Dag Dag Gabadhii lacagta amanada laheed oo la helay laguna wareejiyay lacagtii laakiin sheegtay in..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Комментарии • 147

  • @SiciidoCalimaxamuud-r9i
    @SiciidoCalimaxamuud-r9i День назад +14

    Waxatay hooyo wanaagsan janata alaah hakugu casuumo janata ❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 День назад +7

    Qof iimaan leh ayaa geerida ka baqa masha Allah❤

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 5 часов назад

    Waa hooyo aaad u fiican illahaya cimri dheer iyo caafimaad allaha ha siiyo

  • @elmiali5073
    @elmiali5073 День назад +6

    Mashallaah tabaarallaah shukran inbadan

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي День назад +3

    Alxamdu lilaah Maashaa alaah ilaahey ha ku geeyo janatul fardoos adiga iyo dhamaan muslimiinta oo dhan allahuma aamiin

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 День назад +6

    Maashaa allaah allaa waafajiyay .waxaa jira dad sidaa oo kale xoolo inta kaqaatay inkiray oo ilaa iyo hada xaqii islaa meed aanan bixin iyagana xaqa alla tuso aamiin aamiin ❤❤❤

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 День назад

      Walal waa saxan thy hooyodey sidaas ku dhactay ganacsigii wey ku cusbeeyd labo jeer markey hooyodeey raacatay ayeey adhiga ilmahaga wey yar yar yihiin adhiga isga joog labadeena baxeyno adhigana marka alaabta keeyno adhiga kadaayo waa yhy halmar baxeen wey keeneyn marka labaad naagtii wey ka dhuumatay gabdhii la socoday gurigeed markii la dhago ma joogdo mar dabe iyadoo waalan geed ku xeran lagu dagay hooyodeey iyo gabdhii wey isga sabareen gabadhii Allah u naxariisto wey umul raacatay janno fardowso Allah keeyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️🎉🎉🎉

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned День назад +5

    Hooyo mcn waad sharfan tahay cimri dheer iyo cibaado suuban allaah ku siiyo
    Alaahuma Amiiiin yaarabi
    Duco allaah kugu rido

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 День назад +14

    Alxamdulillah Vediogi Hore Markaan Arkay Waxaa Lahadlay Asxaabteyda Ku famil ah Mamada Laradinayay Jawabta Igu Soo Celiyeen Ayaa Aheyd bro Wey Ismaqleen Weyna Wada Hadleen Familkaaa
    Aad Baan Ufarxay 😊😅
    Walaal Abdiaziiz Really Allah kaa Abaalmariyo Wanaaga Uheysid Umadda Aomaliyeed

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 День назад +5

    Alxamdulilaah rabilcaalamiin hadiiba adigoo nool aad Iska bixisay xoolahaas Mansha allaah tabaarakallaah

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 День назад +3

    Nansha Allah Allah ayaa ku waa fajiyay Alx ❤mum

  • @SuleekhaAhmed-r7u
    @SuleekhaAhmed-r7u 14 часов назад

    Maasha alaah
    Ilaahaw. Khayr. Sii. Maamadaan
    Waa. Qof fiican

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 День назад +7

    Maashaa allaah alxamdulilaah walasheydi allaah kurbada waa kaa feeday dadka hadalkooda ha daneynin hooyo geesiyad ah ayaa tahay oo ku guuleysatay in ay xaliso qalad horay uga dhacay allaaha ku waa fajiyay ku shukri waxaad na tahay ku dayasho wanaagsan guuleyso guuleeyso

  • @doog880
    @doog880 8 часов назад

    Masha allah hoyo iman leh bad tahey

  • @LadiifoMohamed
    @LadiifoMohamed День назад +3

    Masha Allaah alahaku agbar Alxamdulilah ilaahey wakugargaaray

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 День назад +13

    الله اكبر الله اكبر الله أكبر

  • @ardoardo742
    @ardoardo742 День назад +9

    Masha.alah ilahay ayaa xaqa waafajiyay

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned День назад

      Mu.minku arinkiisu waa wada Qayr❤allaah inagu yiri SWT❤❤

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 День назад +3

    Masha allah hambalyo hbo mcn allah kheyr hakusiyo

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 День назад +7

    Masha alh hampalyo waxaan ku farax sanahy hooyada wanaagsan ee xaqii aadamigu ku lahaa aduunka iskaga gudey aakhira intaan la gaarin❤❤❤

