waa barnaamijka ugu fiiro iyo foojignaan badan inta tv laga daawado waad ku mahadsan tihiin aljasiira ilaa mustaqbal ama midan iyo fagaare gaar ahaan labada saxafi ee soo jeediya fadlan hanaga hilmaamina
Waka chaina oo raboo inuu aduunka awood ku maamulo halka somalida laga kari la yahay war midoobo OO cadowga Iska dhiciya afrikadan jahilka ah aan qabsanno si aan aduunka kale ugu talino
Sidee lagu ogaaday in ay wadamada hada awooda lagu sheego in ay ugu awood bdanyihiin hadey ciidan bdn iyo hub haystaan kamadhigno in ay ayaga ugu xoog bdnyihiin waxaas na wa wax dhalinta muslimiinta loogu niyad jabinaayo Lkn mid xasuusnow adigadan aqrinaaayo muslimiintu ciidan badni kumaguleystaan
Hhh waxa wax lagu fasiraya aqoon la isla yaqaan aqoonta bani aadamkuna ma kala taqaano muslim iyo gaal hadba kii raadsada ayuuun ba hela waana sune rabi hadii dhalinta muslimiintu doonayaan inay heer gaadhaan hala yimaadaan shaqadeedii ilaahay waa caadile
waa barnaamijka ugu fiiro iyo foojignaan badan inta tv laga daawado waad ku mahadsan tihiin aljasiira ilaa mustaqbal ama midan iyo fagaare gaar ahaan labada saxafi ee soo jeediya fadlan hanaga hilmaamina
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe,
thanks mustaqbal tv wa barnaamij ad u wax loga fahmi karo
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe,
Mashallah wll mcn sida aad u soo farsameysed barneemjka
Dr ustaad guutaale
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe,
mahadsanidiin Mustaqbal media
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe,.
M.a tnxz mustaqbal
Aad ayaan u xiiseeyaa barnaamijyada aad soo diyaariso lkn soo badan thnks 👏👏👏👏👏👏
Manshalaha weriye tukaaale
Waa taageeraa barnaamijka fagaare
Mahadsanidiin mustaqval
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe,.
M.a radio mustaqbal iyo barnamijka fagaare
Waxa codsanaa ordogan iyo xukumadiisa turkey ina kan xiga ka dhigtaan mahadsanidiin bahda radio mustaqbal
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
@@m.sharif382 sxb wax wada maalayacniyaad. Soodbigtee wax fiican raadi fadlan
@@xamsexikmaawi7995 ok
Hye sxb
Runtii dhageysiga fagaare aad ayuu iigu dhadhamayaa wax ladhageysto ayuu mudan yahay, wixii dadaal iyo maskax lagaliyo waligood waa macaanadaan mustaqbal Radio hora usocda
💋💋💋💋💋
Maansha Allah walhi maalimo dhanbaan raadinayay warkan
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Zxp wararkan soo badiya baryahan wad lahabsantene
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Mahad sanidin all asxabta mustaqbal
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Mustaqbal media waad mahadsantihiin barnaamijkii fagaare barayahan waad nagala raagteene sidaa noogu wada mahadsanidiin
Sidad ugu luqayso jecllahay bro
MIDAN ميدام ayaa ladhahaa kanaalka oo leh al jazeera qadr ayaa leh
waa awood aan la loodin karin nimankii uu ina cigaal u doodayay lixda meeyadii qarnigii tagay
yaa inoo maqan soomaaliyeey
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Waasidaa alaah hanoosahlo
@@m.sharif382 ogor
Mxaa ogora marka naladul yimadaad ogaane iskadaa mise Somali matihid
WAXA Idiin Maqan AMISOM😥😎🤗🤗
Barnaamijkaan fagaare aaad baan u jecelahay ugu taxanahay
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Diyaar waaye
Ma ogthy in codkaan uu leeyhy Hanti dhowraha guud ee qaranka guutaale😂😂
Runti thank you
Waa barnaamij faa iido leh soo badi
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
wll malmahan lama so dhigin
Brnaamij aadban u jeclahay inkasto aad igala soo daah deen hadana wadku mahadsan tihiin
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Barnaamijka waad LA raagteen Ku dhakhso barnaamijyada fagaare kana dhig mid todobaadle ah oo joogto ah waa IGA tusaalayan
mutaqbal horta barnamijkani waa ka ugu faidada badan leh ee ku baxa af kena somaliga lkin waa yar yahay mrka noso badiyay horu socod ni rajenaya
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe .
Waa cajiib sida codka loogu laxameeyey ayaan ka helay ilaa markii aad bilawdeen wuu ii rukumanyahay Fagaare. Haka daalina inaad noosoo gudbisaan.
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.,
Inta tageerta ❤1
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe .
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe,
Nio mida kuwo badan buu soo adna wxba kama hayno
Chinese ka wax tayo ah malehan waana copy hubkiisa
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Maalmahaan waa laidiin waayay
Shiinuhu waa musiibo kadaran america oo soo fool leh
Barnaamijkan aad baan u jecelahay lkn taariikhdii islaamka nosoo geliya sida taariikhdii maxamed al faatix iyo saaluxu diin al ayuubi iyo kuwa kalaba nosoo daaya
Waka chaina oo raboo inuu aduunka awood ku maamulo halka somalida laga kari la yahay war midoobo OO cadowga Iska dhiciya afrikadan jahilka ah aan qabsanno si aan aduunka kale ugu talino
Thumbnail ka kanaalka
ميدان midan
Ayaad kasoo qaadatay
Al jazeera Ayaa Iska leh Waa Barnaamijka
ميدان.
TAFATIRida Arrimaha Caalamkan iyo Falanqayn Ayu Ka Sheekeya isaguna Wu Turjumay
Waa wariyaha kaliya ee inaga barbareeyo barmamijka aljasiira waxa hooseyso subscribe uu heysto mudo badan dhiiri galiyaan subscribe u saara
Inta ila qabta ee Aqli saliimka ah
Fadlan Biden soo daaa wall
We need a socialist party in somalia who can role very well
We Need Islamic party
@@xogwarranshow1504 sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe
Diin malihid miyaa?
Wax engriis kuqoran meesha mayaalan ee afkaaga hooyo ku hadal
Shuuciyiina uma baahnin
Barnamijkàn dadku mawada ogee
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe,
Mustaqbal wanidixisnaywllyal
Wan
Noowada
2todobadlainamaragee
😂😂😂
Sidee lagu ogaaday in ay wadamada hada awooda lagu sheego in ay ugu awood bdanyihiin hadey ciidan bdn iyo hub haystaan kamadhigno in ay ayaga ugu xoog bdnyihiin waxaas na wa wax dhalinta muslimiinta loogu niyad jabinaayo
Lkn mid xasuusnow adigadan aqrinaaayo muslimiintu ciidan badni kumaguleystaan
Hhh waxa wax lagu fasiraya aqoon la isla yaqaan aqoonta bani aadamkuna ma kala taqaano muslim iyo gaal hadba kii raadsada ayuuun ba hela waana sune rabi hadii dhalinta muslimiintu doonayaan inay heer gaadhaan hala yimaadaan shaqadeedii ilaahay waa caadile
Baryahanwaalaidinwayay
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
دبلجه بس 😀😅