanayo fadhigaaga hadaan sii wada nolaano
✊✊✊✊
Waxa thy ninka kaliya dhiri galiya dhalin yaradeena oo ah youtuber ah waxa ka hadaashaa wax yaabo xasaasi ah
Wallaal
☺🌹✋✋
Wan kula socdaa Sxb
Balwadu waa arin adag in faraha lagala boxo “ sxp si fudud ee lagu joojin karo ”
Marki aan waayo dhirigilin channelkan aa so buuqdha😷😷
16-2-2021 10:00 last night
Video gan subscribe ayan saray Chanel kan mahad sanid zxp waan kugu soo biiray 👍👍👍
Mhdsnid wll 😑
Waxaan aad noo sheegoysit adiga masameysaa
Hambalyo walaal C/raxmaan