  • @mohamedfidow122
    @mohamedfidow122 День назад +3

    Maa shaa Allah
    Ilintir Allah Ha barakeyo

  • @CadePakr
    @CadePakr 12 часов назад

    Masha Allah hooyo Allah Haku caafiyo aduun iyo Aankhiro hooyo mcn

  • @umuraashidhassan6973
    @umuraashidhassan6973 День назад +1

    Manshaa Allah, Ilahay ayaa kumahadsan usahlay , mamo sharaf ayaad ledahay aduun iyo akhiraba

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 День назад +8

    ماشآءالله تبارك الرحمن

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 День назад +5

    Masha Allah, ilahay jano hakugu arsuqo maamo. Nasiib ayaad leedahay hadii aad xaqa islaamka iska gudey

  • @salma.abdule
    @salma.abdule День назад +2

    Masha alah hooyo mcn ceeb malihid ilahaye ayaa kunaxariistaye

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 День назад +3

    Masha alhcbdi casiis alaha cimriga hakuu barakeeyo

  • @ifrahkhalif3682
    @ifrahkhalif3682 День назад +2

    Masha Allaah hooyo wanaagsan waaye

  • @ashawooo
    @ashawooo День назад +1

    Mashallaha tabarkallah hooyo macan waxa tahay Qofa wangsan kheera illahaya ha ku siya wanga samesaya Abdaiz illahaya kheer ha idan siya

  • @maslah345
    @maslah345 День назад +8

    ALXAMDU LILAAH HADAY IS HELEN OO IS CAFIYEEN

  • @Nasro283
    @Nasro283 День назад +3

    Maasha allah 😂Alxamdulilaah ❤❤❤❤

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp День назад +1

    Mashlah hoyo qof wanagsanaa tahay ilaaheyaa kujecel alxamdulilaah

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 День назад +2

    Masha allah

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 День назад +1

    ماشاءالله تبارك الله. جزاك الله خير ماما. ❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyoxyusuf6531
    @ruqiyoxyusuf6531 День назад

    Maamo masha Allah waa farxad alxdulilaah

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 День назад +1

    Masha allaah hambalyo allaah baa ku fududeyey culayskii
    Waa in lagu daydo gabadhan❤

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej День назад +4

    Jizaaka Allah nin culus

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl День назад +2

    Masha'allaah

  • @Amounnouh
    @Amounnouh День назад +2

    Alxamdulaah hooyo qalbi saafiya weeye

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax День назад +4

    Masha Allah waa farxad kale oo qeer badan ❤❤❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 День назад +1

    Maamadan ilaahey Waa u naxariistay hadeyba ku dhiman xoolo islamed ayado qabta ilaahey aya mahad leh

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 День назад +2

    Masha Allah Ilahay bakufududeyay

  • @muusesiciid42414
    @muusesiciid42414 День назад

    jasaakallaahu khayr adeer rabbi ha ku barakeeyo hawl khayri ah ayaad haysaa markii dawladdii soomaaliya dhacday dadkii kala lumay ayaad iminka Dib u midaysaa waa hawl culus

  • @namiup0274
    @namiup0274 День назад +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    Hooyo macaan ilaahay baa ku jecel
    Qasab yaan gerei ka baqayn

  • @Gabab123
    @Gabab123 День назад +2

    Allha barakeeyo dhamaantiin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 День назад +1

    Allah ba wafajiyay oo ku mahadsan ayadana way da daashay allah ka ajirsiiyo

  • @kadraobsiye
    @kadraobsiye День назад +3

    Mashaa alaah intay nooshahay haday iska bixisay danbigeeda allaha dhaafo

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 10 часов назад

    Masha allh ilahay ha xafido

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned День назад +1

    Alaahu akbar ❤
    Alaahu akbar ❤
    Alaahu akbar ❤
    Mu minku arrinkiisu waa wadda Qayr allaah SWT yiri😢😢😢😢
    Alloow adigaa maamadaan kurbada kasoo furtaym.a
    Somaaliyeey cashar ha idiin noqoto tan o isu celiya xaqa aad kala haysataan
    C caziiz waad mahassan tahay jisaakum laahi qayran ❤

  • @abdiabdi3670
    @abdiabdi3670 День назад +3

    Arin Alle fududeeyey oo si qurux badan ku dhamaatay.

