Waxaa jiro Dad Bini aadamka kabaqdo oo aanan alle ka Baqan. Iyo Dad Alle ka Baqdo oo Bini aadam aanan kabaqan. Hooyadan Iimaankeeda Baa halkan keenay ee lama soo jajuubin. Maasha allaah.
wlh waa hooyo runta sheegtay oo si niyad ah u hadashay allah u sahlo dad kaas ay sheegtay si deen taas uga baxdo maamo allaha kaa abaal mariyo radintaas aad radineso
Waa Hooyo Geesiyad ah Kawaran hadey kaamirada soo horfariisatay iyadoo cidna aanay soo Qasbin, Alla ka cabsigaa allaha Nagu irzaaqo. Ma qaldame waa ilaahay.
Allahu akbar wale waa arin cajiib ah alla ha sahlo mamadan dadka ay radineyso si fudud ayadana culeyska alla haka dejiyo somaliyey inta la noolyahay dadkii waxa iska tabanaya ama xoolo dadkale lahaay ku b maqan ha is daba qabto oo dadka cafis hala weydisto xoolahoda hala siyo maxayeley xisaabta aqiro lagama bixi karo masha allah mamadan aqriradeeda ayey ka fikirtey maanta culeys ayey arintan ku tahay alla swt hau fududeeyo xoolahas dadkii lahaa alla haso sahlo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Aniga reer Garissa ah. Waxaana jooga ingriska. Hooyadey ayaan u diraaya clipkaan. Qofka dumarka oo la raadinaayo ma reer Garissa ayeey ahayd mise reer Somalia.? ❤
Allahu akbar hada waysid dadkas xoolohoda inti ay kugu lahayen intey la ekeday u sadaqey cules waye si fiicaney u taqanay reerkas mashaalaah allaha ku sahlo dadkaas hada weyso u sadaqey
Dad badan oo wanaagsan ayaa somalida ka buuxo sanadkaan dhaxdiisa oday shidaal celinaayo ayaan daawaday muqokori 50 liter oo shidaal ah ayaan dowladii maxamed siyaad bare ka dhacay mantana dowladda ayan ku wareejinaa ayow dhahay Masha Allah dayntu ciyaar ma ahan illahow inta dayn lagu leeyahay ka gud yaa rabi
cab caziiz maamada waxaad usheegtaa sadex fuusto shidaal Ah maanta intey suuqa ka joogo in laga rabo ee yey is dhihin intii markaas ey joogtay Ayaan bixinayaa
Masha Allah Ilahay khayr ayuu ku waafajiyey hakugu guuleyo . Lakin qiimuhu noqon maayo kii waagaas ka maanta la siiyo foostada ayuu noqonayaa . Allah hakuu fududeeyo.
Maxay ku wanaagsantahay ?May ku tiraahdo waad ii dhibatay wax wa isku darsanay wax gacan kuma hayo Mey ku tirahdo intay inkireyso subxanallah .acuudu billah allah hakusahlo in aad deyntaas iska gudo .danbi dhaafna weydiiso
Hooyadan waa Runteed waayo Somali waxay ku mah mahdaa Gacan waxay hey waa u need Sidaa oogu ingirtey waa bahayo Haddana waxaay diyaar u tahay in ay Qaanbaxdo Allaha u sahlo waayo Nafdat la ismasiin Geeribaa qariib ah
Iman haday ledahay malinki lacagta loga bahna bay bixin lahayd intay ku mel gartay inay hadana so d’aristotélisme wa ceeb waxas adunka iska jira xolo xaranta in laiska cino subxanalah
mashaallah tabarakallah gasiyad waye bina adamka wu qaldamaa illahey umban qaldamine allah naso hanuniyo amiin
aamiin
Waxaa jiro Dad Bini aadamka kabaqdo oo aanan alle ka Baqan.
Iyo Dad Alle ka Baqdo oo Bini aadam aanan kabaqan.
Hooyadan Iimaankeeda Baa halkan keenay ee lama soo jajuubin.
Maasha allaah.
