Blockchain | Muxuu yahay nidaamka lacageed ee uu aduunku u guurayyo kadib doorashadda Trump

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 ноя 2024

Комментарии •

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 16 дней назад +86

    Waxa wax walbo badilikaro waa alle subxanuhu wutucala wax walbaa asagaa og soqoraa Allhu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Isaac-is-g2m
    @Isaac-is-g2m 16 дней назад +26

    Walalkey c/rahman muuqaal ka soo sameey shidaalka soomaaliya adigoo mahadsan

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz 16 дней назад +53

    Ogaansho Iyo Waaberi
    Yaa La Sacdo Oo Ku Xiran sida Anigoo kalle ☝️ (1)

    • @SayidGold
      @SayidGold 16 дней назад +2

      Ogaansho hadaa ka imid labadaba
      Waa ku xirnahay

    • @ElonMusk-nc2pz
      @ElonMusk-nc2pz 16 дней назад +1

      @SayidGold sxb 2 nin waa RUclipsrada Ugu Fiican Somaliya 💯

    • @maxamedcali9886
      @maxamedcali9886 15 дней назад +1

      Ogaansho waberi nadara show shiikh dulmidiid HbN britsomali intaas ku xeranahay

    • @ElonMusk-nc2pz
      @ElonMusk-nc2pz 15 дней назад

      @maxamedcali9886 Legend Isku Mid Ayaan Nahay🤝

  • @RaaniyaAbukar
    @RaaniyaAbukar 4 дня назад +1

    Nin in bdn aaan wx bdn ka faaiday ❤asiga iyo ogaansho ❤

  • @Cabdirisaaqsaleebaan-l5r
    @Cabdirisaaqsaleebaan-l5r 16 дней назад +7

    Dhalinharo waa iga talo aan wada barano suuqyada financial market ka aniga dhawaan ayaan bilaabay qofkii ubaahan meesha ugu fiican ee waxlaga faa ido X ha imaado somali finance club

    • @siciidguray8340
      @siciidguray8340 10 дней назад +1

      Wllo inad ifahnsisan raba halken kala so xidhiidha

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 16 дней назад +9

    Saaxib guulayso adiga iyo walaala heena falaatiin inshaa allah allhamdullah😮

  • @TilaawatuQuraan-ew2sz
    @TilaawatuQuraan-ew2sz 16 дней назад +4

    شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب ❤

  • @Siidcalimadame
    @Siidcalimadame 16 дней назад +5

    Nin aan ku xiranahay wax badanna aan ka faaidey guuleyso sxp

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 16 дней назад +7

    😌😌😌 😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @AsimIqruus
      @AsimIqruus 16 дней назад +2

      Wllkey ilahay Haku cafiyo I.n lkn xanunka hospital mad ado

  • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
    @Cabdiraxman..Gaalkacyo 16 дней назад +9

    Dunidaan ilahay (Boqorka Sare) baa maamula dhaqaale bur burka soo wajahay dalkaa maraykanka ilahay haduu doono hoos buu usii wadayaa, kun proffosor oo dhaqaalaha ku taqasustay haday iskugu timaado waxba kama badali karaan hoos ayay u sii macaashayaan, Boqorka sare wuxuu go*aamiyo un baa la arkayaa WBT☝️✋

  • @Smaxto
    @Smaxto 16 дней назад +3

    Mahadsanid ustaad

  • @BaahiyeMedia-q7n
    @BaahiyeMedia-q7n 16 дней назад +2

    Masha allah ❤

  • @CabdiBadal-u3b
    @CabdiBadal-u3b 15 дней назад

    Aniga ha isoo doceeyaano inshallah ani iyo waalidkeyga

  • @Khalid_axmed
    @Khalid_axmed 16 дней назад +4

    Inta Bitcoin haysata❤

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey2063 16 дней назад +2

    Sanadkaan jamacadda marka difacanynay system aan sameenay aan kuxirnay systemkeena wuxuu aha petition meesha an uga xirnay waxa waaye qofka marku petition codeenaayo si loo ilaaliyo qofkaas securitigiisa anagu rabno in aan la ogaan qofka ucodeeyay

  • @SadiiqIsmaaciil
    @SadiiqIsmaaciil 15 дней назад

    Insha allah 1 million🎉

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 16 дней назад +2

    😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 16 дней назад +1

    Block chain: Sekedaha silsiladaysan (Af Soomaali)

  • @Codka_mustaqbalka
    @Codka_mustaqbalka 15 дней назад

    Waa Barnaamij cajiib ah❤

  • @alcadalasuperboy2296
    @alcadalasuperboy2296 16 дней назад +2

    Hadii app ahaan aan udagsanaa aad dhdo waxaa laga yabaa kuwo false ah inaad xog muhiim ah kukeydsato lkn soo ogow xagee laga helayaa

  • @CumarBadri-e5s
    @CumarBadri-e5s 14 дней назад

    Marka koobad waan kusalamay hal arin ayaan rabaa inaad taariikh kaso samayso taariikhda greega.