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis День назад +3

    Maashaa allaah

  • @ShahidoHaashim
    @ShahidoHaashim День назад +2

    Masha Allha Masha Allha Allha kuxafido mamo

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql День назад +1

    Alhamdulillah Maashaa Allah

  • @SalwaNasirOsman
    @SalwaNasirOsman 10 часов назад

    Maashaa Allah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 День назад +1

    Masha Allah towfokhda ayaa Alle ku halesheyey, kheyr Allaha ku seeyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 День назад +2

    Hoyo Allaah ku waafijiyey in aad xaqa iska dejiso masha Allah
    ❤❤❤❤❤😂

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 День назад

    Maasha allaah mama❤

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 День назад +1

    Asc xaqa illaahey ayaa ku waafigiyay hooyo aduun aaqiroba waad ka xalaaloday mama maansha Allaah Candisiis adigana illaahey ajar ha kaa siiyo jzk Qayran ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 5 часов назад

    Masha allaaaah❤

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc День назад +4

    Haday soomaalida. Oo. Dhan. Xaqa dadkii. Lahaa u celiyaan dalkeenu nabad ayuu noqonlahaa

  • @aminasahra9509
    @aminasahra9509 День назад

    ManshaAlaah. Kudaysho waxn

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 День назад +7

    Ilaahow deynta islaameyd naga gud

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned День назад +3

      Aaaaaamiin adna dedaal wallo oo allaah Barri qalbi saafi hadaad latimaadid allaah kaa gudaaya

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 23 часа назад

    Alxamdulilaah ilaahay baa ku faajiyey maamo hadana waa ilaahay mahadii inaad heshay dadkii oo culayskii kaa degay alxamdulilaah maamo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 День назад +1

    Mansha Allah.

  • @foozia426
    @foozia426 День назад +2

    Amiiin ya rabbi

  • @ifrahkhalif3682
    @ifrahkhalif3682 День назад +1

    Ayadoo kale Allaaha badiyo

  • @ModestMuslim_
    @ModestMuslim_ День назад +3

    MashaAllah

  • @foozia426
    @foozia426 День назад +1

    Maasha allaah ❤

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 День назад +4

    Waxaan dhihi lahaa dadka xaqqa muslimka dhacay ama xaday ama si uun ku qaatay wax aanu lahayn allah halaga cabsado xiitaa hadii meel aad ucelisaan aydaan garanayn usadaqeeya dhul ama guri xiitaa hala sadaqeeyo si masaajid iyo madarasooyin loogu dhiso dhulalkaas😢😢😢 war allah kacabsada

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 День назад +1

    Alxamdulillah ina ku dhimanin deentas ilahow kheerka a waafaji

  • @IbaadoHussein
    @IbaadoHussein День назад

    Mash allah alx

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 День назад +2

    Allah yabarik mamdan aqirqdeda ushaqeysatey

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 День назад +1

    MashaAllah ❤️ ❤️

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 День назад

    Masha allah waa arin aad u faraxad badan mamadan dacad bey aheed anagan waa uduceeyney alla swt wuu naga aqbaley alxamdulillah dadoow mamadan halagu deydo insha allah

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn День назад +1

    M.A.HOOYO JAZA KALLAA WA JAZAA KHAYREN AMEEN 🤲

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 День назад +3

    Alxamadu lillahi

  • @shafikahin3376
    @shafikahin3376 День назад

    Mashaalllah , hooyo diin leh waaaye😢😢😢 aniga kuwa aan ogahay xaqayga xoog ku haysto ayaa aduuunka jooogo

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 День назад

    Al hamdu lilaah mama
    . Haddii ilaahay kuu soo sahlay dayntiina kaa baxday.