LAA ILAAHA ILALAAHU MUXAMEDA RASULU LAAH SCW
Eedo qof fiican aatahay maanshalah qof xun matihid daruuftaa idinka hiilisay adiga iyo saaxiibtaa❤
wlh waa hooyo runta sheegtay oo si niyad ah u hadashay allah u sahlo dad kaas ay sheegtay si deen taas uga baxdo maamo allaha kaa abaal mariyo radintaas aad radineso
Lkin haday sida kuwaydo danbigas kama harayo . markay inkiraysay qof aminay khainimo waye
Waa Hooyo Geesiyad ah
Kawaran hadey kaamirada soo horfariisatay iyadoo cidna aanay soo Qasbin, Alla ka cabsigaa allaha Nagu irzaaqo. Ma qaldame waa ilaahay.
Masha allah qofka qaladkiisa qirtay waa arin wngsn
Adiga iyo saaxiibadaa illaaheey ha idin kulmiyo mar 2aad oo farxad wanaag ku kala dhamaada, qof deyn celinaya waa qof wanaagsan,
Allahuma aamiin ya rabbal calamiin
@@maryanmohameddirie2043aamiin
Mashallah waa hooyo wanagsan. Waa ayeydhey hooyo habaryartedh. Waay wadha hadhleen . Abdiaziz sxb Mahadsanid in badhan
Maashaa allh
AIAah qofkuu Xaqa Fahamsiiyo Yaa nasiibleh Ureeb Hooyo dardaaran Ilmahaaga Haday kaa danbeeyaan Sisahlan ALLAH Ha is ku kiin tuso Hooyo mcn
maashaa Allah she is good mum well done mum
Allaahu Akbar illaahowu sahal oo cafi miskiinta wey dadaaleysaa misaajid iyo ceel ugu dar habaryareey hadaad weyso u sadaqeey inshaa Allaah 😢
Masha Allah. Allow hoodan janada kawarabi ❤❤
Allahu akbar wale waa arin cajiib ah alla ha sahlo mamadan dadka ay radineyso si fudud ayadana culeyska alla haka dejiyo somaliyey inta la noolyahay dadkii waxa iska tabanaya ama xoolo dadkale lahaay ku b maqan ha is daba qabto oo dadka cafis hala weydisto xoolahoda hala siyo maxayeley xisaabta aqiro lagama bixi karo masha allah mamadan aqriradeeda ayey ka fikirtey maanta culeys ayey arintan ku tahay alla swt hau fududeeyo xoolahas dadkii lahaa alla haso sahlo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Soomaalida. Way ka buuxaan kuwo haysta xoolo. Dad leeyahy
Illahay kuma dilo intaat Iska bixineeyso deyntaas
Walalayaal aamiin u Dhaha si kal Iyo lab ah illahay soomaali dhamaanteen bogooda burcad haysu Mariya aamiin yaa raxmaan
MAASHAA ALAAH ALLE HAKU SAHLO GABADHA SAAXIBADAA AAD RAADINAYSO OO AAD KU RAADINEYSO LACAGTEEDA
MashaAllah waa qof imaanleh ❤❤❤❤ qafan qaldamin majirto maqaldame waa Allaha 💖
Habraha guryaha agoonta xooga ku heysta xamar ha iska celiyan hadi kale malin manta aheyn shalayto waxba
Aniga reer Garissa ah. Waxaana jooga ingriska. Hooyadey ayaan u diraaya clipkaan. Qofka dumarka oo la raadinaayo ma reer Garissa ayeey ahayd mise reer Somalia.? ❤
Anaka bakhaar buuxa oo xamar wayne ku yaalay gaarahaan fii'eejito asagoo xiran oo buuxa lacag iyo alaab baa noogu dambaysay wixii gurtay goormay tvga imaan doonaan
Wxaa jira maxkamada allh taas ayaad xaqaaga ku heli doodtaa
Allahu akbar hada waysid dadkas xoolohoda inti ay kugu lahayen intey la ekeday u sadaqey cules waye si fiicaney u taqanay reerkas mashaalaah allaha ku sahlo dadkaas hada weyso u sadaqey
Dad badan oo wanaagsan ayaa somalida ka buuxo sanadkaan dhaxdiisa oday shidaal celinaayo ayaan daawaday muqokori 50 liter oo shidaal ah ayaan dowladii maxamed siyaad bare ka dhacay mantana dowladda ayan ku wareejinaa ayow dhahay Masha Allah dayntu ciyaar ma ahan illahow inta dayn lagu leeyahay ka gud yaa rabi
