Waxan horay u akhriyay buuga lòo yaqaan the productive muslim waa buug illaa xad cajiib ah kana diyaar bn u ahay inaan soo iibsato thanks bro. I love Mohamed al fariz he is so active man
Books may not work for everyone, most of the self help books are based on western ideologies which has little to do with the African market , unless you are reading about health and related sciences dnt waste your time on these books , let the world teach you through trying new things. ❤
Ustd waxan bartay social media marketing ka shahaadana waan ka heystaa hadana ma aqaano meel aan kaga shaqeyto marka ustd waxaan kaa codsanayaa melaha aan kaga shaqeysankaro inaad nala wadaagto ustd please 🙏 ustd hadii aad farinteyda aragto isoo jawab
Waxay ii sheegtay mamo somali ah oo wayeel ah in abohad ka dhinty ayago kadibna ay hoyadood kuso korisy hal lo oo ay hesteen. Lodas waxey tiri waxy ka Cano badneed tulada dhan loada johto.
calamado baadan oo dadka xun xun sameeyan ba ka muqda warsame marka wa jaaaaajuuus is qarinaaya ama wa tuug raba in u lacagta niga dhaaco ama wa jaahil raba in u sharaf heelo waayo buug waxba ma taaro baas wa wax la aqriyo oo waqtiga lagu dhaafo un waayo buugu wa fikir hal nin ama wa sheego hal qof marka sheego hal qof qurafaad iyo run bay iskugu jiiran lakin warsame jaahil run bu moodaya ee dadka nocan ah ee dhirigaliyaasha isku sheega wa sharlaton wa beenlow manipulation isticmalaaya ee iska ilaaaliya
Nio qofka wad ka aragti duwanaan karta lkn waxan hada ka hadashay saxmaaha. 1 wax akhrisku wa furaya guusha waayo waa aqoon aqoontuna wa muhiim 'qofka ba intu akhriyo bu yaqaan' macnaha qofba intu ka akhris badanyahay bu ka aqoon badanyahay. Dabcan dariiqa qof ku guulaystay qof kale na wu ku khasaari kara waayo factors badan ba jiri kara
@@TufaaxMarket yaabka adunka aqon hadaad u bahan tahay school aad ama waliidkaaga ka baaro lakin aqoon buug laga barto ama aqoon qof sida social media laga barto wa aqoon xun oo meel xun kugu waada ee iska ilaaalia qof walba aqoon lagama barto waayo dad xun xun oo fikir wata baa jira sida warsame walaahii ee is ilaaalia
@@Marshalpeace taas fakar xagjir ah ban u arka, dadka Social media-ha wax kuso gudbiya dadka umbay ka midyihiin oo xumaan & wanaagba way leeyihiin lkn adigay kugu xidhantahay inad iska shaandhayso oo wixi ka anfaca ka qaadato.
Salaam Alaykuma first one million thanks my teacher 🎉🎉🎉🎉😊
Thanks ustaad ❤
Masha allah.
Alxamdulillah
Intaa ka Dib
Waad ku mahadsantahay wadaagista aad nala wadaagayso wixii faa'ido leh
Masha Allah
Waxan horay u akhriyay buuga lòo yaqaan the productive muslim waa buug illaa xad cajiib ah kana diyaar bn u ahay inaan soo iibsato thanks bro.
I love Mohamed al fariz he is so active man
Mahadsanid ustaad Warsame runtii si aad ah baan kuugu xiranahay. Guulayso sxb adna.
Jasakalah haah ustadi warsame ❤
Ok ustaad course free ah isii ilahey hakubarakeyee
Well done
Masha Allah guuleyso ❤❤
Be the best ❤
Books may not work for everyone, most of the self help books are based on western ideologies which has little to do with the African market , unless you are reading about health and related sciences dnt waste your time on these books , let the world teach you through trying new things. ❤
Books may not teach but Atleast give you the motivations to try new things
Changed use .past form of the verb
Walaal, Waa ‘’ THE BOOK THAT CHANGED MY LIFE’’ iska yara sax Title. Thanks for the info.
Ustd waxan bartay social media marketing ka shahaadana waan ka heystaa hadana ma aqaano meel aan kaga shaqeyto marka ustd waxaan kaa codsanayaa melaha aan kaga shaqeysankaro inaad nala wadaagto ustd please 🙏 ustd hadii aad farinteyda aragto isoo jawab
Only inta wrsame bade update ka uah ee dhirigalintisu wdadeda kujira alaha igu asture
Walal Warsame bare social media marketing ka so hadal bro
Hi warsame do you think you can make a video on how to make money on ride bnb
First comment 😢❤
Ma🎉
Ustaad course gaa 8 weak challenge baa Ibsaday dhawr cashar unbaa kujira ciiladu xagayga miyaa mise wali course mabilaaban
Sacdiya cafwan haa waa halkaga waxaad igala soo xidhiidhaa Numberkan wa.link/t7ji7y
Waxay ii sheegtay mamo somali ah oo wayeel ah in abohad ka dhinty ayago kadibna ay hoyadood kuso korisy hal lo oo ay hesteen. Lodas waxey tiri waxy ka Cano badneed tulada dhan loada johto.
Orodo guurso 40 bad dhankaa u dhaaftee kkk kaftan
calamado baadan oo dadka xun xun sameeyan ba ka muqda warsame marka wa jaaaaajuuus is qarinaaya ama wa tuug raba in u lacagta niga dhaaco ama wa jaahil raba in u sharaf heelo waayo buug waxba ma taaro baas wa wax la aqriyo oo waqtiga lagu dhaafo un waayo buugu wa fikir hal nin ama wa sheego hal qof marka sheego hal qof qurafaad iyo run bay iskugu jiiran lakin warsame jaahil run bu moodaya ee dadka nocan ah ee dhirigaliyaasha isku sheega wa sharlaton wa beenlow manipulation isticmalaaya ee iska ilaaaliya
Yab😂
Nio qofka wad ka aragti duwanaan karta lkn waxan hada ka hadashay saxmaaha.
1 wax akhrisku wa furaya guusha waayo waa aqoon aqoontuna wa muhiim 'qofka ba intu akhriyo bu yaqaan' macnaha qofba intu ka akhris badanyahay bu ka aqoon badanyahay.
Dabcan dariiqa qof ku guulaystay qof kale na wu ku khasaari kara waayo factors badan ba jiri kara
@@TufaaxMarket yaabka adunka aqon hadaad u bahan tahay school aad ama waliidkaaga ka baaro lakin aqoon buug laga barto ama aqoon qof sida social media laga barto wa aqoon xun oo meel xun kugu waada ee iska ilaaalia qof walba aqoon lagama barto waayo dad xun xun oo fikir wata baa jira sida warsame walaahii ee is ilaaalia
@@Yaracilmi walahi anigu qof social media ka hadla in aan wax ka barto iskadaa ee waxan u arka tuugo ama dad walan sida warsame tuug