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 14 дней назад

    Barnaamij yada plz daily nooga dhig 🙏

  • @XuseenMaxamed-x9x
    @XuseenMaxamed-x9x 16 дней назад +2

    Sxb c.raxmaan cumar xaged jotata

  • @RuweidaAhmed-p8q
    @RuweidaAhmed-p8q 16 дней назад +3

    Dadka ugu horeeyay ee soosare waxaan see ugu fikiren?

    • @muhaajirchanal6893
      @muhaajirchanal6893 16 дней назад

      علم الانسان مالم يعلم
      Adiga hadda waxbad ka fakireysaa balse maqortid fakirkaag

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 16 дней назад

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale 16 дней назад

    Ustd qaabkee cafimadka loga isticmalikaraa

  • @Dr.MohammedMaddaawi
    @Dr.MohammedMaddaawi 16 дней назад

    Alle subxaanahuu watacaala ayaa jaangooya arladaan wax walba oo ka dhacaaya

  • @abdiqafaarabdulahi2335
    @abdiqafaarabdulahi2335 16 дней назад +1

    Yaa gacanta ku haynayaa ma shakhsiyaad ayaa doorashada dal dhan ama qof dhan hatidii lagu aamini no madhacayso lkn haduu ushaqeeye open source yacni qofkasta hatidiisa isagaa maamulanayo way shaqayn

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta 16 дней назад +1

    Baarakallah

  • @CabdullaahiBaarbe
    @CabdullaahiBaarbe 16 дней назад +1

    Cabdi rahmaan waabari 💪💪💪

  • @abdirahmanomer_115-1
    @abdirahmanomer_115-1 16 дней назад +1

    Zxp wax badan baankaa faa'iiday mahadsanid 10:23

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 16 дней назад +1

    Guuleyso lpx

  • @MuxammedNawawi
    @MuxammedNawawi 16 дней назад

    Xaj ayaan rabaa yaan kalaxariir

  • @MohamedRobleh-c6u
    @MohamedRobleh-c6u 16 дней назад

    Muuqaal Wanaagsan 🎉🎉🎉.

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 16 дней назад

    block chain waa qorshe ay soo diyaariyen quburo yahuud ah waana qorshe lacagta caalamka oo dhan gacantoda u gali lahayd waana markii ay ogaaden in qorshihii ay caalamka ku haysten taas oo ahayd bank iyo ganacsi ku dhisan dulsaar aan

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 15 дней назад

    Abdirahman, Ustaad baryahan waa lagu waayay? Soo dhawoow

  • @MaroodijeexMedia-b3d
    @MaroodijeexMedia-b3d 16 дней назад

    Sharaf karamo kunolow sxb cabdirahman wabari sxb qaliya oo kudayasho mudan

  • @CabdilaahiMaxmuud-y1z
    @CabdilaahiMaxmuud-y1z 5 дней назад

    Walaal course firiiya mad ka soo diyaarisid ciribtu

  • @mohmedhani9223
    @mohmedhani9223 16 дней назад

    zxp aad baan ku tagera waxan ku leyahy guleyso my pro next video yaxye sinwaar qisadisa ka sugeyna

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 16 дней назад +3

    Waa markii Somalia la burburiyey maxaa alabada kulan siiyey

    • @ugbaadtarwale6924
      @ugbaadtarwale6924 14 дней назад

      Mid ogoow wadan walba isaga is bur buriya ama is dhisa soomaali iyda is baabi isay iyo qabyaalad dad walba o dhisan waxa jira dalal raba inay burburiyaan lkn iyaga diiday o midnimadooda ilaashada marka fashilkeena yaanan cid kle kula dhicin

    • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
      @abdirizakalimuhammedbarkha7166 14 дней назад

      @ugbaadtarwale6924 awalba dowlad diinta inaku dhaqda inooma dhalan bahal qurun ah oo jiitin iyo faqrad gaal jideeyey ama u yeeriyey wadata baa ina haysata inaga oo 100 💯 muslin ah

  • @najibyusuf9821
    @najibyusuf9821 16 дней назад

    Allahu akbar

  • @urayfi
    @urayfi 16 дней назад +3

    asc dhamaantiin gaar ahaan wllkay abdirahman wll waxa doonaya waxa bartay crypto qaybteeda trade ❤ ee wll si aan cilmigii aan bartay wax ugu qabsado dadkana uga faaideeyo wll qaaali $100 aan ku bilaabo jeebkaa ii saamixi waaye igu garab istaag wcs❤❤❤

  • @hakimi-gaming8337
    @hakimi-gaming8337 16 дней назад +1

    58k ee kasoo kacday 76k ee tagtay anaaba yaabay wlhi isla markii la doortay fiirshay 🙆🏽‍♂️🙆🏽‍♂️🙆🏽‍♂️