Masha.allaah waa qof imaan leh ilaah haka rido amaanada insha.allaah 🤲🤲
Mash allah illhey ha u sahalo
Masha Allah hooyo mcn ❤❤❤🥰😍🙏🤲🤲💗🌺💯💯
Maasha allah
Alle haku xafido Maama
yaa dadka saas kawada dhiga
Duqdan Haku xisaabtanto in ay ku bixiso qiimaha shidAlku maanta joogo. Looma. Baahna. Qiimihii waagii hore
Sida saxda waaa saas 100 shilin oo deynsatey 40 sano kahor hada waxba ma goyso
Shidaal fuustadi intay hada joogto inay ogoshahay aan u malayna!. Kuwo iyada kadaran oo dadki wax uso doontay dilayba!.
Masha allah hoyo nadiifa
asha llah nasiib badanaa hooyadan lahay baa wafajiyay in ay xaqdarada iska celiso
😢😢😢😢😢 kuwii is cafiya allaha ka dhigo fadlan adigna xaqiiqdii iyo dheeriba sii
WALEE ILAAH AYAA KU JECEL NASIIB AYAAD LEEDAHAY
(مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ) ِق
( WAXAA KULA SOCDA RAQIIB IYO CATIID
-2 MALAG OO QORAYA WAXAAD KU HADLAYSO )
surat QAAF.
Wax wanaagsan mise wax xun, RUN mise BEEN.
ADEER XUSEEN
Ina lilaahi waina ilehi rajicun
Subhanalaah
M.a allaha soo sahlo
ALLAH AYAA MAHAD IYO XAMDI LEH MAANTA HADAY GARATAY INAY ISKA BISIXO LACAGTII E INKIRTAY ALLAHA USAHLO GABARTII LACAGTA LAHAYD OO NABADQABTO
cab caziiz maamada waxaad usheegtaa sadex fuusto shidaal Ah maanta intey suuqa ka joogo in laga rabo ee yey is dhihin intii markaas ey joogtay Ayaan bixinayaa
Ax maamadan murugo weyn kamuuqato allaha ka rido culeyska Aaaaaamiin
Mansha alaah Mansha alaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Masha Allah Ilahay khayr ayuu ku waafajiyey hakugu guuleyo .
Lakin qiimuhu noqon maayo kii waagaas ka maanta la siiyo foostada ayuu noqonayaa .
Allah hakuu fududeeyo.
Mashallaha hadi mamma xaqi isalanka iska bixinasa waa wanaga tahaya illahaya ha ku sahalo gabdheda inta la nolayaha waa ina xaqa isalanka iska bixiyan waye wangsan tahaya
Masha Allah waan ka xumahay ilahey Ayaan ka baryi
Alhamdulilaah.hadii.aad.ogaaday.inaad.ogaatay.in.amaanada.aakhiro.dhib.badan.tahay.laakiin.waxaan.ku.qoslay..in.dhahaan..ushitay.waa.yaab.aalah.hakuu..fududeeyo
Allha barakeeyo mama❤❤❤ Waa qof aad uwanaahsan Mash allha
Maxay ku wanaagsantahay ?May ku tiraahdo waad ii dhibatay wax wa isku darsanay wax gacan kuma hayo Mey ku tirahdo intay inkireyso subxanallah .acuudu billah allah hakusahlo in aad deyntaas iska gudo .danbi dhaafna weydiiso
Haa wllhi dadkan indho adeeg kaso haray abaa @@hawayassin7172
wax. Ilaahay. Ku siiyo. Waxaa ugu qaalisan. Imaan.ka. Ilaahaw imaan buuxa. Oo xoogan. Ku waydiisanay
ALLE HAKU XAFIDO HOOYO
Kuwo badan baad dhaantaa maamo maadama Aad soo xasuusatay xaq qof kugu lahaa inaad iska gudid ilaahay ha kuu sahlo
Masha Allah 🤲🏻 ❤❤❤
Allaha u sahlo dadkaas daynta ku leh
Marshall waa qof ilaahay kabaqaysa laakiin khaldantay ilaahay haka dulqaado cululeyska amaanada ay inkirtay war dadow xaqa dadka iska daaya yeydaan kudhiman
Ilaahay ha kuu sahlo. Hadaad waysana culimada la kaasho
Waa sax wll
Waa saas
Allaha ku sahlo
Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤
Barool isgaaba cabsi cabsi ah.