  • @ashaahmed7071
    @ashaahmed7071 День назад +2

    Masha Allah tabarakallah 🎉

  • @muktarhaji7308
    @muktarhaji7308 День назад +4

    Mansha allah mamo qeyr allah kugu hadalo dadkii hore waxay dhihi jireen haday geerideeda xalaaltahay

  • @FaraxYusuf-vn6qm
    @FaraxYusuf-vn6qm День назад +1

    Maashaa alaah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 День назад +2

    Masha allaah

  • @MaryanDaacad-g4b
    @MaryanDaacad-g4b День назад

    maasha,Allh

  • @nasteexoismacil-x6b
    @nasteexoismacil-x6b День назад +1

    Masha alha mamo qalbi Wngsn wye dadka minkas mada lahan qer alha siyo

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 День назад

    Waa Hooyo Iimaan leh
    Denbi dhaaf hala siiyo.

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw День назад +3

    Masha Allah tabarakalah allaha ku barakeeyo abdiazis mamada ilaahey baa xaqa waa fajiyay

  • @CantarBaliile
    @CantarBaliile День назад +1

    Asc.cabdicasiis.maamada..waasax.dadka.waxkuuguleh.wexedi.ayeeyrabta.dan.iyodaruuf.waajirta.saayidka.waxuuyiri.adiguba.arag.ee.cararmaxadhama❤❤❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 День назад

    Maasha alaah hadaan nahay qurba joogta soomaali weyn hooyadaas taalo Xusuus ah inaan u dhisno bey mudan tahay wariye ilintere cabdicasiis Reyal ilaah ajir iyo xasanaad aan dhamaanin hakaasiiyo howsha adag aad umudaada u heeyso istuudiyaha ilinter xawuu isku badeli doogaa magaciisu halgamaa cabdicasiis Reyal ilintere waaaguuul ilaah ha ituso xamar inaan imaado oon magacaas kuugu dhajiyo istuudigaas cusub halgamaa cabdicasiis Reyal guul iyo horumar weyn baan ilaah ka rajeyn hooyo soomaali asc

  • @sacdiyoabdiMohammad
    @sacdiyoabdiMohammad День назад +2

    Mashalah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 День назад +1

    Alxdulilaah

  • @haaliyassin5440
    @haaliyassin5440 День назад +1

    Maashaallaah mama waafajinta Illaah baa is ka leh kuna waafajiyey inaad culayska iska riday . Hadalka dad ka ee qaloocan ha eegin

  • @rahmak2320
    @rahmak2320 День назад

    Maamo fiican aa tahay xili daruuf adag eey jirtaa ahayd alxamdulilaah hadaa is hesheen

  • @namiup0274
    @namiup0274 День назад +2

    Marka hore ogaada qof walba oo collo kamaqan yihiin haduu xoolahaas xalaaal ahaayeen Ilaaahay Waa kuu sooo celin goor ay noqotaba.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 День назад

    Allahu akbar
    Maasha allah

  • @Dagan721
    @Dagan721 День назад +2

    Mash Allah alx

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 День назад +3

    Abdiasiis.
    Maxad u weydiin weydey sida loo qiimeeyey lacagtii. 36 Sano sidee loo qiimeeyey. Ma wadaado bay la xiriireen...
    Dad baa laga yaabaa in ay ka faaiidi lahaa sida loo qiimeeyey.
    Thanks

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 День назад

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 День назад +1

    Alxaamdulilaah

  • @kiingeesay1341
    @kiingeesay1341 День назад +1

    Alx hadiii xaqoodii siisay culeyskana ka dagay qeyr aan dhaman ale ha siiyo

  • @ladanabdi6847
    @ladanabdi6847 День назад +1

    Balaaya Oo'😬'Af & 🦷'Ilko Eeysan Soo'Cadayanin 🫶HAWIYA🫶 Ku'Soo Taagaaye Idin'Aawey?❔️
    🫴🫳'Gacmo Aan'La'Soo Dgaqanin ( COMMENTS ) ❤️HAWIYA❤️ Loogu'Soo'✍️'Qoraaye Ayaaba QOOMIYADA 😍HAWIYE😍 Ayaaba 😠'EDEB DARO Aan'🌳'Geed Loogu'Soo 🫣'Gabanin Ah.

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p День назад +1

    Mum you are very strong woman

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 День назад

    M.a alow xaqa ina wafuju yaa rabi 😢😢