  • @Smaxto
    @Smaxto 16 дней назад +2

    Crypto currently 🎉🎉🔥🔥

  • @MohamedAdan-qi9qx
    @MohamedAdan-qi9qx 16 дней назад +2

  • @hamzestor
    @hamzestor 16 дней назад +3

    First one🤑

  • @fantasticvideos9815
    @fantasticvideos9815 16 дней назад

    My president donld j trump

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 16 дней назад +1

    Bank yada ayaa hawada laga saaridoona mustaqbalka 😂

  • @Dhiirigaliyeec8cq
    @Dhiirigaliyeec8cq 16 дней назад +1

    Haa wan aqanaa waxaa kasameeyey 20k dollar +

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 16 дней назад

    Ma la jabsan karaa maal galinta aan ku sameeyo cryptocurrency

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 15 дней назад +1

    1 bitcon ah baan ku gaatyi 1500 o dollar 2014 maanta oo aan hayito 64 kun 1 kii walhi laacg badaan hadi aan hayisaan laaha maliinki 10 xaabo ayaan gadaan laaha

  • @adnanapdirizak1670
    @adnanapdirizak1670 16 дней назад +6

    Marba haduu meesha hacker soo galo inuu niyad jabo iska ilow weli may dhicin mana dhici doonto nin xatooyo usocda oo hadana iska laabty isagoon hadafkiisii gadhin 😂

  • @Abdinasir-n7w
    @Abdinasir-n7w 16 дней назад

    clraxman waberiyoow wxan ka sugayna zxp farqiqi u dhaxeya democrats and republican

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 13 дней назад

    🏆👍

  • @NAJMASHEIKHFarah
    @NAJMASHEIKHFarah 16 дней назад +1

    😊😊😊

  • @KhaalidMohamed-g5n
    @KhaalidMohamed-g5n 16 дней назад +2

    Third comment

  • @ahmedbashiirfaandhe
    @ahmedbashiirfaandhe 16 дней назад

    💯

  • @AbdiwasacNaasir
    @AbdiwasacNaasir 16 дней назад +2

    First comment ❤🎉😂

  • @nourahmedsaed_caaqilka.
    @nourahmedsaed_caaqilka. 16 дней назад

    Trump wa sheydan

  • @axmedakchannel8179
    @axmedakchannel8179 12 дней назад

    3:41 Satoshi nakamoto yaa ku yiri waa ninka
    Ila hada lamaba yaqaan cod u yahay sawir iyo xogo kalana lagam Haye
    Ma hal qof VA ma group baa lama yaqan

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 16 дней назад +1

    Opppp😂😂😂

  • @samadoonwiilqaran20
    @samadoonwiilqaran20 16 дней назад

    1 Itaal media 2 ogaansho 3 wabari media
    Waa youtubrska aan aad ula.socdo

  • @cabdallemaxamud8651
    @cabdallemaxamud8651 16 дней назад

    Hadaan cidina maamulin maxay faaidayaan qoladii samaysay sxb waaberi

  • @KIKAMOHAMED-y4f
    @KIKAMOHAMED-y4f 16 дней назад +2

  • @Xikmaawi3059
    @Xikmaawi3059 16 дней назад

    bitcoin marka la eego xowliga ay ku sokoto waxay u badanatahay inay noqon doonto lacagta lagu kala adeegto caalamkaan

  • @AbdiqaniAbdilahi-
    @AbdiqaniAbdilahi- 16 дней назад +2

    The frist❤😂

  • @CawilcaliMuuse-hq8kg
    @CawilcaliMuuse-hq8kg 3 дня назад

    Forex ka waran

  • @abasshajjiali3890
    @abasshajjiali3890 15 дней назад

    Waalaalo weey ledhahay ciid xuukumeeyso crypto ilen daadki palestine udhashaay dhaan waalaga wadhaa xiiraay crypto kuwii maal geestaay

  • @ZamiirMaxamed-t1g
    @ZamiirMaxamed-t1g 15 дней назад

    😢❤😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 16 дней назад +2

    Ninkaan layskuma Halayn karo.
    Ee Ma xanuunsan yahay Mase DhaanDhaanimadu Jilid ayay ka tahay?😂😂😂

  • @Dr.MohammedMaddaawi
    @Dr.MohammedMaddaawi 16 дней назад

    Alle subxaanahuu watacaala ayaa jaangooya arladaan wax walba oo ka dhacaaya

  • @RoblehEgueh-u1w
    @RoblehEgueh-u1w 16 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SalmoMaxamedYusuf
    @SalmoMaxamedYusuf 13 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @Dr.MohammedMaddaawi
    @Dr.MohammedMaddaawi 16 дней назад

    Alle subxaanahuu watacaala ayaa jaangooya arladaan wax walba oo ka dhacaaya