Allah kuu sahlo hooyo macaan😢😢😢
Masha alah xaqa ilaahey hakaa bixiyo
Iyada qof qura ayaa daynkuleh kuwa madaxda. Sheeganaya. Ee. Shacabka. Soomaaliyeed. Dhacaya yaa ka cafindoona
Xamar waxay degi ladahay waa xaarantii dadka xoolohooda lagaga dhacay soomaali oodhan xaqa dadow iska bixiya hadaad nooshihiin hadaad dhimataan ilaahaa idin ka jarayee 😢😢😢😢😢
❤mansha❤alah❤
Alahu akber wale akhiro xisaab badan baa tala Maxey indhaha igu shifatey hadey kulaheyd
Mashaallah Mashaallah ❤️
Maashaa Allah
Xiliga colaada iyo abaarta waa xiliga laybaro mamadu waxay tiri indhaha an ushitey maantey waxaasi qiimo laha maalintii ugu baahida bad nada hadey ku in kitten alow sahal amuuraha amen
mansha allah ❤
Lacagta maanta eey joogto fuustadii ayaa kugu waajib ah inaad dhiibo 4 fuusto oo maanta ah wexeey joogaan sidaas ayaan filayaa Alla ha kuu sahlo gabadhii leheed xoolaha insha Allah
Masha allaah illaahay baa xaqa qaran siiyay Al Hamdullah🙏🏼
Hooyadaaan waayeesha ah wajigeeda soo dhigtay abaayo iska cafi dar illaaahay ku cafi waa hadaa nooshahay😢
Waa saa dhihi rabay 😢
Amiin yaa Rabi
Maashaa alaah
Malin waa aduun beri waa aqiro wana wax xaq ah wax qalad ah ma lahan hooyo waa dadki xalasha aha m.a
Amiiiiiiiiiin ya rabbi ❤
Anagaa nala soo galay maanta 😂😂😂😂😂😂
Hooyadaa miyaa qofta indhaha loo shitay?
M.A.sidaan okale hadii la isu celiyo xaqa islaamka la isa saamaxo dalka iyo dadkaa no hagaagayo
Xili adag ayaa la soo maray hada hadii illaah fahansiiyay iney deynbaxdo illaah ha kuu saho edo mako jimaace
Maasha Allah
Dadkaas markey lacagta ugu baahi badnayeen ma aysan helin, balse mamadan waa allah mahadii inteysan godka galin hadii allah garansiiyey iney baxiso dadka xaqiisa
Allah maxaa hawiye xaq Daahood inkireen Aakhiraa baa warjiraa 😮
Ma Wajigee kaga Qorantahay Qabiilka Ay tahay Tan kale Alle Kaga Baq Dad Dhan oo Leh Ma Shaaikh iyo Dad Wanaagsan inaad isku duubto Ama Qof Qaldamay oo aanad Hubin xitaa Inuu Yahay Reerkaa aad Xustay" Tan kale Xamar hadii ay Noqoto Deegaan ahaan Dadbaa ku badan waa sax Ayagaana Xaq uleh Dhulkooga" Tusaale Adigan jooga Gobalka waanu idinka War qabnaa Oo ma aqbasheyn Qof Xamar kayimi inuu Deegaan Ama dhul Ku yeesho Ama Ganacsi Xitaa Marka Suurad Xumeynta Dadka Kadaa" Ruux Wuu qaldami karaya Maxamed Siyaadna Waa Ninka Reerkiisa Asigoo kayimi Gobal Awooda Xukunkiisa Baal marsanaa diintena Alle Ee Suuban" Ugu Saxeexay Dhulal badanoo Uu Lahaa Hawiyuhu Gaar Ahaan ABGAALKU Ma garatay Adeero Asc inta Samaha Jecel🤝🥰💯🇸🇴🇵🇸✊️☝️1️⃣✔️
Daahood hantidii xamay ilaa galgaduud iyo mudug ka dhaceen ka waran? Walee aakhiro warbaa jiro
Ilintir Allaha ku xafido
Allaah I akbar
MAANTANA IMISA BILILIQO AYEY HAAYYSATAA...
Haddashidaal ayaa laga rabaa lacg dhan lagama rabo
Abdiaziiz Allah kaa Abaalmariyo Waxaa Kamid ahay Asxaabta kuxiran Channel kaagan Waxaan Kaa sugno Waa Farxada Vedio gaan 😅
Waxaa Tusay Vedio gan Wiil sxb key ah Eedo Utahay Mamada Laradinayo Ambio Abdullahi Nunow Waxaa Rajeynaa In Xaqi Ay Kala Qaataan Isna Cafiyaaan.
Hooyadan waa Runteed waayo Somali waxay ku mah mahdaa Gacan waxay hey waa u need Sidaa oogu ingirtey waa bahayo Haddana waxaay diyaar u tahay in ay Qaanbaxdo Allaha u sahlo waayo Nafdat la ismasiin Geeribaa qariib ah
Maasha allaah ❤
Walashey habibo ayaa ku jirtay dadka aay lacagta ka cuntay oo hada badiya ayeey ku noshaay😢
Sorry 😢😢😢😢
Waa arin fiican hade run ka tahay
Cabdi casiisoow lacagtii waagaa lagamarabo ee waxaa larabaa Manta inta ay udhiganto wanna lacag badan Halloween sheego maamada
Maamada cabsi cabsi waaye walaahi indhaha aan ushitay 🤣🤣🤣istaaqfurulaahi
😂😂😂
Maragtaa horto waa cabsi cabsi wlhi kkkkk
Hooyadaan wa ahooyo fiican oo qalbi furan, waagaasna dalku wuxuu ahaa bahalo galeen. Ka waran kuwa bilaashka loo dilay. Aakhiro warbaa jiray?
Mama Ambia Abdullahi she lives in wajir kenya
Qeymaha wa is badalay lacagtii waa gas maanta waxba maaha, qeymaha maanta uu jooga in laga raba u malayn kolay culumada hala weydiiyo
Mashaa Allaah
lacagtaasi iyo dhashay ayaa laiska rabaa wadku intifaacday dhaqaalo ayad ka sameesatay iska bixi dhamaantoodi
Maaashaa alaah
QABIILKEEDA LUUQADEEDA AYAA CADAYNAYSA
Masha Allah
Masha allaah
Allha usahlo❤❤❤
arintaan smedia luguma sheego cuqdada ayey si balaarineysaa shalay 1991 shufto iyo moryaanimo lugu dhacaayay umada maantana dhashoodi ayaa xukuumadii ah marka dadka goormee boogsanayyaan shalay moryaan maantana dowlad wiil iyo waalid
Maxaa kaa galay hawiye hawiye waxkaqabo
Iman haday ledahay malinki lacagta loga bahna bay bixin lahayd intay ku mel gartay inay hadana so d’aristotélisme wa ceeb waxas adunka iska jira xolo xaranta in laiska cino subxanalah
Sas ha dhihin maqaldame Waa allah
Allahu akbar
Asc reerkas waan aqnaa
Almusamax karim
Indhahaan u shitay ku lahaa aakhira war joogaa
Eedo macan hadii aad deyn gudaneyso qiimaha ey hada jooto waa inaad siiso